Falanqayn: Raali gelinta Madaxweyne Farmaajo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024
  • Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Dadka Iyo Inay Gaadho In Ka Badan 270 Milyan Oo Qoys Oo Ku Nool 140 Dal Oo Adduunka Ah, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Check our website : www.saabtv.com
    Category
    Category
    Entertainment

КОМЕНТАРІ • 16

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 4 роки тому +1

    All mujaahidiin SNM intii dhimatay ilaahay hownaxasiisto

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 4 роки тому +1

    Maansha Allah prof Abdi Ali Xaqiiqduu taabtay,

  • @MubYus
    @MubYus 4 роки тому +1

    Xasan sheeekh... waa kii , Cali samatar.. oo qirtay in uu xasuuq gaystay Bakhtigiiisa USA ka soo qaaday taaalo u dhisay Geesi halyeey ah ku sheegay.

  • @zamiirhassan1469
    @zamiirhassan1469 4 роки тому

    Wariyahan waxaan raadinaya barnaamijka uu ka waramo west maroco sahara

  • @munahassan8131
    @munahassan8131 4 роки тому

    REER AWDALNA DAROOD UU HA KA DABA NAAGEYAN USA SNM GUUL

  • @mmhassan8596
    @mmhassan8596 4 роки тому

    Siday xaaraani u xalaaloowdaa?? Isaagaba jid u sameynaya

  • @hobyohoby0862
    @hobyohoby0862 4 роки тому

    Wax cali leh soomaliland majoogan waa meel ay hays taan maleeshiyad waalan shacab kiina way qabsadeen maaha kuwo masiir u jeedo

  • @mustafamusaabdi7284
    @mustafamusaabdi7284 4 роки тому +1

    Aqoon hadlaysaa wa ninkano kle.

  • @adamahmed9433
    @adamahmed9433 4 роки тому

    wali lama arag lamana maqal siyaad bare hortii iyo dabadii toona dawlad ciidankeedii milatariga ahaa ee ay xukumaysay intay kala soocdo badh ulaysay waxa aad la habtihiin snm.

  • @mustafeahmed7171
    @mustafeahmed7171 4 роки тому +1

    SNL inay iyadba ilaawin inay xasuuq ka gaysten gobalada Awdal..
    Raalinta farmajo hday deeqayn iyagaa cirka roob og...

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 4 роки тому +1

      Maxaa kagalay awdal snm faqashtii awdal ku dhumanaysay iyo kuwii tageeray baslala dagalamay lakiin dayurado kumay garacin markaa please shut uo you don't know anything.

    • @hodan3084
      @hodan3084 4 роки тому +1

      Reer awal soo matageysen siyaad vive snm rag difaacay dalkooda iyo dadkooda from usc

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 4 роки тому

      Fardusa W kkk hadey awdal loolaayey faqash baa ku dhuumanesay oo snm ay sidaa uweerartay awdal maxaad moodaa dowlad dhan oo dalka ka taliso hadii jabhad dal kale katimid oo dooneso iney dalka kala gooyso wadan cadowna soo hubeenayo miyey eeganesa dowladii kacaanka ee awooda badneed mileteriga ahayd war meesha kataga wax aad isla heesana mesha mayaale goboladii waqooyina uma af duubnaneso jabhad snm layiraahdo

    • @SNMwillneverdeisweonlymultiple
      @SNMwillneverdeisweonlymultiple 4 роки тому

      Askarti faqash ta kabaha daba siden idinka ka xumaa faqash ta kle dumarka uur ka leh doixayey saas nili saamaxay ee shut the hel up

  • @maxamedibrahim5746
    @maxamedibrahim5746 4 роки тому

    Hakaa farmaajo goo,garadn,baa Kaga dhcday ceebtiisaa ilaaha muujiyey ilayn waxani hadal,la qaadankaro Maaha wax dadloola taganamaahee waa daacaqudhun waxa Ka hadliyey