ABDIFITAH YARE OO CASHO SHARAF KADIS AH U SAMEEYAY BOQORADIISA SHAADIYO SHARAF (TRUE LOVE NEVER END)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 698

  • @abdiqaadir7165
    @abdiqaadir7165 4 роки тому +91

    Shadio inta qosolkeda ku hesato like dac dac ku siya ♥️

  • @amiiracadey4730
    @amiiracadey4730 4 роки тому +141

    TEAM ABDI FATAH ISMUUJIYA LIKETA KU QABO♥️🤞🏽🤞🏽

  • @najmaahmed6112
    @najmaahmed6112 4 роки тому +141

    Hadaa jiif ku daawaneeso like dhac ku sii
    Kistoo dhareer ah❣😂🤤

  • @Yaxye77
    @Yaxye77 4 роки тому +91

    NO DAYAX IYO FARXIYO
    NO MUNA XAFIIS IYO ABDLA
    NO XASNTOB IYO VIP
    LAMANAHA UGU SHIDSN XAMR❤
    SHADIYO + ABDFTH YARRE

    • @Amirwaye12
      @Amirwaye12 4 роки тому +2

      Yes dayax and Farxiyo

    • @cayuushppecade5526
      @cayuushppecade5526 4 роки тому +2

      Dayax iyo farxiyo💝💞🥰💋❤🇸🇱🇸🇴

    • @queenfarxiya950
      @queenfarxiya950 3 роки тому

      Shadiyo and Abdifatah yare the best caples for ever 😍🔥🔥

  • @najmabintuali8090
    @najmabintuali8090 4 роки тому +36

    Shaadiyo iyo abdi fitaah waxaan idiinku hambalyeeynayaa sidaad iskugu faraxsantihiin mansha allaah

    • @MaryamMaryam-dv9pp
      @MaryamMaryam-dv9pp 4 роки тому

      masha allah shadiyo iyo abdi fitax waxaan idin layahay is ku wara inta oo noladhiina kadhiman ku nolada faraxaa💕💕💕💕💕💕💕

  • @khadrosumadlawe4481
    @khadrosumadlawe4481 4 роки тому +17

    Shaadiyo farxada caawa kamuuqata waa kulafaraxsanahay xbbti mashllah😍😍😍😍👌♥️♥️

  • @ikrand2991
    @ikrand2991 4 роки тому +29

    True love never end🤟🤟🤟that is my point period.

  • @abdiwasacsaleban2006
    @abdiwasacsaleban2006 4 роки тому +37

    Shaadiyo sharaf inta jecel like sae anigu waxan sugaya gabadhay dhasho

  • @aslimoha6997
    @aslimoha6997 4 роки тому +21

    Maashaa Allah shadiyo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🔥💯👈🌹💯

  • @munaabdi1519
    @munaabdi1519 4 роки тому +3

    Shadiyo iyo abdifitah Markan so arkey wlhi wan cajisna Masha Allah Cajiska dhan iga baxey Ilahey hani barakeyo wlalyal

  • @cabdisalaamabuukar8867
    @cabdisalaamabuukar8867 4 роки тому +19

    Masha allah masha allah team shadiyo sharaf inta aminsan like saar fadlan💖💗💓💗💖

  • @zamzamahmed533
    @zamzamahmed533 4 роки тому +18

    Masha Allah mai family Alle haysu kiin daayo frxd ku Nolada❤❤❤👸🏿❤🤴🏾💯❤❤❤

    • @Ruunbashiirofficail
      @Ruunbashiirofficail 4 роки тому

      Zamzam Ahmed isoo boooqo qaali

    • @samsammaxamuud473
      @samsammaxamuud473 4 роки тому

      Mash Allah shadiyo Sharif iyo seygeeda abdifitah family alle haysu kiin baralkeyo farxad ku nolada

  • @gaandicaligaare4422
    @gaandicaligaare4422 4 роки тому

    mashaa allaah nuur cala nuur fml quruxn 👍🏻😍😍😍❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto 4 роки тому +10

    Maasha Allaah Lamaanaha Muqdisho Allaha idin Barakeeyo Shadia Sharaf Iyo Abdifitah Farxad ku wada jooga ❤️❤️❤️

  • @HodanBadbaadoChannel
    @HodanBadbaadoChannel 4 роки тому

    Maasha allah guulaysta qoys qurux badan

  • @emonshops4460
    @emonshops4460 4 роки тому

    Maasha allaha Baar Ayaan xusuus ayuu leyahay Habekarkii ugu horey Soomaaliya ayuu ahaa ,Maasha allaha 👌👌👌👏🏻👏🏻🤲🤲🤲☝️🌹♥️🌹♥️

