Ilkacase Qays Ft walaalkiis Axmed Jibiye | Xildhibaanka xanta | Official Lyrics Audio 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024
  • Ilkacase Qays & Walaalkiis Axmed Jibiye: Xildhibaanka Xanta
    Ereyada: Warfaa Legend Dhidhaa
    Isku dubaridkii: King Gacal
    Edited: Fahad Abdi Production
    Produced: Khadar Laksh
    All Rights Reserved
    ©2021 Ilkacase Qays

КОМЕНТАРІ • 2,2 тис.

  • @FahadAbdi
    @FahadAbdi 3 роки тому +1190

    Always the best… xildhibaanka Xanta bal duceyso😂💪🔥💯

  • @Khalidabdulkadirdiriye
    @Khalidabdulkadirdiriye 3 роки тому +438

    Garboharey ree siyaadka dago mareexanow ismuujiya ❤🇱🇺

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 роки тому +1245

    Waxaas oo comments hada iga dhex aragto adiga iyo hooyadaba ilahay ha ini xifdiyo🤲👍🏿

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 роки тому +203

    2:00 "Geesiga xabada karin laascaanood dogo"🔥

    • @drsayana9611
      @drsayana9611 3 роки тому +3

      Aldaraawishiya

    • @aishacudoon5674
      @aishacudoon5674 3 роки тому +2

      Darawishta waa kuwataa

    • @shuceybabdullahyusuf2591
      @shuceybabdullahyusuf2591 3 роки тому +2

      Run mood ee orod xabad isku dhig😂😂

    • @fatimaabdilahi1160
      @fatimaabdilahi1160 3 роки тому +1

      @@shuceybabdullahyusuf2591 darawiishtu karayashy isu dhigaan ciyar mood caano boodhaha adna xabd ba wax weyn kula ah😅

    • @shuceybabdullahyusuf2591
      @shuceybabdullahyusuf2591 3 роки тому +1

      @@fatimaabdilahi1160 kkkkkkk sxb darwiishtu taagera buuxan u ahay, ee kaftanka haka xanaaqina lukniyeerka xiita iyaga rabnaa inaan udhigno 😂

  • @ogadenqueen
    @ogadenqueen 3 роки тому +133

    Boqortooyo Ogaden Absame, Reer Ugaas Xirsi ismuujiya!!

  • @Hamda_Aseyrrr
    @Hamda_Aseyrrr 3 роки тому +51

    Yaa maqlaya caasimadii daraawiishta laascaanod❤🇸🇴

  • @emaan7731
    @emaan7731 3 роки тому +118

    Xafadeydiih Garsoor Reer xaajigah Degga
    Xirsigaha Buurtinle Huuno Cigalaha degoh🇸🇱🇸🇱❤❤❤

    • @ayannaismail158
      @ayannaismail158 3 роки тому +1

      Reer xaaji maxamad muumin meey galaan

    • @ayannaismail158
      @ayannaismail158 3 роки тому +2

      @@neyruusnalka8381 rer xaajigu ilkacase ku heesay makii leelkase baa

    • @aishacudoon5674
      @aishacudoon5674 3 роки тому +1

      @@ayannaismail158 haa wllo rer garsoor

    • @ayannaismail158
      @ayannaismail158 3 роки тому +1

      @@aishacudoon5674 reerkas leelkase yey kayihiin lakin

    • @aishacudoon5674
      @aishacudoon5674 3 роки тому +1

      @@ayannaismail158 dee waa tanade darod huno

  • @QAACILYRICS
    @QAACILYRICS 3 роки тому +255

    Legend Qays Heestaan Caadi ma ahan Lpx Geesi Ciidankayga Jowxo🇬🇲💪❤ ismuujiya GUYS❤

    • @Norwey000
      @Norwey000 3 роки тому +5

      Jwxo💚💙❤️💉

    • @annisamohamed3833
      @annisamohamed3833 3 роки тому

      😄😄😄😄😄😄😄😄 JWXO soo kuwii nabada qaaray hhhhhhhhhh hadana Kenya raba inay dhulkii xorta ahaa u Gacan gsliyaa yaa ila qosla hhhhhhhhhhh

    • @QAACILYRICS
      @QAACILYRICS 3 роки тому

      @@annisamohamed3833
      🤫

    • @aniisoabdimohamedaniiso6277
      @aniisoabdimohamedaniiso6277 3 роки тому +1

      @@annisamohamed3833 samii jawxo wa rag de aga😂

    • @raxmoshakaal589
      @raxmoshakaal589 3 роки тому +1

      @@QAACILYRICS Halkana majogtaa wlkY 🤔😂😂

  • @teamqiso9307
    @teamqiso9307 3 роки тому +80

    reer xaajiga garsoor daga Dhiiiigggiiii xirzi faaarax iyo cigallaha halkaa marku maryay dhiiiiga i kacay🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @elshacrawi4569
    @elshacrawi4569 3 роки тому +35

