Laki H. Wacays oo ku dhagan Universal TV

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 561

  • @trendyamss
    @trendyamss 7 років тому +19

    I like that I agree with you sis don't accept mental abuse well done lake

  • @hsiyaad8439
    @hsiyaad8439 3 роки тому +2

    Walee laki waa naag nool oo runta kahadasho kana fiican ragbadan oo u shaqeeyo tv ee kahadleeso guul laki waligaa

  • @deeqakalgacal563
    @deeqakalgacal563 7 років тому +17

    mansha Allah Laki noolow 👍👍👏👏👏👏👏👏

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 7 років тому +25

    bosska wa nin aan dhaqan lahayn universal mardanbe fiirsan maayo

    • @nabilacali9352
      @nabilacali9352 7 років тому +1

      safiya mohamud boss stupid wayee oo isku dirka badan walahi wa wanka xumaday boss gabdhaa halaga qabto nacaska

  • @cheerbozz
    @cheerbozz 7 років тому +9

    Naag geeysiyad ah iga dheh.Viva Laki xaaji

  • @mohamedabdullahinuurarab160
    @mohamedabdullahinuurarab160 7 років тому +6

    I like this girl she has a good confidence really.

  • @somalishort8959
    @somalishort8959 7 років тому +19

    Lipaaxad wan kugu tagersanahay wlhi👏👏👏👏

  • @aminim8077
    @aminim8077 7 років тому +3

    qooto qooto la,aanta meel gaadhi maayaan adiga iyo nicmo degan programmer kale noo fura, ii wadsheekada iyo mid la mid ah. labadiinuba waxaad tihiin sooo talent actresses.love

  • @suleekhaosman6397
    @suleekhaosman6397 7 років тому +138

    soomaali xaasid maxay isugu yihiin gabadhaan waa marwo sharaf leh oo qalbi fiicaan.

  • @yartaqarkasareeuweyneeisku1029
    @yartaqarkasareeuweyneeisku1029 7 років тому +119

    mashallh naag adag iga dheeh😘aar like isara ayeydin ban ahay😂😂

    • @owzebiocalhanoglu6485
      @owzebiocalhanoglu6485 7 років тому

      Ayeeyadeena hye waakuu dhaheenaa😂😂 Waa iga qoslisay wlh

    • @icekid.5652
      @icekid.5652 7 років тому

      yarta qarka saree uweyn ee isku qanacsan
      naag kibirtey

    • @yartaqarkasareeuweyneeisku1029
      @yartaqarkasareeuweyneeisku1029 7 років тому +1

      Abshir Isco maxa ku kibray 😂ayeyo xalke iga salantay like iisar hadikale nabadey😂

    • @estfriendfrever3219
      @estfriendfrever3219 7 років тому

      yarta qarka saree uweyn ee isku qanacsan 😑😆😆 likeyga lacag waye 😆😕😕

    • @minaahassan4127
      @minaahassan4127 7 років тому

      yarta qarka saree uweyn ee isku qanacsan
      Sxpeey magacagaa ka helay uumac😍😍😍💋💋

  • @samatarabdo1486
    @samatarabdo1486 7 років тому +6

    Wanku tagersanahay LAKI H👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @amaaraibraahim6713
    @amaaraibraahim6713 7 років тому +12

    laki xaji wacey fanaanad qaaliya

  • @qadarmohamed1842
    @qadarmohamed1842 7 років тому +1

    nasab kaamil ah laki hajji waceeys
    gun kuma soo garab is taagto Jir oo jog heer sare ayaa tahay queen qurux badan 😍😍😍😍😍😍😍

