Ilkacase Qays | Caano Nuug Official Lyrics Audio 2021 |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 лют 2021
  • Ilkacase Qays
    Caano Nuug Official Audio 2021
    Ereyada: Hassan Kaafi
    Lyrics Edited: Fahad Abdi
    For more Videos Please Don't forget To Subscribe

КОМЕНТАРІ • 3,9 тис.

  • @fahadabdi1935
    @fahadabdi1935 3 роки тому +2488

    Caano nug ba tahay😂

  • @Tusmofilms
    @Tusmofilms 3 роки тому +856

    Ex faara buuto🤣🤣🤣 wax kale🙌🏻dhiiga real brother horey u soco

    • @IlkacaseQays
      @IlkacaseQays  3 роки тому +123

      Legend💙

    • @raamraam4407
      @raamraam4407 3 роки тому +3

      waa kuwataa il kacase nin ka la jafaa naka celi sharma booy waa cana nugee

    • @mohamedmuqtar8081
      @mohamedmuqtar8081 3 роки тому +6

      @@IlkacaseQays legend heestii milkiilaha Tiktoka soo fasax fadlan

    • @tigerbouy6076
      @tigerbouy6076 3 роки тому +5

      indhaheena namaQiyanayaan 🤣
      Wxan ujeednaa rapyahankii ebad Tariikhda Somalida somaray✌

    • @maanargeming8651
      @maanargeming8651 3 роки тому +4

      Please subscrib issar soomaalinimo

  • @chefMohaOfficial
    @chefMohaOfficial 3 роки тому +346

    ilaahay intuu abuuray ruuxii ugu fiicnaa, uguna kheyrka badnaa, uguna quruxda badnaa, uguna aqoonta badnaa, uguna dabeecadda badnaa, uguna deeqsinimada badnaa, uguna geesisanaa, waa nebi muxammed naxariis iyo nabad galyo korkiisa Allaha yeelo,"❤
    Ku salli xabiibka hadaad nasiib u yeelatay aqrinta qoraalkan scw ❤ Dinteena Faafi ❤

  • @surayamahamed9188
    @surayamahamed9188 3 роки тому +35

    Anagu hadan nahay reer somaliland wan ku wadanaa ilkacase qays 👏👏👏👏🙌🙌👐👐👐💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @user-og5zq2ks6u
    @user-og5zq2ks6u 6 місяців тому +54

    Who is still watching this in 2024😂

  • @Faadildumdum9
    @Faadildumdum9 3 роки тому +958

    kkkkk cano nuug bathy

  • @ibnumohamed9658
    @ibnumohamed9658 3 роки тому +64

    The guy who wrote this is a pure genius. You don't want to mess with him in an insult battle. You'd lose flat out. Ilkacase is a rap king too.
    Brilliant
    Respect 🙏

  • @sharmarkesaid7727
    @sharmarkesaid7727 3 роки тому +13

    Heestan waxa lagu weerari kari wadan dhan hub ayadaa ka daran ilka cade markuu leeyahy dowlad gaaran ahy waa iska sidaan Legend 2maaha full respect

  • @Mariaqueen07
    @Mariaqueen07 3 роки тому +30

    Waa caaydiyoo hees ah legend ilkacase waku wataa😂😂✊😉

  • @kingkorNel77
    @kingkorNel77 3 роки тому +32

    Ilkacase Qays Kabtaada Lama Gashto Kii gashtana Wuu kukufi😆😆✌️👊💯✔️

  • @hamzamoubarak850
    @hamzamoubarak850 3 роки тому +35

    Long life to the somali's rap king.
    Support you from Djibouti🇩🇯🇩🇯😎

  • @haadiyowcadeofficial4011
    @haadiyowcadeofficial4011 3 роки тому +57

    legend is back😂🤣✋❤🤥SHARMA WA YABANYAHAY

  • @daadirrichalli8463
    @daadirrichalli8463 3 роки тому +67

    2k comenti hadaad iga dhax aragtay legend baa tahay

  • @hamzaproduction1448
    @hamzaproduction1448 3 роки тому +16

    Wiilka shanta Somalia🇸🇴 Legend Qays 🙏🏻

  • @haariyebulale3323
    @haariyebulale3323 3 роки тому +17

    Ilkacas qayis me support
    Wlhi hadu mar uuun imanlah Hargesa oo u dhiganlah show lagu galayo $100 Waan galilah
    Nin rageed 💪💪