  • @calicabdi358
    @calicabdi358 4 роки тому +1

    Abdifatax xaaskiisa inoo jecelyahay inta ila aragtay like dhac dhac kusii, jaceelka tageer

  • @tafsirabdulkadir8803
    @tafsirabdulkadir8803 4 роки тому +26

    Masha Allah keep going my sister❤❤❤❤

  • @sumayocadeey6192
    @sumayocadeey6192 4 роки тому +1

    Maasha allah sacadiyo sharaf iyo abdifataax yare waan idin jeclahay keep going waan idin jeclahay dhamaantiina hablyo hablyo

  • @miskandi3362
    @miskandi3362 4 роки тому

    Masha Allah wlh xmr cadey wa u xise shadiyo sharaf iyo xajigeda Abdifitax yare wa idin salame

  • @osmansadiq5603
    @osmansadiq5603 4 роки тому +1

    Shaadiya waa gabadh aad u qalbi wanagsan mansha Allah alle haydiin siyaadsho quruxda farxda

  • @rodaadbikadirosman
    @rodaadbikadirosman 4 роки тому +6

    Masha allah lamaane quruxbadan illhy ha idin xifdiyo sharaf baad leeyihiin ❤❤❤❤❤❤❤👑❤

  • @khloodaljhnoy8091
    @khloodaljhnoy8091 4 роки тому

    Masha Allah ilaahey haidiin daweeyo muqdisho Masha Allah hormar weeyn aya kasocdo 🇸🇴🇸🇴💕

  • @yahyejr6911
    @yahyejr6911 4 роки тому +20

    Adoo kaba la,aana dawanaysa Telkaga dabkiisu 100 waa ka hooseeya shaadiya channelna wakugu socda ccomentigana labada gacmood ba ku qoraysa like ii saar 😂😂

  • @maryanmoha2050
    @maryanmoha2050 4 роки тому +6

    TRUE LOVE NEVER DIE❤🥀

  • @faay2757
    @faay2757 4 роки тому +12

    Dadka youtubeka igu haaayo
    La antiin abaar
    Axmedey timo silig iyo axmedey bud nii jecellhy🤣🤣💖✌

  • @zahraabdd6365
    @zahraabdd6365 4 роки тому

    Ma sha Allah!! Bariis somaliya lagu kariyay waxaa iigu danbeeysay markaa jiray 6 sano!! Waxaa rajeenaa in aan maalin u noqdo wadankeega oo ka cuno Allaah ha ii kaso in aa kusoo laabto magaaladaa ku dhashay noo soo galiya mar kasto quruxda wadankeena thanks 🙏🏽

  • @aslam8475
    @aslam8475 4 роки тому +20

    Xajiyada io xajigeda talanti ayaa ledihin 🙆‍♂️🤣🤣keep going wllhi wan idin jeclahy 💋🤩🥰⚘💥

    • @mizznagha8861
      @mizznagha8861 4 роки тому

      Tiktok ba ku nacay talent bad ledahaye😂😂😂😂😂

  • @amoorinhoproduction1627
    @amoorinhoproduction1627 4 роки тому +29

    HOOYADA JANADA ALLAHA HAKA WARAABIYO
    #SUBSCRIBE HA IGA XASDIN

  • @marwaanfacchannel6203
    @marwaanfacchannel6203 4 роки тому

    Maashallah tabarakallah shaadiyo shactiraaley waaye ilaahey ha idiin barakeeyo anagane wadanka markan imaano waa nagu ogtahay baba cali restaurant

  • @zukeynainazuldaan2047
    @zukeynainazuldaan2047 4 роки тому +8

    Jacelka dhaptaa ma dhamado
    Allah isku kiin daayo🔥🙏

  • @amiizahmohamed
    @amiizahmohamed 4 роки тому +1

    mash allah beautiful family keep going brother and sister

  • @XamduQali
    @XamduQali 4 роки тому

    MashaAllh Wiif hada timadeen wanagaso dhawaty

  • @cayniseed6306
    @cayniseed6306 4 роки тому

    Shaadiya dharka waad ku quruxbadan tahay maasha allh wlshy waxana tahy naag hadal yaqaan ah masha allh