  • @faizaahmed3022
    @faizaahmed3022 7 років тому +15

    Laki geesiyad 👏👏❤️

  • @deeqmediapro574
    @deeqmediapro574 7 років тому +24

    Ninka naagaha la xifaltamo ma dhameys tirna uff

  • @soniaali7596
    @soniaali7596 7 років тому

    Yakhii sahibteey Laki ayaa igaa xumeey somaliyee nacaalaad baa iniguu talaa huno laki quruuxeey ii nolow oo xadaawgaa haa jabaan oo xadaabta haa galaan huno Allah adigaa iyaa reerkagaba haa kuu xafidoo iif iyo aqirah baa nolow cadeey love ❤️ from canada sister

  • @rahmanoura8064
    @rahmanoura8064 7 років тому +14

    gabadh qurux iyo kati dhamestiraren creatief batahey ha uu jojiin

  • @aminobashir6917
    @aminobashir6917 7 років тому

    waaaaaaaaaaaaaw afkaaga caano iyo malab lagu qabay fanaanadena qaaaliga nooolow baahi uma qabtid universal tv ha u jooojin lakiyeey la aaantaa abaaaaar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏

  • @umumarwan6745
    @umumarwan6745 7 років тому +3

    masha Allah wa qof rer magal ah oo farxad iyo waji furan kamuqato laki waa dacad iskadaya yaqey

  • @fahmoifka5346
    @fahmoifka5346 7 років тому +43

    laki wlhi marka arkay faliyaha qaranka wa yabay universal sidee u ogolaatay in shaqsi si toos ah loocaayo waxe ahataba boska aadbu u caqli yaryahay ee jawab inaa siiso mamudna ka aamus

  • @Njama991
    @Njama991 7 років тому

    allay leh naag adaag iga dheh nagad sida yeshay mcnto waa dhig mirato universal TV qudhun is aruursaday kugu racsanahay waxad sameysay laaki xaaji wacays✔✔👍😙

  • @umusumaya2525
    @umusumaya2525 7 років тому +28

    subxanalah nimanka ama wiilasha Somaliyeed waagi wadanki lajoogay waxay ahaayeen wiilal gabdha qadariya ama xushmeeya hal hal anan aqlaaq laheyn ma sheegin laakin ayaamahan danbe waxaa qurbaha lagu arkay niman dumarka latirsanaay ama caayaya hada kanoo kale bal arag waxa afkiisa ka baxaaya hada ma wax meel lala soo fadhiista magacas ayaa ladhihi jiray laakin hada laki ayay labaxday ninkas dumarka lacaay tamaya gabar somaliyeed ayaa nin ka dhiganesa aqas uf abaayo laki kuma aqaan laakin ka ronoow maanta adaa boqoleeya kaa yaactamayane ee bosska la baxayne waxaa dhikara dumarka ayaa ladhahay waa kontaleey laakin kan dumarkaba waaka siilita oo waa 25 👎👎👎👎 marka xabiibti magaca hajiro

  • @midnimoqaran883
    @midnimoqaran883 7 років тому

    Laki cawanta way badan yihiin ha u bixin adi iyo nastexo aa ugu shid needeen hadii aad adi kabaxday suuqa ayeey isaga dheeleen waligaa qursi haqaadan good to go sis

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 7 років тому +29

    WAA KA, XUMAHAY AAD IYO AAD, LAKI WAXAY AHAYD, LAFDHABARTII, UNIVERSAL, MASUULKA SARE , E UNIVERSAL, TV, WAA IN AY SI DEGEDEGA, RAALI GELI UGA BIXIYAAN, WAAYO LAKI, IYO FANAANINKALE, OO KA, HOWLGALO UNIVERSAL, OO NAGU QAALI AYAA JIRA, SI DEG DEG, WAA IN, INTAN, LOO RAALIGALIYAA,!

    • @caamirlajakis2950
      @caamirlajakis2950 7 років тому

      Amy Fadi Wllhi waa runtaa

    • @hodanwahbi3328
      @hodanwahbi3328 7 років тому +2

      CAAMIR, ARIN FIICAN MAAHA SIDA LOOLA DHAQMAY GABDHAN, , AAD AYAAN UGA XUMAHAYA WALAAHI !