    Ree xagiga garsoor leelkase from ree axmed muumin aadan👑✋

  • @naimaabkow9347
    @naimaabkow9347 3 роки тому +29

    Boqortoyada cismaan xerta kaaran 🥰
    Ugaas xirsiga idhalay baan kudhaartay legend always is legend
    King 🤴of raap ♤ilkacase qeys♤

  • @haykalsaacid1828
    @haykalsaacid1828 3 роки тому +186

    Reer xisigii layga beerow idin mee🇸🇱🇸🇱

  • @huruuseyare5009
    @huruuseyare5009 3 роки тому +110

    Geesiga Xabada Kari Ee Lascanod Daga Legend ILKACASE Waku Wadana

    • @haniya_5600
      @haniya_5600 3 роки тому

      Yeeeeshh darwiish geesiyaal 🐎🇸🇴🙌🏽

  • @waxaragmedia8760
    @waxaragmedia8760 3 роки тому +270

    Ilkacase aniga 13 jir ayaa tagiri jiray lkn waligiis commentigiga love ima sarin 😭😭😭😭🤔🤔🤔

  • @nastehoismail7477
    @nastehoismail7477 3 роки тому +61

    Boqortyo drod ismacil dhiga mr mj warsangali lelkase og dhulbhnte jidwaq garigombe 🙏🥰😜

    • @mshire708
      @mshire708 3 роки тому

      Ina adeereey waxaa anaga nooga tagtay.

    • @nastehoismail7477
      @nastehoismail7477 3 роки тому

      @@mshire708 sorry abyo intkle kas okmatkin mqnin

    • @mshire708
      @mshire708 3 роки тому

      Lol... Waa boowe, no problem ha u bixin.

    • @nastehoismail7477
      @nastehoismail7477 3 роки тому

      @@mshire708 sorry brother

  • @huddahassain5839
    @huddahassain5839 3 роки тому +101

    Awwww❤️ Daroodkii layga beerow Wa idin salamay😻 Ninkan wa nin fariida !
    Majerteen ❤️
    Dhulbahante 🐎
    Ogdadeen 💪🏻
    Marexaan 🦁
    Leelkase 👑
    Boqortooyo Illhy ban nahaye Aan isku xirnanano 🦁🐎👑❤️💪🏻

  • @ahmedmohamuud7667
    @ahmedmohamuud7667 3 роки тому +243

    Mj
    Dhulbahante
    Warsangali
    Mareexan
    Lelkase
    Ogadeen
    Tolkay noolaada
    Intaan ilaaway iga raali noqda

    • @ruwaydasaid5640
      @ruwaydasaid5640 3 роки тому +1

      😘😘😘

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 3 роки тому +24

      Daarood waa 5
      1_kablalax daarood
      2_sade daarood (( mareexaan ))
      3_tanade daarood (( leelkase darbi daarood ))
      4_Awrtable daarood
      5_ciise daarood
      Mj, dhulbahante, ogaadeen warsangeli
      Intaas iyo qaarkaloo badan waxay hoos tagaan kablalax Daarood

    • @faynuus2967
      @faynuus2967 3 роки тому +2

      Laakiin MJ maxaa nambar 1 ooga dhigtay 😂 qalad haa iga qaadanin aniga MJ aan ahay naftigey hahah

    • @dhaymanluul6723
      @dhaymanluul6723 3 роки тому +8

      Viva dhulbahnte 🥰🥰🥰❤

    • @zimizragabarbari8883
      @zimizragabarbari8883 3 роки тому

      @@abdalaali6591 tnx wll alle hnoo xfdiyo 🥰🥰🥰🥰

  • @abdurrazzaq7441
    @abdurrazzaq7441 3 роки тому +447

    ku sali nabi mxumed S C W malinta sagaalaad qerkeda allah nawaafajiyo like isaar wll thnks

    • @munirrichie2167
      @munirrichie2167 3 роки тому +1

      Scw scw

    • @warbahiyeonline6700
      @warbahiyeonline6700 3 роки тому +2

      Waryaa Meelaha Heesha Lagu Dhagaysto Lama Keeno Saliga Nabiga Like Ayaad Ku Raadinaysaa Yaana Ku Yiri Saliga Nabiga Soo Gaabso Nabiga Wuxu Yiri Saligayga Hasoo Gaabsan Ee Caadi iigu Sali Hadii Ay Daacad Kaa Tahay Meelahan Ma Aadan Soo Dhigteen

