Hadalka Maxamed Abiib oo dhammaystiran, reer Awdal ayuu si qoto dheer ula hadlay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024
  • Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
    Kala Soco Gallaydh Media Barahan
    FB : / gallaydhmedia
    FB : / hassangallaydh
    TW : / hassangallaydh

КОМЕНТАРІ • 533

  • @moogebushaaro627
    @moogebushaaro627 День тому +41

    Lipaax lipaax dhalay noolow sxb walee waanku wadanaa from burco

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab День тому +32

    Wll noolaw Maxamed guulayso from Burco.

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 День тому +16

    Mohamed Abiib waa xaq u dirir guuleyso

  • @Fatima-j8g6i
    @Fatima-j8g6i День тому +9

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May Godreward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out ofextreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 6 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about usand wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number 00967716543996 and ask for my card name and send it and do not delay may Godcompensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~♡♡♡~~~♡~♡~•~•~•~•~♡~♡~♡~;l.i.i.i.i.i.l.|-....,.,..,

  • @mukhtarnuur5688
    @mukhtarnuur5688 День тому +10

    Geesi Geesi dhalay Guulayso from Dilla

  • @mohamedamiin3481
    @mohamedamiin3481 День тому +8

    Masha Allah Tabaarak Allah geesi geesi dhalay !!!!👍👏🏽🎉

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 День тому +23

    Viva maxamed abiib geesi geesi dhalay buufi duliga duliga kale jirin hore usoco landhere nimo 👍✌️🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯

    • @fethihaybe5460
      @fethihaybe5460 День тому

      Yaaduliya

    • @MariamElmi-b3f
      @MariamElmi-b3f День тому

      @@fethihaybe5460adiga duliyada saqajaamad heego huuuh 😠

    • @SomalilandSomaliland-t2o
      @SomalilandSomaliland-t2o День тому

      Inaderka amusi oyaye😂😂😂😂😂wa 😂😂Snitch hora loyidhi daa ninka samaroon marku kuso socdo war bu ku sidaye 😂😂marku ka sii socdana toogo😂😂war bu ka sidaye that's your history 😂😂😂😂zayid kii aya yidhi it's not me😂😂😂😂😂one ❤❤❤❤❤Somaliland ❤❤❤

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 День тому

      ​@@MariamElmi-b3fsomaliland down.anoo Arab kasojeda waa tuugo .somaliland down free samaaron state

    • @Sirad47
      @Sirad47 День тому

      @@madinaali9925 jifo uurrey ayuu ku dambayndoonaa iyo kabihii taayirka ahaa.

  • @ismahanosman8881
    @ismahanosman8881 День тому +1

    Murtida iyo aqoont iyo dulqaad ku waa astaanta GADABUURSI from Djibouti ❤❤❤

  • @hasnaducaleh1226
    @hasnaducaleh1226 День тому +6

    Masha allah maxmed abiib hanolaado cadawgi hajabo waa geesi geesi dhalay guul iyo gobanimo samaron siciid ❤❤❤❤❤❤

  • @saadamoumin9553
    @saadamoumin9553 День тому +6

    Machaallah Geesi Mohamed Abiib nolow ❤️👏🏽

  • @Abdifatah-co9up
    @Abdifatah-co9up День тому +6

    Masha Allah maxamed Abiib gulayso

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 День тому +9

    Libaax labo maha geesi baad tahy xaqaad ku eedaanty runtii nolow ❤

  • @BadraMuxumed-h4d
    @BadraMuxumed-h4d День тому +10

    Geesisamaroonguuul❤❤❤❤❤❤

  • @sougalhadi
    @sougalhadi День тому +1

    Gob gob dalay the legend of awdal state from Djibouti vive ina abib youssouf jamac ❤️🇩🇯

  • @apdiosmanapdiosman
    @apdiosmanapdiosman День тому +7

    abti waxaad tahay geesi waankugu faanayaa wlaahi gulayso insha Allah

  • @CaliCabdi-to4ks
    @CaliCabdi-to4ks 6 годин тому

    Masha Allah guul xildhibaan maxamed abiib from lascaanood horey usoco

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 День тому +3

    Aniga Nin Isaaq Ah Oo H Awal Ah Baa U Qiraya Inuu Maxamed Abiib Yahay Xaq U Dirir Geesiya

  • @Cajabo
    @Cajabo День тому +3

    Mohamed Abiib geesi Geesi dhalay waaruntaa noolow noolow cadawgaa hajabo aamiiin 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @الصومالاند
    @الصومالاند День тому +1

