BANDHIGGA DEEQA ABWAAN MAXAMUUD MAXAMED DHEEG 02 11 2016

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 53

  • @abdirizakmd9711
    @abdirizakmd9711 6 років тому +8

    Ya salaam Eesh calaa Abwaan Xildhibaan dheeg

  • @zamiirahassan7508
    @zamiirahassan7508 7 років тому +5

    yaa salaam yaa salaa eesh calaa barnaamij deeqa

    • @mustafesahil431
      @mustafesahil431 7 років тому +1

      masha Allah yaabarik allaa ha xafido abwaan ka qaaliga ah

  • @abdisaakalkhaliiji1469
    @abdisaakalkhaliiji1469 6 років тому +6

    maasha Allah abwaan dheeg GUUL iyo gobanimo

  • @ahmedgahnoug5860
    @ahmedgahnoug5860 5 років тому +2

    wuxuu ka mid ahaa abwaanada heerka koowaad alle ha xifdiyo abwaan maxamud dheeg

  • @abdulrazakmohmoud2767
    @abdulrazakmohmoud2767 7 років тому +11

    macha allah
    my #Dad ilaahay haku xafido #Baba

  • @somalihanahilaa6891
    @somalihanahilaa6891 7 років тому +4

    Asal soomaal dee Somali afkaa laga wadatahaye Waaa aslkaan loo caana kaban nilow dheeg aaabo abwaane

  • @aliabdi3741
    @aliabdi3741 7 років тому +6

    waa dhaqan iyo hidde Xildhibaan dheeg. waa Raggii Geela iyo Gabayada

  • @ridwaanmaxamed7034
    @ridwaanmaxamed7034 2 місяці тому

    Maansha allah

  • @jamaalibraahim9536
    @jamaalibraahim9536 5 років тому +1

    Abwaan dheeg muhiimada kahadashe

  • @mahadomar7099
    @mahadomar7099 6 років тому +4

    Wlahi dheeg ragii meel wax dhigey suugaanta ayuu ahaa ilaaahay ha daayee

  • @iqramusman1877
    @iqramusman1877 7 років тому +5

    My awowe masha'Allah

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 7 років тому +4

    Yaa salaam.

  • @somalihanahilaa6891
    @somalihanahilaa6891 7 років тому +4

    Balday murtidaa sida loo dadaayo macnaha geel ayuu u usticmalay kol hadii lagaranayo maa meeshdeiye maantana murtidii inta dhamaatay Ayuu keeyhy waubogay yarta halkaa yaamaroo sidaayelo intuu tilmaamo haduu rabo melan afku karayn Ilana kala danbayntiibaa dhimataye

  • @mustafabdifatahomar1105
    @mustafabdifatahomar1105 6 років тому +5

    Naagtaan caajis aya kamuuqda

    • @mohamedabdi2572
      @mohamedabdi2572 4 роки тому

      Laba sano ka hor caawa ayaan arkay si dhab ahna waan kugu markhaati kacay

  • @mohamedelmi2711
    @mohamedelmi2711 7 років тому +4

    waa abgaal qaaliya oo xigmad waaweyn illahay ha daaye

  • @abdirashidhussein9345
    @abdirashidhussein9345 3 роки тому +1

    ALLE CAAFIMAADKA IYO CAQLIGABA HAKU BARAKEEYO
    ADEERO QALI .

  • @mohamedelmi2711
    @mohamedelmi2711 7 років тому +4

    waa abwaan qaaliya

  • @farhangacmadheere9656
    @farhangacmadheere9656 3 роки тому +1

    Afkaygow qaalibaa tahay❤❤❤

  • @oneworld3034
    @oneworld3034 7 років тому +5

    Aadbu ii cajabiyey xikmadi weyn weeye

    • @zermaahir186
      @zermaahir186 4 роки тому

      Waa ninka aan barmajkisa ugu jecelhy

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 9 місяців тому +1

    Abwaaqliyqa

  • @AliMadoobe
    @AliMadoobe 3 роки тому +1

    Dheeg’s turning point. 37:40

  • @garaadcaabi948
    @garaadcaabi948 2 роки тому

    East Africa ninkii tagay ayaa garana hawsheeeda

  • @gurhancarraaabe611
    @gurhancarraaabe611 5 років тому +4

    Duqan wuu fiucanyahay lkn inyar oo cuqdad iidoor ah ayaa haysa

    • @popmarly8493
      @popmarly8493 5 років тому +2

      O maxaya sxb bal waxnooga tabo

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 4 роки тому +1

    Hhh kualaha micno male mirqaan sheekodaad mihindisootaa

  • @shariifcabdiraxmaan9226
    @shariifcabdiraxmaan9226 Рік тому

    Damac

  • @fahmoelmihirey8609
    @fahmoelmihirey8609 2 роки тому

    ♥️❤️🥰🇸🇴

  • @weerarchannel7041
    @weerarchannel7041 Рік тому

    Afarteda dhadheer in u dhuxayy kkkkkkkkk 30/11/
    2022

  • @yareabdille1464
    @yareabdille1464 6 років тому +4

    Wa cunsurigii dheeg aha alle odaygan somalida acudka

    • @sangeofficial2543
      @sangeofficial2543 6 років тому +3

      Somaliland bad ka urisay dee wax kale cunsuri kuma ahe, adeer ninkii mabdi'iisa ku adag baa mur idinkala qadhaadh, bal cirka soo leef inaad carab wax kagaqaado

    • @yareabdille1464
      @yareabdille1464 6 років тому

      abdirashid mohamed mabda iyo cunsuriyau wa kala labo odaygan xata wu caytame mana ahan oday fiyow

    • @sangeofficial2543
      @sangeofficial2543 6 років тому +1

      Sxb maanta mabdi'iiba cunsurinimo noqday imika abwaankan iyo abwaano badan oo reer somaaliland ah oo udub dhexaad u ah fanka waxa lagu aflagadaynayaa waa somaliland, meelu ku caytamayna adeer anagu mahaynu marka laga tegi waayo isaga iyo ina cali warraabe reer koonfurkay runta u sheegaan, runtuna raga waxba ma yeesheee way ka nixisaayuun.

    • @zermaahir186
      @zermaahir186 3 роки тому

      War wadankiisa jecel ninkan idinka mar horuu idiin jawabay nin kaliyoo hor imankaraa majiree luuqyada uun ka caya dee adeeryaaal hhh

    • @Ahmedmustafa329
      @Ahmedmustafa329 3 роки тому

      I think your hostility is towards his somalilader. Citizen.

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 роки тому +1

    Odaygaan Cibaadada Ka Muuqata Iyo Cunsuriyada Ku Jirta Ee Soomali Naceeb Waa Kala Laba . Allaayahdiik

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 2 роки тому

    Mansha Allah