Musalsalka Waqti Qaybtii Xalqadii 8-aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 276

  • @haji509
    @haji509 3 роки тому +121

    Inta filmka kaheshay
    Ismujiya😍

  • @khamsakhamsa6122
    @khamsakhamsa6122 3 роки тому +52

    Xushmad badan Edna intey darensiisey. Edna jacaylku inu ka weyn yahay wada dhalashada love sar♥️

    • @raoneweye2544
      @raoneweye2544 3 роки тому +1

      Sikasto ooloo dareensiiyo wda dhalashada ciyar ma aho

    • @khamsakhamsa6122
      @khamsakhamsa6122 3 роки тому

      @@raoneweye2544 haa xaqiiqatan wax yar ma ahan

  • @jamiilajanno6204
    @jamiilajanno6204 3 роки тому +15

    Wanku farax sanay inay guulaystan shakir iyo warda yes💪👋

  • @noname-tw8dv
    @noname-tw8dv 3 роки тому +36

    Shaakir ahmed ali best actor wlhi lkn xalqadaha waad nagu yaraysay 😂

  • @callmemk1
    @callmemk1 3 роки тому +8

    TANK YOU BODHARI YARE AMA SHAKIR IYO DHAMAN JILAYASHA MUSALSALKA SIDA WCN EE U KALA KICISEEN MUSALSALKA .♥️✌✊☘

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 3 роки тому +14

    Isoboqda wlalaha qalbiga oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak

  • @kawsaraadan3642
    @kawsaraadan3642 3 роки тому +31

    Wll xalqadaha Wad la raagaysan 10 minute way yihin ee minutes ka 20 Gaadhsiya Sida kale Wa top🙌

  • @momy1432
    @momy1432 3 роки тому +13

    Wlhi manto kaliyan 8da qaybodba dawaday filmku iyo qisaduba adbay
    Igu socota keep going dhalinyarada fikirka leh

  • @carafaadxasan2665
    @carafaadxasan2665 3 роки тому +15

    HaaYe codsigeyaga naga aqbal oo na sharaf wll qali sacada soo Yara KOrdhiH 🥺

  • @azmaqurux7357
    @azmaqurux7357 3 роки тому +11

    Waa rabadane wll allah darti heesa haso racinina😭😭😭please wll

  • @ahmedyuusufofficial3450
    @ahmedyuusufofficial3450 3 роки тому +1

    Wlhi waligay ma arag film ka fiican boodhari keep going 👍👍👍❤❤😎😎

  • @saidaabdale4906
    @saidaabdale4906 3 роки тому +1

    Keep going werda and shakir

  • @faadumofaysal8057
    @faadumofaysal8057 3 роки тому +1

    Woooooow hore usocda 🥰noo soo badiya iinshllh

  • @zuldaanbrown8385
    @zuldaanbrown8385 3 роки тому +3

    flimka waaH siiiH macanan inta illa aragta like dhac dhac ku siiya ilamderayaaL

  • @hothoahmed4066
    @hothoahmed4066 3 роки тому +2

    Xalay daawaday qabtan Waa film cajiiba runtii oo micno weyn xambaarsan hore usocda wlky boodhari yare official

  • @mohamedqasaayewilboqortoyo7037
    @mohamedqasaayewilboqortoyo7037 3 роки тому +4

    Filmka saan ku wada hadow macaan yeela rabaahe 😄😀
    taalanti ayaa ledihiin keep going

  • @Samia-ln5lr
    @Samia-ln5lr 3 роки тому +23

    Film iyo badh keep going all teams

  • @khadarabdilahi1235
    @khadarabdilahi1235 3 роки тому

    Inoku so dhakh sada qebta 9 pleas keep going ayan idin leyahay

  • @mohamedahmedhassan8233
    @mohamedahmedhassan8233 3 роки тому +1

    Good hore u socda wan ini tagera from Djibouti

  • @inanabiadem2646
    @inanabiadem2646 3 роки тому +13

    Team #EDNA is muujia mcaanayaaL😂✋
    👇

  • @xamdakhaliif72
    @xamdakhaliif72 3 роки тому +1

    Wwww flim iga dheh 🥰🥰🥰🥰hawarto wllnimo hana waro jcylku

  • @jamaalsamraawi5042
    @jamaalsamraawi5042 3 роки тому

    Waah
    Waah
    Wuu igu socda
    Musalsalkani

  • @abdikaderahmedmouse3438
    @abdikaderahmedmouse3438 3 роки тому +8

    Dhaman Team Boodhari Yare Official Wad Mahadsan Tihiin, Film Aan Taageero Buuxda U Hayyo Weeye