    Mahadsanid maxamed abiib wan ka xumahay xadhigaga qof qalbi wacan reer awdal aad iyo aad ayay ugu mahasnyhn intay u dulqateen muuse biixi form hj❤

  • @NimcoHassandhere
    @NimcoHassandhere День тому +6

    Reer awdal ahaan Dantayada inad ka hadleyn maantana ogaadey ood Dantaada iyo danta maxamuud xaashi fulineysid reer awdalow maantana ugu dhownahay ee aan ururkeena hilaac lasoo baxno

    • @AliAwadYonismohamed
      @AliAwadYonismohamed День тому +2

      Ururka Hilaac way siinayaan codka lkn muuse iyo kulmiye codka madaxwaynaha ma siinayaan ee ciro ayay codka siinayaan

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 15 годин тому

    Geesi ilaahay ma xiro. Xafidaka Allah, wa Raxmatu Allah caleyka ❤❤❤❤❤😢😢😢

  • @AdenAwliyo-gm9eb
    @AdenAwliyo-gm9eb День тому +1

    Allaah haku xafido oo haku ciseeyo❤🤲🤲🤲🤍💚

  • @guuleedyuusuf989
    @guuleedyuusuf989 День тому +11

    Guulayso inshaa Allah walaal

  • @AhmedG36
    @AhmedG36 День тому +7

    Nin raga ah😎😎😳🤓🤓👍

    • @sahrahusen8786
      @sahrahusen8786 День тому

      MMMMMMMMMMMMMMMMMMMM❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @DjMüllar
    @DjMüllar День тому +13

    LEGENDE MAXAMED ABIIB WAA KAN WALI WUU NOOLYAHAY WAANA GEESI GEESI DHALAY REER AWDAL STATE GEESI BAAD HEYSATAN 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @QEYSERVXF
      @QEYSERVXF День тому

      Maradan naga du viva somaliland 🎉😊

    • @DjMüllar
      @DjMüllar День тому

      @@QEYSERVXF 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 cadowka allah jabiyo

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t День тому +2

      Amuus oromo fifa awadal state of somaliya

    • @DjMüllar
      @DjMüllar День тому

      @@AbuukarMohamed-v4t beenta umada ka daa Oromo yahow

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t День тому

      Hooyada oromo wana ku wasa aniga nin somaliya landere aya ahay adiga cml langab xon tahay musqul tahay

  • @noradinosman6951
    @noradinosman6951 День тому

    Maxamed Abiibow, anigoo ah Habar Awal kana sii ah, Reer Xareed waad saxantahay, laakiin waxaan kugu diidanahay isku dirka iyo caadifada aan cilmiyeysnayn.

  • @IdcIcc
    @IdcIcc День тому +10

    Awdal state is coming 🫶🏽🫶🏽🫶🏽🫶🏽🫶🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾

    • @SomalilandSomaliland-t2o
      @SomalilandSomaliland-t2o День тому

      😂😂😂😂😂😂😂dameeer state is coming 😂😂😂😂you're sick 😂😂😂wllka oyaye amusi nin la ciilay😂😂😂😂

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 День тому

      It is true.one day it will be free

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 День тому

      Kaalay ka dhig dee Awdal waa Landers ha ku daalin kuma rabaan

    • @Urcristiano-z2n
      @Urcristiano-z2n День тому

      Hhhhhh​@@slandprince7210

    • @saciid2024
      @saciid2024 22 години тому

      Hooyadaa umusheedii is comming😂😂

  • @AxmedCismaan-u2v
    @AxmedCismaan-u2v День тому +6

    Libaax garab wayay nolow

  • @siciidaxmed2963
    @siciidaxmed2963 День тому +2

    Ina abiibow markad leedahay SNM waxba kumaanu lahayn marka ma waxaad wax ku lahaydeen dilkii beesha isaaq ee 50 kun oo qof lagu xasuuqay ?!, SNM haday si dhab ah u aargoosanayso maanta maad jirteen, lakiin reer Awdal waxay maanta ku noolyihin cafiskii jabhadii SNM, dagaal walba wuu leeyahay dhimasho lakiin maanta ma odhan karta reer Awdal waxa laga dilay 50 kun oo qof jawaabtu waa maya, hadaba ragii 50 kun laga dilay cafiskoodi ayad ku nooshahay, SNM reer Awdal way ka tirsanayeen Mujaahid Abdirahman oo aha madaxweyne ku xigeenkii ugu horeeyay somaliland aya ka mid ahaa, Aasaaska iyo jiritaanka SOMALILAND baal dahab ah ayay kaga jiraan reer Awdal, SNM taariikhdeeduna maaha mid hadal lagu xumayn karo, waa taariikh ku qoran baal dahab ah.

