DAAWO: Kiis Aan horay loo Arag Afduubka & dilka Ganacsade, Saraakiil & Saaxiibo...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

КОМЕНТАРІ • 252

  • @WalbaashJama
    @WalbaashJama 4 місяці тому +19

    it is really amazing sida ay ushaqeeyen laamaha amniga Somalia. in la amaano oo loo mahad celiyo ayay mudan yihiin m.a
    thank you guys

  • @AshaJamac
    @AshaJamac 19 днів тому +3

    Walahi maxkamadu si cajiib ah ayey uso banfhigteen cajiib waa qaab caalami ah arinkani ama dhacdaadan dhaman reer hargaysa waxay ku noqotay inaan anagana kadhakino kuwo talaiyal ah lkiin cer ilalintan iyo shuute waa nimana allah yaqana aqoona leh madsanidin from hargaysa

  • @Libaaxa8989
    @Libaaxa8989 4 місяці тому +6

    Allaha u naxariisto marxuumka ehelkiisana samir iyo iimaan allaha kasiiyo kuwana waa in sharciga la marsiiyaa. BAHALLO

  • @umokhalifa2282
    @umokhalifa2282 4 місяці тому +8

    Muqdisho waxxa si xoog leh ugu daatay dhiig xaq darra ah laga 1991 ilaa xaaliyan ayuu dhiigi socdaa .
    Subxaanallaah umada xaqa Allaah ha tusiyo .

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 4 місяці тому +29

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @cabdisalansugulee-wq9nl
    @cabdisalansugulee-wq9nl 4 місяці тому +30

    waxaa kufaraxsanahay horumarka amniga wadankeen gaaray

    • @farhiyaibrahim4886
      @farhiyaibrahim4886 4 місяці тому +3

      Ala Muqdisho Waa Meel HoogteyOo Islaamka Lagu Dilo
      Dhiig Yacab Ayaa Isu Tagey

    • @hassanweli851
      @hassanweli851 4 місяці тому +1

      Ambiguous was kee 😂? War ma mesh’s any kuwi amniga ilalin lahayeen iyagu umadi layneysa ??

  • @abdikarinise2267
    @abdikarinise2267 4 місяці тому +18

    Allaha u naxariisto marxuumka qabriga Allaha u waasiciyo janatul fardows aclaa allaha ugu bishaareeyo. Kuwaan waa bahalo allaha na mootiyo

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 4 місяці тому +11

    Wlhi WA arin xanun badan qoslaye Nacala Ku dhalay nin rag ah maha Naag Naag dhalay wale wad Ka daba tagaysaa

    • @Zaynab_033
      @Zaynab_033 4 місяці тому +2

      Nacalaaye Intaa Ninkaas caaye dumarka ha u gafin🙄 uf Naag naag dhalay kulahaa

  • @user-jj6ku7wf5t
    @user-jj6ku7wf5t 13 днів тому

    Alla unaxariisto marnuumka qoslaaylaaye samir iyo maan dadkiisa

  • @AbdiqadirAbdi-ft8nz
    @AbdiqadirAbdi-ft8nz 4 місяці тому +9

    Ilaahow miskiinkaas dhiigiisa soo ifi Kuli Hala toogto

  • @raaxocabdiqadir5819
    @raaxocabdiqadir5819 4 місяці тому +2

    Marxuumka ilahey ha raxmado sedokali Shuute ilahey ha unaxaristo aduun aakhiro

  • @thepatriorictube2583
    @thepatriorictube2583 4 місяці тому +15

    Ilahoow lawyer ha iga dhigin hadaa iga dhigtana xaq dara yaan qof ogu doodin!! Amen..

    • @CiiaeAadan
      @CiiaeAadan 4 місяці тому

      Aamin yarabi 🤲🏽😢

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 4 місяці тому

      Hadaad lawyer noqoto waaku qasbantahay inaad xaqdaro kudoodi.

