XALAY CABSI DARTEED AYAAN UGA CARARAY GURIGAYGII GURIGA KIKI AYAAN AADAY😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 6 тис.

  • @fatuumabdifatah-cb1uv
    @fatuumabdifatah-cb1uv Місяць тому +1008

    Asxaby saamiya Quran iny isisaarto inta iguraacsan like

  • @A.qaadirAk
    @A.qaadirAk Місяць тому +2090

    Abaayo Quraanka dhageysigiisa badso Haweenki Markaa seexaneyso neh Quraan Daaro Inshallah waxbo markeysid😭🙏🏻🙏🏻

    • @NadiaNada-gn6ze
      @NadiaNada-gn6ze Місяць тому +12

      M.a❤❤❤❤

    • @user-hq1fr4wn9q
      @user-hq1fr4wn9q Місяць тому +16

      Haa abaayo adigana aqriso insha qasatan suratul baqra aqriso cabsida dhan weykabaxee waxaasna wekababa ayaan❤❤❤❤

    • @aishaaxmed
      @aishaaxmed Місяць тому +2

      😢❤

    • @MajizaaAxmedmaxamed
      @MajizaaAxmedmaxamed Місяць тому +2

      Allah ku cafiyo bayo

    • @AbdirisaqSoobe
      @AbdirisaqSoobe Місяць тому +9

      Haa dabcan qur'aanka asaga ayaa xijaab ah
      Wxaad kaloo aqrisataa bisinka 21 jeer
      بسم الله الرحمن الرحيم
      Insha allaah wax ku dhiba arki meysid

  • @Ismaciiawukar
    @Ismaciiawukar Місяць тому +1363

    Nabiga wuxuuyiri scw gurigii suuratulbaqara lagu akhriyo sheydaan wuuka ordaa

  • @user-sm5io9ug6t
    @user-sm5io9ug6t Місяць тому +97

    Suuratu baqara hadaad taqaan akhriso waayo qaadasha deedu waa barako kategideeduna waa murugo sixiroola yaashuna ma awoodan waxa sidaasi yidhi xabiibkeenii muxammad scw Scw

  • @XilwaqaaliQurux
    @XilwaqaaliQurux Місяць тому +395

    Kiki gabar dhiigleh naxariis leh meshe kajirto qofa kajiro mashallaah sidey saamiyo ugu soo oroday macafimad qabta utiri 😢

  • @MohamedOday-vm7ex
    @MohamedOday-vm7ex Місяць тому +558

    3:08 Nabigu wuxuu yidhi scw : Aqrista suuratul Baqara , qabsashadeedu waa Barako , ka tagideeduna waa qoomamo , mana awoodaan sixiroolayaashu ❤

    • @SawdoMohamed
      @SawdoMohamed Місяць тому

      Salalahu calayhi wasalam ❤

    • @user-gc4ni9lk2i
      @user-gc4ni9lk2i Місяць тому +1

      Scw scw

    • @FartaXasan-rx8fc
      @FartaXasan-rx8fc Місяць тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @amiizahmohamed
      @amiizahmohamed Місяць тому +1

      SCW SCW SCW SCW SCW

  • @user-eq6nd8up3b
    @user-eq6nd8up3b Місяць тому +474

    Kiki walaahi boqorad waaye ❤inta igu raacsan like 😊

  • @MalikaMaxamed
    @MalikaMaxamed Місяць тому +75

    inta diinta jcel like 😢

  • @-Y95
    @-Y95 Місяць тому +319

    inta uu ducaynayso🥺🤲 Qarixii xeebta liido🇸🇴☪️ like saar walalayal😢😢👍👍👍

  • @abshirohassan8374
    @abshirohassan8374 Місяць тому +364

    Wlhi cabsi darteyd wadnaha ixanuunay iga tag😢😢abyo Quran is saar gurigana kaguur😭

    • @coverg1004
      @coverg1004 Місяць тому +4

      Fulay xaar wayn 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @abshirohassan8374
      @abshirohassan8374 Місяць тому