  • @cabdiraxmancali5536
    @cabdiraxmancali5536 3 роки тому +7

    Axyaa film waan u qiray cidii igu raac san like dhac ku sii

  • @bushrabeauty8773
    @bushrabeauty8773 3 роки тому +10

    Part 8 Hindi cml noqotay by the way keep going bro☺️ porahae 🥰🙏

  • @xamdaabdimahomed6166
    @xamdaabdimahomed6166 3 роки тому +2

    Waaaaaaw hore u soco dhamaantiin ❤❤❤

  • @musamohamed4372
    @musamohamed4372 3 роки тому +4

    adna quruxley ayaa tahy ee UA-camr furu aan kukalakicine

  • @adamcabdi3673
    @adamcabdi3673 3 роки тому +1

    Noo dadaji 9 please💋💋❤

  • @yaasiinahmed8671
    @yaasiinahmed8671 3 роки тому

    Ana waxan ka mid ahay asxabta sida toska ugu xidhan uyotupkaga pro🥰🥰🙏🙏🙏

  • @xadaarigeesi3885
    @xadaarigeesi3885 3 роки тому +1

    Zaalim Full Acter zhp Horhmarban kurajaynaya🙏💚

  • @zuleikhanoura2701
    @zuleikhanoura2701 3 роки тому +11

    Plz filmku halkan buu xalad ku leeyahay melaha kale ee lagaa soo hor daynayo naga daaya dheh part 8 xalayban sii dawanay

    • @abdullahitriplea2816
      @abdullahitriplea2816 3 роки тому

      Sidhokale wll
      Channel kale ayan xaley ku arke xalqada 8
      Jawabta asaga ayan kasugeyna I.a
      Boodhari yare

  • @haphzahaphza6612
    @haphzahaphza6612 3 роки тому +3

    Musasalkani dhiigayguu ku talaalan yay🥰🥰

  • @aasiyamahamed8407
    @aasiyamahamed8407 3 роки тому +5

    Best actor shaakir keep going brother💔💉

    • @amalcaynab3632
      @amalcaynab3632 3 роки тому

      bodhari yare iyo tiimkiisb wan idiin salamay waa filim qiso mcn Lakin nobiriya wakhtig

  • @engsakariyeinamahamuud4827
    @engsakariyeinamahamuud4827 3 роки тому +4

    Bodhari iyo temkisuba wan idin salamaya wllhi filim qiso ah oo mcn weye❣

  • @Hoodomohamuud
    @Hoodomohamuud 3 роки тому

    Ax walhi waan ilmeeyay way jiraan dad badan oo duruufahaaso kale ay aduunka ku haystaan waxan idin leeyay hore u socda ✔️❤️

  • @mohamedabdi727
    @mohamedabdi727 3 роки тому +2

    Idin watah wllday warda adna shakir kep going

  • @cmgp3061
    @cmgp3061 3 роки тому

    Fantastic film
    Qaybta 9 wali mahyno

  • @ladnamaxamed6404
    @ladnamaxamed6404 3 роки тому

    Wooowwwwwww film cajiiibaad samayseen hore usocda walloyaal

  • @jannojuweriajuweriajanno1267
    @jannojuweriajuweriajanno1267 3 роки тому +1

    Best film Keeep going all the teaMs❤️

  • @abdiwaliaden6244
    @abdiwaliaden6244 3 роки тому +2

    Intaan riwayad arkayay mida mida ila mid ah man arkin wan daremaya qofka qeybta weyn ku leh inu yahy bodhari iyo adna what a film 🎥

  • @ayaanali8324
    @ayaanali8324 3 роки тому

    Horay ina kaso sartan kashifada mey aheyn lkin wa top 👏😍

  • @sabarinali2204
    @sabarinali2204 3 роки тому

    Amezing wlhi boqortooyo hormar wcn

  • @ugbaadqurux42
    @ugbaadqurux42 3 роки тому +1

    Bilaahi caleykum heesaha naga daaya

  • @rahmamuuse5556
    @rahmamuuse5556 3 роки тому +1

    Mansha allh filim aan kutahsadoh jilyaasha nolol waarta

  • @zhaymashacni3017
    @zhaymashacni3017 3 роки тому +1

    Filim waa ToP Wlhia😍😘

  • @umalkhayrmaxamed4435
    @umalkhayrmaxamed4435 3 роки тому +1

    Wlhi filim iyo badh xalqada 9 insha allha 👏👏👏👏

  • @truelovesky8922
    @truelovesky8922 3 роки тому +1

    Walal filmka wn ka hele hore usocda haday macquul tahyna iga qayb galiya mahdzantihiin👍👍👍