    • @caamirlajakis2950
      @caamirlajakis2950 7 років тому +1

      Amy Fadi Wllhi even me

    • @AZproductions
      @AZproductions 7 років тому

      iyadii shahaadada jeexday adigane raaligalin ayaa kahalee see wax kaayihin

    • @caamirlajakis2950
      @caamirlajakis2950 7 років тому

      Xareed Live Adiga ma,ogthy in sharafteedii lagu ciyaaray adne waxaa sheegosaa shahaado sharaf

  • @mohamedsuleiman5158
    @mohamedsuleiman5158 7 років тому +4

    Laki Mansh Allah Waxa Aad U Hadashay Si Anshax Wacan Ku Sayn Saaban yahay

  • @sidebancaruuteenasomaliyed1085
    @sidebancaruuteenasomaliyed1085 7 років тому

    😍😍😍😍😍big respect laki Haji waceysa. halaga xiishodo gabadha plz

  • @ahmedab5846
    @ahmedab5846 7 років тому

    Fanaanada qaali ah Laki xaaji waceys Waa ku salaamay, salaan kadib Waa kaxumahay sida wax u dheen runtii waxaatahay shakhsi qaali ah.

  • @faankakamaheloasalreerqard5583
    @faankakamaheloasalreerqard5583 7 років тому

    Hahahahahaha waa waxa aan ku jeclaaday Laki Xaaji dhiiga iyo kartid a walee geedaha qaar baan la goyn fanaaniinta masakiinta beey moodeen laki oo hadalada la cabsada maskaxda laga dhaawacay guul iyo gobanimo baan ku leeyahay Lakiyeey adiga iyo xaajigaaga Goobe ❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯🌹🌹🌹🌹🌹

  • @naimaosman5183
    @naimaosman5183 7 років тому

    Laki wacaneey abaayo ha ubixin Hubaal universal waa khaimiin quraan cunugaan madaxa digsigaana naacdiisa iska iloow universal meesha kaasojedo awgeed bay kugu colaadinayaan nimanka aniga tv umaba Aqaan nolooow baaye😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @ikraanabdulahi7272
    @ikraanabdulahi7272 7 років тому

    masha allah laki wan kusalamay waxan kamid ahay faniskaga wallahi sharafte isaga ciyaaren waayo fanaanku waa qaran dhisan bulshu eyay ugu hirato sharafmalaha wallahi wan kamid ahaa dadka kuxiraan qooto qooto comantida kabixiya qooto qooto qeybta aad kawadid ayaa ugu jilitaan ficneyd waxaanatay qofka ugu maad iyo madadalo badan wey iskuciyaaren annagana wey nogadhamatay laki cadawgaaga cagta meel kahosesa allow gee allaha kuxafido

  • @daldhisdaljir641
    @daldhisdaljir641 6 років тому

    Woooow!! Laki the Queen of all Somali Women gob bobi dhashay. WALLAAHI sida ay tahay ayaad meel isaga saartay dhiig miiratadaan burcad warbaahineedka. Mana ahan Universal ee waa Uniruufyaan TV. Awalba waa la ogaa in isku dir, inay dadka hantidiisa dhacaan, eex, qabyaalad, jaajuusnimo loo furtay.

  • @zamuu2008
    @zamuu2008 7 років тому

    Walaley anagaa kaaxaal marinay. Awalbaad ku khaldantay. Universal ayagaa dad u baahan. Waagay keli Tv somali ka ahaayeen bay uqabaan.

  • @aminaaden5046
    @aminaaden5046 3 роки тому +2

    All the actors understood now. This lady is very smart. She just went there one time and understood everything.....wooow laki very proud of u.

