AMIIRA OO IAMK SAWIRKIISA DHAQSI KU GARATAY IYO HOOYO…..

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 232

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel  Рік тому +141

    Guul Somalia communitiga kadhiga guys 🇸🇴🙏🏻

    • @dagmo6166
      @dagmo6166 Рік тому +1

      War adno hooyo calwiyo macisiii🥰😍😘

    • @haashimyare1466
      @haashimyare1466 Рік тому

      Hambalyo ❤

    • @samhealthfoodmnfollowing
      @samhealthfoodmnfollowing Рік тому

      Adna abayo hoyo iku Salam wanjeclahey alh cimri dher iyo cafimad hasiyo inshaalh ❤

    • @user-jn8lf8qd7g
      @user-jn8lf8qd7g Рік тому

      Malaysia mrkan imado insha alaah mama calwiya mlakulmidona wntgera mamada big love mamii❤

    • @nasrowalanwal8867
      @nasrowalanwal8867 Рік тому

      Family aan aad ujclahay allhaa idin xafido❤❤❤

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Рік тому +69

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️ ﷺ 🤍```📿🕋✨

  • @de____jong4
    @de____jong4 Рік тому +34

    Prophet Muhammad -the greatest man who ever walked the face of earth 🫀 💪 🙏 💯

  • @Fatkaboy7
    @Fatkaboy7 Рік тому +34

    Hooyo marka dawaneyy wan ilmeyy Walhi 😭❤️❤️Hoyadey waxan ka maqanahay 6sano waxan joga Germany 🇩🇪 wan uxise Walhi mama 👵

    • @drnimconuuradrnimconuura7839
      @drnimconuuradrnimconuura7839 Рік тому +1

      Nabad allah idiin Ku kulmiyo 🤲

    • @ilhaanabdullah5047
      @ilhaanabdullah5047 Рік тому +2

      Idinko cfmd qaboh Allah idin kulmiyo🤲🤲😭😭 Allow ku naxariiso hooyo mcn 🤲🤲😭

    • @Fatkaboy7
      @Fatkaboy7 Рік тому +1

      @@drnimconuuradrnimconuura7839 Amin wlshyda ❤️

    • @Fatkaboy7
      @Fatkaboy7 Рік тому

      @@ilhaanabdullah5047 Amin abyoh Hoyo ❤️

    • @princessabyaniitamoha7120
      @princessabyaniitamoha7120 Рік тому +1

      Hadaaba ku noshahay dheh Alx 9 sano hooyo leyma dhihin marka saan yurub uso Galay iga dhimatay 😢😢😢😢

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 Рік тому +69

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 🤲❤🕋

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe Рік тому +21

    The best berson ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw

  • @de____jong4
    @de____jong4 Рік тому +4

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad {scw}.

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 Рік тому +32

    Kuwan funny waaye walahi maamada ciyaarta ka dhaafa lkn😍😂

  • @mohamudmursal1670
    @mohamudmursal1670 Рік тому +21

    Family Dhaan ayaa you tube iskaa sooo xaadiriyeeen another level ManshaAllah

  • @Ducayzane10
    @Ducayzane10 Рік тому +22

    Viva Somali 💙💪🇸🇴🏆
    Hambalyo
    like sara 👍

  • @sumayomohamedsanaag4160
    @sumayomohamedsanaag4160 Рік тому +8

    Wraa amiira dhibadanaa qosolkay iga dhamaysay xtaa hooyaa 👌✌️💯💯💯💯keep going mcnto 1m comes soon

  • @rukiamahatshobay651
    @rukiamahatshobay651 Рік тому +8

    Ohh samixa ana shege dibacda iqor noh adno🤣🤣🥰

  • @prettyinacumar3894
    @prettyinacumar3894 Рік тому +10

    Amiito caruurta qanjaruufo ku diishe jooji dheh faro dhadheerta 😂😂😂

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 Рік тому +18

    Waanii jeclahy family 👪❤qurux badn mash alh muuqaaladaan wadajirka ah waajeclahy Wllhi