  • @aragsanabdalla706
    @aragsanabdalla706 4 роки тому +20

    😅😅inta ila arkte ine shadio saxnka dhrka ka siibte like dhac ku sii👍👍😂😃😃

  • @hamdimchannel1527
    @hamdimchannel1527 4 роки тому +1

    Wcs shaadiyo Sharaf Abdifitaax Yare waan idiim salaamay caafimaad ku cuna hor Mar wacan👏👏

  • @anisohassan9371
    @anisohassan9371 4 роки тому

    Mahaa allh shadiyo wax yabaha qarxiskaa kama jarto UA-camkeeda waa gabar qalbi wangsan iskuna kalson keep going Aayo mcney ❤️🥀😍

  • @munogarane2504
    @munogarane2504 4 роки тому +3

    Masha allah

  • @hanicosob6809
    @hanicosob6809 4 роки тому

    Maxamed yare igusalan ilaaahey haidin daayo maxamed aamin

    • @Zeymehndiandcook
      @Zeymehndiandcook 4 роки тому

      abaayo hani walaashey mcn ilaahay dartiisa subscribe iisar mcnto please ua-cam.com/video/J0d57UmuZTA/v-deo.html

  • @fadumoahmed2438
    @fadumoahmed2438 4 роки тому

    Masha allah laamanaha xamar alle hacdin xafido sacadiya abdi fitax

  • @abdikarimwaddani2068
    @abdikarimwaddani2068 4 роки тому

    Shaadiya iyo Cabdifitax Yare shactaraal! cool family. Hadaa maasoo hadley kulahaa. Waa naga shiddeen. Horay u socda.

  • @muniiraxuseen2521
    @muniiraxuseen2521 4 роки тому

    Masha allha xamar wuu noshidmay insha allha wan imaneyne

  • @saynabcali5932
    @saynabcali5932 4 роки тому +1

    Lamaanaha qarniga waxaad joogtaan maqaaxi eeshcaalaa ah maash alaah ❤❤❤❤

  • @Mokhtar_Yare
    @Mokhtar_Yare 4 роки тому

    Lacagta aad heysataa ka faaideysta walalihiina aan wax heysan ku caawiya si adinkana qoyskiina u barakoowo insha Allah ❤️🙏

  • @xaawomaxamuud6162
    @xaawomaxamuud6162 4 роки тому

    Baar baba cali aad iyo aad ayuu u qurux baden yahay masha allah

  • @abakanaanacali8630
    @abakanaanacali8630 4 роки тому

    Masha allah eboow cabdi fitax alle haku daweyo

  • @dekojimaleali1669
    @dekojimaleali1669 4 роки тому +6

    Shadiya sharaf boqorda qaraxada keep going sister

  • @hafsamohamed962
    @hafsamohamed962 4 роки тому +6

    mansha allah ❣ hawaaro jacelka

  • @Bb-zm4pj
    @Bb-zm4pj 4 роки тому +6

    Lamaane tagay oo talaabsaday
    Masha allaah🤩🤩😍
    Si fiican u dajiya miiska

  • @xamdaabdi945
    @xamdaabdi945 4 роки тому

    Maansha allaah lamaanah Qurux badan alle wax idin dhiba idinma tuso lamaane igu qaali ah love you shaadiyo iyo Cabdi fadaxeeda

  • @haniburjiite8285
    @haniburjiite8285 4 роки тому

    M.a lamanaheena kudayashada mudan ilah haidin barakeeyo ubad baariya oo badan rabbi haidin kugu deeqo iga qosliseen shadiya and seygeda fitah yare cadawgina unolada ❤❤❤❤❤

  • @sowturahma148
    @sowturahma148 4 роки тому

    Shaadiyo inay gacanta bidix cabitanka ku cabtey inta ila aragtey like dhac iigu siii

  • @hzbsisgbsissbsh873
    @hzbsisgbsissbsh873 4 роки тому +3

    Masha alaah ilaahey ha idin barakeeyo love you all❤❤

  • @zakariyeahmedmohamed8006
    @zakariyeahmedmohamed8006 4 роки тому

    Waleska qoslaa shadiyo 90ka waku wataa ani ✌💙💙

  • @MohamedAli-lz7ib
    @MohamedAli-lz7ib 4 роки тому

    Shaadiyo adi iyo abdifitax cimri dheer iyo caafimaad inshaalllah wllshey

  • @mrniceguy8604
    @mrniceguy8604 4 роки тому +2

    Fan from Nairobi,,Iskuwara Lamanos

  • @princesszamuabdullprincess506
    @princesszamuabdullprincess506 4 роки тому +1