  • @mohamedyuusuf2896
    @mohamedyuusuf2896 3 роки тому +137

    Rapp ilkacase markaan dhagaysto xoog baan dareemaa, Rushka mala dagashaa baan is dhahaa😂😂😂😂😂🍷🍷🍺🍺calaqow Ex farabuuto

  • @aarkaTech
    @aarkaTech 3 роки тому +17

    Igula sali nabiga# muxamad scw scw scw scw scw scw ✅

  • @apdale4807
    @apdale4807 3 роки тому +71

    The game was over !!!! Ilkcaze qayz winner 💯💯💯💯

  • @somalidahoreofficial1056
    @somalidahoreofficial1056 3 роки тому +14

    Caana nuug cayaal macno malaha Ciilu kubada qeys💪💪💪💪💪💪💪💪💪 king👑 of Somali Rap

  • @khaalidkhadarahmedtaani2569
    @khaalidkhadarahmedtaani2569 3 роки тому +12

    Wallal heesaha waxa ka fiican quraanka alle inta jecel alle like i saara pro

  • @bishaaragahmedia
    @bishaaragahmedia 3 роки тому +269

    Mucjisadii Fanka Ilkacase Ayay Taataabteene Caano ka dhama
    😂😂😂😂
    Cajiib 🔥🔥🔥🔥🔥
    Animation Effect-ka - FAHAD ABDI Waa Another Level Best🔥 💯💯🙌🙌

    • @IlkacaseQays
      @IlkacaseQays  3 роки тому +39

      Fahad waa waxkale dhiiga

    • @Abdisalan22
      @Abdisalan22 3 роки тому +1

      Maxaa mucjisada ninkan isku si heesaya laxan badalayn

    • @codkashacabka9600
      @codkashacabka9600 3 роки тому

      Maame qeys

    • @zakiali9305
      @zakiali9305 3 роки тому

      Kkkkkkk waxba ka dhacay

    • @ahmedyarestudio9394
      @ahmedyarestudio9394 2 роки тому

      @@IlkacaseQays murusade kaso garbax curadka hawiye heesta maxa noga reebte🙄🙄🙄🙄😏😏😏😏

  • @muhudinali4688
    @muhudinali4688 3 роки тому +44

    You're the greatest of all time man. Somalian GOAT. You will forever remain a legend, you're the best rapper and hiphop singer ever💪💪💪waale kabtaadi laama gashini karo oo dhashii kubali laheed waali maay dhalaan KingKong

    • @IlkacaseQays
      @IlkacaseQays  3 роки тому +12

      ❤️

    • @IlkacaseQays
      @IlkacaseQays  3 роки тому +11

      This is the greatest comment I ever read..thank you my dhiiga

    • @muhudinali4688
      @muhudinali4688 3 роки тому +3

      @@IlkacaseQays ❤

    • @muhudinali4688
      @muhudinali4688 3 роки тому +4

      @@IlkacaseQays not mention legend,you deserve to be called somalian GOAT(Greatest Of All Time). I'm proud of you KingKong,keep going...Team Kazoow 💪

  • @abdifitahabdullahi4675
    @abdifitahabdullahi4675 3 роки тому +56

    "Xasan kaafi baa yiri yaan lasheegin"

  • @YellowDiamonds
    @YellowDiamonds 3 роки тому +58

    Ilkacase you never disappoint with your lyrics. Every song is a hit

  • @zakariafarah4247
    @zakariafarah4247 3 роки тому +604

    Team ilkacaas ismujiya 😅😅all the time legends

  • @ahmedgurxan7497
    @ahmedgurxan7497 3 роки тому +29

    Laxankaa100%
    Codkaa100%
    Musickaa100%
    Legend king Kong keep forward
    Your the legend rappers of Somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌👌💕💕

  • @jeremylynch6697
    @jeremylynch6697 3 роки тому +6

    Caano nug ba tahay legend ILKACASE keep going my big brother

  • @abdikadirxabxab893
    @abdikadirxabxab893 3 роки тому +6

    Tani raab way dhaaftay legend ilkacase Boqorka raapka ❤❤ Walahi wan ku qiray ✨✨

  • @mariadiriye888
    @mariadiriye888 3 роки тому +44

    2005 till now my fvrte alla mxa ciyalka xfda hesahaga sida bdecad ukala bedeln jirny 😅🇸🇴❤️wish see u in real life 😍