    • @seed3966
      @seed3966 4 місяці тому

      Aamiin

    • @inacalicosoble3402
      @inacalicosoble3402 4 місяці тому

      ​@@ashaoali8020½
      ,😢

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 4 місяці тому +27

    Lawyerka danbiilayaasha ALLE ka cabso iyagaa qiranaya inay dilka gaysteen

    • @gawarwardey4932
      @gawarwardey4932 4 місяці тому +5

      Maya wll waine qofka ladifaco hadu dambilaha difac lahen maxkamad mejirten mrka qofka difacayo xita wuogyahay inu dambile yahay lkn waliska difaca si qofka ladilayo xita uu uqanco

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal 4 місяці тому +3

    Isbaaraaa lagusoo koriyay waxba kala yaabi maayo Wuxuushnimada ay geeysteen HAL BOOLIYA NIRIG XALAALA MA DHASHO

  • @HindaBiixiAadanHanadi
    @HindaBiixiAadanHanadi 4 місяці тому +3

    Waxan bilaa arxanka ah hala qisaaso bahalo weeye sidani 😢😢😢😢

  • @Betasquadclips66
    @Betasquadclips66 2 місяці тому +1

    Taliye Qoslaaya iyo Xassan dhiidhiin iyo kuwan kaleba wey Ceeboween Sharf xumo arxan laawayaal

  • @mogadisho24tv50
    @mogadisho24tv50 4 місяці тому +7

    سبحانالله !waxaa jiraan taliyayaal kale oo ninkaan ka daran wallhi waa in taliyayaasha kuli lawada baaro xogo dahasoon ayaa banaanka imaanayo

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 4 місяці тому +2

      Intii xaaranta lagu koriyay o dhiigya cabka ahaa ayaa xilal sare loo magacaabay alloow.adaa alle ah
      Alla xamar maxay dulmi la urtay

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 4 місяці тому +1

      SUBXAANALLAAH SUBXAANALLAAH SUBXAANALLAAH
      At: (0:59…) Ceelkaas waxay uegtahay meel dadbadan lagudiley ama lagudila (Waa meel wasaqbadan oo bacyaal badan oo madow iyo buluuga, iyo qoriyo iyo geedabadan kabuuxda. Dhinac bidixda ah waxaa laga arka wax kursidheer oo madow ah oo bac buluuga ah saaran. Kawaanka dadka lagudilo sixaqdarro ah ueg. SUBXAANALLAAH.
      Eid Mubarak, Mahadsanidiin

  • @xashicali7520
    @xashicali7520 4 місяці тому +4

    Waa la badan yahay dadkalaa ku jiro mesha waa laga buuxaa wallahi☝️

  • @hawoabdi9499
    @hawoabdi9499 4 місяці тому +1

    Dhiiga muslimka lama qarin karo ilaahay ayaa soo bandhigay oo kashifay

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 4 місяці тому +4

    Looyarka muu ilaahay ka cabsado ayagaaba qirsan kuligood tiirka geeya sey ugu quustaan kuwa fal xun sameydoono

  • @Mowlid_ahmed1
    @Mowlid_ahmed1 4 місяці тому +4

    Illaahow umada xaqa tus dhamman hala toogto

  • @FatmaNuuro23
    @FatmaNuuro23 4 місяці тому +3

    Ilahay marxuumkan ha u naxaristo , xaqiisana alle haso ifiyo lkin waxa fiicnan laheyd xamar malin walba dil ayaa ka dhaca saan hadiiba la isku daba gali lahaa wax badan ayaa soo bixi lahaa , waxan rajeynayaa shacabka iney cadaalad wada helaan.

  • @ugaskabeesha4539
    @ugaskabeesha4539 4 місяці тому +4

    Ruuxan kulaha wa sax waxa kaso fakatay aniga dilay isla markii waka labayay😅

  • @hashimabasssharif4313
    @hashimabasssharif4313 4 місяці тому +1

    Somali MA now is becoming peacefull county

  • @sagalabdal9387
    @sagalabdal9387 4 місяці тому +1

    Walee Ilaahay uma samaysan cadaabta cayaar cayaar ma danbiileyaal sidaa foosha xun u diley muwaadin walaalkood muslima baa sidaas oo dhan loogu doodaa 😢

  • @ahmedalisudi6046
    @ahmedalisudi6046 4 місяці тому +7

    Meeshii xamar la odhan jiray way qudhuntay dadka maanta ku noolina caadiba ma ah waa in gobolada kale ee Somalia looga keena dad suga amaanka magalada