  • @suleekhamaxamed1232
    @suleekhamaxamed1232 3 роки тому

    Meeeeeeeeeesha yaaaa jooooooga wllalyaal wakhtiga yar xoooooog plz 20 ka dhiga

  • @hassanofficial5972
    @hassanofficial5972 3 роки тому

    Sxp bodhari waxan rabaa inaan kula soo xidhiidho lmbrkaga isheeg pro

  • @sucaadxuseensucaad3777
    @sucaadxuseensucaad3777 3 роки тому

    Wlhi best film

  • @mustafehadaf9797
    @mustafehadaf9797 3 роки тому

    Mnsha Alah hanbalyo rag adag

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 3 роки тому +1

    Allow soonka iyo salaada naga aqbal🤲🤲

  • @hibaaqabdi9823
    @hibaaqabdi9823 3 роки тому

    Shaakirow xilqadii sagaalad meedey wll.Waad Nagu Raajise

  • @m.b.c.2327
    @m.b.c.2327 3 роки тому +4

    WAN KA XUMAHAY 😓😥😰🥵

  • @qoraneafrah2666
    @qoraneafrah2666 3 роки тому

    Shaakir&werda iyo adna three legends waan idin jeclahay wlllhi❤

  • @miinaay2971
    @miinaay2971 3 роки тому +2

    Subaxii inoogu beeg Malin dhaafta shaakiroow❤️

  • @mohamed-deeqabdirahman6219
    @mohamed-deeqabdirahman6219 3 роки тому +3

    Adna baan jeclaaday anigu wlhi 😥

  • @yaasiinahmed8671
    @yaasiinahmed8671 3 роки тому

    Shakir iyo wardah wan idin wataa pro

  • @fartuunadan1709
    @fartuunadan1709 3 роки тому +7

    Walaal filimka heesaha ka daaya waa soone

  • @amaalabdilahiyousuf8746
    @amaalabdilahiyousuf8746 3 роки тому +4

    War part (9) inta ila sugayasa is mujiya shakir nagala raagtay wallhi

  • @yaasiinahmed8671
    @yaasiinahmed8671 3 роки тому

    Salimow adna adunku wll hakuu noqdoh

  • @yaasiinahmed8671
    @yaasiinahmed8671 3 роки тому

    Shakirow zxp waxan ka cod sanayaa kox aan ka mid ahay oo kadhisan hargaysa o la yiraa fani films inan kugu casuno wayo waxatahay nin talanti leh pro

  • @cafiifaaxmed1911
    @cafiifaaxmed1911 3 роки тому

    Wll waa ramadaan waan soomanahay ee heesaha naga daaya please

  • @Wardajb
    @Wardajb 3 роки тому

    mncha Allah keep going dhalin yar qiimo badan

  • @rahmaabdi9987
    @rahmaabdi9987 3 роки тому

    Waaaaaaaaw

  • @maxedismaaciil4046
    @maxedismaaciil4046 3 роки тому +1

    Ramadan weeye hesaha ka saar vedio

  • @zucadziman2439
    @zucadziman2439 3 роки тому

    Aadbad umahadsantahy 🙏wll Shaakir adiga iyo dhamaan Teamka waqti 👍sida fiican eed bulshadiina Umadadalinaysan
    Keep going Boodhari yare💯👍👏

  • @lndhouroon2321
    @lndhouroon2321 3 роки тому +1

    Wllo Boodhari filimka heesaha ka daaya waa Ramadan weye plz plz plz plz

  • @sagalcabdulaahi6479
    @sagalcabdulaahi6479 3 роки тому +3

    Hindi maxan ka rabana waxan heysa wllow jilin ficn mash allh

  • @abdirisaakali1324
    @abdirisaakali1324 3 роки тому

    Shaakirow waanagu yareysay

  • @hibonura9627
    @hibonura9627 3 роки тому +1

    shakirow adna gurso de sxb salim hawada ha galee hhhh

  • @abubakerhussen3143
    @abubakerhussen3143 3 роки тому

    Salim Aya actor cajiib ah wlhi

  • @aniisamashalahodanhoreusoc1777
    @aniisamashalahodanhoreusoc1777 3 роки тому

    Wlll musasalka waqti qaybtii 9 meeday wll gormad sogalinaysan waan sugaya dhoqsada