    • @kingsk4435
      @kingsk4435 3 роки тому +1

      Nio illah kacabso

    • @istarlinilyasmashaallah3441
      @istarlinilyasmashaallah3441 3 роки тому

      scw scw scw

    • @umucabdalla3387
      @umucabdalla3387 3 роки тому

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @apdirazhitt
    @apdirazhitt 3 роки тому +44

    Aawey dadkii xabiibkeena jeclaa💓

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 3 роки тому

      Sallalaahu caleyhi wasalam🥰🥰🥰

    • @umucabdalla3387
      @umucabdalla3387 3 роки тому

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤️❤️❤️

  • @darwishking4439
    @darwishking4439 3 роки тому +21

    DARWIISH BOY from KENYA
    Geesiyasha somaliyeed Sool,Sanaag iyo Ceyn viva Dhulbahante 🐴🐴🐴🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎

  • @liyab.6617
    @liyab.6617 2 роки тому +34

    X I R S I G A B U R T I N L E dego 🎊🎉💪🎉❤️ cumar maxamuud, reer Xirsi dadkeyyga 🔥 A tribute to wife Nimco Jokar mashallah seedi Ilka Case 👏

  • @qadromcn1551
    @qadromcn1551 3 роки тому +393

    Inta ilkacase baryahan ka yaban Waxa owado like 😁😁😁😁😁

    • @issamohamedeq3507
      @issamohamedeq3507 3 роки тому +2

      9$=2

    • @engbirlaqe6507
      @engbirlaqe6507 3 роки тому +2

      Xaaan badana ma xalima 🤣🤣

    • @istaahilmaxamed1500
      @istaahilmaxamed1500 3 роки тому +2

      Horta yuu ladagala markasta dagal ku jiraye 😅

    • @Jookar1
      @Jookar1 3 роки тому +2

      @@istaahilmaxamed1500 daahir calasow ba lo qaday heestaan🤣

    • @imraanshiekhmurshid7360
      @imraanshiekhmurshid7360 3 роки тому +1

      @@istaahilmaxamed1500 wlhi anigaaba kayaaban heestuu qaadaba jihaaad inuu kujiro ayaa umaleesaaa..

  • @yuusuf2233
    @yuusuf2233 3 роки тому +119

    Geesiga xabadu karin laascaanood dego💪
    Keep going boqorka shanta soomali adi iyo team kazow❤💕💙

  • @sz3985
    @sz3985 3 роки тому +261

    Boqortooyada Cismaan xerta Kaaraan ❤️😍🌍

  • @amalabokar5678
    @amalabokar5678 3 роки тому +9

    Heestan dhul darood aa lagu amanaya xeytahy hee tolkeyga aan dhex arka boqortoyada cisman xerta kaaraan sey wax u jiran ilkacase 💪 wan ku wataa big fan 😘

    • @mahamudahmed7886
      @mahamudahmed7886 3 роки тому +1

      Armaad habaryar u tahay igaarka

    • @mohamedgaiyte2808
      @mohamedgaiyte2808 3 роки тому +1

      Ilkace abgaal buu iska jecelahay... awoogiis sayiddka gabayada ku amaanay abgaal ayu aad u dhagaystay , baan u malaynayaa.kkkk

    • @mahamudahmed7886
      @mahamudahmed7886 3 роки тому +1

      Abgaal sxbo badan oo wanaagsan baan ku leeyahay

  • @ayuubcabulicabduli7878
    @ayuubcabulicabduli7878 3 роки тому +16

    Boqortoyda cusman xerta karaan ismuujiya tolkeyga 🥰✊💪👏

  • @amalahmed9065
    @amalahmed9065 3 роки тому +33

    Galkacyo garsoor Leelkaseha reer xaajiga dago 💪🏽❤️

  • @mxaa_kagaale3511
    @mxaa_kagaale3511 3 роки тому +207

    Inta ila fahantee inii Dahiir calso latumayo oo fahantee farta taag misee like daac kusiii 😂😂😂😂

    • @maryanmuuse7336
      @maryanmuuse7336 3 роки тому +2

      Tan way cadahey waa daahir karbaashkan

    • @aubameyang7364
      @aubameyang7364 3 роки тому +3

      @@maryanmuuse7336 nagu waasha🤮🤮🤮🤮

    • @mxaa_kagaale3511
      @mxaa_kagaale3511 3 роки тому +5

      @@aubameyang7364 qab lagu waasha ayaa badhan Lkn adi 😂😂😂😂😂😂

    • @daahirciiro2708
      @daahirciiro2708 3 роки тому +3

      Hh damer calasow bay kusocota bahashan

    • @saharakiine677
      @saharakiine677 3 роки тому +3

      Xaqiq walajafaya damer xalasow

  • @mustapha298
    @mustapha298 3 роки тому +104

    Boqortooyada Cismaan Xerta kaaraan 😂😂✌🏻
    Abgaal cismaan waa boqortooyo wacdale ♥️