  • @ubaxaxmed8257
    @ubaxaxmed8257 Рік тому +12

    Maansha alaah hooyo Fiican iyo carurtedi ilahay farxada haydin siyadiyo

  • @shaj5029
    @shaj5029 Рік тому +13

    ManshaAllah ♥️ Happy family

  • @cashacali517
    @cashacali517 Рік тому +12

    Maasha Allah

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671
    @intisaarmohamedcabdiintiza1671 Рік тому +16

    Amiira ima amiira amiira iamk 😂😂Omg 😂keep going my family ❤

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Рік тому +6

    Masha allha tabarikllha hooyo cadi ma ahan allha hakuxafido hooyo macan allhuma aamina ❤❤❤❤

  • @mustapheilkacaze7646
    @mustapheilkacaze7646 Рік тому +4

    Macha Allah Family Qurux badan😍

  • @maxamanurcabdiosman2043
    @maxamanurcabdiosman2043 Рік тому +5

    M.a family qurux bdn allah ah idin xafido

  • @omarshariif1342
    @omarshariif1342 Рік тому +3

    Wiilka dher cida dhan isaga udabalsan plz magalka kufasaxa hacaqliyeste😃

  • @Gory-ali
    @Gory-ali Рік тому +2

    Waa kaa qaadnay maamo. Salaanta. Maasha allaah.

  • @safiyosiciid3204
    @safiyosiciid3204 Рік тому +2

    Masha allah maam calwiya ❤❤❤❤

  • @naazziabdallastudio4k670
    @naazziabdallastudio4k670 Рік тому +5

    Masha allh family 👪 ❤️ ♥️ 💙 💖 💕 👪 qurux badan ]
    🙏 🙏 🙏 🙏

  • @somaysaciid7863
    @somaysaciid7863 Рік тому +1

    Wllhi waxaa tihiin familka KALIYA aan 4qof magacyadooda iskeega eknahy sumayo oo aniga ah amiiro oo curadeyda ah adano oo gabdhah hooyadeyda ugu yar maxamed oo wllke igu xigo😜💋💝💝🤞🏼

  • @Hodanabdicumar
    @Hodanabdicumar 5 місяців тому

    Hooyo mcn wakuxisy aloow nabat nakukulansii amiin yarabi adunkeyka 😢❤🤲

  • @fadumoxidig3021
    @fadumoxidig3021 Рік тому +2

    ADNA ILINTEEDA DIYAAR WAAYE IYADA JUUSTO😢😂😂😂😂😢😢😢🥰

  • @user-qe3nn3rl4n
    @user-qe3nn3rl4n 10 місяців тому +2

    M.allaH famil qurux badan❤❤❤

  • @fadumoxidig3021
    @fadumoxidig3021 Рік тому +1

    MAAMA CALWIYA REER MAGAAL SALAANTA WAA KAQAADNAY WAANA KU JECELNAHAY🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671

    Mashaa allha my sister keep going 😂

  • @Zahra-channel1
    @Zahra-channel1 Рік тому +1

    Masha Allah tabarakallah ❤ hooyo Allah idin daayo

  • @amalisse4633
    @amalisse4633 Рік тому

    Adna abaayo hooyada sida aad ula hadlaysaan Saxa plz

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Рік тому

    Masha allaa adna xabiibti wlh waxatihin familiy qux badan il xun idin ma arak to insha alaa quruxey 🌹🥰🥰🥰💖💖💖🌹

  • @zamzamabdullahi510
    @zamzamabdullahi510 Рік тому +3

    mamada sax wyh in familka loso qabto sababto ah social media dadka dhan ma kasysoh xafida ullah mamayy❤

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Рік тому +7

    Maasha allaha 😍 ♥

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Рік тому +4

    Habalyo Habalyo Soomaliya Guusha Gasrney❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @qisas599
    @qisas599 Рік тому +1

    Wll yaal qeyr Allah idin siiye please isoo booqda

  • @maacudmohamed3225
    @maacudmohamed3225 Рік тому +2

    m.allah family qurux bdn so badi

  • @sabaxibrahim2634
    @sabaxibrahim2634 Рік тому +6

    Waa kaa qadnay hooyo mcn 😘💞💞💞💞

  • @usmanksa4839
    @usmanksa4839 Рік тому

    M.a allah ku xifdiyo mama

  • @axmadsiciid3483
    @axmadsiciid3483 Рік тому +2

    Asc adna iyo familka waa idinsalaamay❤❤💯💯💖💖💋💋

  • @riyaqmohamed565
    @riyaqmohamed565 Рік тому

    mashalah hoyo calwiyo mesha ey kujirto ad aye uqurux badantahay wan jeclahay hoyo calwiyo cider oo cafimadleh iyo cibado suban aya kurajeynaya hoyo mcn midakale aniga 3 qof kaliya lawa qof kaliya aya kasi waye inta kale wada shegen 😁😁😁😘😘🥰🥰🥰🌻

