Musasalkka Waqti Xalqadii 4aad .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 кві 2021
  • Follow my Instagram @Boodhari yare.

КОМЕНТАРІ • 226

  • @boodhariyareofficial
    @boodhariyareofficial  3 роки тому +77

    Ramadan kariim dhamantiin :
    INSTAGRAM KA: Follow Dhe Boodhari yare 🙏

  • @hipomuhibo8895
    @hipomuhibo8895 3 роки тому +66

    Inta Boodhari Jecel like dhac 😅😅😅✋

  • @hoodoabdisalaan7935
    @hoodoabdisalaan7935 3 роки тому +24

    Inta tiktok kasoo aragtey een boodhari hore u aqaano sida anoo kle like kusii dhaji hlkan 😍 actor of the year🌹✌

  • @khadarmaxamed4542
    @khadarmaxamed4542 3 роки тому +21

    KusaLiya NabigaH scw 😰

  • @miskiabdizalaam3001
    @miskiabdizalaam3001 3 роки тому +24

    Plz wll codsigeena tixgaliya filimka xayaaysiiska badan kadaya wakhtigana dhereya

  • @fathiasaid8386
    @fathiasaid8386 3 роки тому +18

    Aniga oo gabadha aya xalada wilkasi ku jiiro wlhi soo maray iyado abahay iyo hooyaday baa nool yihin lkn ugu dambayn markan shaqaystay hooyo ayan u imiday somaliland nasib xumo hoyaday intan ka marna aduun ay igu cawiso may haysan lkn hada alx wn wada shaqaysana hooyaday iyo walalahay illahay aya mahad leh

  • @22hmusicpro4
    @22hmusicpro4 3 роки тому +19

    2020 actor of year yuusuf cegaaga
    2021 actor of year shakir ❤💯💥

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 3 роки тому +16

    Adna :jacaylku maaha fiicanan iyo lacag ma umalaynayo inuu jiro cid ka faqiirsan
    Waar inanta waa dadkii xigmada 😋

  • @ugbaadqurux42
    @ugbaadqurux42 3 роки тому +4

    Filmku mar hadii ay atariishada iyo actor ku shidan yihiin waan jeclahay
    😍😍😍 wuu igu socda

  • @jaabirahmed4946
    @jaabirahmed4946 3 роки тому +21

    Actor of the year .

  • @mohametQurbo
    @mohametQurbo 3 роки тому +4

    Hadii an heysan laha buug sida murayada loga akhristo ama looga dawado wxn qisooyin ka qori la qofkasta oo noloshu ku adkatey ama ay u saacidi weydy
    Wxd mooda shekada ay igau flim ka ku matalayan in ay haysato ama ay so martey aniga iyo kuwo kle oo kamida dadka😏🙄

  • @husseinahmed7407
    @husseinahmed7407 3 роки тому +5

    The best part of the film and the lesson learnt is where " love exist in a poverty state"..

  • @khadarhello9071
    @khadarhello9071 3 роки тому +12

    Film lama sameeyo ilaa qiso laga so dheegto koly wxa wax fahmi kara qofka nolosha so mry alxmdullalah

  • @caaliyayusuf5174
    @caaliyayusuf5174 3 роки тому +14

    Walahi hadan is laha meeday xalqadii 4 mahadsanid wllo boodhari💯

  • @mohabofficial6489
    @mohabofficial6489 3 роки тому +29

    Ifka laku yahay wll plz wlhi waa codsi subscribe ii saar ❤🙏
    👇

  • @iglanofficial5922
    @iglanofficial5922 3 роки тому +7

    Inta statuska boodhari kasoo aragtay like dhac kusii😁🥰

  • @sharmakecabdi1192
    @sharmakecabdi1192 3 роки тому +9

    Inta wtsppka kaso aragtaY like dhac igusi🥰✌💯

  • @abshirofficial9474
    @abshirofficial9474 3 роки тому +1

    Fadlan riwayadu waa super hit ee soo badiya daqiiqadaha

  • @hipomuhibo8895
    @hipomuhibo8895 3 роки тому +16

    Wll noo tix galiya please yara dheeereya filinka 11ka naga daayo ilaa 30minit ka dhiga