    • @siteeymanoogto6236
      @siteeymanoogto6236 3 роки тому +5

      Meshaan abgaal kuma jirto caadi iska dhig 😂😂

    • @istanbulcity.112.
      @istanbulcity.112. 3 роки тому +4

      @@siteeymanoogto6236 boqortooyada cismaan rer karaan, 🤔

    • @hamdihiis74
      @hamdihiis74 3 роки тому +6

      @@siteeymanoogto6236 in aadka xuntahay waa maqul is ceji boqortoyadii cisman xirta kaaraan kkkkk ma adigaa leh hesta

    • @siteeymanoogto6236
      @siteeymanoogto6236 3 роки тому +2

      @@hamdihiis74 🆎 waa ahay lkn heesta sfcn u dhageyso quruxey kama xumi tolka wah

    • @intisaardahir4345
      @intisaardahir4345 3 роки тому +4

      @@siteeymanoogto6236 wayahe kaaraan yaa dago? Ma darood baa kaaraan dago🤣🤣🤣

  • @abshircabdiyuusufabshir1120
    @abshircabdiyuusufabshir1120 3 роки тому +22

    4ta absame io adeerkod cabdi kuumade waa nii salamay ilma aderayal❣✌

    • @quruxsan70
      @quruxsan70 3 роки тому +3

      Wankaa qadaaay adeeer ❤️❤️❤️❤️

  • @yaasircarafaad8759
    @yaasircarafaad8759 3 роки тому +16

    xaafadayda galinsoor reer xaajiga dago dhashii tanaden leelkase darbi darod🙄💪

  • @nalkainahajjimohamed1944
    @nalkainahajjimohamed1944 3 роки тому +181

    Garboharey rer siyadka dago♥️💞MAREEXAANIMO 💞💋💯

  • @rastafather5575
    @rastafather5575 3 роки тому +72

    Boqortooyada cismaan xerta karaan 🆎 laga wadaa 🐐🔥

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs 3 роки тому +3

      aad iyo aad abgaal cisman

    • @abdi6493
      @abdi6493 3 роки тому +4

      9ka abgaal ❤️🙏

    • @AhmedKheyrativic
      @AhmedKheyrativic 3 роки тому

      Hhh si fican heesta udhageyso 🤥🤥🤥

    • @salmaabdi4786
      @salmaabdi4786 3 роки тому +2

      Maskiin nina adi kuma heesin reer ogadeen ah waaye boqortoyada cismaan ladhaho

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs 3 роки тому +2

      @@salmaabdi4786 kkkkkk karan miyeey degaan waa wareertey malaha kkk

  • @warfaalegend9341
    @warfaalegend9341 3 роки тому +74

    OHEEY OH ILKACASE QAYS IYO AHMED JABIYE HALKEEDIIBAD DHIGTEEN 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @IlkacaseQays
      @IlkacaseQays  3 роки тому +28

      Abwaan Salaan Sare Heestan WAAD KA BAXSATAY❤️❤️

    • @warfaalegend9341
      @warfaalegend9341 3 роки тому +5

      Absolutely Adeer Legend ❤️ ❤️❤️

    • @FahadAbdi
      @FahadAbdi 3 роки тому +8

      Legend al abwaan warfaa

    • @lilnajboy3254
      @lilnajboy3254 3 роки тому +6

      Abwan wankusalaamey,, socdal hees udhiib😂😂😂✌✌✌✌✌✌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @warfaalegend9341
      @warfaalegend9341 3 роки тому +1

      @@lilnajboy3254 🤣🤣🤣🤣waad iga qoslisay Ugaas.🤣🤣🤣inaga xilmibadaan Faaraxaa 🤣🤣🤣🤣

  • @ikramabdihussein4460
    @ikramabdihussein4460 3 роки тому +10

    Ugaas xirsiga idale baan kudartee🥰🥰🥰🥰😭🥺🥺🥺🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲

  • @caamirsiciid8811
    @caamirsiciid8811 3 роки тому +46

    Puntland 🇸🇱
    Ogadenia🇬🇲
    Khaatumo🐎
    Gedo state🇱🇺
    Jubaland🇱🇸
    NFD🇬🇲
    Makhir 🦁🐅
    Qowmiyad miyan sheegta mise qabiil
    Somalida iyo darood yaa badan yaase dhulwayn ?