    • @Hardyironman
      @Hardyironman 4 місяці тому +1

      😂 filimkaas ay baa cunay haday waraabayaal isku badasho cidkale imaan mayso ayadoo sidaan ka daran oo kala xiran magaalda ayaa lagu noola gaaloo dhan isugu tagtay lagana difaacday 😀

    • @omarw5124
      @omarw5124 4 місяці тому

      Way qudhuntay odhan jiray😂😂 lacnad kugu dhacday saliid qumbooy waxbaro… mfk

    • @OmSamar-iy7cj
      @OmSamar-iy7cj 4 місяці тому

      meeshaa adiga jogto waakadhacaan lkn lama ogaado lkn muqdisho waahormartay maasjaa allaah

    • @warisroobo1759
      @warisroobo1759 4 місяці тому

      Gobolada ayeyba ka yimaadeen Shartaan dadka cuneysa

  • @CiciMimi-sc6mj
    @CiciMimi-sc6mj 4 місяці тому +2

    All waa Dil

  • @user-tb7nx7gy1b
    @user-tb7nx7gy1b 4 місяці тому +1

    Dadbaa qabiil kutaageeraayo
    Tuugadaas xaaraanta lagusoo koriyey nijaasta ilaaheey umada haka qabto

  • @M4mp5be8w
    @M4mp5be8w 4 місяці тому +2

    Walahii caloosha ixanuuntay 😢😢😢😢😢😢

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 4 місяці тому +7

    Tuugtuugi dhashay Hawiye wiilashii Isaaq ee aad disheen maxaad camarada u qariseen

    • @Hardyironman
      @Hardyironman 4 місяці тому +2

      Kkkkk adaa qashay willkaada 😀😀😀

    • @makebravo7133
      @makebravo7133 4 місяці тому

      ​@@HardyironmanLOGIZI

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 місяці тому +1

      ​@@Hardyironman😂😂😂 hawiye caqli goormaa yeelanaysaan oo xumaanta iska daynaysaan xamar unukaa leh bay idinkaga dhagtay caqli kuma daraysan dawladnimo ma ogolidin daaroodaa nagu soo duulay baa dhahaysaan hadii dalka hogaanka u qabataana dalku waa baylah iyo qaxar war dawlidnimadu maaha reer xisaabta qaldan ee aad isku dhufsanaysaan iska daaya qabiil qaran ma noqdee from daarood

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 місяці тому

      ​@@makebravo7133idoor idinkaa iska dilay nimanka

  • @hiyaamamiin300
    @hiyaamamiin300 4 місяці тому +6

    Ninka dad badan ayuu dilaye Hal’ badho

  • @user-oh2yq6ub3j
    @user-oh2yq6ub3j 4 місяці тому +2

    Allahu Akbar meeqaa sidaas loo qaarajiyey Marat badan ayaa la yiri alshabaa ayaa dilay laakiin dad ka tirsan dowladaa umada dhacaysa oo dileeyso yaa rabbi

  • @CabdirsaqGurey
    @CabdirsaqGurey 4 місяці тому +3

    Abuukaata yaasha dil halgu xukumo ama xabsi dain kiskii lul wan firsaday kiskii tntid abuukate qaa inu wadan dil ama xabsi halagu xukumo abuukaaton

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 4 місяці тому +2

    $15 $100,$1000 ayaa qof dhan naftiisa lagu dhaafiyey. Xasbunalaah wanicmal wakiil taliye maqal iyo muuqaal ahaan ba uma qalmo. Xaaran ku naxayaal.

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787 4 місяці тому +1

    Muqdisho waxa ka socda wa wax yaapleh runtii
    Also waxkasta film hindi ah camal inay dawanayan ama ka hadlayaan ayad moda
    Illahay umadan miyirka ha soceliyo subxanallah

  • @abdixayi8453
    @abdixayi8453 4 місяці тому +3

    Maagaha abuukaataha sida xun u eegayaa waxaan filayaa inay yihiin kuwii qoslaaye xaaraanta ku biili jiray

  • @daahirjimcaale-mz9xo
    @daahirjimcaale-mz9xo 4 місяці тому +1

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa ninka ku sugan dibadda ee b8xinayey lacagta waxa habboon in lagu xukumo dil iyo hantidiisa oo la la wareego.
    2.0. Haddaba 2 askari ee la socday iyaguna waa dil. Qoslaaye waa dil.