  • @najmaahmed9278
    @najmaahmed9278 Рік тому +1

    Hooyo mcn wan kaqadnay salanta cimri dheer iyo cibado suban ayaan ku rajayn

  • @farxiyaabdikarim2673
    @farxiyaabdikarim2673 Рік тому +1

    Mash Allah 💓 hoyo mcn

  • @somalidacaayeandamaandoone254
    @somalidacaayeandamaandoone254 Рік тому +8

    Inta ay hoyadood I noshay Alx dheh 🥹❤️

  • @madnaapoy4521
    @madnaapoy4521 Рік тому +2

    Masha Allh

  • @abdirahmandahirhussen2812
    @abdirahmandahirhussen2812 Рік тому +2

    Masha,allah

  • @sumayasusu4082
    @sumayasusu4082 Рік тому +2

    Amiiro baryahan af dheer laso baxde qaylo😂😂

  • @xabsomaxamed3749
    @xabsomaxamed3749 Рік тому +1

    Hooyo macan wawa masha allh

  • @abudaud1230
    @abudaud1230 Рік тому +1

    Guul sidoo kala hooyo mcn hora usoco

  • @maisahasan5814
    @maisahasan5814 Рік тому +1

    M.a sister keeb going

  • @hollehhassan3840
    @hollehhassan3840 Рік тому +2

    Keep going my family

  • @nuur6536
    @nuur6536 Рік тому +7

    aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeena beer beeraha janada kamid ah hana geeyo aamiin yaa allah wll subscribe iisaar respect 🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥵

  • @nacimoxusen9571
    @nacimoxusen9571 Рік тому +4

    Masha allaah ❤️👍

  • @SalmaMohamud-cq5wc
    @SalmaMohamud-cq5wc Рік тому

    Part 3 plz

  • @calikaash8194
    @calikaash8194 Рік тому

    😄😄😄 kuli waan shegay wlhi Abukar io nasro kaliya fahmi waaa

  • @marwodumar
    @marwodumar Рік тому +5

    Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe ii sara🧡🧡

  • @naciimodagan8480
    @naciimodagan8480 Рік тому +3

    Guul Somali ❤️❤️❤️❤️🇸🇴

  • @siazon7701
    @siazon7701 Рік тому +5

    Adna hooyadeed atariisho baadiyo oo mama weyna u egtahay

  • @deqomohamudahmed2418
    @deqomohamudahmed2418 Рік тому

    Allah amiira wa ig qoslisey inta xanaqqdey ee dhahdey hoyo hab siiii mid kle kugu darsanaa adna qofka hal mar bis hashego miyaa dhan haka dayo yaa lagu cel celinin qof kle haka jawaabo

  • @munamaanka9250
    @munamaanka9250 Рік тому

    Mamada reysey guul mamo mcnto❤❤❤❤❤

  • @mursalkeeyow890
    @mursalkeeyow890 Рік тому

    mommy salaantaada waa lagaa qaadey🤲🥰

  • @aminaali8887
    @aminaali8887 Рік тому +1

    Masha Allah

  • @maizacdey3024
    @maizacdey3024 Рік тому

    Wlhy mam da waa jclhy funny allh hayfin xafido🥰

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 Рік тому +4

    Hooyo ❤ hambalyo ❤

  • @caliyaqaasim1055
    @caliyaqaasim1055 Рік тому

    wllhi mom mcn mashaAllah 💋💋💋💋

  • @asadhagio27fanies10
    @asadhagio27fanies10 Рік тому +1

    Masha allah

  • @saadaqmaxamed7952
    @saadaqmaxamed7952 Рік тому

    M.a family aad ufaraxsan farxada ilaahey haidin siyaadiyo

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Рік тому +4

    Wcs iamk asiba isla markiyu soo sarey amira aydna waa marked se ugran wenee😂😂
    Hamplyo somali weyn🇸🇴🏆✊