      @@coverg1004 😂ma wxn lacabsan baa

    • @user-jd4jq3nw5s
      @user-jd4jq3nw5s Місяць тому

      Fully😂

    • @hanaabyan6492
      @hanaabyan6492 Місяць тому

      Ani mrku calanku dhacay wadnaha hoos I tagay san la joogo camal😂😂😂😂😂😂

    • @user-zy8we5zv9r
      @user-zy8we5zv9r Місяць тому

      Sawmaaha

  • @Kadarba3
    @Kadarba3 Місяць тому +1765

    Away inta jecel nabigena scw❤ like

    • @Cqaniyoss6666
      @Cqaniyoss6666 Місяць тому +3

      𝐒𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰❤❤❤❤

    • @AishaAJabaar
      @AishaAJabaar Місяць тому +4

      Zcw zcw zcw❤

    • @user-vc1ju4nc9r
      @user-vc1ju4nc9r Місяць тому +3

      Scw scw scw scw scw scw

    • @user-bz1ik8hr4i
      @user-bz1ik8hr4i Місяць тому +2

      Scw scw scw scw scw scw scw

    • @GanetFar-ig3wk
      @GanetFar-ig3wk Місяць тому +2

      Scw❤❤

  • @filsanhilaal9299
    @filsanhilaal9299 Місяць тому +48

    Aniga arintaasi igu dhacday xitaa wxn gaaray inaanan habeen hurdo u xaadirin habeenki leerka ma damin jirin baqdin blse Surah BAQRA aya ku caafimaday oo aan laazimay Abaayo Laasim oo hakala jarin subax walba intaa akhrin karto akhri bog labo bog ❤

    • @bootstrap-es5wf
      @bootstrap-es5wf Місяць тому +3

      walahi qofkasta oo talla iweysta waxan aan kulataliyaa inuu aqisto Surtul Bakhara hada kahor ayaan xanunsaday 2022 bishii 4-aad 10kii dambe ee ramadan walahi waxan xanunsanaa muda badan xanun nafsi ah oo aanan jifan karin illa inta quran darta mahe inan jiifto , cunto cuni karin , masjid aadikarin , quran aqrisan karin , jaamacadana warkeed daay oo waba mesha la igaracay heer waxa garay kalimaha ugu horeya ayaa geli jiray qof skills badan ayaa ahaa walahi buug markaa qabto dhunta la igu dhago oo ooyinlee kuwasho , shaqadeydii xitta wakatagay shirkada ushaqeynayay mobilkeyga say usowacayen way daaleen. mln anigo jmacada joga saxibkey wil ah ayaa iyiri saxib waxa raceyna tabliq MASJIDUL HIDAAYA mogadisho galabtii marka masjidka tagnay was-waas suna waa tukan wayay maalinkaas ayan go'an kugaray inaan bakharo mlinkasta dhameyo 2-month ayaa waday 2-days bes ayey igafkatay ALX hada waa cafimad qaba Jamacdii wa wada 1-sano ayaa igahartay , wana shaqeysta deprationkii iyo was-waskina wa igaharay ALX , ALX, ALX

    • @DelightfulVolleyball-ut7cy
      @DelightfulVolleyball-ut7cy Місяць тому

      Alx allh ku siiydsho cafimdka abwe mar walpo quran wxa ka fcn ma lahn allh dhibka nga hyo alx ​@@bootstrap-es5wf

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab Місяць тому +138

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw ❤ abyo adaarka aqriso alle cabsida hakaa dulqaado

  • @YahyeHazen-qp2ji
    @YahyeHazen-qp2ji Місяць тому +151

    Kiki Bes waaye caawa Qalpigeena way Hanatay😢

  • @user-qc4nm6rb7h
    @user-qc4nm6rb7h Місяць тому +224

    Kiki wlhi si goba nima le ayaad samaysay thanks qli samia alle haku caafiyo wllo quraan isa saar

  • @abdinasirabdullahi8772
    @abdinasirabdullahi8772 Місяць тому +19

    Samia hal mar hata kalamke alle maxa uxasusane waysi😢

  • @KhadarMaxamedmuuse
    @KhadarMaxamedmuuse Місяць тому +192

    40 Qof ducadoodo waa la AQbalaaye An u ducayno walasheen ❤

  • @idriisshariif35
    @idriisshariif35 Місяць тому +533

    Dadka jecel nabigena scw❤like

    • @IlyasHajiBasher
      @IlyasHajiBasher Місяць тому +1

      Scw

    • @dukankaHooyo
      @dukankaHooyo Місяць тому +1

      Scw ❤️❤️ scw scw ❤️❤️ scw scw ❤️❤️ scw scw ❤️❤️ scw scw ❤️❤️ scw scw ❤️❤️

    • @Abdi-o9h
      @Abdi-o9h Місяць тому

      Slalahu calayhi wasalam

    • @user-lb7vc2tp6x
      @user-lb7vc2tp6x Місяць тому

      Scwscwscwscw

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 Місяць тому

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @Baresheeraa.98
    @Baresheeraa.98 Місяць тому +129

    Abayo gurig iskaga guur qurana isasar wax anagu kulaaragna wax yar maha subxanallh 😢❤

  • @Yana-tu3el
    @Yana-tu3el Місяць тому +9

    Kiki waa qof wanaagsan ❤❤❤sidey ugu soo orodey Maasha Allah

  • @MaryamaAbdirizak-x5n
    @MaryamaAbdirizak-x5n Місяць тому +225

    Abyo habeen kasta iyo subax kasta al baqra ku shid qolka mararka klena ku dhamee quraanka adna akhriso quraanka waa dawo ilaah haku caafiyo qalpi🤲🏼😭😭😊