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 4 місяці тому

    Laaxawla walaa quwata illaa bilaahi abuukaata walee aakhiro warbaa taagan

  • @hibosaid6244
    @hibosaid6244 4 місяці тому +2

    Ruuxa indha atkaaa bismilah

  • @user-sf1or6od5s
    @user-sf1or6od5s 4 місяці тому +1

    Dadka ajaanibka ah marka ay isticmaalaan odhaahda " Muqdisho ,the dangerous city In the universe" waan la yaabi jiray balse waa xaqiiq

  • @abdikadarsalatali4829
    @abdikadarsalatali4829 Місяць тому

    Whli waryahan haduu jogo xamar Allah habadbadyo

  • @user-ri1cs9nt1v
    @user-ri1cs9nt1v 4 місяці тому

    Salallahu caleyhi wasalim Salallahu caleyhi Wasalim

  • @sahroxassan6814
    @sahroxassan6814 4 місяці тому +1

    Rabiyoow cadalada ugu deeq maskinkas bal firi sidey ula dhaqmen kamiroyinka ayaa wax walbo cadeyay qoslayaha waa dad cun alle ku qabay wuuba inkirayaa kuwan abukatayasha ah e u doodayo dad dilaa yaal ah walee alle kama cabsan tiirka hala geeyo dhamantod

  • @shamsajama4931
    @shamsajama4931 4 місяці тому +1

    uf somalia miya ka cabsata oo ku dilayso mise Africanka kale bat ka cabsata oo ku dilayso miskeenka ilahay ha u naxariisto

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 4 місяці тому +2

    Af wax cunay xisho loma baahne intii dishay marxuumka waa dil

  • @Zapnaadahapi
    @Zapnaadahapi 4 місяці тому +1

    Ilaahey ha u naxariisto😢

  • @seed3966
    @seed3966 4 місяці тому +1

    إنّا لله وإنّا إليه راجعون
    لا حول ولا قوّة إلّا بالله
    Masiibo idinku dhacday waxay muteysteyn gala nariyo dhammaantoos ✅✅✅✅✅

  • @abdurahmanabdullahi9619
    @abdurahmanabdullahi9619 4 місяці тому +1

    Every check point they have to detain anybody and call who he’s claiming for just to make sure everybody is safe😢😢

  • @engorshe1068
    @engorshe1068 4 місяці тому +2

    Sharciyan qareenku inu qaadiga maxkamada u sheego go aanka u qaadanayo dil ku xukun ma saxbaa

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5i 2 місяці тому

    Baal lacagta haday qatan de niinka diliin dil maa imaa lahaayen lakin haada waa ladila waa sax maca. Imaanka mishimaay waa dil intaa aan kaaaheynwilasha yaa ee ow xogaa ku haysto

  • @romainfabian-el1iw
    @romainfabian-el1iw 4 місяці тому +1

    WAXAY DANBIGA UGALEEN KOOX AHAAN, MARKA KULIGOOD WAA ISKU DANBI,

  • @Zapnaadahapi
    @Zapnaadahapi 4 місяці тому +2

    Kan difaacayo aaakhiro maleh aduuna maleh

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f 4 місяці тому

    Marxuumka alah swt haw naxariisto

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f 4 місяці тому +1

    Laba jeer buuu dilay wiiilka acuuudu billlah

  • @abdulahiabdirahman2548
    @abdulahiabdirahman2548 4 місяці тому +1

    MUJRIM WYE QOSLAYE IYO WIXI LA SOCDO EE WA JIBKISA HALA MARSIYO MORYANTA

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 4 місяці тому

    Acuudu billaahi !! Waxaan waa -
    ilmo Xaaraan iyo Guryo ! islaameed lagu Dhalay !!

