@Ramdelfalcao2024 taas way dhacday lkn kuwaan hada caalamu Islam waxay reer galbeed ku sameeyaan baa ka daran in Europe iyo usa naga jaro inay umad miskiin ah gaza go'dooniyeen dhipteeday arki lahaayeen
Why did you said Ciidamo wata F16 ayaa gudaha ugalay? That's wrong please warka naga soo xaqiiji. Waxay ahaayeen ciido yar oo gudaha ugalay qalab SaaS ubadan ma wadanin . Hawada Russia 🇷🇺 diyaarad dagaal oo xatee udhawaatay malahan waligeed after Second WW2. They have amazing air defence system.
Caalamku waxaa ka muuqadta is badal weyn oo ah Fashil hareeyey ama ka muuqda dowladahii awooda dhaqale hubka iyo ciidanka haystey ama ku faani jirey Hada wxaa muqadta In leys saso garey Oo aan dagal lagu klaa adkaan kareyn laguna qabsan kareyn dal kaa dhul yar kaa dad yar Kana cidan yar Tusalahu waa dagaalka U dhaxeya ruushka iyo yugreyn Sido kle falastiin ama Xamaas Oo dagaal ku qaadtey gumeysiga Isra iil Iyo xulafadoda Ayna muuqadto 9 bil ka dib In dhulka falastiin ay qabsan weydo isra iil ay Malin walba xasuuqdo shacabka Rer falastiin guushuna U dhow dahey falastiin Marka laga eego dhinacyo badan dunida dagaal xal uma ahaa africa iyo calamka kalabaa dadka somaliyed Wxn oran lahaa cashar halaga barto dunida inan mnta dagaal lagu klaa adkaan kareyn
Ilaahay ha garab istaago ruushka
Remember 1977 they help Ethiopia
@Ramdelfalcao2024 taas way dhacday lkn kuwaan hada caalamu Islam waxay reer galbeed ku sameeyaan baa ka daran in Europe iyo usa naga jaro inay umad miskiin ah gaza go'dooniyeen dhipteeday arki lahaayeen
Ruushka iyo maraykan markey noqoto
Ruusha ayaan Taageero sacab tumis ah siinayaa
waxaan sugnaa jawaabta ruushka oo dhamaystiran
Eebe ruushka ha guuleeyo
Vladimir Putin waa Russia power jawab deg deg ah baa laga raba
Ruushka Waa guulaysan doonaa
Welkom Gaylan media 🤗
Rashka guul Yurub America halawaayo marksta Isha Allh
Mareekan adunnka buu faha ku hayaa
ilaahey agarab istago ruushka
❤
Gaylan iyo dadka dabadhifka reergalbeedka waanu ogaaney hal maalin ayuu guush siiyey ukreyn
Ruushku weligiiba lagama guuleysan ee ha deg degin
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ruushka waxba loogama qaadayo shirqoolka ay wadaan reer galbeedka, waa laga guuleysan doonaa nacaska heysta yukrain
Rassia pawer strongly
First comm..🤞
YAHUUDI AHAA, WAA LAWASAYAA EE BAL WAX U QABO
Ruushka ayaa guulaysanaya asgaana lajirnaa
Guul yokreen
Guul NATO
Ruushku wuu fashlimay wadan yar ayaa u ood sheegtay
Vladimir Putin Russia gull gobonimo yamane xiisbuulaah iran Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Guul ukrain
Guul NATO
@@AbdiShakur-f1s you are urain Isreal bébé brother Free Palestine Free Vladimir Putin respect
so badi dagaalka rushka iyo yugreen adoo mahadsan
qayaano wen ayaa lagu sameyey rushka
Moscow mucjiso ka filo
Ar Somalidan halkee ruushka ugu ducaynaysaa war ruushka iyo yukraynba labaduba hajabaan ma ilowdeen in ruushku itoopiya idinku tagay hadad mid taageeraysaan yukryn taagera koleyba labo gaal kala taageerid malahane
Maxa dhacay yugrayn wa. Locabsanayee
Waxaas buunbuuninta reer galbeedka lee u arkaa nio😂
Umamaleynaayo askartaa meesha weerartay in nolol ku laabanayaan
Warkan sida warbaahinta reer galbeeedka weeye lkn xaqiiqda warkan ayaa sheegaya in ay ahaayeen ciidamo naato ah oo ubadan faransiis iyo jarmal iyo poolaan iyo yukrayn iyagoo firxad ah ayaa la arkayaa lkn dagaalka waxaa soo qaaday naato
Naato ku jirta
Viva NAtO waa awooda aduunka
Why did you said Ciidamo wata F16 ayaa gudaha ugalay? That's wrong please warka naga soo xaqiiji. Waxay ahaayeen ciido yar oo gudaha ugalay qalab SaaS ubadan ma wadanin . Hawada Russia 🇷🇺 diyaarad dagaal oo xatee udhawaatay malahan waligeed after Second WW2. They have amazing air defence system.
Rassia godkeday biyo Ugu galeen
Cayaari wagalindanbe
Adigu ma kuwa warbaahinta reer galbeedka ayaad warka ka qaadataa fadlan ha sii buunbuunin
Weligay been ka weyn maan maqal
Caalamku waxaa ka muuqadta is badal weyn oo ah
Fashil hareeyey ama ka muuqda dowladahii awooda dhaqale hubka iyo ciidanka haystey ama ku faani jirey
Hada wxaa muqadta
In leys saso garey
Oo aan dagal lagu klaa adkaan kareyn laguna qabsan kareyn dal kaa dhul yar kaa dad yar
Kana cidan yar
Tusalahu waa dagaalka
U dhaxeya ruushka iyo yugreyn
Sido kle falastiin ama Xamaas
Oo dagaal ku qaadtey gumeysiga Isra iil
Iyo xulafadoda
Ayna muuqadto 9 bil ka dib
In dhulka falastiin ay qabsan weydo isra iil ay Malin walba xasuuqdo shacabka Rer falastiin guushuna
U dhow dahey falastiin
Marka laga eego dhinacyo badan dunida dagaal xal uma ahaa africa iyo calamka kalabaa dadka somaliyed
Wxn oran lahaa cashar halaga barto dunida inan mnta dagaal lagu klaa adkaan kareyn
❤😂😂❤❤😂❤❤😂❤
Propaganda jooji gylan radio Russian super power 2022.
Kuwas. Wax kama so noqonin kkk
Beenta dadka ka daa sxb
Beenta reer gslbeedka ayaad soo turjumatay
Hh