ABWANKA AAD RABTO WAA KUMA MA DHEEGBAA MA HADRAAWI BAA MA CABDIQAYS BAA MA XASAN GANEY BAA HOYGA FANKA HARGAYSA AYAAN JOOGAA KUMAAD RABTAA SE MAXAAD KA RABTAAA
Maxaa diidaya sow ma ogid jaceylka ka sokow in ubad Allah kala siiyey .ku darsoo waa labo qof oo gob ah ( yacni aad isu tixgeliya sida aan labadoodaba ka ogahay).
Heestaan laysku heysto ee ah (Dadnimada Aqoonso) ee dheeg lagu heysto, waxaan ku talin lahaa qofka ugu habboon oo kala saari kara labada nin waa Axmed Cali Cigaal oo USA jooga oo laxanka heesta u sameeyey, marka sidaas ha la yeelo oo goob fagaara ah oo la fadhiyo ha lagu weydiiyo.
Fanka noocana waxan ku dhereriyoo ka dheeraadey falsafada uu xambaarsanye, kolkaan bulshooyinka ku dhaqma dabaqada waxa logu yeero! dabaqa biilasha ka nastey ama gobta loo yaqaan. Ha jirto, Ha joogto hargeysa(Alle idanki)sey hanadadaas hanka weyne shanta soomaaliyeed iney isu keento ku saxariirtey soo saartaye.
Cawo waxaa leh ama ciil bixi lahaa,calaf nimuu kusiiyoo,cunto kula wadaagoo gogol kula caweysaa,heestan waxaan uhibeeyey gabadha aan jeclahay,musayba cawil ❤
Yaa salaam. Abwaan Dheeg waa abwaan qaniya oo xulashada erayga Rabbi u sahlay.
Maansha alaah miyaanu helaynaa dadkaa hadalka sidaas u yaqaan 💖👏👌 noolow intey nololi jorto
Maashaalaa deeq maxamed yaasiin nooloow waligaa oojir intamadaxaaga saani kasarayiso❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 gob iyo🎉🎉gobanimo
Masha Allah abwaanku wafahmay imikaa allah haxifdiyo
Allahu akbar abwaanku farshaxansanaa !!!!!!!!!!!
one of the best somali song writers that ever graced on the planet. without a doubt he is one of the giants of somali literature
lawyo abdullah
Wa marku abwanku xabubka Lahaa hhhh
Indeed true authentic n original
One of its kind … n abiib knows great brother…
woow ax yaa abwaan dheeg
Abwaan Dheeg waa halyay Soomaaliyeed.
Wa aim uu garta plss n yes he is … indeed
Abwaan dheeg abwaan qaali
Fariid fariid dhalay alle haku xifdiyo
Ilaahayow dhaxal fiican aan ka tago isiii
Yaasalaam Abwaan +Xildhibaan nolow
Fadlan riwaayadii oo dhan soo geli TALAABO IYO TALO
abwaan dheeg rabigu Haku XAFIDO
Walaalayaalow abwaan ayaan rabaa lambarkiisa igu caawiya hadaad heysaan illahey dartiis muhiim ayaan u ahay
haddi aan ku siino annga maxa faido noogu jirta wll
ABWANKA AAD RABTO WAA KUMA MA DHEEGBAA MA HADRAAWI BAA MA CABDIQAYS BAA MA XASAN GANEY BAA HOYGA FANKA HARGAYSA AYAAN JOOGAA KUMAAD RABTAA SE MAXAAD KA RABTAAA
@@faysaliman3064
ma isaaq uun baa heesa sameeya
mise heesahay qaadaan baad u malaysay inay wada lee yihiin
@@mahamedabdillahi9283 Yaa yidhi hadalkaa, halkeed u booday Mohamed Abdillaahi, caadifadda inaga daa, aan iska mirqaanee, heesaha, Illaahay abwaanada Somaliyeed ha wada daayo, aamiin intii dhimatayna how naxariisto, afka weynu wada leenahay, heesaha , gabayada iyo guud ahaan suugaanta cidi gaar uma leh
waa laguu helayaa walaalo
sxb dad waa dadkii hore wllhi
Rare n true
abwaan qaaliya xildhiban dheeg
Duqani waa cunsuri
Dheeg abwaan caashaq dheh
Cajiib: yaa igu caawin kara heesta, magaceeda iyo fananinta qaaday calaf nimu kusiyoo cunto kula wadagoo kogal kula caweysaa
Waxa qaada maxamed axmed kuluc iyo xaliimo qaliif magool heestana waxa la dhahaa sida canabka beeraha waad fahantaan filaa
Waa kaa sxbkaa kuu sheegay
Duqan beryahan lama arage maxijaabtey
Singub AUN nin wax farateysta wuu ka weynaa
Ala dokhwacana sida canabka beerah warunti wa heesan dugoobin xasuus igadheh
Xasuusey Wayheegay abwankayga
Abwaan macnihiisa dadka badankooda ma yaqaaniin.
Waa aabaha waanada
Ab …. Waan wa cimlaaq shaxksiyad hodan ah just like abwaan dheeg
waaawu waa axayaa hees
ilaahayow dhaxal fiican aan ka tagano
Asad
Khadra iyo ina cigal mawada xiriran ilaa iminka hhhhh
Maxaa diidaya sow ma ogid jaceylka ka sokow in ubad Allah kala siiyey .ku darsoo waa labo qof oo gob ah ( yacni aad isu tixgeliya sida aan labadoodaba ka ogahay).
Heestaan laysku heysto ee ah (Dadnimada Aqoonso) ee dheeg lagu heysto, waxaan ku talin lahaa qofka ugu habboon oo kala saari kara labada nin waa Axmed Cali Cigaal oo USA jooga oo laxanka heesta u sameeyey, marka sidaas ha la yeelo oo goob fagaara ah oo la fadhiyo ha lagu weydiiyo.
Fanka noocana waxan ku dhereriyoo ka dheeraadey falsafada uu xambaarsanye, kolkaan bulshooyinka ku dhaqma dabaqada waxa logu yeero! dabaqa biilasha ka nastey ama gobta loo yaqaan. Ha jirto, Ha joogto hargeysa(Alle idanki)sey hanadadaas hanka weyne shanta soomaaliyeed iney isu keento ku saxariirtey soo saartaye.
dad waa kii hore
Warna waa warkii hore gudomiye