    • @zakimohas
      @zakimohas 3 роки тому

      Yeah she is smart girl

  • @khadarkhaan7588
    @khadarkhaan7588 7 років тому +9

    waar kan Universal ka masuul ahi waaba mid reer baadiye ah
    allow mar uun indhaha ii saar nolosha kugu gubi laha
    Laki Xaaji wacays alle ha ku garab galo

    • @khadarkhaan7588
      @khadarkhaan7588 7 років тому +1

      Maria Jamac mahad sanid wll qlli waa Tv xag jira ah

    • @mariajamac1392
      @mariajamac1392 7 років тому

      khadar mohamoud adiga mudan wallo

  • @zeynabsocial72
    @zeynabsocial72 7 років тому

    laki xaji fananad qaaliya qooto qooto ayaga oo jiirin aa ku jaclen hada na waa ku jaceel nahay mcnto waxas cml ha u bixin lakiye ee horey u soco cadowka u nolow 👍👌👌👌👌👏👏👏💓💓💓💓💓

  • @abdillahihamda9039
    @abdillahihamda9039 7 років тому

    i from djibouti laki wan ku jeyceynahey ah libaxad sidas wan kafilayey inad tahey qof shaqsiyad leh nolowww lakiiiiiiiiiiii

  • @monetaalwaax4723
    @monetaalwaax4723 7 років тому

    laki xaaji u r the best abaayo inta ku jecel ba badan ' dadkan jiran ha u joojin 😍😍😍😍 dowlo gabar hoog batahay

  • @bilanemed7519
    @bilanemed7519 7 років тому +15

    I love you laki

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 7 років тому +2

    waa run TV universal waa qaa imiin isku tagtay fanaaniintana lagu bahdilo nimco oo barnaamig qosol ah usoo deenjirtay in eey barnaamigkii kaxadeen shaqadana laga ceeyriyay gabdhaha fanaaniinta ayeey bahdilaan

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 6 років тому

    Walahay walashey qaaliga Ah waxaan ka mid ahay dadka aad kuu taageero laakiinse cadowga aad Ayuu u badan yahay Hana u bixin waxaad ogaa taa inaad tahay gabar aad u shafbadan bulshada soomaaliyeed qiimo weyn ku leh cadowgaaga allah kaa qabto laki Xaaji I love you sister walahay

  • @hantidhowr8252
    @hantidhowr8252 7 років тому

    Masha allah laki waa qof qali cadowga alle haka qabto ninkii yaqan ayaa yaqan af caytamana ninkiis

  • @salmaahmed8948
    @salmaahmed8948 7 років тому +4

    laki i love so much good girl

  • @xamdiquruux8674
    @xamdiquruux8674 7 років тому

    Universal Tv wee uu dhamatay walalayal waxa ee yahiin Laki Haji Wacays ayaa noo sheektay👏👏👏👏👏😏😂😂

  • @kingyonc3sskno714
    @kingyonc3sskno714 6 років тому +1

    Kapax laki wnkuku ogaaaaaa mazkaxadada iney Taftahy mel dherna wx ka aragtoh 👏👏👏👏👏👏👏

  • @nawaliman1968
    @nawaliman1968 7 років тому +3

    Love you laki cadeey donwery sister ❤️❤️

  • @maafaraxnaa5665
    @maafaraxnaa5665 7 років тому +2

    masha allah allaha ku xifdo laki

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 6 років тому +1

    Universal tv kan iska leh waa qof aan wax la haan jirin waliba dumarka la goos goosto balse adigoo fanaan ah oo caan ah qof caan aheen in aad la shaqeeyso ayaa qalad aheed

  • @fahmoifka5346
    @fahmoifka5346 7 років тому +11

    mida kale qooto qooto ayagaa kugu soo baryi doonan wana kusugtay warqadoodi aajeex jeexday

  • @saabiriincabdicasiis6222
    @saabiriincabdicasiis6222 5 років тому

    Laki waan ku taageeraa bayo horay u soco

  • @truestories1628
    @truestories1628 7 років тому +1

    qoto qoto will definitely miss ur creativity,talent and quality.