  • @sadakabirjeeb8399
    @sadakabirjeeb8399 4 місяці тому +1

    Dhamaan hala laayo

  • @user-tb7nx7gy1b
    @user-tb7nx7gy1b 4 місяці тому +1

    Sarkaaal haduu sidaan sameeynaayo Soomaaliya
    Rajo malahan illaaheeey
    Ceebtooda hakashifo

  • @user-vu4or5rm3j
    @user-vu4or5rm3j 4 місяці тому +1

    Qoslaye waa halis sharpie poliska sharciga policeka buskolada àalkolada dilwaaye😊😊

  • @saynabmohamed8983
    @saynabmohamed8983 4 місяці тому +1

    Supxanalahaa

  • @user-vp7mr7oj7v
    @user-vp7mr7oj7v 25 днів тому

    Maxaa dhiig somaliyeed oo islam ah la daadiyey

  • @zainabguled7344
    @zainabguled7344 4 місяці тому +1

    Qoslaaye wss in xubinba mar lajaraa waa in silica loo dilaa ama la gubaa isagoo nool dad badan oo kalena wuu dilay sida ikraan tahliil isagaa dilay oo ay ku maqan tahay waa dhiig yacab ilaahay cadaabka ha ku fogeeyo qofkii taageerana ilaahay masiibo haku rido oo haa cadaabo

  • @user-lf7wy9nb3x
    @user-lf7wy9nb3x 4 місяці тому +1

    Xasbunalaah WANICMal wakiil

  • @ExcitedFireflies-db6tu
    @ExcitedFireflies-db6tu 4 місяці тому

    Waa wixii isbaarada lagu soo koriyay

  • @Aamiin733
    @Aamiin733 4 місяці тому +1

    Wadanka qaadka iyo khamriga ha laga joojiyo

  • @sahromaxamed7256
    @sahromaxamed7256 3 місяці тому

    Asc somaliyeey hadiilayaabo yaasinka nin walba quraan ha aqristo dhiiga xaqdarada ayaa nagu batay aloow unaxariiso

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f 4 місяці тому

    Omg goodness meeshuu kujiro fiiiri acuuudu billâhi

  • @khadraahmed4447
    @khadraahmed4447 4 місяці тому +1

    Allaah kama reebo cadawgaa helay miskiinka

  • @OmarIbraahim-kt9mi
    @OmarIbraahim-kt9mi 4 місяці тому +1

    Qof ayaa badhil lugu dila)markasa waxad arke qof dilagi qabiil ku difacayo)waa ahlu naar wana in sharciga Lamar siya

  • @faisalabdisemed3027
    @faisalabdisemed3027 4 місяці тому

    Baraabar

  • @anabgelle8723
    @anabgelle8723 3 місяці тому

    Acids billaahi minashsydaani rajiim oo Somalis masa sauna Amrita u Canaan. Ilaylehe Soomaali badan waygaalowdsy hadayba yahoo wadankoodii jooga saas khaki ucabaan

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 4 місяці тому +1

    Khareenada, xaggee aakhiro aadi doonaan, kolkay bari ka dhigaayaan dambiilayaal arxanlaawayaal ah?

  • @Mohameddeeq-uk4xr
    @Mohameddeeq-uk4xr 3 місяці тому

    Somalia there's no alshabaab 🎉

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 4 місяці тому +1

    Kkkkk waa sida ibliisku isu beri yeelo 😂marka uu qofka dhimiyo ayuu banaanka isu beri yeelaa akh

  • @user-ri1cs9nt1v
    @user-ri1cs9nt1v 4 місяці тому

    Allow kuu naxariiso

  • @NasriSiyaadkhalif
    @NasriSiyaadkhalif 3 місяці тому

    Danbile.ladifaqayo.waligaye.maa.araga Kan.iyo.sayid.cali.

  • @user-id8nc9mg5f
    @user-id8nc9mg5f 4 місяці тому +3

    😂 niyow anigu wxnka yaabay indha adeyga looyarada muqdisho ee eedaysanayasha difaaca wxa cadeyn aan arkeyno iyaga uma muuqdan

    • @ugaskawadanka2623
      @ugaskawadanka2623 4 місяці тому +1

      Kkk iyagaa laga yaabaa inay dad horay usoo liqeen ama woxoga shaah ah ayay kubadasheen Ader hawiyuhu manaxaan Lowyer iyo askarigoody

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 4 місяці тому

    Alla qaracan weyna
    Macaamiil ayaa ii taagan

  • @NaimaBashir-ln6ro
    @NaimaBashir-ln6ro 3 місяці тому

    Abukatayasha waa in ay alle ka cabsadan .ruxii qof dilo waa in asagana la dilaa sida ay diinteena nafarayso