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 3 роки тому +2

    Masha Allah the best Actor keep going my dear br and succes❤❤❤🙏

  • @caliyaaxmed6550
    @caliyaaxmed6550 3 роки тому +11

    Shaakir wll cabtooy ma tahay
    Daqiiqad filmka so dheereeya dee

  • @cabdishakuur5120
    @cabdishakuur5120 3 роки тому +10

    Saan usugayay bidaar Baaa yeeshay😂😂😂

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 3 роки тому +6

    Maanshaalah film aad u wanaagsan la socda hoy la qabsada waa xanuun farxad qosol shaakir iyo inantu maxay ku danbayn mays, calfan meheradu maxay ku danbayn sidee loo wanjali shaakir

  • @aasiayuusuf7016
    @aasiayuusuf7016 3 роки тому +12

    Wllo Iskudaya Inaad Noofulisan codsiga Oo Mint yada Kordhiya Ileyn Wn Idin Rabnaaye😂🤭❤

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 3 роки тому +2

    SAliga Nabiga badiya, Scw🥰Scw😍Scw💯

  • @maymunabdulahi2865
    @maymunabdulahi2865 3 роки тому +2

    Kani Filin waa DhafY filimo weYeh Keep Going🖤

  • @ladanziyad-io9hc
    @ladanziyad-io9hc Рік тому

    M.a wllo mcn wane ku jecelahay dar Allah

  • @cashaahmed688
    @cashaahmed688 2 роки тому

    Imikan bilawday flimkan waan ka helay runtii keep going

  • @nimcoyuusuf9078
    @nimcoyuusuf9078 3 роки тому +2

    Ninka mofada inu egyahy amiin samadoon

  • @axmedfoosi2559
    @axmedfoosi2559 3 роки тому

    wa film ki uugu wanaagsana inti an filim somali ah dawanaayay horey usoco wll

  • @qfg1798
    @qfg1798 3 роки тому +4

    Mncha Allah Team Boodhari😘♥💯

  • @munamuna9630
    @munamuna9630 3 роки тому

    Esha Cala film 👌🏻🥰

  • @kaysarmuxumed1040
    @kaysarmuxumed1040 3 роки тому +1

    Xaqiiqda jirta manta aya sidan ah bro keep going nooso badi vidio yada nocon oo kale hana ka cajisin allah haku sharfo

  • @MkXiddo
    @MkXiddo 3 роки тому +1

    Keep going my brothers❤️❤️

  • @maxamedmj8382
    @maxamedmj8382 3 роки тому +2

    The best film

  • @koobeofficial143
    @koobeofficial143 3 роки тому +3

    KaNi waa film cajiiba hore uzoCoda dhaMan tiin wll

  • @drahmedabdisalaanshfiqii4420
    @drahmedabdisalaanshfiqii4420 3 роки тому +1

    Masha alaah filmku caadi ma ah runtii soo wada xalqaadka waa mcn

  • @huthadiamond7700
    @huthadiamond7700 3 роки тому +5

    Wll wakhtiga kordhi plz

  • @ahmedjamac5067
    @ahmedjamac5067 3 роки тому

    Boodhari yare waa Film fiican hore I soco sxb

  • @hibonura5412
    @hibonura5412 3 роки тому

    Ramadan kareem hn

  • @zuadali266
    @zuadali266 3 роки тому +1

    Masha Allah wllky cwa igu hrysy ee an dwdy keep going acter

  • @naruuro2588
    @naruuro2588 3 роки тому

    Hanblyo wllo kalinti jilnink si facn ayada ugaso baxden MashaAllah qurux qisadun wa mid xanun kulu 😢

  • @hurusenugaaneed2097
    @hurusenugaaneed2097 3 роки тому +1

    Plz Waqti Dhereya

  • @nasrakadar3109
    @nasrakadar3109 3 роки тому +4

    4 XalaqaDooD pa Izla ImiKa DawadAY Yaa Iga FarIiDzaN 😅😅😅🥰

  • @asmasuleiman9740
    @asmasuleiman9740 3 роки тому

    Hore u soco boodhari

  • @caynihazzan4861
    @caynihazzan4861 3 роки тому

    Filim cajiiba weeyi wllady keep going qaybta kale hala daahina wll yara dheereya aad ayuu u gabanyahay waa iga codsi