    • @amounali640
      @amounali640 День тому +1

      MASHA ALLAH ,TABARAK RAXMAN ALLAH haa kuu ciseyoo. Laa inoo waa haqiq hadalkaguu. ALLAH haa xifdiyo somaliland

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 День тому

      Yax, Xildhibaan Maxamed Abiib wuxuu lahadlayaa dadka garaadkaasi kujiro, maxaad kahadashay imika neefyahow, SNM miyuu caayay, manihin buu yidhi waana runtii, nolosha ma adigaa haya, kaalay maanta iidiid inaan noolaado Neef daaqa ayaad tahay🙏

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 15 годин тому

    😢😢😢😢sorry waa geesi cagal waaye. Allaahu Akbar Takbiir ❤❤❤❤

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo День тому +5

    Aqoonyahan nimadu masidan baaa waa yaap

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 День тому +1

    Hadii SNM diido waxay ka dhigantahay inaad diidantahay waxa ay udagaalantay oo kadhigan inaad Siyaad Bare waxa uu sameyey raali ka tahay.

  • @hadaafi
    @hadaafi День тому +3

    snm Wa somaliland , somaliland wa snm

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 День тому +9

    😂😂😂 maxamed abiib is not easy

  • @sophiaahmed9991
    @sophiaahmed9991 День тому +1

    MAA INA HASHI AYA BATTERI KUKU SO HIDHAAAY

  • @mohamedyasin2619
    @mohamedyasin2619 День тому +1

    Khayr Insha Allah

  • @ismDirir
    @ismDirir День тому +1

    Asc masha allah maxmed abiib aad tahay nin dhisaya dadniladiisa iyo famliga reer awdaldhisaya taasna waxa kadan baysay hadalkii aad ku hadashay aad ku tagtay jeel maantana masha allah aad xortahay taas ka bacdi insha allah hajoojin halgan kaaga qaranimada reer awdal biedmie allah kariim❤❤❤

  • @doog880
    @doog880 День тому +2

    Maxamed abiib waa geesi faro ku tirisa oo raga soomali ku jira maxamadow isaq ban ahey akhi in lagu dulmiyo ma jecli xadhigaagina aad ban uga xumaadey in uu xaq daro ahaa, geesi

  • @guuleedabdi3329
    @guuleedabdi3329 17 годин тому

    Xildhibaan Maxamed Abiib Toos , Huwan. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c День тому +2

    umada soomaaliyeed ee aad uyabooheyso reer awdal waa ayo dee bal dhageysta ninkan inuu umadkale ku riyoonayo

  • @ahmedmohamud1758
    @ahmedmohamud1758 День тому +1

    Geesi geesi dhalay runta ayaan kujeclahaay xildibanka xaaq udirirka aah

  • @sophiaahmed9991
    @sophiaahmed9991 День тому +1

    MAA INA HASHI AYA BATTERI KUKU SO HIDHAAAY WAAR JAAR LAKA DUURIIN

  • @khadaradamoffcial5340
    @khadaradamoffcial5340 День тому +2

    Samadoon wiil hoog baa uso baxay wlee guulyso inder Somaliland hanolato

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 День тому

    Xilidhbaan taageero buuxda laakiin Doowlada Jabuuti waa cadow sida ta Soomaaliya guul JSL iyo Xisbiga Waddani.

  • @haboon6195
    @haboon6195 День тому +3

    Hooyada iyo umada somaliyeed ba was warkaaga cadee leef yahow ciilan rer awdalana saajin baa hogaamiyaa yaa tahay aduu miskinow

    • @adoursouldan5757
      @adoursouldan5757 День тому

      Geesi soomaaliyeed

    • @mowlidadarre2878
      @mowlidadarre2878 День тому

      Hooyada iyo saajinba was neefyahow jaajuska ahi

    • @____0934
      @____0934 День тому +1

      Mahamed Abib wrkisu wa cadyahay wlhi❤❤❤

  • @Abdicilmi-j3t
    @Abdicilmi-j3t День тому +1

    WAARYAA INKAAR AYAA KUGU MAQAN iLAAHAY KA BAQO MUUSE WAA SOO BAXAYAA IYO SAAJINBA REER BOORAMAMA NIN WAALAN AYAA LAGUU YAQAAN