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox 4 місяці тому

    Isteeshinada dhammaantood halabaaro biliiska oo aan nadiifnoqon wadanka nadiifnoqonmahayo

  • @fawziyadahir4123
    @fawziyadahir4123 4 місяці тому

    gabadhii canbenka lagugalay ellah xaqa mamoga

  • @rafiiqabdirashid9697
    @rafiiqabdirashid9697 4 місяці тому

    Dhiig miirato weye waxan xayawan xata luguma amiini kaaro saa waa dad nol,nool allahu mana jiina

  • @rumaanaahmed5574
    @rumaanaahmed5574 3 місяці тому +1

    NB: Sanadyadaan Danbe Xilalka iyo Dadka hayo Iskuma Qalmaan halaga. Fiirsado,Qaldka Waxaa leh,Ilmo Yar yar Taliye,Generaale Waa Qalad Nagu Cusub,Dhibkana Meeshaas Ayuu ka Socdaa,Ee halala Xisaabtamo kuwa xilalka dhiibo.

  • @saynababdi6226
    @saynababdi6226 4 місяці тому +1

    Shantoodaba waxaan dhihilahaa in ladilo waxay wuxu dilaan dhihi lahaa

  • @MaryamoJaamac-fp6zd
    @MaryamoJaamac-fp6zd 4 місяці тому

    Ilaahow cadaalad sii marxuumka

  • @Maxamedclaahimursal
    @Maxamedclaahimursal 2 місяці тому

    Allow noodaa shuute

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 4 місяці тому +2

    Xaaraanta dhamaan hala tògto nacalad hagu dhacdeee

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 3 місяці тому

    Aamiin ya raaaabi 😢😢😢😢

  • @fawziyadahir4123
    @fawziyadahir4123 4 місяці тому +1

    aniga somali waxan u shegayaa xamar xabaal bataala xukun mayala halaga tashto because taliya tuugah waxadhalay xildhiban tuuga because xalaba maqudan

  • @hiyaamamiin300
    @hiyaamamiin300 4 місяці тому

    😢😢Khayer khater

  • @walidcamran7942
    @walidcamran7942 4 місяці тому +1

    Taliesin qoslaaye waa in daambur karkaraya lagu ridaa

  • @OmarAli-ef5if
    @OmarAli-ef5if 4 місяці тому +1

    Intii kulug lahet kiiskan Allaah haso qabta

  • @abdirahman6614
    @abdirahman6614 4 місяці тому

    Nimankan uu kujiro taliye qoslaaye iyo mahad maxaned salaad mahad kawaanle iyo xasan sheekh maxamud alshabaab dhaman waa in lawada toogta waxana hogaaminayey shirqoolada iyo qaraxyada iyo dilalka qorsheysan waxa hogaaminayey labada nin ee shaadhka dowlada watay ee lakala dhaho xasan dhiiqo xasan duufle xasan sheekh maxamud alshabaab dhagarqabe dhiigyacabe iyo mahad maxaned salaad mahad kawaanle alshabaab iyo mukhtaar roobow iyo aadan madoobe waa in dhamantod lawada toogta insha Allah

  • @mohamedaadandon7874
    @mohamedaadandon7874 3 місяці тому

    Marba hadii shuute loo geeyey qalaaas dil waye kkkk

  • @leylomaxamed5308
    @leylomaxamed5308 4 місяці тому +1

    Hala dilo dhamaantod arxanlaawayaasha

  • @asdasde6050
    @asdasde6050 4 місяці тому +1

    Dhamaantood, waadhiigyacab, haladilo,, Waa haday, cadaalad, jirto

  • @sahraahmed2360
    @sahraahmed2360 4 місяці тому

    Wale. Xamarey. Xeladadher. Cidi. Tidhi. Maxay. Arken subxanalah nacudubilah

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5i 2 місяці тому

    Akon be aah malaa samaay karo sawir laan w Qlaad

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 26 днів тому

    Wax ma dili kardid mana xadi karo qamri wa cabi karta hada jecshay free marka istaqfurla dheh Alah

  • @leoderii2696
    @leoderii2696 4 місяці тому +1

    Hg ahaana indho adeegodana meel ay wax karaadiyaan ma waayaan heer ay gaareen sayid cabdule xasan hhhhhh