  • @xamdaabdimahomed6166
    @xamdaabdimahomed6166 3 роки тому +2

    Boodhari yare hore u soco ❤❤❤❤

  • @aaminamaxamud8158
    @aaminamaxamud8158 3 роки тому +1

    Walahi waa filim aan ka helly😔❤nosoo badiya bls

  • @iqroabdulahi5004
    @iqroabdulahi5004 3 роки тому

    Man sha allah wall qali shakir nosobadi filimika adi rali ah wan indinsalamey dhamatin

  • @madipadabalofficial
    @madipadabalofficial 3 роки тому

    Wllo no so badi filmka huray na u soco ayan ku leyahay actor of the year

  • @abdikaderahmedmouse3438
    @abdikaderahmedmouse3438 3 роки тому +3

    Thnkz Sxb Shaakir

  • @m.b.c.2327
    @m.b.c.2327 3 роки тому

    RAMADAN KARIM

  • @hassanadanmohamed5527
    @hassanadanmohamed5527 3 роки тому

    Waaw masha allah cant wait part 5

  • @hibomohamud7094
    @hibomohamud7094 3 роки тому +1

    Wow actor of the film shakir keep going ikn filimka dhereya plea

  • @RelaxHold
    @RelaxHold 3 роки тому +1

    Waxay somalidu matasho filimkan oo kaliyaa dareenkayga taabtay welldone 🙏

  • @hadiyarashid7277
    @hadiyarashid7277 3 роки тому +1

    Shaakir iyo wardan ku haysta💯

  • @najahnasiya8099
    @najahnasiya8099 3 роки тому

    Musalsal WllHei dareen Leh

  • @romanreings8086
    @romanreings8086 3 роки тому

    Keep going shaakir👊👊👊

  • @bashiirsiciid782
    @bashiirsiciid782 3 роки тому

    Adnan horumar wacn wll

  • @saacidismaaciil8685
    @saacidismaaciil8685 3 роки тому

    Actor of the year 2021

  • @DhuxulTv
    @DhuxulTv 3 роки тому

    Micnahayga waqtiga noo kordhiya xalqadu ay soconayso waana film aad u macaan hore u socda bro

  • @truelovesky8922
    @truelovesky8922 3 роки тому

    Wllyal Like uzaara Waa Qiso xanuun leh inozo badi wll muzalzalka

  • @hibocllaaahi24
    @hibocllaaahi24 3 роки тому +1

    Keep going huuuno

  • @hindahappyofficial5924
    @hindahappyofficial5924 3 роки тому

    Ramadan kariim

  • @xayaadmaxamed8164
    @xayaadmaxamed8164 3 роки тому

    lkn wad la soo raagdaan la zoo dhakhsataa musalsalka walal mcn❤️❤️❤️💋💋💋

  • @sagalcumar3478
    @sagalcumar3478 3 роки тому

    Boodhari waad nagu yaray zay bilacaleg yar dheereyaa

  • @engismehassan6879
    @engismehassan6879 3 роки тому

    Waa film aad uxiisa badan
    Kana hadlaya dhib jirta
    Oo ka dhex jirta bulashadeena
    Aad baan uga helay
    Aad baan ugu mahadcelinya wllaha soo hindisay Iyo kuwa soo tabiyana
    Iyo kuwa jilaaya
    Nooso badsha