  • @AmaalmuuminAmaal
    @AmaalmuuminAmaal 7 років тому

    laki xaaji wa ku salaamy abaay abdikhadir maxkamed saar markau ku dhahay suuqyada yurub ayaa bilaasha looga helaaa abay kaas idibtiisa ugu labis

  • @mohamudjamma5537
    @mohamudjamma5537 7 років тому +1

    Booska waa duli...viiva Laki xaaji wacays❤❤❤❤❤❤

  • @indhouroonabdi8979
    @indhouroonabdi8979 7 років тому

    we love you so muchh luckeyey.Aqaas wale waa is ceebeyeeenn.hay cuninaa dheh.Fariidnimada laaguu quudhii wayayee

  • @sahraabdulle933
    @sahraabdulle933 7 років тому +1

    bishaaro waa magaceeda laki-na waa naynaas somali oo dhanbaana naynaas iyo magac leh. madhibbaa taas

  • @amalabdulahimoalim9647
    @amalabdulahimoalim9647 7 років тому +12

    walaashey haka xanaaqin kan waa xoolee wax uu ogyahay ma lahan

  • @hilaalizaabdul5806
    @hilaalizaabdul5806 7 років тому +2

    mansha alh alahii caqliga kusiiyay hakuu siyaadiyo adiga ayaana waxkasta lagaa jeclaaa

  • @nabilanahil3972
    @nabilanahil3972 7 років тому

    manshallah laki waxaa tahay gabar sharaf leh ninka dumarka aflagaadeeyo waa daciiif ragnimadiisa madhamestirno

  • @cabdallamoha291
    @cabdallamoha291 7 років тому

    wlhi markaan arkay laki oo laga caynayo univesal indheheyga ilin aa soo buuxsantay mudankooda aad marsiisay teda kale waxaan usheegayaa fanaaniinta kale iney katagaan intii sidan cml ceb la idin soo istaajin lahaa we love laki iyo fanaaniinta kale bo.

  • @somaaliguuliyogowanimo3428
    @somaaliguuliyogowanimo3428 7 років тому

    masha alalh alaha kuxafido qaali adunka lays kumaquro farxada iyo is fahanka bulshada waayo adi waxaa eheed gawdha gali ee qooto qooto kaso dhax muqatay marg bili adan wax macebey garo boska waxan dhihilaah dumarga sharaftoda waaceeb ino banaanka keeno alah kabaq booska

  • @ilyazmohamee5161
    @ilyazmohamee5161 7 років тому +2

    allah yaa cizak fananad qaran magaca ha jiro👑👑👑👑👑

  • @farxiyomaxamedqolif7758
    @farxiyomaxamedqolif7758 4 роки тому

    laki waa geesiyad masha allah jeex jeex war qadooda xuntaa awalba macno wayn ma lahayn

  • @mohamedomar873
    @mohamedomar873 7 років тому

    Laki wacays baayo Kaa markii horeba ma isaga Tv ahaa dhag jalaq ha u siin Fatumiina iyo ninka ku caayayana bilaa xikmad weeye ee ha u joojin inaad nasab xalaal ah tahay oo boqortoyo Maxamuud Saleebana Allah haku sharfo walaal

  • @mushtakcali1613
    @mushtakcali1613 7 років тому +11

    naag shidan

  • @sumayahassan7258
    @sumayahassan7258 7 років тому +2

    wlhi waan kugu raacsanhy abaayo waxana uhadashe si cajiiib ah abdikadir boss wuxu kusoo caan baxay inuu googaraha gabdhaha ka shekeyo iyo in lacaayo qof kasharaf badan cunugaas wajiga gabdhaha uga eg wlhi iskamuu warqabo wtf laki noolow fananad iyo atarisho qaranbaa tahay😍😍