    Masha Allah keep going Queen an king

  • @lailafarah2960
    @lailafarah2960 4 роки тому +3

    Masha Allah🇸🇴

  • @jrkinggamer4456
    @jrkinggamer4456 4 роки тому

    Keep going my favorite UA-cam channel

  • @ayanahmedabdi829
    @ayanahmedabdi829 4 роки тому

    Masha allah alle ha idin xifdiyo famli qurux badan gabdheyda oo 9 jir ah waxey ku dhahday shadiyo sharaf waxa mey cunto wa laga dhameye aad ayey ku jeceshaahay gabdheyda yar

  • @amiirocadey5111
    @amiirocadey5111 4 роки тому +1

    M.a alle haidin daweeyo kep going

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 4 роки тому

    asxaabta masha allaha allaha idiin daaweeyo xayeesiiska ka noolada raashin lacag la aan ah

  • @zamzamsabrieosman7679
    @zamzamsabrieosman7679 4 роки тому +1

    Maasha allh dumashigey abdifitax iyo wllshey Shaadiya💖💖💖

  • @Somaliboy516
    @Somaliboy516 4 роки тому

    MASHA ALLAH True love bears all, endures all, and triumphs! and I like your togetherness.

  • @maryamaabuukar3475
    @maryamaabuukar3475 4 роки тому

    Msh allh keep going lamanaha

  • @maryanalichannel9872
    @maryanalichannel9872 4 роки тому

    Masha Allah Allah ilahey hanii barakeyo

  • @hadew1418
    @hadew1418 4 роки тому

    Maansha allah beautiful couple .I'm your fan.hello from uk.may allah bless your marriage.

  • @shukrihassan332
    @shukrihassan332 4 роки тому +5

    masha Allah shadiyo Allah idin ❤❤❤❤❤❤ xifdiyo

  • @yaasmingacal5954
    @yaasmingacal5954 4 роки тому +7

    Masha allah my famili caafimad igu cuno 💗❤❤❤🌷🌷🌷💗💗💗

    • @Ruunbashiirofficail
      @Ruunbashiirofficail 4 роки тому

      Yaasmin Gacal isoo booqo qaali

    • @Zeymehndiandcook
      @Zeymehndiandcook 4 роки тому +1

      abaayo yasmiin cdy walaashey mcn ilaahay dartiisa subscribe iisar mcnto please ua-cam.com/video/J0d57UmuZTA/v-deo.html

  • @afnaanmaxamuud320
    @afnaanmaxamuud320 4 роки тому +9

    Iskuwaara insha Allah ♥️♥️♥️🇸🇴

  • @محمدمختار-ز6ي
    @محمدمختار-ز6ي 4 роки тому

    God, I love you with all my heart myself, I visit you one day Somali order, but I am from Saudi Arabi❤❤

  • @nuuxkadiye6870
    @nuuxkadiye6870 4 роки тому

    Farxadiina waa farxadeena inta ku faraxsan love iisaara

  • @shukrihariir7059
    @shukrihariir7059 4 роки тому +1

    Masha Allah aniga u horeya markuu sidaa igu Soo dhacay video wllhi waan usoo orday jecel aan idin qapo darteed Wana idin jeclahay marwalpa oon coman idinka pixiyana waan idin dhahaa eraygaas iilhy hadin xitiyo family dhamaystiran ayaad tihiine wanagiinana waan jeahay waxn idin leeyahay noolada intay nololi jirto we LOVE LAPADIIN idinka Soo salamayah 🖐️ from somaliland 💝💝💝

  • @rukishbae6400
    @rukishbae6400 4 роки тому +1

    Msha Allah cadhowgina hajabo 1 love

  • @adnanmohamed6803
    @adnanmohamed6803 4 роки тому +58

    TEAM SHADIYO LIKE SAAR

    • @Ruunbashiirofficail
      @Ruunbashiirofficail 4 роки тому +1

      Adnan mohamed isoo booqo walal qali

    • @Ruunbashiirofficail
      @Ruunbashiirofficail 4 роки тому +2

      @@Zeymehndiandcook isoo booqo anna wn kuso boqana sister

    • @Zeymehndiandcook
      @Zeymehndiandcook 4 роки тому

      ruun bbe official xabibti adigana iisar mcnto 🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️