  • @XafsaMaxamed-wh8bp
    @XafsaMaxamed-wh8bp Місяць тому +84

    Asxaabee inta nabiga jacel scw ❤like

  • @AbdirahmanMohamed-yt3ni
    @AbdirahmanMohamed-yt3ni Місяць тому +227

    قل هو الله أحد 3jeer
    قل أعوذ برب الفلق 3jeer
    قل أعوذ برب الناس 3jeer
    الله لا إله إلا هو الحي القيوم لا تأخذ ه سنة ولا نوم 3jeer
    Intaan markaa aqrisid dhinaca bidixda oo gadaal utuf
    Digriga ilaahey leeee haka dheeraanin, wax lu dhibaayo majiri doonaaan i.a👍

    • @hawohassan3938
      @hawohassan3938 Місяць тому +10

      Iyo saliga nabiga iyo ayatulkursi akhriso illaahayna haku nabad galiyo inshaallaah ❤

    • @user-lm9wv3sh6s
      @user-lm9wv3sh6s Місяць тому

      Hal mar xitaa shaydaanka iskama naarin abaayo afkaga markaa cabsato saan oo kale shaydaanka aad isaga naar markasta quraanka iyo adkaarta akhriso ilhy belaayo haku tuso 😢🤲

    • @NafisoAxmed-wh5zf
      @NafisoAxmed-wh5zf Місяць тому +1

      Wllhi been ma ahn aniga hawen walba aan seexdo intaan ayaan aqristaa alx anigo nawad qaba soo kaca ilaaheyna wax ima tuso abayo samiyo adigana midan sameyg😢😢

    • @user-xc9jt4su6q
      @user-xc9jt4su6q Місяць тому

      Ano 😊yar laiishege habeen walbo wa aqrista marka jifanayo

  • @HiboMaxamed-w9f
    @HiboMaxamed-w9f Місяць тому +9

    M.a wlhi kiikii boqrad qalbi dahab ah tariiqda ku Cudi foonto nolsheyda😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤

  • @Qaaliyey576
    @Qaaliyey576 Місяць тому +208

    Kiki nasab wye wlhi Sidey dhaqsi ugu imatay 😭❤️

    • @yasminadam3922
      @yasminadam3922 Місяць тому +6

      Say u soo ordaysay ayaaba iga ilmaysiisay

    • @AnabAwilNor
      @AnabAwilNor Місяць тому

      Wllhi ani xataa sey usoo oraday ilmaa iga timi😢​@@yasminadam3922

    • @qaalidumar2807
      @qaalidumar2807 Місяць тому

      ​@@yasminadam3922Haa walhi aniba waa ilmeeyy abaayo marky tiri

  • @user-oo2tf3ji3v
    @user-oo2tf3ji3v Місяць тому +109

    Abaayo Quraan dhageysigiisa badso Haweenki markaa seexaneyso neh Quraan Daaro inshalah waxbo markeysid 😢😢😢

  • @fasirkariyooyinka
    @fasirkariyooyinka Місяць тому +235

    ISCILAAJI WALAASHEY!! SIDAAN XAL MA AHANEE, AAYATUL KURSI AKHRISO

  • @user-xl7mm4sf5x
    @user-xl7mm4sf5x Місяць тому +10

    Waalaashayda aniga waxan kugu la talin laahaa in aad ducadaan aqrisid subaxdii 3jeer galabtiina 3jeer inshaa allaah alle ayaa kaa ilaalinaya dhibaato oodhan بسم الله الدي لايضر مع اسمه شيء في الأرض ولا في السماء وهو السميع العليم waxaa rajaynayaa inaad aqrin doonto kana faaiidi doonto wax badan inshaa allaah

  • @anuush-cy8ur
    @anuush-cy8ur Місяць тому +289

    Samia qalpi hanaga cabsin 😢guriga Quran ku shid siibo ayatul kursi ku shid😢🥰

    • @DeeqoMahad-nt7cm
      @DeeqoMahad-nt7cm Місяць тому +2

      Hotelki cabsida aha laga so race gandha miskinta ah 😢❤

  • @NASROAXMEDDIIRIYE
    @NASROAXMEDDIIRIYE Місяць тому +115

    Kiikii walaahi waa Gabar qalbi wanaagsan 😢m,a oo saaxib tinimo walal nimo wax kataqaano 😢😢😢😢😢😢

  • @marwamustafe8270
    @marwamustafe8270 Місяць тому +144

    Kiki wlhi boqorad aan lahali karin weeye siday ugu soo oroday ayaan wax la siisto lahayn m.a😭🥺❤