    • @somalibare9027
      @somalibare9027 3 роки тому +2

      Dhuul kablalax

    • @xogsadeabdi1667
      @xogsadeabdi1667 3 роки тому +6

      Ogaden baa u badan darood😂

    • @caamirsiciid8811
      @caamirsiciid8811 3 роки тому +2

      @@xogsadeabdi1667 hhhhhh sxp waa warunta lkn haday harti nqoto kama badna hartida

    • @IsmaAragto
      @IsmaAragto 3 роки тому

      Dad culus

    • @indomie7
      @indomie7 3 роки тому +1

      @@caamirsiciid8811 absame>>> harti

  • @Arweelo
    @Arweelo 3 роки тому +82

    Xirsiga burtinle huuno cigalaha daga🇸🇱❤
    Xafadayda garsooor reer xajiga daga ❤🇸🇱

    • @hassankoronto6969
      @hassankoronto6969 3 роки тому +2

      xaajiga leelkase

    • @fahad_cigaal
      @fahad_cigaal 3 роки тому +3

      Cigale ayn kula ahay ina adeer from Bookh iyo Bursaalax ❤🇸🇴

    • @kowsarabdi5948
      @kowsarabdi5948 3 роки тому

      Garsor xafadan kudhashey ala mxn xafadaa dad badn kula dagalney

  • @faizailwaad159
    @faizailwaad159 3 роки тому +13

    Ugaaaas xirsiga idalay faraskeyga xin fanin cidanka Jowso❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ intaaaas ba iga gadan❤️

  • @bakeerimediaofficial2769
    @bakeerimediaofficial2769 3 роки тому +33

    Reer haaji ugaazyada darbi darood sharaf from xasan xuseen muumin adannimo ❤️❤️❤️

  • @balikish
    @balikish 3 роки тому +55

    Much love from Garissa cadey...legend OG

  • @najmanajma1805
    @najmanajma1805 3 роки тому +14

    Garbahareey ree siyaadka dago 🇱🇺💪mareexan power ♥️

  • @saufeeya1167
    @saufeeya1167 3 роки тому +77

    Boqortooyada cismaan xerta kaaraan ❣
    Abgaal gangs

    • @maancade9213
      @maancade9213 3 роки тому +3

      Ab ma ahan cisman maxamud weye wll

    • @hamdiabuukar4417
      @hamdiabuukar4417 3 роки тому +11

      @@maancade9213 xert karaan ma idinka daga waa dhul abgaal

    • @intisaardahir4345
      @intisaardahir4345 3 роки тому +7

      @@maancade9213 waa cusman maxamud kulaha wayahe cusman maxamud maxaa kaaraan ka galay waa yabe🤣

    • @saufeeya1167
      @saufeeya1167 3 роки тому +4

      @@hamdiabuukar4417 faanka mesha ka galay😂😂😂

    • @saufeeya1167
      @saufeeya1167 3 роки тому +2

      @@intisaardahir4345 wala yabanyhy 😂😂😂

  • @awaalecasio4339
    @awaalecasio4339 3 роки тому +29

    Aad baan kuu salaamayaa dhiiga 🇬🇲❤

  • @SOMALIA27
    @SOMALIA27 3 роки тому +66

    Jawxo🇬🇲💪❤️.

  • @chemre1391
    @chemre1391 3 роки тому +17

    Xeebta xamar baan ku dhashay kismayaan ku koray faraskayga xiin faniin🐎ciidankayga jawxo🇬🇲xertaad maqashaan ahay team kaazow inta kaxun is xabala dheh xabad laigu kari waa xan warkeed daah😂🤞😘

  • @sahraalimohamud483
    @sahraalimohamud483 3 роки тому +10

    boqortoyo cisman xerta karaan boqortoyo cisman ❤️💪🏽

  • @suadeyyyy1175
    @suadeyyyy1175 3 роки тому +18

    Ugaas xirsiga I dhalay baan ku dhartay 🥰❤️✨

  • @yonisabdul1706
    @yonisabdul1706 3 роки тому +24

    Xirsiga burtiinle dago cigalaha💋💋💋💪💪 LOve my dadkeygoow From Canada🇨🇦🇨🇦🇨🇦

    • @aishacudoon5674
      @aishacudoon5674 3 роки тому +3

      Cigalaha burtinle dego xirsiga garsor dago iga sax oday

    • @abdirahmanabdi7306
      @abdirahmanabdi7306 3 роки тому

      Yee yihin kuwaas?