  • @jamaalhussein3677
    @jamaalhussein3677 3 роки тому +60

    Another one
    Legend ilkacase Qays

    • @mukhtarmaamuus9145
      @mukhtarmaamuus9145 3 роки тому +2

      You are legend 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @indhacase3610
    @indhacase3610 3 роки тому +6

    ilkacase is back 😂❤🙏🏾

  • @a.omarahmedarab6773
    @a.omarahmedarab6773 3 роки тому +5

    Ilkacase qeys legend aar Somali baa tahay asagana caana nuug keep going bro 👍™️✔️❤️

  • @salmandixarago3128
    @salmandixarago3128 3 роки тому +32

    Bula sheikh bula buundha away reer garissa ismujia❤️❤️❤️🇬🇲

  • @Funny_sports77
    @Funny_sports77 3 роки тому +214

    Hees wee dhafty inta ila aragty like saar

  • @jamaalnur
    @jamaalnur 3 роки тому +5

    Ilkacase Karbashkaaga Ilaah baa Iga Sareeya Aniga Ayaa Ka Baqa Sxb 🙏⭐️

  • @xogbisil1
    @xogbisil1 2 роки тому +18

    The melody is incredible❤

  • @dahirdaauud5793
    @dahirdaauud5793 3 роки тому +56

    ILKACASE QEYS. INUU LEGEND RAPS YAHAY YAA ILA ARKE

  • @Qanciye11
    @Qanciye11 3 роки тому +27

    Nin Tagay oo Tilaabsaday Legend jecliyaa karbaash kaga well-done 👏❤

    • @idrisali9255
      @idrisali9255 3 роки тому

      Ahmed Rasta waku salamey

    • @hanixasan3368
      @hanixasan3368 3 роки тому

      ❤❤❤✅hhh alla hoogtay garbaash xalaal ah

    • @hanixasan3368
      @hanixasan3368 3 роки тому

      Waku salaamay axmed raasta edo quruxow❤❤

  • @ibrahimabdihussein1597
    @ibrahimabdihussein1597 3 роки тому +3

    Ilkacase waa king rapka, waxan kale waa caana nuug. In lais barbardhigo ayaaba khalad ah, waayo isku league kama ciyaaran. Qeys waa international kan kalena waa local. King Ilkacase heesihiisa umada soomaliyeed waxay kafaaiday wacyegelin, wadaninimo, dowladnimo iyo somalinimo. Canugaan dhaqan iyo anshaxna malahan, ciyaalki xita wax xun ayuu ku hogaamiyay. Noolow King ILKACASE. Love from Wajeer weyne.

  • @zuouadmostapha7212
    @zuouadmostapha7212 3 роки тому +16

    Caydii Somaliland tanaan ku ilownay😁😁😁❤🌼🍀

    • @wllneymarmustafe4243
      @wllneymarmustafe4243 3 роки тому

      Waa runta wll

    • @saeedhasan7147
      @saeedhasan7147 3 роки тому

      @@wllneymarmustafe4243 Miyuu caayey somaliland haduu yiri bilistii hargeysa jawi degan la qaatay taas maa cay u taqaanaan waa yaab.

    • @wllneymarmustafe4243
      @wllneymarmustafe4243 3 роки тому

      Wax ifahamsii bal beri hore ayaa iigu dambaysay comentgaase waxbad siqaldan ufahan tay malahee wll

  • @uzriishabdush1444
    @uzriishabdush1444 3 роки тому +129

    The Best Somali rapper ever to live .Ilkacase is so talented keep moving forward our legend

    • @ajdemazk7998
      @ajdemazk7998 3 роки тому +4

      king kong wlhi nio kuaamiinsanhy
      xalima boy iga buus kuma garee juugta culus team kasoow sln poqortooyo

    • @hanaadam950
      @hanaadam950 3 роки тому

      Qofkan hhhhh maa best rapper utaqaan

    • @uzriishabdush1444
      @uzriishabdush1444 3 роки тому +4

      Wayahee yaad utaqanaa

  • @vannypowy8033
    @vannypowy8033 3 роки тому +34

    Ilkacase iNuu LegeNd hore yahay MamuraN baa ku jira
    😁🔥

  • @emperorrashka1490
    @emperorrashka1490 2 роки тому +11

    Team kazoo to the next level legendary band🇸🇴🇸🇴👏

  • @amal_jiile6472
    @amal_jiile6472 3 роки тому +2

    Qashimeestay alla hoogtooy 😅🤩🤩 illkacase ! Boqor 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙

  • @daadirinhogamer6843
    @daadirinhogamer6843 3 роки тому +46

    Intii islam ah ilahedartiisa iyo nabi maxamed (scw) dartiisa iigu saaara

  • @_s8895
    @_s8895 3 роки тому +84

    1k coment hada iga dhex aragray caano nuug ma tihid ee legand ba tahay ee hore usoco😂🤞

  • @inaaburaas1487
    @inaaburaas1487 3 роки тому +25

    Inta aaminsan ilkacase iyo sharma boy inay wiil iyo walalki kaweyn yihin like ha ila dhaafin ❤️🔴

  • @mohamadabdisamad3343
    @mohamadabdisamad3343 3 роки тому +3

    ilkacase legend aabaha raabka shanta somaliya nooso badi raabka sxb

  • @farahibrahim4590
    @farahibrahim4590 3 роки тому +85

    The Legend Never disapoints .🏁🏁The KING OF RAP🤴

    • @aminaosman1943
      @aminaosman1943 3 роки тому +1

      😘😍🤩🤩☺😚☺😘😘😗🥰😇😉😉🙃🙂😁😅😁😄😝🤑😝🤗😙😚☺😘😋😎😎😎

    • @hamdaabdilahi9101
      @hamdaabdilahi9101 3 роки тому +2

      P

    • @maryoleydr5841
      @maryoleydr5841 3 роки тому +4

      The king of rap ma tan ba ah camo rap dhimayba hdad tannku shegayso

    • @ninkiiseexdaa6477
      @ninkiiseexdaa6477 3 роки тому +1

      Mansha Aallh wllkay ilkacase wan ko jeclahay

  • @abdulmohammed7039
    @abdulmohammed7039 3 роки тому +129

    Lyric=100%
    Edeting=100%
    music=100%
    Legend of Rapper King Ilkacase Qayzz
    Another Level & sososososososoos

  • @alihussein2029
    @alihussein2029 3 роки тому +6

    Legendary Ilkacase hit after hits 🎶🎤 Keep going bro

  • @ahmedapdirisak2627
    @ahmedapdirisak2627 3 роки тому +3

    Keep goin ilkacase boqorka raabka

  • @nourahassan2434
    @nourahassan2434 3 роки тому +25

    Ilkacse raper kaliya ee Somalida ka dhex muqda ''long life Ilkacse qays''💪💪💪

  • @wanaagaqoyska7887
    @wanaagaqoyska7887 3 роки тому +228

    Cananuug batahay Fahad Abdi Muqal kasugayaa adiga Khadar lakish sxb igu Qaali ah Fahad Abdi horay usoco Kabtabka Ilkacase Qays salaan iga Gaarsiii 👊🖐

  • @Mahir52143
    @Mahir52143 3 роки тому +4

    Haddii aad soo booqatay after millions viewers
    👍

  • @abaasadanomar3706
    @abaasadanomar3706 3 роки тому +17

    I am a qualified English teacher and also completed my acquired (TEFL) certificate. I have been teaching for 3 years now helping people of all ages achieve their dreams with learning.

  • @abdinasirofficial6986
    @abdinasirofficial6986 3 роки тому +21

    Legend ilkacase qeys ano yar ban ku tageri jiray pin igu qabo sxv

  • @doei_doei
    @doei_doei 3 роки тому +122

    Ilkacase qays over 15 years Rapping still his on the top

    • @saamclaahi8054
      @saamclaahi8054 3 роки тому

      😂😂😂

    • @saamclaahi8054
      @saamclaahi8054 3 роки тому

      Sheydaan waze

    • @sakariye1076
      @sakariye1076 3 роки тому

      Shaydaan wase😀😀
      Nin wln😀

    • @smaliwolf
      @smaliwolf 3 роки тому

      😀😀😀 wree maxay saan
      Shaydaan wase aaaaaaaa
      Wx wlan😀😀

    • @doei_doei
      @doei_doei 3 роки тому

      @@smaliwolf legend olwyz legend mu adinho 🤣👌🙉

  • @emperorrashka1490
    @emperorrashka1490 2 роки тому +2

    Wiil hoog awowo hestaan waa my all time favourite song in your albums

  • @zakariaabdullahi181
    @zakariaabdullahi181 3 роки тому +8

    My guy ilkacase will never disappoint🔥💪💪

  • @tuugtuugdhalay7744
    @tuugtuugdhalay7744 3 роки тому +103

    King of raap maisku raacnay
    15 sano kii nalka noo shiday qeys

  • @Amir-Muse
    @Amir-Muse 3 роки тому +16

    legend ilkacase qays boqorka rap shanta Somali kaaley cilmi iga baro caana nuugow from norwey 💪🔥🔥🔥❤️❤️😍😂😂👍🇸🇴🇸🇴✌️🇳🇴