  • @user-xl7mm4sf5x
    @user-xl7mm4sf5x Місяць тому +8

    Walaasha Ducadaan aqri بسم لله الذي لا يضر مع اسمه شيء في الأرض ولا في السماء وهو السميع العليم subaxdii 3jeer galabtiina 3jeer waana ku soo ducayna inshaa allaah

  • @FartuunMaxamuud-sd8vn
    @FartuunMaxamuud-sd8vn Місяць тому +88

    Kiki waa gabar naxariis badan oo walal nimada iyo saxibti nimada wax kataqaan m.a mahadsanid

  • @AsmaDhaaki-oe3lv
    @AsmaDhaaki-oe3lv Місяць тому +102

    Sorry abaayo Saamiyo.😢
    Kiki dadnimadeedu waa baarka sare, qofka markaad garab u baahantay kuu hagar baxaa waa qof jira.❤

  • @khadradahirali7759
    @khadradahirali7759 Місяць тому +130

    Marka qof xili muhiima u bahati ku caawiyo wlhi waa garab😢😢😢 thanks kiki

  • @aNithamohmeth
    @aNithamohmeth Місяць тому +7

    Wllhi kiiki waa qof wanaagsan m,a❤

  • @bilanjama4820
    @bilanjama4820 Місяць тому +81

    Habeenkii adoo weesa qaba seexo albaqra ku shid gurgaaga mida kale afkaaga bar acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim bismilaahi raxmaani raxiim…saamiya habeenkii aad meesha takteen waanku daawanayey markaad baqdid waad aamusnayd koko iyo dadka kula socday markay baqaan shaydaanka ayey iska naarayeen baro walaal inaad dirahdid bismilaah tawakal calalaah jinka anagaa ka xoog badan ilaahay adkaar buu na siiyey aan aqrisano

    • @nafisadahir
      @nafisadahir Місяць тому +2

      M.a tallo fican wana runta wali mamaqlinhda xita videogan mesan alabta markey dacdacayen mesan dehenin اعود بلله من الشيض رجيم

    • @nafisadahir
      @nafisadahir Місяць тому +1

      M.a tallo fican wana runta wali mamaqlinhda xita videogan mesan alabta markey dacdacayen mesan dehenin اعود بلله من الشيض رجيم

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan Місяць тому +522

    Abaayo quraan isa saar😢😢😢 ilahay hakaa qabto wxan Markaa seexanaysid nh Suuratul Baqara Daaro😢 Kuseexo Markaas Gurikale dag kanba kiraa kudaganthy wxba isma dhaamaane😢😭 Guys uduceeya Gabadhiina😭

    • @sadiiqlakii
      @sadiiqlakii Місяць тому +3

      Alla sw ha Caafiyo 6:46

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 Місяць тому +70

    Kiki masha Allah waa qof wanaagsan iyadoo ordeeyso ayey u timid saaxiibteed allow kaa saar cabsidaan samiya cadeey

  • @SamsamCismaan-g3c
    @SamsamCismaan-g3c 15 днів тому +1

    Abaayo quraan is saar waad caafimaadi in sha allah

  • @CashooMaxmudxusen
    @CashooMaxmudxusen Місяць тому +49

    Wlahi kiki markan arkay ayadoo ordeyso wan ilmeeyey😢😢😢 waqof wanaagsan😢😢

  • @user-wg2xk7fz1j
    @user-wg2xk7fz1j Місяць тому +88

    Samia ilahay ha ku caafiyo is quraan saar wllo.
    Kiki Boqorad waaye wlhi❤️👑👑 Sidaa isku walashada acuudu bilah😢

  • @Maryan__sheeko_xariiro
    @Maryan__sheeko_xariiro Місяць тому +124

    Saamiya gurigaagaba cabsi cabsi ah abaayo kiki la dag intaa ka fcnaaneso quraankana badso😭💕

  • @Dhiirinaftada
    @Dhiirinaftada Місяць тому +6

    Wlhi anigaa xaaladaa soomaray waxa jiray guri aan mardegnay aniga habeenka maseexanjirin qolkayga iilaa habeenka qof ilasexdo mahane shanqadh weel reercaadiya oo wadashaqaysanaya cml ,xataa waxan dreemi jiray wax idabasocda ila aan arkay 4mar balse aniga waxaan laha ilobadan iyo sixir,taas ayaa sababtay inaan kaduwanaado dadka dareemo jinka😢❤ albaqra ayaan shidanjiry akhriyijiry weyna iga tageen alxm😊

  • @Sihaam1.5
    @Sihaam1.5 Місяць тому +40

    Kiki wa gabdha teamka ku cusub uguna dhiiga badan garab jirta walhi gabdhaas ilaaasho wa boqorad wlhi😢❤