    • @adnanmohamed6803
      @adnanmohamed6803 4 роки тому +1

      @@Zeymehndiandcook oki apaayo qaali wn ku saaraa

    • @adnanmohamed6803
      @adnanmohamed6803 4 роки тому

      @@Ruunbashiirofficail OKI APAAYO QAALI SUBSCRIBE WN KUU SARAY

  • @danmaakpoy2245
    @danmaakpoy2245 4 роки тому +2

    Shaadiyo sharaf BarYahan weey socotaa micnaha xooga Cayil
    Keep going sister

  • @xafsaxubi7509
    @xafsaxubi7509 4 роки тому +2

    Inta aragte ine shadiyo c.fitax bariskisa xarifka ugurte like dhac kusiya

  • @tabantaabochannel6752
    @tabantaabochannel6752 4 роки тому +1

    Masha Allah casho sharaf le family ka farxada

  • @hoobaan8674
    @hoobaan8674 4 роки тому

    Maanshallaah Shaadiya waa gabar fiican illaahay haysu kiin barakeeyo laakiin inanta Fanka saar mafiicnee awlaaduna waydiin fiicnaan

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 4 роки тому

    Maasha alaah dhamaantiin salaan sare

  • @drshanaaduqoow3835
    @drshanaaduqoow3835 4 роки тому +2

    masha allah❤

  • @amramabdi168
    @amramabdi168 4 роки тому

    Shahadiyo cadey abdi fitax lamaham qarniga allh hadin barakeyo 🌷👌👌

  • @bilaneey3653
    @bilaneey3653 4 роки тому +1

    Omg i love these two❤❤

  • @saciidmo4930
    @saciidmo4930 4 роки тому

    M.allah
    Lamanaha sanadka
    Abdi Fatah yare salan iga garsi wlshey qli

  • @buraalemukhtaarburaalemukh3866
    @buraalemukhtaarburaalemukh3866 4 роки тому

    masha allah ilaha ha idin xafido lamanaha quruxada badan

  • @yaaserapdilahi9638
    @yaaserapdilahi9638 4 роки тому

    Keep going shadiyo iyo abdifatah

  • @jdjdjjdjdjdjjdjdjhdbxbzbxb1885
    @jdjdjjdjdjdjjdjdjhdbxbzbxb1885 4 роки тому

    سلام عليكم اخوي عبده فتاح وزوجدو شاديه حبيت اسلم عليكم بل عافيه اخواني وانا عايش اردن

  • @aminaroda8285
    @aminaroda8285 4 роки тому

    I am from Djibouti sharaf & fatax abid waraa noladaaa wll

  • @mustaqbalmuse5876
    @mustaqbalmuse5876 4 роки тому +1

    Waaaw qurux qurux guursatay inay romantica noqonayaañ waanba ogaa

  • @khadraahmed6673
    @khadraahmed6673 4 роки тому +5

    Keep going lamnhyga wan idan jclahye

  • @xuriyocabdi5889
    @xuriyocabdi5889 4 роки тому

    Maashaa alaah ish calaa jaceyl jaceyl kiinu hawaaro wlh waa iskufiicantihiin eecaawa werdimiyaad aqrinrabtiin mise shaadiyaa walacday

  • @shukrishuushu8290
    @shukrishuushu8290 4 роки тому +1

    Mashallah 🙏🙏🙏

  • @farhiayasin1271
    @farhiayasin1271 4 роки тому

    Mashallah wan idin taageeraa isku waaara qoyska quruxda badan

  • @fuadyusuf571
    @fuadyusuf571 4 роки тому

    Mncha allah lamanaha qarniga keep going

  • @fadumacabdulahi874
    @fadumacabdulahi874 4 роки тому

    masha allah shadiyo iyo cabdi fatax

  • @munaladachannel6724
    @munaladachannel6724 4 роки тому

    Masha allah famil quruxbadan guulaysata

  • @tusheybintiahmed3914
    @tusheybintiahmed3914 4 роки тому +2

    Masha Allah
    Hori usoscod wacan lamanaha an jeclahay

  • @kafinhojr5583
    @kafinhojr5583 4 роки тому +1

    Kafey in the House waa joga 💕✌

  • @ahmedothman3046
    @ahmedothman3046 4 роки тому

    Shaadiya hadaaban ujeednaa dixsiga saxan kaaga dulsocda inta ila aragta like ta

  • @xoriyoisaq6599
    @xoriyoisaq6599 4 роки тому

    masha alalah alaha idin isdayo