  • @YouTube_Sacad
    @YouTube_Sacad 2 роки тому +4

    Legend Ilkacaze boqorka Rapka ❤

  • @mahdimoussa7436
    @mahdimoussa7436 3 роки тому +1

    Ilkacase kays boqorka rabkaa wallah . Waan kuu waata . I am from Djibouti 👊🇩🇯🇸🇴

  • @hayaankanolosha6306
    @hayaankanolosha6306 3 роки тому +56

    Illacase waa raperski igu fiicna taariiqda somalia of u agree like back👍

  • @qureshaguhad7293
    @qureshaguhad7293 3 роки тому +276

    This guy is a legend I mean on another level!

    • @wajeerkenya
      @wajeerkenya 3 роки тому +2

      Kkkk.. walahi he is .. OMG

    • @habibahassan2334
      @habibahassan2334 3 роки тому +6

      Literally 😂😂😂

    • @cabdalacali3916
      @cabdalacali3916 3 роки тому +6

      Al abaadirkaan intee kakentay🤔🤣🤣

    • @ahmedliban7035
      @ahmedliban7035 3 роки тому +3

      You are beautiful and smart

    • @Kingashraf2024
      @Kingashraf2024 3 роки тому +1

      Ccadi MA ahan hada aniga wawenka Iska dhigi haaya gangistar cml heestan dhagestay🤣

  • @rooblehassan1949
    @rooblehassan1949 3 роки тому +4

    Gantaalaha ridada dheer buu ridiyaa
    Ilkacase lagend

  • @osamayarisow5258
    @osamayarisow5258 3 роки тому +11

    Awoda Ogaden tusih caruurta qays kuwatah awoda Ogaden kor noku qad bro🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁💯

  • @abdijabaarmohamed931
    @abdijabaarmohamed931 3 роки тому +31

    Heestan wiilki xalay cabsana ay ku socotaa fake boy hadaa ila qabtid like ii saar

  • @amuunmusacid5102
    @amuunmusacid5102 2 роки тому +2

    Waan kuwa wata ilkaces nolaw💪💫💥🔥

  • @osmanabdullahi4104
    @osmanabdullahi4104 3 роки тому +1

    Kusoco wlalka caana nuug waaye sharma boy

  • @shahidkapoor9416
    @shahidkapoor9416 3 роки тому +6

    Ilkacase UGADEEN baad booskii Qamaan Bulxan ugu jirtaa cadowgada cagtada hoosteeda ban Ku ogahay I'm live in Galkacayo 🇸🇱

  • @zakimohamud5392
    @zakimohamud5392 3 роки тому +37

    Madaxa ka daremoya
    In sharma boy lagu jafoyo
    Yaa ila mid ah like saaar
    👇

  • @ayh1674
    @ayh1674 3 роки тому +5

    Simply Somrap pioneer! Respect bro kudos.

  • @kumaninayeye3472
    @kumaninayeye3472 2 роки тому +4

    Thiz guy always splits fire wlh❤️💉

  • @asadjojojojo3460
    @asadjojojojo3460 3 роки тому +59

    ILKACASOW LOVE ISAAR ADNA SXB LIKE ISAAR🥰👍✌

  • @cabdiraasirxuseen8276
    @cabdiraasirxuseen8276 3 роки тому +60

    *Ilkacase Somaliland oo dhan waa laga tagera*

  • @samiraabdi2010
    @samiraabdi2010 3 роки тому +7

    Hees karbaash jaceyl isoo saar ilkacse walalkey

  • @jaallebulsho3367
    @jaallebulsho3367 3 роки тому +4

    waxan hees ma ahan ee waa madafiic alow gees naga mari madaficda ilkacase .🔥🔥🔥🔥🇸🇴👑 boqorka ciyarta kada yusan hawada niga saa rine.