  • @aliamohamed709
    @aliamohamed709 Місяць тому +55

    Anigaaba cabsaday markay calanka iyo caagadu so dheceen bismilaah abayooy quraan isa saar 😢😢

  • @xafzamuhudin1591
    @xafzamuhudin1591 Місяць тому +61

    Alla kiki wllhi qof loo dhawaado way tahy😢❤wllhi qofka maalinka ay xaalada kugu adagtahy garbkaga ahaado wllhi dadka wuu kaaga dhowyahy😢❤

    • @saabiriinali2698
      @saabiriinali2698 Місяць тому +5

      Alla kiki way timi Alx markay tiri ilin igu soo istaagtay

    • @FatimaYar-sh3pf
      @FatimaYar-sh3pf Місяць тому

      Wllhi anigo cadi iska ah ban maqlay kiki wey timi saa ilin igu istagtay😢​@@saabiriinali2698

    • @naciimo3199
      @naciimo3199 Місяць тому +1

      Haa wlh 😢

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Місяць тому

      Waalacabsana videona waala duuba scml he Saacada e videoga duubesay waa subaxnimo 4:00 see ayada sheektay Runta markaan isku sheegno samia ilmo ma ahn waa qof weyn danteeda ayada taqaano idinka maxaa u qabankartaan waa may sheekada views raadis aye u ektahay hadee doneyao ine quraan isa saarto qof ka hortaagan majiro weey isa saarikarta quraanka cabsi kulaha videona waa laduuba ciyaarta nagada yaaqe 😷😷😷

    • @xafzamuhudin1591
      @xafzamuhudin1591 Місяць тому

      @@Abdelrahimmohamed-jy7lp wax aan uqaban karno malhn aan ka aheen inan uduceyno wllo tankle gabdha hadalkeda si fcn u dhagyso malmhn dhanba sidan wan arkaye dhahde haday views kathy intaas dhan soo duubi lahyd ee hdda inay dadka u cadayso usoo duubtey but qofkii biniadan qancinaa dhoho asagaaba waalan wllhi

  • @SaacidAbdullahi-ec5ds
    @SaacidAbdullahi-ec5ds Місяць тому +2

    Kiki fadlan Quraanka aqriskiisa ku dadaal😢 Illahy baryadiiisana badi abayo

  • @Billiondhan37
    @Billiondhan37 Місяць тому +93

    Allah ha ku cafiyo abayo 😢tedakale quraan Isa saar 😭

  • @CabdulaahiDayib-n7o
    @CabdulaahiDayib-n7o Місяць тому +57

    Team 27 oo dhan quraan ha ku aqriyaan guriga adigana Margaret aad sexaneysid aayatul kursi aqriso ❤😭😭😭😭😭

  • @user-ui9im4we2q
    @user-ui9im4we2q Місяць тому +74

    Kiki boqorad weeye walahay waa ilmeeyay siday ugu soo oroday wlhy😪😪😪

    • @nafisasiciid7216
      @nafisasiciid7216 Місяць тому +3

      Wllhi anida xata wan ilmeyay🥹🥹

    • @ZaaraAbdi-it2lq
      @ZaaraAbdi-it2lq Місяць тому

      Wlhi same 😢

    • @ninwaxbadanog3176
      @ninwaxbadanog3176 Місяць тому +3

      Waa gabar dhiig leh walaaltinimada wax ka taqaan allaha idin dayo saa isku walaashada😢😢

    • @marwamustafe8270
      @marwamustafe8270 Місяць тому +1

      Aniga xitaa wlhi ilahay ha udeysto🥺🥺❤️

    • @shuubilan9781
      @shuubilan9781 Місяць тому +1

      Haa wlh nasab waye ilin baa iga timade ha ilalshato waa gabar fican

  • @AbdirahmanBuush
    @AbdirahmanBuush 15 днів тому +1

    Dhibkagu waa iskar bulanimada ee kalay iguurso isoo dhofso jacayl ❤😂😢

  • @gudonfarahcabdi1900
    @gudonfarahcabdi1900 Місяць тому +61

    Nabigu wuxu dhahy gurigii suratul baqra lagu shido shaydan ma so galo ee abayo quraan ku shid ama ku akhri gurigana ka guur abayo isna Quran Sar abayo😢😢

  • @sahra3081
    @sahra3081 Місяць тому +67

    Walahi waan oyay kiiki waa inan wanagsan mansha allah ilahay haku cafiyo wlle qli quraan isasaar

  • @sumeyaharun2142
    @sumeyaharun2142 Місяць тому +83

    Qof Muslim bad tahay sheydan waxba kuma shegayo quran aqriso salad tuko guriga neh quran kushid waqti walbo neh weyso haku dowrnato ❤