  • @MohamedGuled-i4p
    @MohamedGuled-i4p День тому +2

    Halagu kala tago cida uu caano ka daato ,godob buu tirsanayaa adeer is keen sii

  • @konokozmob7528
    @konokozmob7528 День тому +1

    War nac nacda iska da shaleytana waxey aheyd SNM mantana wa SOMALILAND
    😂😂😂😂

  • @Me-vq7sy
    @Me-vq7sy День тому +1

    Bye bye Muse Biixi, Illahay ku ma soo ceeliyo

  • @mohamedfarah1269
    @mohamedfarah1269 21 годину тому

    Geesi tol wayay nooloow ..reer awdal tuush ayaa ku shidan hadey dardarankada fulin wayaan o Muuse juudan tariikh u dhigi wayaan ✌️💪💪💪

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 День тому

    Waa sax SNM waxa ku suntan Reer Sheekh Isxaaq laakiin waxa inaga dhaxeeya JSL si wacan buu u hadlay guul Waddani 13 November hadii Allah ogolaado.

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale День тому +2

    KKKKKKKKK. ALLEE. LEEHEE. CIISE IISKAA. LEEH. GOBOLKA AWDAL STATE.OF.CIISE SOMALIA 🇸🇴. AYUU. HADAAL KAASII. KU. SOOC. DAA

  • @fuaadmohumed9146
    @fuaadmohumed9146 18 годин тому

    Geesi xildhiban muxamed Abiib

  • @hindakadija3870
    @hindakadija3870 День тому +2

    Guulayso inader Allah kuu xafido

  • @DhawitWafaWafa
    @DhawitWafaWafa День тому +2

    Bakh bakhda Iskadaa adiga kala fogayn dadka ka dhex wada umada

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 15 годин тому

    Reer Somaliland haddii aysan reer owdal xaqooda iyo xurmadooda siin waxaa muuqada in ay marayaan wadadii ay mareer reer Sol. For sure, that's clear. Wake up.

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed День тому +1

    Maxamed abiib geesi geesi dhalay wallaahi guul

  • @AaminaReerburco
    @AaminaReerburco День тому +1

    Nio ninkan yaa madax wayne inooga dhiga wllhi waa mar la arage from burco

  • @Abdullahi_Dhakaal
    @Abdullahi_Dhakaal День тому

    Mr geesi hore u soco sxb from beledweeyne

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 День тому +1

    Ninkani markii hore wuxuu iska dhigayay inuu garxajis jecelyahay
    Isaaq ayuu yoolka ku soo jeediyay imikana tijaartii isaaq ka dhigaya qabiilaystayaal subxaanalaa
    Ilaahay ha soo adeeyo Amin

  • @Khaalidmaxamuudnuur
    @Khaalidmaxamuudnuur День тому +1

    Geesi geesi dhalay adookale lamahayo lkn habaqin hagaban halkaa kagahay xaqaa kulaji e

  • @mahadHayan
    @mahadHayan День тому +1

    xadhiga xildhibaan maxamed abiib cida diiday ee tidhi waa sharcidaro waa garsoorka iyo shacabka somaliland waxa uu dalkiisa kahelay cadaalada aanu kaheli karin muqdisho iyo kheyrkeed.
    somali ha ogaato maxamed abiib haddii uu Hargeisa katago oo xamar ama djabouti ama jigjiga uu aado ma hadli doono

    • @ZamzamJama-m3h
      @ZamzamJama-m3h День тому

      Intuku hadlayaaba waa gobanimada iyo xorida shabaku siiyeen waanu teegerna waana geesi

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 17 годин тому

    awdal tatis of Somalia 🇸🇴 awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia 🇸🇴 guuuuuul awdal tatis 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🪖🪖🪖🪖🪖💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️🫡🫡🫡🫡🫡🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✈️✈️✈️

  • @ruqiamohamed6357
    @ruqiamohamed6357 День тому +1

    ninyohow daacadu ma hongoowdo ee illaahay hakuugargaaro goorwalba iyo goobkastood joogtaba garabkaaga alle hagalo❤❤

  • @Hassanaliaxmed
    @Hassanaliaxmed День тому +2

    WAAR ORODOO DANTA SAMARON KAHADAL OO DADKAN WARQADA KUSOQORAY KA XOROOB

  • @الصومالاند
    @الصومالاند День тому

    Geesigu waa mid nolow wan dareemaya ilmadad ceshanayso wa qolbi jilecaaga iyo sharaf nabi maxamed aya ooyi jiray kana walwali jiray danta miskiinka
    Geesi samaron siciid nolaada❤