  • @Samia-ln5lr
    @Samia-ln5lr 3 роки тому

    Ramadaan mubarak wllo lkn noo soo yara badiya xalqadaha

  • @namdaofficial8764
    @namdaofficial8764 3 роки тому +1

    Musalsalkan waan iska jeclhy

  • @xmdayuduf7215
    @xmdayuduf7215 3 роки тому

    Keep going tearm bodhari

  • @mudasirc.xakiin2047
    @mudasirc.xakiin2047 3 роки тому

    wan ku wataa boodhari yare

  • @sucadaxmed8275
    @sucadaxmed8275 3 роки тому

    masha alh hadu shaqo helay

  • @khadraaadan2201
    @khadraaadan2201 3 роки тому +1

    Shaakir wan ku wtaa prother🤴✌❤😭

  • @apdisamedbulshawi7904
    @apdisamedbulshawi7904 3 роки тому +1

    Keep going zhp Shakir Hore waxan Kugu Aqnay Barnamijyo lkn Hada waxan Arka Filiman Aad U Xiso Badan🙏🙏Hore Usocoda adi Teamkagaba

  • @cabdirashiidbinumaxamuud9835
    @cabdirashiidbinumaxamuud9835 3 роки тому

    wakhtiga kordhiya team boodhari please

  • @suhuurcali4167
    @suhuurcali4167 3 роки тому

    Hore usoco wll boodhari YaRe

  • @maxamedxasan2784
    @maxamedxasan2784 3 роки тому

    Waan ka helay runtii🟣😘 ilike that

  • @Buraale
    @Buraale 3 роки тому

    Hore u soco sxp shaakir

  • @hophanadchannel6446
    @hophanadchannel6446 3 роки тому

    Shukran aboowe masoo galiseenba

  • @haboonali4649
    @haboonali4649 3 роки тому

    Wll qliy eebe haydin barakeeyee nosoo badiya

  • @samiraguuleed5534
    @samiraguuleed5534 3 роки тому

    Ruwaayada hore nagu soo data wlloyaal

  • @faisamohamed8678
    @faisamohamed8678 3 роки тому

    keep going wllo

  • @fadxilaasim5590
    @fadxilaasim5590 3 роки тому

    Keep going

  • @honabdulazizizmail
    @honabdulazizizmail 3 роки тому

    Cimaadada Lama Haysan karo actor of the year

  • @nasrayasin4278
    @nasrayasin4278 3 роки тому +1

    M.a 🥰

  • @nasrinmaxamed1470
    @nasrinmaxamed1470 3 роки тому

    Mashaalaah wll wlaih ad ban uuga heelay ee qabta kalee soo daya

  • @maceyyusuf3760
    @maceyyusuf3760 3 роки тому +1

    Hory usocodo dhaman walalheg🙏🙏🙏🙏

  • @nasiibmaxamuudqurash6564
    @nasiibmaxamuudqurash6564 3 роки тому +2

    Barti 5aad soo daya

  • @daryeelmedia2481
    @daryeelmedia2481 3 роки тому

    Horomar Zare ZhpyaaL

  • @faadumofaysal8057
    @faadumofaysal8057 3 роки тому

    Flimka dheereeeye ples xayeysiinta badan ka daaya

  • @fardowsahasan4612
    @fardowsahasan4612 3 роки тому

    Masha allah filmka wan ka helay horay u socda walalayal

  • @Mukhtaarinadalal
    @Mukhtaarinadalal 3 роки тому

    Hormar wacan 🦁❤️💟

  • @djahmedlyrics7542
    @djahmedlyrics7542 3 роки тому

    Keep goin

  • @mustafehadaf9797
    @mustafehadaf9797 3 роки тому

    Mnsha Alah waa xaqiiqo jirta

  • @xuseenesse1439
    @xuseenesse1439 3 роки тому

    👍

  • @DhuxulTv
    @DhuxulTv 3 роки тому

    Waqtiga ay xalqadu soconayso

  • @khayriyaahmed6047
    @khayriyaahmed6047 3 роки тому

    WLL teamka noosoo badiyaH

  • @barwaaqomxamed2236
    @barwaaqomxamed2236 3 роки тому

    Boodhari brother horo usoco

  • @iqrabintualii4470
    @iqrabintualii4470 3 роки тому

    Saan usugayay lee filmka wad mahadsantihiin team bodhari

  • @zerpiyajama5150
    @zerpiyajama5150 3 роки тому

    Actor 2021 of year shaakir ❤️🌙