    • @mounaibrahim1190
      @mounaibrahim1190 Місяць тому +1

      Ha lakin qouran mad shisatid walala wabad naga cabsìsay walahi

  • @user-ok9dq9uu5m
    @user-ok9dq9uu5m Місяць тому +5

    Abaayo qur,aan shido markaa seexaneyso qur aanna isasaar❤❤❤

  • @AbdiFitaah2
    @AbdiFitaah2 Місяць тому +49

    Abaayo quraanka aqriso gurigana iskaga soo guur mardambe haku laaban wlhi waan naxay marwalabana weyso qaaado ayaatul kursina aqriso😢

  • @Taliso-zh2dl
    @Taliso-zh2dl Місяць тому +45

    Istiq firulaah afkaga bar baryada ilaahey maxa ku diidey atkarta inaad afkaga bartaa iyo saliga nabiga scw

    • @ramlamohamed9793
      @ramlamohamed9793 Місяць тому +1

      Waxan ka yabay hal Mar kama maqal Kalam illahey, cajiib sidey rabta in ey u badbaado😢

    • @LeylaMohammed-kk5vl
      @LeylaMohammed-kk5vl Місяць тому

      Gasys beslekujirtaa ilaheyhasohanuniyo​@@ramlamohamed9793

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Місяць тому

      Waalacabsana videona waala duuba scml he Saacada e videoga duubesay waa subaxnimo 4:00 see ayada sheektay Runta markaan isku sheegno samia ilmo ma ahn waa qof weyn danteeda ayada taqaano idinka maxaa u qabankartaan waa may sheekada views raadis aye u ektahay hadee doneyao ine quraan isa saarto qof ka hortaagan majiro weey isa saarikarta quraanka cabsi kulaha videona waa laduuba ciyaarta nagada yaaqe 😷😷😷

  • @Miskiyusssuf
    @Miskiyusssuf Місяць тому +87

    Samia markii ad mesha aaday ban dhowr jeer comment ku qoray Qur'an isa saar abayo hadana isa saar quran wax dhama ma jiraane

  • @wiilow333
    @wiilow333 Місяць тому +9

    Abaayo mcnto anakaa walaalaha ah macalinkeena uwac guriga iyo anigaba qur,aan nasaar dheh abaayo markaa jiifaneysid sameycad qur aan ka shid kadib seexo abaayo❤❤❤❤❤😢😢😢😢

    • @Samiiranaazir
      @Samiiranaazir Місяць тому

      Ha wallahi wll anba marayu ishanqaro qurana aqristay

  • @Sihaammostaphe
    @Sihaammostaphe Місяць тому +990

    Team Samia one like 👍😢❤

    • @ramaa112
      @ramaa112 Місяць тому +18

      Like raadisaa tahay mesha gabadha uduceyn laheydaa like kurqdsanee ilhy kabaq qof weyna thee

    • @Sihaammostaphe
      @Sihaammostaphe Місяць тому

      @@ramaa112 Naa Waad I arkaysa Inuu Emoji la socdo sacsacad yahay

    • @Sihaammostaphe
      @Sihaammostaphe Місяць тому +1

      ​@@ramaa112Waad Arakaysa inuu Emoji La socdo Sacsacad yahay

    • @Tushlucky
      @Tushlucky Місяць тому +1

      Oh wankaxumahay wlhi abayo illahey hakareebo wankuduceynaya waxbo hawalwalin qali you will be fine I.a adna adhkarta badso

    • @nimcocasaan5920
      @nimcocasaan5920 Місяць тому

      Alee hakaa saaro😢

  • @user-nq4ry4jp8g
    @user-nq4ry4jp8g Місяць тому +56

    Ala Kiki Mnsha Allah Gabadh yaro fariida o qalbi fican weeye wlhi😢❤

  • @MustafShxasan
    @MustafShxasan Місяць тому +37

    Abaayo quraan aqriso aya tul gursi iyo saliga nabiga scw ilahey ha ga qabdo wixi ku dhibayo manacto❤

  • @YahyeAbdinasir-j8b
    @YahyeAbdinasir-j8b Місяць тому +3

    vedio gaan markaan sifiican ugu fiirsaday jiliin buu u eg yahay .....✋️

  • @IftinDahir-ry4so
    @IftinDahir-ry4so Місяць тому +110

    Guriga ka goor guri kali raso abyo qur aanna is saar😢

  • @caaishoxuseen3598
    @caaishoxuseen3598 Місяць тому +88

    Omg Kiki side ugu so oroday the best bestie friend walhy 😭❤

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491 Місяць тому +50

    Kiki wanasgsana iLheyy qurx bdneyy haku hafido naxaristada😢

  • @luuleymohamed7798
    @luuleymohamed7798 Місяць тому +9

    Abaayo Samia quraanka dhageyso Aayatul Kur aqriso albaqara guriga ku Daar insha Allaah shaydaan iyo shartiisa waad ka bad baadeysa ilaahey na ha ku caafiyo qalbigana ilaahey ha kuu dajiya ha na kuu nuuriyo caafimad buuxo ilaahey ha ku siiyo Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @MaxamedIsaaqcali-pf7rx
    @MaxamedIsaaqcali-pf7rx Місяць тому +23