  • @DHEXDHEXADIYE
    @DHEXDHEXADIYE День тому +1

    Hadaadan ku dhawaaqi karin somaali weyn sidii garaadada dhulbaante weli waad baqaysaa

  • @jamaalsiyaad4005
    @jamaalsiyaad4005 День тому +5

    Nin ragged ka Samaroon

    • @SomalilandSomaliland-t2o
      @SomalilandSomaliland-t2o День тому

      😂😂😂😂war yahe kani reerka yanu cebayn xildhiban 😂😂😂wuxu dono ku hadlayo 😂😂😂😂😂doqon 😂😂😂😂😂

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674 День тому

    Allaah ha ku saacido Mxd Abiibow rajada Somaliweyn
    Baydhabo waa guul bay kuu
    Rajeyneysaaa madax weynaha mustaqbalkoow❤
    👍👍👍💪💪💪

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 17 годин тому

    WAAAA MAYAAAA ARGA GI XISADAAA ESLN SIIIN MANOOOOO COD WAAA MAYAAA WAAAA ARGA GI XISADAAA ESLN WAY DHACDAY HA AM BA QAAADOOOOO awdal tatis of Somalia 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✈️🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡

  • @hasanhuda3500
    @hasanhuda3500 19 годин тому

    Hdn habar awal nhy khalad ku raaci mayno aderkay muuse biixi lkn maxamed abiib wn wataa wxn diiday lkn markuu aflagaadeeyay SNM anyway guulayso wll maxamadow😢

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 17 годин тому

    GEEESI GEEESI KU GAAAR DIIII ARGA GI XISADAAA ESLN WAY DHADAY ARGA GI XISADAAA ESLN

  • @DuseAli
    @DuseAli 21 годину тому

    Anigo reer sh.isaxaaq ah waxa si dhaba u taageersanahay iany si xoriyada oo karama leh ugu noolaano reer awdal

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 17 годин тому

    GEEESI GEEESI XALDHIMAAN MAXAMUD ABIIB MA ARGA GI XISADAAA ESLN AYAAAAAN COSINAAAAA WAAA MAYA WAA MAYA

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 День тому

    Naftayda ayaan kugu furan karaa Xildhibaan Maxamed Abiib, qiimahaaga Somali fahmi karto, waa dad wada buka oo been jecel🙏

  • @samatarxuseenalmagan4142
    @samatarxuseenalmagan4142 День тому

    X, Maxamed ABiiB sida weeyi indr Ql Yaaa' wayahy ayan taageerna Adiganu kula jirnaa markasta sxp guul guuul

  • @abdulsamater7197
    @abdulsamater7197 День тому +2

    Who are you?

  • @abduwahabahmedmahamed547
    @abduwahabahmedmahamed547 День тому +1

    War aaway Ragii Samaroon is xureeya ee noqda Maamul Gobaleed ❤❤❤❤❤❤❤

    • @munaaden9549
      @munaaden9549 День тому +3

      Ufffffffffffff maamul gobaleed viva Somaliland

    • @HudaNuura-1
      @HudaNuura-1 День тому +1

      Somali sii kala go,odaa iyo burbur kale Maxad ku falaysaa imikaba xor bay ku noolyihiin

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 День тому +1

    Masha allah Mahomed xabib nin rag ah

  • @xaashicumar5134
    @xaashicumar5134 День тому +2

    Ciil igu gaboobiyo godob baan tirsanay ayuuu qaaday maanta

  • @Muqtaarshiikh
    @Muqtaarshiikh День тому +1

    Libaax libaax dhalay guul iyo gibanimo kunoolow💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @MaahirWaaf
    @MaahirWaaf День тому

    Go ahead brother

  • @TaaroAli
    @TaaroAli День тому +1

    Waaryaa maxamed abiibow hadalkaa aad tidhi ma muuse biixi baa adiga kugu yidhi mise waxaa jira si kale oo aad sxb uga cabanayso oo dhibbuu kugu hayaa anagaa runta u sheegiye mise hadalada suuqa laga yidhaahdo oo dhanba muuse biixi baa leh?Hadalkaa laftiisa maxaa ku dhex jira ee adiga kaaga baxay ama iskula kaa sawiray ee uu kuula noqday ama u fahamtay?