  • @halayaahala1710
    @halayaahala1710 3 роки тому

    Filmka jiliinka waxa halkeeda dhigaysa markastana dareenkeeda ka tur jubaysa waa adna inantan aqon uma lihi waa markii u haray say een arko hore u soco ayaan leeyahay habjilaan kaagana halkaa ka sii wad

  • @rayaanbureqa1766
    @rayaanbureqa1766 3 роки тому

    waxaasa film lagaa dhahaa wow keep going

  • @sakariyemuuse1377
    @sakariyemuuse1377 3 роки тому

    Walaal xalqadaha waad la raagtaan walaal la soo dhakhsada Runtii waa filin macaan walaahay Qiso dhaba ayuu ka hadlayaa

  • @halimasheikh9305
    @halimasheikh9305 3 роки тому +1

    Film xisa badan waye. Keep going dear

  • @mustafeiidleali7216
    @mustafeiidleali7216 3 роки тому

    Halqadan baaa ugu qiiro badan

  • @ckariinxasan78
    @ckariinxasan78 3 роки тому

    fadlan idinkoo mhd san waxaan idibka codsanayaa waa ramadaan wll ee hestad ku qabanysan ka daaya wll waanu somanahe

  • @saarasabriye2106
    @saarasabriye2106 3 роки тому

    Jcylku waxuu Ka Qurux Badan Yahy Waxkasta❤️👑

  • @cabdixassan3741
    @cabdixassan3741 3 роки тому +1

    Www m.a

  • @yasminibrahim2006
    @yasminibrahim2006 3 роки тому +1

    Filmkan waxan ku ogaday carurta isku abadi inay naguhu xinbadan yihi lkn ragu markasta walalo ad tihin 😭😭😭

  • @kaafijamac4346
    @kaafijamac4346 3 роки тому

    Shaakir adna waaa Ku khaldan yhy

  • @axmedxasan6519
    @axmedxasan6519 3 роки тому +1

    NOOSOO BADIYA XALQADAHA

  • @mohammedfx1876
    @mohammedfx1876 3 роки тому +3

    Saxip Filimkada Dad ayaad Fbg Ku shqeysta ee maad Ka xertid Ciwaanka 🙏🙏🙏💪

  • @hibaaqbilan2279
    @hibaaqbilan2279 3 роки тому +3

    Wllo plz codsiga naga aqpal menuteska no kordhi

  • @ayanwadani5909
    @ayanwadani5909 3 роки тому +2

    From Burco Somaliland aad baan ulasucdaa musasalka itii ilamida ah like dhac kusii

  • @hanaanmohamed5002
    @hanaanmohamed5002 3 роки тому

    Noo soo badiih wakhtigah huno

  • @caddaaniismail8962
    @caddaaniismail8962 3 роки тому

    Axla film😮

  • @deeqoluuloffcial3520
    @deeqoluuloffcial3520 3 роки тому +1

    Halkii xaraqo dherey filimka waa nagu socda sobadiya

  • @abdibashir5317
    @abdibashir5317 3 роки тому

    Walal bil ramadhan lugu jira filinka hesaha dul sareysan nagadaya please. Intas kadig wa idhin wataa Manshaalah horey usocdaa

  • @pilanpoqoro697
    @pilanpoqoro697 3 роки тому

    Pls filmka heeha kadaaya 😢 ileyn waa ramadaan.😢

  • @yahyemawlid1759
    @yahyemawlid1759 3 роки тому

    Keep going ezhcalaa filim

  • @hamseakon4718
    @hamseakon4718 3 роки тому

    mn.allh Hore u zocda wll dhmmntiN ❤🙏

  • @hassanofficial5972
    @hassanofficial5972 3 роки тому

    Thnks pro filin qiso xambaarsan lkn xalqadaha soo wad sxpow

  • @faadumocabdimaxamed1639
    @faadumocabdimaxamed1639 3 роки тому +2

    Daqiiqadaha nosokordhiya fadlan

  • @ajoker9573
    @ajoker9573 3 роки тому

    Film kan caadi ma ahan keep going ✅

  • @aasiyamahamed8407
    @aasiyamahamed8407 3 роки тому

    Ma intaasuu ku eekaa musasalku wllo shaakir

  • @nicimacabdi8060
    @nicimacabdi8060 Рік тому

    ❤❤❤

  • @shariifhassan4626
    @shariifhassan4626 3 роки тому +4

    Lkn waxaa larabay Inaad shaqadii katagtid Kadib Shekada ee Dheeraato aan la'ogaanin illaa iyo mudo kadib lkn hada shekada waad so gaba gabesen