    Kiikii waa Gabar wanaagsan wlhi waan il meeyey markey soo carartey 😮😮

  • @Eragatoo
    @Eragatoo Місяць тому +116

    Wlahi waan naxey bisanka 😢

    • @Faiza-e6i
      @Faiza-e6i Місяць тому +4

      Ani xitaaa walahi

  • @hamdaxaajiladhan114
    @hamdaxaajiladhan114 Місяць тому +85

    Kiki walhi siday uu so cartya Waa qof wangsan walshya Uu naxadaya

  • @MiskiMohamed-xj6rp
    @MiskiMohamed-xj6rp Місяць тому +4

    Marka kaligey guri jogo se niyadey ii shegto😂😭 bayo quran isa saar😢

  • @Qaaliyey576
    @Qaaliyey576 Місяць тому +70

    Subxanallah abayoy Quranka Aqriso gurigana ku Shido guriga hada dagan thyna ka guur 🥺

  • @KhadraCismaanghy
    @KhadraCismaanghy Місяць тому +35

    Kiki qof wanaagsan weeye masha allah zxbadadad waxaad barataa waa xiligan oo kale walal samia waxaan kugula talinaa in mar walba aad quraanka daaratid oo aad waxana ka ducaysatid anaguna insha allah waan kusoo ducaynaynaa😢😢😢

  • @xiisgaraad9153
    @xiisgaraad9153 Місяць тому +43

    Anaa iga cabsiisay bee Allha kusaqiro abyo quraan aqriso guriga kaguur quraan isa saar marwaliba digriga ilahey afka kuhaay 😢

  • @XabsaCabdi-u9j
    @XabsaCabdi-u9j 27 днів тому +2

    Team saamia one like 👍 👌

  • @hodan8071
    @hodan8071 Місяць тому +42

    Gawadha Quran Sara my 27 dhamantiin plees🙏🙏😭😭😭

  • @Hanna13717
    @Hanna13717 Місяць тому +66

    Suratul baqra 😢aqriso ama guriga quraan ku shid adkaar aqriso masakxda ka saar cabdsida😢Alle haka dulqaado cabsida

  • @AnisoAbdulahi-hh1tj
    @AnisoAbdulahi-hh1tj Місяць тому +49

    Team 27 gabadha quran Sara please walidked halala hadlo ha uso duceyan bisinke qof teamka ka mida halala dajiyo si ay wehel uhesho oo loga warhayo cawiya gabadha allah ka dulqade wax walbo dhibayo😢

  • @user-ek9zd9ci8m
    @user-ek9zd9ci8m Місяць тому +3

    Cabsida jooji suuratul baqrana habeen dheelay guriga ku akhri❤❤

  • @user-ch5mo5xn8o
    @user-ch5mo5xn8o Місяць тому +42

    samia hanaga nixin qaali wllhi kuwii lahaa waalaso raacaya run bay sheegayeen 😭😭

  • @MohamedOday-vm7ex
    @MohamedOday-vm7ex Місяць тому +64

    18:47 mida kale qof kaligiis inuu meel seexdo ma fiicna sababtoo ah nabigu wuxuu yidhi : hadaad ogtiin waxaan ogahay qof kaligii ma socdeen xili habeen ah , qof kaligii gaadiid wataa waa shaydaan , Labada gaadiid wada wataa waa laba shaydaan , sadexdu iyagu waa Gaadiid ❤

  • @IzhaAhmett85
    @IzhaAhmett85 Місяць тому +24

    Abayo samiyo quraanka dhageesigiisa iyo aqriskiisa badi wa ku cafimaade Allah kaa caafiyo🥺🤲

  • @Abshir8
    @Abshir8 16 днів тому +2

    Qof Subs ka yar yahay 4k oo video giisu kusocdo 1M, Saamiyo bes baan arkay.Soomaali qofkay wataan waa soconayaa❤