  • @hamzaaden2038
    @hamzaaden2038 7 років тому

    manshaAllah laki xaaaji waceys walahi wankahelay sidhaa aad ogu jawabtay universal tv warqaad xuun ayey kusiyeen markaas ayey iskadigayan daaad wax kusiye mideda kale waano hadi aan iskulenahay iskagabaax fanka oo ilahi usolaba qof qalbi wanaagsan ayaad tahaye

  • @Mohamedhassan-xb9hs
    @Mohamedhassan-xb9hs 7 років тому

    Aad aad ayaa ku Taageyraaayaaaa Laki noolow

  • @Fadumoxayle
    @Fadumoxayle 3 роки тому +2

    Gabadhani 3sano kahor waxay aragtay ayaa maanta lawada arkay

  • @caliabshirtube4109
    @caliabshirtube4109 7 років тому

    thanks fananadena qaaliga ah waligaa iyo alahaa hayeelin gardaro ayakaa kuu baahan waxaad aheyd oo aan marqaati kanahey inaad aheyd halbowlaha qootoqooto waan ka xunahey in kalmado aadan uqalmin laguugu abaal gudo

  • @sarahali5020
    @sarahali5020 7 років тому +1

    laki waa qof nagu wayn shrfeey😍ee nacaskaa haaw bixin waa naago la dhaqan sharf mu lahaa

  • @sowturahma2693
    @sowturahma2693 6 років тому

    laki masha Allah haubixin mcnto nacnacdooda cqadir bos waaye iyo fadumo iyo tvga qurunkaa uf dheh adaa kacaansan ciyaalkaa socadayesan wryaada nagala taga balaq balaqdaa melaha kuhesaan hushtaaye

  • @sadiyalove7908
    @sadiyalove7908 7 років тому

    Ma Sha Allah si dagan oo qabooban ayee wax walaba u shaxday AR like isaraa like qooto qooto II sara

  • @nadyamalin4756
    @nadyamalin4756 7 років тому

    Manshallah naag karmeet iskaceli bahdil hayeelin waligaaaaa

  • @najuumohussein2864
    @najuumohussein2864 7 років тому

    Masha allaha dhiig nadiifa illahey ku siisay shacab kada dartiis jaceylka eyku qabaan ku ilow intii xun

  • @nololcusubanigaiyoadiga4436
    @nololcusubanigaiyoadiga4436 7 років тому +2

    nag nool iga dheh sanaa lagaa rabaaa 😂😂😂😂😂😂😂 aniga cml wayey long life

  • @ansalabdirahman2316
    @ansalabdirahman2316 7 років тому +73

    Qofka ugu horse ahay like ha ilawina😂😂ayanta intas socote Laki shekada qooto qooto kaweyn👏😜

    • @sunduscabdi7098
      @sunduscabdi7098 7 років тому

      Ansal Abdirahman sheekadan comments walba aan ku dhex arko like ii saara maxaa lagu helaa iga daba geeya Waan garan la ahay yaab. com

    • @ansalabdirahman2316
      @ansalabdirahman2316 7 років тому

      Sundus Cabdi​ sxbey wan arke anigaba shekada sidas aan u arke isaar le socoto adna kusoco cadeey😂😂😂

    • @sunduscabdi7098
      @sunduscabdi7098 7 років тому

      Kkk😂 really funny

    • @ansalabdirahman2316
      @ansalabdirahman2316 7 років тому

      *****​ maxan cadena kusoco adi xata 😂😂😂 waxba kudhafoyo

    • @luu4883
      @luu4883 7 років тому

      othman lion d

  • @Xavi18.
    @Xavi18. 7 років тому

    lki x waceys wan ku taageersanahay all people i like it u

  • @kyniyod620
    @kyniyod620 4 роки тому

    Masha Allah my sister she strong woman.

  • @ayanhealthyfood7586
    @ayanhealthyfood7586 7 років тому

    abaayo wadkusugtay rewayadas adaa shidi jiray awakba la aanta manurarse ha ubixin sharaf badledahaye laki qurux badan mashalah

  • @aragti6060
    @aragti6060 7 років тому

    universal sharaftay iska qaaden.Waa ku taageeraa Lucky.