  • @sihaamkaba2128
    @sihaamkaba2128 Рік тому +5

    Masha allah famil qurux badan

  • @fartuuncabdi224
    @fartuuncabdi224 Рік тому +1

    Mansha allah

  • @abdullahiahmed6399
    @abdullahiahmed6399 Рік тому +2

    GUul Somalia 🇸🇴♥❤💖

  • @caaishabakar8552
    @caaishabakar8552 Рік тому

    Maasha allah hooyo mcn allah hadaayo

  • @yaaillahadlay6170
    @yaaillahadlay6170 Рік тому

    Masha Allah hambalyo hooyo

  • @habicismaan6713
    @habicismaan6713 Рік тому +6

    Mansha all alle haysokiindayo my famly 🎉🎉🎉♥️♥️♥️

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 Рік тому +4

    Masha Allah ❤ ❤ ❤

  • @dhhddhhf7310
    @dhhddhhf7310 Рік тому

    Masah allha maa mada 😍😘

  • @hamzeahmetahmet622
    @hamzeahmetahmet622 Рік тому +1

    AlhmdullH ❤🙏🖐

  • @xafsaxarago53
    @xafsaxarago53 Рік тому

    Alla ha isku kin dayo famli an jeclhy wlhi markan arko wan elmeyay😢

  • @adnoyusufadnoyusuf7762
    @adnoyusufadnoyusuf7762 Рік тому +3

    Waan ikakiin jacelahay familkayga

  • @bilancabduqadir7329
    @bilancabduqadir7329 Рік тому

    Part 2 so samee adna

  • @axmadyare2895
    @axmadyare2895 Рік тому

    Hooyo iyo igusalaam m.shaalaah alownoodaa hooyo

  • @xiiranechanel9856
    @xiiranechanel9856 Рік тому +1

    Mama salamaya

  • @hamtihiiz4550
    @hamtihiiz4550 Рік тому +1

    Waka qadnay hoyo mcn🥰🥰🥰🥰👸

  • @Selena_Gomez31
    @Selena_Gomez31 Рік тому +1

    🥺❤machallah beautifull+funny❤😂😇

  • @nasraabdikarem5810
    @nasraabdikarem5810 Рік тому +8

    Guul Somalia 🏆⚽️🇸🇴

  • @zeynbmohamud2404
    @zeynbmohamud2404 Рік тому +3

    my love qadarow😂❤❤❤

  • @user-mf8el6tz4ln
    @user-mf8el6tz4ln 3 місяці тому +1

    Waaw famil😢

  • @abdinoor7231
    @abdinoor7231 Рік тому +1

    9:16 Amiira setahy 😂😂😂😂

  • @xiiranechanel9856
    @xiiranechanel9856 Рік тому +4

    Kkkk iyadiba is garan wayday ala beerka😂😂😂😂

  • @najmahassan9466
    @najmahassan9466 Рік тому +1

    Guul somalia💪🔥

  • @naimah3472
    @naimah3472 Рік тому +1

    Wlleey maxamed jug wuupa kadhargay hadupa amiiira iyo faatma lajoogo 😅😂😂

  • @naciimomaxamuud3754
    @naciimomaxamuud3754 Рік тому

    Masha allaah

  • @queen1045
    @queen1045 Рік тому +2

    Hambalyo Dadkeygii ❤🇸🇴💪👏

  • @halimasaadia008
    @halimasaadia008 Рік тому

    M.a happy family

  • @zamiyozamiita9127
    @zamiyozamiita9127 Рік тому +1

    M a hmplyo hoyo mcn 👑❣️🥰

  • @mybeautifulfamily7692
    @mybeautifulfamily7692 Рік тому

    Hooyo mcnto waan kaa qaadanaya❤

  • @shaaticade8418
    @shaaticade8418 Рік тому +6

    Manshalaah family is fahmay Isha buliadamka Alaha inka qabta

  • @aliyafarah987
    @aliyafarah987 Рік тому +1

    Mamada way istaagsanthey Amiirana way fadhiisate supxnllh inta views radis kujidhan waridka xushmeeya wiilka yarba yiri fariso mrkey dashey