    • @yonisabdul1706
      @yonisabdul1706 3 роки тому +1

      @@abdirahmanabdi7306 waa rer xirsi waa Laf kamid ah Cumar maxamud (mj)

  • @kingsneverdie7700
    @kingsneverdie7700 3 роки тому +152

    The greatest of all time 🙌🙌🙌 Hats off Ilkacase qays

  • @faadumoriyaadriyaad2771
    @faadumoriyaadriyaad2771 Рік тому +3

    Gesiga xabada garin lascanod dega faradkygu waa xiin fanin⚔️🐎🐎

  • @riyaanqurux8710
    @riyaanqurux8710 3 роки тому +8

    Poqortoyada cusmaan xerta kaaran🆎️❤🥰

  • @qadromcn1551
    @qadromcn1551 3 роки тому +43

    Ilkacase baryahan waxa jiro ma nafahan sisid nio❣️😁😁

  • @ikkyyikkyy5520
    @ikkyyikkyy5520 3 роки тому +22

    UgaasyaDda Garbahaareey Daga❤️❤️

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse 3 роки тому +16

    Xaafadayda garsoor reer xaajiga daga laandheere illaahey ilkacase garsoorban kaso slamaya aabo❤️❤️❤️

  • @cindijama5385
    @cindijama5385 3 роки тому +7

    Ugaas xirsiga i dhalay ban ku dhaartay
    🇬🇲OG IS MUUJIYA💪

  • @zaki6822
    @zaki6822 3 роки тому +36

    Juus jiir oo joog ilkacase respect ✊ love from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @marayanmaxmadmuxdin8798
    @marayanmaxmadmuxdin8798 3 роки тому +37

    Libaxaga ilkacase qays wan ku fano wlhi 😁💋🙏😭🙈🤸‍♀️

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 роки тому +29

    Dadka hadad iga dhax argto like sara 🥰✌🏼

  • @Xariif_1
    @Xariif_1 3 роки тому +14

    Xaga darbi xaga darbi faataxayso team kazoow 🔥

  • @sahroaligelle3537
    @sahroaligelle3537 2 роки тому +2

    Boqortooya cismaaan Xerta kaaaraaaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qaalid2020
    @qaalid2020 3 роки тому +156

    That ahmed jipiye's part is another level🙆

    • @indomie7
      @indomie7 3 роки тому +7

      dhiigaa ii kaceeey 🇬🇲🇬🇲🇬🇲

    • @azmaradowsy3892
      @azmaradowsy3892 3 роки тому +3

      Best music

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 роки тому +1

      @@indomie7 Doqon Meelwalba Kacaacleh 😂😂😊

  • @calicali1109
    @calicali1109 3 роки тому +43

    2:05 boqortoyada reer cisman xerta karaan ❤❤

    • @abdi6493
      @abdi6493 3 роки тому +5

      9ka abgaal ❤️

    • @puntishbintuabdi6892
      @puntishbintuabdi6892 3 роки тому

      @@abdi6493 war waa mj laf kmida cisman mxamuud

    • @mohaamiin311
      @mohaamiin311 3 роки тому +1

      @@puntishbintuabdi6892 marka ma siilkaga aya leh Karan inad ka xuntahy wa macqul😏

    • @elinytten4017
      @elinytten4017 3 роки тому

      @@mohaamiin311 dadka ha caayin adiga maaleh kaaraan tariikhd dib u baar kaaraan iyo abdicasiis ninka u bixiyay dadka dega reer waafow yuu ahaa boqortooyo cismaan maxamuud daarood ayuu ahaa

  • @khalidyare5029
    @khalidyare5029 3 роки тому +15

    Xabiibo iyo xaawo ma,udhaxeesa Al,fanaan ilkacase qeys
    Big fan🇸🇴❤

  • @abdirize6080
    @abdirize6080 3 роки тому +12

    Boqortoyada Cisman Xerta Karaan🩸🥰😘✌🏻

    • @misshida7716
      @misshida7716 3 роки тому +2

      My tolka Boqortoyo cismaan 🩸😘

  • @kazow1713
    @kazow1713 3 роки тому +5

    Ilkacase wuuu soo jeyste bilahi bananka iskeena ayuu taagan yhy the other guy is killing it too 🔥🔥🔥🔥

  • @xamsecadaani324
    @xamsecadaani324 3 роки тому +40

    BoQortoYaDa CisMaN Xerta KaaraaN❤️🙏💯🥂

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 3 роки тому +20

    Puntland ❤️ jubaland ❤️ jigjiga ❤️ garisa ❤️ gedo ❤️ lascano ❤️ galdogob ❤️ Mogadishu ❤️

  • @bossabaadir1928
    @bossabaadir1928 3 роки тому +13

    Reer siyaadoow digriyoow hees uu idin kusharfi waaye ayuu boqorka raabka inku xusay waa wiilkiini meshaad ku Aragtaan madaxa saarta😍