  • @nasiribnuadam2292
    @nasiribnuadam2292 7 років тому

    guuul laki xaji waseys dadkaa ku jecel boooska intaad gabdhaha ku mereysaneysid hormar magareysid

  • @abdirahmanbuuqari7174
    @abdirahmanbuuqari7174 7 років тому

    caadi matihid wa shidanthy laki xaji waceys 💖💞💞💞

  • @Zahra-Qali
    @Zahra-Qali 3 роки тому +1

    Laki qurux ❤❤❤❤

  • @abdihakimmohamed8917
    @abdihakimmohamed8917 7 років тому

    Anaa kugu raacsan laki, waa bilaa Akhlaaq booska.
    Televionka universal wax jira maaha.

  • @husseinaden9960
    @husseinaden9960 7 років тому

    qof sharaf leh ayaa yahay xayawaankii xalay hadlayna dheg ha u dhigin laki xaaji u are beter than univeral tv .door gaan zus

  • @qadanqueen3478
    @qadanqueen3478 7 років тому

    wacadala iyo wacada wasuul inan naag majeerteen cidi bahdilikarin laandher landhere dhalay hadalkeeda ayaa ideeqay manahallah guulayso way iskudheeleenkuwaasiye

  • @leylotoxoow9014
    @leylotoxoow9014 7 років тому

    lakiyee abayo LA aanta qoto qoto Nuur malehen wlh adiga LA aanta lama dawadeen we love u walesheen

  • @salmaabdi9635
    @salmaabdi9635 7 років тому

    Marwo Sharaf Leh Ooo Karti Badan Nooolow Fanaaanadeena Qaranka ❤️👑🙏

  • @dhibjecliyamxaintaikeney978
    @dhibjecliyamxaintaikeney978 7 років тому +1

    guys share this in all of your social Media! Faaliyah Qaranka needs to leave universal TV!!!

  • @bilanhersi6042
    @bilanhersi6042 7 років тому

    universal tv uf dheh viva Laki

  • @shamsahennayoutube117
    @shamsahennayoutube117 3 роки тому +1

    masha allah qaali keep going from

  • @Deeqa-dcy71
    @Deeqa-dcy71 3 роки тому +2

    3 years ago hada yey toos u qaraxday

  • @abdikarimstudio2578
    @abdikarimstudio2578 7 років тому +6

    Like isaara asxaabta 🤙

  • @munakoos9100
    @munakoos9100 7 років тому

    Aad ayay iila sax santahay luck waaa gabar qiimo badan noolow walal

  • @salmanora3306
    @salmanora3306 7 років тому +2

    Mansha allah laki hadal cad bd kaga cad goosatey mahadsanid abaayo

  • @kyniyod620
    @kyniyod620 4 роки тому

    Masha Allah big heart legende Laki H Wacays.

  • @yusufcabdicali6567
    @yusufcabdicali6567 7 років тому +5

    Wllhi Waalagu tabi doonaa insha allah

  • @sonataabdul151
    @sonataabdul151 7 років тому +2

    Wlhi wa wax laga xumado tv univarsal in sidi waxushta ula dhaqman fananinta somaliyed

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 7 років тому

    Mansha'allaah, sidii oron rabibaa ogee garabkaaga.

  • @hamdahussein3705
    @hamdahussein3705 7 років тому +12

    raganimo waa taa noolow laki qooto qooto horteed ayaan ku jeclayn dabadeedna waan ku jeclaan nacas meel ann haysan how bixin.

  • @SalmaAhmed-nn8hk
    @SalmaAhmed-nn8hk 7 років тому

    LAKI WALIGEY AN KU JECLAA HADANE GEESINIMADAADA IYO GOBNIMADADA MASHALAH ILAAHEY CADOWGA HAKA QABTO MACAANTO 😘😘😘