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 17 годин тому

    awdal tatis of Somalia 🇸🇴 awdal tatis of Somalia 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡🫡🫡🫡💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @libanmohamed6076
    @libanmohamed6076 День тому +2

    Shalay ayaan is waydiinayay ninkii muxuu la aamusay 😂😂😂

  • @MahamedSalaah
    @MahamedSalaah День тому +5

    Ninkan madaxweynah awdal state buu noqon doonah ❤❤❤ geesigayga maxamed abiib Yusuf ❤

    • @barwaaqo1amiin954
      @barwaaqo1amiin954 День тому +3

      Sorry, hoos baad u riday. Madaxweynaha Somaliland buu noqonayaa.

  • @saidaabdi6566
    @saidaabdi6566 День тому +2

    Geesi aan gamban inta nololi jirto nooloow cadawgaduna ha jabo

  • @AbdeEbrahim-yr1fn
    @AbdeEbrahim-yr1fn День тому +1

    Sxb mustaqbalka madaxwaynaha somaliland waa adiga insha allah

  • @medmoud8880
    @medmoud8880 День тому

    NACASKAN MA ISAGA ISKA LEH SEYLAC IYO LUGHAYA WARYA HANFAJO SEYLAC IYO LUGHAYA WAA DHUL ISSE VIVA REER ISSACK

  • @xasansiciid8096
    @xasansiciid8096 День тому +1

    qoraalka khalad badan baa ku jira ee iska shaandhee
    iska shaqayso awdal adiga kuu dagaalami maysee

  • @Maxamed-z2i
    @Maxamed-z2i День тому +1

    Guul xildhiban❤

  • @Qarandhise
    @Qarandhise День тому +3

    War umada ka daaha qabyaalada qaaylo iyo kala qaybin cidna guul kuma gaadho reer awdal waa Somaliand shalay madaxwayn ka bari madaxwayn ka noqo cidna kama leeh. Buuniga mucaaradks kkkkkkk

  • @add-tech
    @add-tech День тому

    na abiib waxuu qirtay inuu kamid ahaa isaga iyo reerkiisu Dargigii siyaad bare ee Xasuuqa Geystay

  • @hindakadija3870
    @hindakadija3870 День тому +2

    Guul

  • @ZuhaybJones
    @ZuhaybJones День тому

    NACASKANI wuu na ceebeeyay. Walaahi oo bilaahi cayda Reer Awdal iyo calaal inaanu waligii meel ku gaadhayn. Ina Abiibow, Muuse biixi iyo SNM adaaa maanta ii jabiyay!

  • @cabdiqadirqaasim9044
    @cabdiqadirqaasim9044 День тому

    ISAAQ haduu SNM ahaa SAMAROONA ma faqashtuu ahaa marwalba snm baad kusoo celcelisaaye snm waxay dhashay Somaliland ee ka dhamaaw niyow😡

  • @Hassanaliaxmed
    @Hassanaliaxmed День тому +4

    INA. ABIIB. WALIGII SIYASI NOQON MAAYO RAG AAN HADLIKARIN AYUU MAKORAFOON UYAHEY

  • @maxamedsamter4185
    @maxamedsamter4185 День тому +1

    Samaroon iyagaa usareeya hargaysa

  • @IsmailCumar-y5s
    @IsmailCumar-y5s День тому +1

    DOOFAAR. EBEDKII. MA. DAAHIRO. INA. ABIIBNA. WAA. DOOFAAR. JEELKII. WAA. HALKII. ODAYAASHII. IYO. SIYAASIYIINTII. KU. DADAASHAYNA. MAANTA. KAA. TAGE. URAYE

  • @muxammad2413
    @muxammad2413 День тому +3

    ASC,inna- abbiibboow ha caayin reer awdal !
    Waayo addigga ayaannay wax xishood ah iyo raggannimmo ahi kuggu hadhinne,
    Waayo raggannimmaddu ma aha caytammista,
    Balse waa xishoodka amma si toos ah u daggaallammista' e.
    Wa BILLAAHI tawfiiq.

    • @ppalestine708uuj
      @ppalestine708uuj День тому +2

      Cid ba muu caayin xildhibaanku

    • @Layla6793
      @Layla6793 День тому

      Wallaahi sidii Nin Rageed umaad hadlin why waxaad ka mid tahay kuwa dulmiga ka gil gilan ! Mahamedse waa geesi

    • @1984peac
      @1984peac День тому

      Adoo kaley aya lugta kaxidhey inankina