  • @alinaajiofficial3852
    @alinaajiofficial3852 3 роки тому +16

    Sadax minid Ayaad 1k viws kaheshay wlhi ilkacase caadi matihid keep going ❤

  • @doollomedia1327
    @doollomedia1327 3 роки тому +5

    Nogob 🇬🇲baan🇬🇲 kudhashay 🇬🇲Ciidankayga🇬🇲JWXO🇬🇲xagan🇬🇲 Darbi🇬🇲Daaro🇬🇲jano🇬🇲😍🇬🇲😍

  • @queenhani2858
    @queenhani2858 3 роки тому +6

    Goobti reer goldagob viva puntland ❤️💯👑

  • @idiriskaafi2926
    @idiriskaafi2926 3 роки тому +10

    Reer siyaadka gedo daga 🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺

  • @apdirazakalta7090
    @apdirazakalta7090 3 роки тому +5

    boqortoyada abgal cusman 🥰reer karan 🥰

  • @nastehanational15
    @nastehanational15 3 роки тому +16

    Ilka case waa willkeyna
    Habar yar mcn kor ahaw
    From kaaraan (siisii)

  • @ubaxiitabpe2655
    @ubaxiitabpe2655 3 роки тому +5

    Poqortoyada Cisman xerta kaaraan dhiiga 💪💪💖❣️

    • @abdulahigaraad6992
      @abdulahigaraad6992 3 роки тому

      Xerta kaaraha bu dhahy hestan darood ba qaday😂

    • @mohaamiin311
      @mohaamiin311 3 роки тому

      @@abdulahigaraad6992 wale dhila ku dhashaye intas Hawiye naceyb ku gadh siiye ma hooyada siilkeda aya leh kaaraan Abagal cisman boqortoyo

  • @quruxdidanood9074
    @quruxdidanood9074 3 роки тому +4

    Ugaas xirsiga idhalay baan dhartay 🇬🇲🇬🇲💪🏾👑❤️

  • @samatarahmed5495
    @samatarahmed5495 3 роки тому +8

    Ya rer cigaale ah oo imaqlaya 🇳🇱

  • @yaphidmohamed2910
    @yaphidmohamed2910 3 роки тому +16

    Geesigo dagoo garbaharey oo Reer siyad 💪🏻✅🔥

  • @losname2166
    @losname2166 3 роки тому +7

    2:02 Boqortoyada cismaan maxamuud is muujiya ✌🇸🇱💪

    • @qamarosmaan8728
      @qamarosmaan8728 3 роки тому +3

      Boowe cismaan maxamuud ma ahin 😂😂

    • @fartunsaid2333
      @fartunsaid2333 3 роки тому

      Lol war kaa Maha waa abgaal cismaan

    • @losname2166
      @losname2166 3 роки тому

      @@fartunsaid2333 Abgaal xage boqortoyo kulahayeen 😳😳 abaayo Day heesta wa hees darood abgaal xay ahaayen 🤣🤣🤣

    • @nasteexohassan9005
      @nasteexohassan9005 3 роки тому

      @@losname2166 darod halahaado uma diidani lknso karaan iyo muqdisho heesta kujirto waa dha dhul abgaal

    • @losname2166
      @losname2166 3 роки тому +1

      @@nasteexohassan9005 wa sax xerta karaan hada ledahay anaga bu naga wada ma diidani lkn boqortoyada cisman wlhi cisman mxmud bu kawada 🤣🤣🤣🤣

  • @queensuuban7477
    @queensuuban7477 3 роки тому +4

    Boqortooyada Cismaan xerta kaaran ✔️🆎❤️

  • @haymishsheikhahmed3453
    @haymishsheikhahmed3453 3 роки тому +5

    Team kazow 🥰" ugaaas Xirsi baa I dhalay" hadii raabka lagugu xusay gcnta taag sidedo kale 🥰🖐️🇸🇴♥️💯

  • @mhamedrandy8463
    @mhamedrandy8463 3 роки тому +21

    Ilkacase qays king👑 of the rap🎤 Somalie🇸🇴 you are legend wlhi ✌

  • @fadumoali620
    @fadumoali620 3 роки тому +5

    Ugaas xirsiga reer abtigeey Allow ii daa leen dheera nimo ugaas xirsi 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲 intaasaa iga gadan ilaa gaarissa 🙏 guuleeyso abti ilkacase 30 hda kadibna saas leeaheeni Naga uhgur cayaaynka🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇰🇪🙏

  • @ilyasaliyonis8217
    @ilyasaliyonis8217 3 роки тому +65

    The G.O.A.T greatest somalian rapper of all time

  • @hamdamohammed6538
    @hamdamohammed6538 3 роки тому +2

    Viva darood🥰🥰👑

  • @jaamaccadaani433
    @jaamaccadaani433 3 роки тому +45

    Geesiga xabadu karin Lascanod daga✊✊☑️☑️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️