  • @koshinofficial3514
    @koshinofficial3514 3 роки тому +53

    Heestan markay million garto isoqabta hadda waa 40k 6hours ago 🎉🎉

  • @israalbatross1048
    @israalbatross1048 3 роки тому +6

    Ina adeerow hees isra isoo qaad❤️🥺caana nuug kabtaafa lama qabsan karo boqorka somaliyeed 👑🥰

  • @proudnurse131
    @proudnurse131 3 роки тому +25

    just how he passes his message very clearly in all his songs are on another level......keep going🤩🤩🤩

  • @aadamducaale1987
    @aadamducaale1987 3 роки тому +2

    Wow boqorka
    Raabka.imtii.iguraacday
    Like

  • @neimagahnoug7612
    @neimagahnoug7612 3 роки тому +58

    Caano nug ba tahay😂 The Best somali râpper ever to live ✔️My Best brother ilkacase I love you❤️ from Djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️❤️

    • @OmarOmar-nx2qf
      @OmarOmar-nx2qf 3 роки тому

      Gahnoug j suis contre toi légende charma boy

    • @garcadechanel8649
      @garcadechanel8649 3 роки тому

      hadii aad ilkase jaceshay ana waxaa hablaha djibouti ayaan jeclahay ee ila soo xariir

    • @neimagahnoug7612
      @neimagahnoug7612 3 роки тому

      @@garcadechanel8649 hye wll 😁

  • @daahiryareofficial2414
    @daahiryareofficial2414 3 роки тому +74

    War ninku Faan badnaa😂😂😁😅
    Ilkacase qays ninka kaliyee rapka sidii qori Ak47 ah urida🕯

  • @faisamohamed1942
    @faisamohamed1942 3 роки тому +1

    Tan hees waa dhaaftay King ilkacase qeys Waa ku wataa

  • @abdikarimbedal5943
    @abdikarimbedal5943 3 роки тому +3

    ShabaQayGa soo GasHaye HaGariirin wryaa🤣🤣 legend ilkacase
    (TEAM KAASOW) wn idin salamay 🙏💯❤❤❤❤

  • @hassanalphanofficial1044
    @hassanalphanofficial1044 3 роки тому +110

    Reer Bula sheikh iyo bula Bunda
    Ismujiya Hasso wakanaye😂
    Garissa

    • @hassohustler1808
      @hassohustler1808 3 роки тому

      Kkk Qasayow waan kuarkaa salan sare libax🥰😁👋

  • @user-os2gb4on4v
    @user-os2gb4on4v 3 роки тому +6

    Can can dhalay wan kuwata team ilkacase❤️✊🏿😂

  • @mustaphhonest9217
    @mustaphhonest9217 3 роки тому +4

    Legend labo maaha On fire🔥🔥🔥

  • @moddyodhi7308
    @moddyodhi7308 3 роки тому +11

    reer wasow iyo wajer idhin mee ismujiya qeysow is unstopable with no boundaries

  • @alinoorabdullahi5521
    @alinoorabdullahi5521 3 роки тому +63

    Legend of legendary 😂

  • @kataarakataara1735
    @kataarakataara1735 3 роки тому +31

    War yaa ilahay yaqaan ilkacase imha ka qabta meel xun ayuu ka taban legnd ilkacase qeys libaax like ha ila dhaafan 🙏

  • @eyelinkcargo2535
    @eyelinkcargo2535 3 роки тому +21

    Damn this guy is dangerous he is sending a clear message stop shouting come and learn from me hahahaha legend

  • @nimcoguled2087
    @nimcoguled2087 Місяць тому

    Ugaas will caano si 😂😂😂😂 Darawiishta❤❤❤

  • @abdallaawale2460
    @abdallaawale2460 3 роки тому +16

    Hada soo gashay meshan adon like dhac kusiin haa laban cananugow 🤣🤣

  • @astaanlyrics07
    @astaanlyrics07 3 роки тому +5

    Ilkacase sxb waxatAy qof aay kufaano keep going

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 2 роки тому +5

    Joker Qays come from another level💯🙏

  • @husseinmohamed5833
    @husseinmohamed5833 3 роки тому +2

    Ar kan balayo waye waxiisa raab waa dhaafeen raabyaal waaye runtii
    Wanku wataa legend

  • @maphasaip8981
    @maphasaip8981 3 роки тому +8

    Qeys dhiiga ku aa min sanahy😎😜✌️✌️❤️❤️
    Ilmaha meel igasaar team kezow✌️😜✌️