  • @khadramaxamud1632
    @khadramaxamud1632 Місяць тому +61

    Quraan ku shid qolka 24 Anwar adiguna dhaga gasho illaahay ha reebo 😢😢

  • @IbrahimHagarkayare-ln7lc
    @IbrahimHagarkayare-ln7lc Місяць тому +150

    Guriga suuratu baqara ku dara
    Qur.aan ku aqri guriga😢

  • @guushanolosha947
    @guushanolosha947 Місяць тому +24

    Wlhy waa naxay markii calanku dhacay hadana caagada biyaha ayaa la tuuray hadan waxkale ayaa sanqadhay waaba cabsi wlhy wllo mid samee marka kowaad quran isasaar marka labaad guriga kaguur kelina ha degin kelinimada ma fiicna waa kuu ducaynaynaa wllo alle haku dhaafiyo waxaasna ii nsha allah adigana cashar kuqubayso❤❤❤from burco

  • @FarxiyoirshaadAhmedAli
    @FarxiyoirshaadAhmedAli Місяць тому +1

    Saamiyo abaayo quraan isa Saar wan Kubaryayaa😢😢

  • @AhmedAhmedilkacase
    @AhmedAhmedilkacase Місяць тому +41

    Waxaa layiri qofka suratul baqra hbnkii akhrista iyo qofkii gurigiisa ku akhriya waxba umasoo dhawanayaan abyo quraan akhriso oo quraan isi saar guriga kaguur ilahy talo saarso ilahy haka badbadio😢😢😢😢😢

  • @NajaxHaji
    @NajaxHaji Місяць тому +130

    Quraan isi saar byo adkaarta io quraankana badso.😢

  • @SucaadoSaciidXirsi
    @SucaadoSaciidXirsi Місяць тому +21

    Samiyooy walsheyda ayaa thy waan kula talinaa suuratul baqra aqriso ama daaro mobile ka ka shido maalintii gurigada haka shidnaado markaa sariirtada imato neefta isku celi ilaa intaa awoodo saana dheh (BISMILAAHI FII AWALIHII WA AA QIRIHII) I.n waad ka cafi madi doontaa adkaarta hurdadana aqriso intaasan seexan igu fiiri hala has marked sameso nala soo wadaag sidaa ka noqoty abayo dhibkaada wuu idhibayaayee xppti😢❤❤❤❤

  • @SuhayrFarxan
    @SuhayrFarxan Місяць тому +1

    Ilaahay hakaa dulqado cabsida inlaguugu badalo farxad warta samia inthe best❤❤

  • @user-gg3zs7nw9i
    @user-gg3zs7nw9i Місяць тому +70

    Maskiintena waxad ogaata intaa quraanka akhrineyso oo ad dhagaysanayso inaadan wax arkeyn cabsidana iska dhaaf intaa quraanka iyo adkaarta wadidna wax ku gaadhayo malahan mcntoh😢

  • @Sacdiya-s7q
    @Sacdiya-s7q Місяць тому +37

    Kiki sideey usoo oraday naxariisleyy❤🥰

  • @sagalismacil9328
    @sagalismacil9328 Місяць тому +34

    Ilaahay isku xidh qalbi way kaa cabsiinayaan ee quraanka dhagayso habeenki suuratu Al baqra ku seexo saliga nabiga iyo tasbiixdana badso intaad ladnaanayso oo difaac yeelanayso iskala joog wallasha kikii

  • @AsmaAhmed-xj8wh
    @AsmaAhmed-xj8wh 26 днів тому +2

    Isla dega labadiina hadad rabtiin in ay isla degan like

  • @salatgarane33
    @salatgarane33 Місяць тому +12

    Abayo every morning and evening read ayatul kursi and also before you sleep read it ayyatul kursi, , surah Al naas, surah Al falaq iyo faatiha each 3 type
    And also make it audio read qurah in start faatiha second Al baqara for your phone when you sleep
    And my Allah well dis appear you all of you stress inshallah
    Allah kudowra walal qali

  • @Aishastylqueen
    @Aishastylqueen Місяць тому +59

    Markaa seexa nayso suuratu Al baqra daaro markasta quraan qolkaaga ka shido abaayo markastana wee sayso markay weesada kaa jabtana mar kale wee seeyso😢😢

  • @user-rz8mq7es8w
    @user-rz8mq7es8w Місяць тому +100

    Maaskiin huuno adkaarta badi
    Gurigana quraanku shid insha'Allah waan kusoo duceen anaguna😢😢

    • @BilanZaleban-r4y
      @BilanZaleban-r4y Місяць тому +2

      Haa alle khayr haka dhigo 😔

    • @fatimadagan8541
      @fatimadagan8541 Місяць тому

      Gbadha hal mar sheydaanka iska naari mayso ayaantiina markey la socotay dadka saasey ahyd

  • @XafsoHamid
    @XafsoHamid Місяць тому +2

    Calan tawxiidka ku qoranyhy jin mba uso dhawaan kare jinka Wuu kacabsada tawxidka Naa bal carar nolol mataale anaaba cabsadaye qolkana marka uso laabato albaqra udaar ama ka guurba