  • @arawelloali5815
    @arawelloali5815 3 роки тому +212

    A lil history note: Xiin Finiin was one of favourite horses of Sayid Mohamed Abdulle Hasan ( Mad Mullah).he also had deep affection and attachment to this one particular horse ,due to it's fastness and other rare abilities compared to all the other horses the darawish (dervish) army used in their battles against the British colonial army. The Sayid gave away his most beloved horse to the tribe of his newly seediyal as a gift to them and as a sign of great respect to the clan of his wife to be hailed from (mj)..he composed a whole poem called Xiin Finiin before the final handover of this remarkable horse..this poem became legendary til this day hence Xiin Finiin😎

    • @cabdiwaxidaspiima4412
      @cabdiwaxidaspiima4412 3 роки тому +7

      Adeer soomali noogu sheeg nacallaaye

    • @indomie7
      @indomie7 3 роки тому +4

      thank you, never knew this

    • @raliyanur5121
      @raliyanur5121 3 роки тому

      Q

    • @yool2176
      @yool2176 3 роки тому +13

      @@cabdiwaxidaspiima4412 af Somali:
      Qoraal yar oo taariikhi ah. Xiin Finiin wuxu ahaa Sayid Maxamed Abdulle Xassan farduhu ugu jeclaa mid ka mid ah (wadaadka waalan). Sidoo kale wuxu uqabey galgaceyl qoto dheer iyo lifaaq halkan faras khaasatan, sababto ah dheereentiisa iyo kartiyadihiisa kale oo dhif ah marka lala barbardhigo fardaha kale oo dhan oo ey ciidanka daraawisheed kula dagaalameyen gumeystihi ingriska. Sayidka wuxu bixiyey faraskiisi ugu jecla oona siiyey seediyadisa cusub isago hadiyad ahan iyo calamad sharafeed weyn uga dhigeyo qabilka xaaskisa kaso jeedo(mj). Wuxu uu curriyey Gabey dhan oo lagu magacabo Xiin Finiin intusan wereejinta kama dambeyska ee faraskiisa layabka leh sameenin...gabeykani wuxu noqdey mid cajiib ah Ila iyo maalinkan sidaa darteed Xiin Finiin 😎
      I tried!😅

    • @Nruun
      @Nruun 3 роки тому +4

      @@yool2176 boy you more than tried 😭 that was amazing. My Somali would turn into a babies one if I tried to translate anything 😭😭

  • @kadare228
    @kadare228 3 роки тому +23

    2:04 Boqortooyada Cismaan Xeri Kaaraan❤❤

  • @gulledjunior7308
    @gulledjunior7308 3 роки тому +2

    Ninkan hesihiisa hub bay iyihiin wlh big respect bro💪💪💪👊👊👊👊

  • @anwarboy00
    @anwarboy00 3 роки тому +3

    Team Kazow is muuujiya waa idinku fanaa

  • @wizaraagefarmaajo
    @wizaraagefarmaajo 3 роки тому +10

    Ilahay igu ma kadiro bismilahi
    IGa qalee aa dhihi lahaa OO live ah walibo aan qarsoonen
    Qays libaax

  • @miftaaxtube2907
    @miftaaxtube2907 3 роки тому +3

    Boqortooyada cismaan xerta kaaraan Walaalaheey Mudulood Hiraab Ismuujiya waa walaalkiin Habargidir Xaaji saleebaan quulle pio

    • @ismailxasan4482
      @ismailxasan4482 3 роки тому +1

      Waanakan boqrtoyada cismaan xerta karaan

  • @mshire708
    @mshire708 3 роки тому +28

    Laandheere is there laba maaha. Once a legend always legend. Although I'm fan of SHARMABOY kii K'naan badeli lahaa 20 bir ka adag. I can't lie Qays is senior to him.

  • @hadlayemunir7992
    @hadlayemunir7992 2 роки тому

    Faraskeyga xin fanin cidankayga jowxo🙏🇸🇴💚❤️💪💪💪

  • @husseingermany96lyrics97
    @husseingermany96lyrics97 3 роки тому +1

    Qays fanka marku ka fadhisto hees inan dhagaysto wan iska dhafaya wlh
    15 years ban top fans ban aha
    Yaa ila miidid ah faarta taag ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @adriano2897
    @adriano2897 3 роки тому +9

    Boqortoyada cisman xerta karaan 🖤🖤🖤🆎️🦁🦁🦁🦁✌

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 3 роки тому +2

    Xafada Garsoor Reer Xaaji. Boqortooyo Leelkase

  • @Hassankheyre143
    @Hassankheyre143 3 роки тому +6

    Xeebta xamar baan ku korey Nabad baan ku dhashey ❤

  • @dumarbilla4972
    @dumarbilla4972 3 роки тому +2

    Legend ilkacase qays fanaanka sanadka inuu yahay markaste inta ila aamin san ismuujiya

  • @naimanuraa2176
    @naimanuraa2176 3 роки тому +2

    Ugaas xirsiga idhalay ban kudhartay 💚💙💗🇬🇲🐴