NUUR CADDE FT HIBAAQ XURMO HEESTA IN JACEYLKU HALIS YAHAY XASUUSTII BACAALWAAN FT HIBO NIIRA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 13

  • @sucdiarif9878
    @sucdiarif9878 4 місяці тому

    Woooow waxaas aa music ah i like it❤❤❤❤❤🇬🇧

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 Рік тому

    2:53 tolow hada habluhu ma iska hubiyaan qof jacayl ama guur deg deg ah usoo bandhigta mise markiiba way iskala boodaan😂😂😂

  • @abdirahman1833
    @abdirahman1833 2 роки тому +2

    Legend of North America is back nuur cade waayo waayo Ayaan dhageeysan jirey 18 years ago walaahi

  • @mounamohamoud81
    @mounamohamoud81 2 роки тому +2

    Mashallah keep doing good music 🎶 🎵 👏

  • @faridawiser5441
    @faridawiser5441 2 роки тому +1

    Saaxiib, waa Halkee meeshan, Buurtani iyo godanka hoose ee cagaaran?. Beautiful, Buurtii Gacan Libaax?..

  • @roumanbachir1161
    @roumanbachir1161 2 роки тому +1

    Digale wallkay horay osoco mar bad itomi ok

  • @2madaxfataax376
    @2madaxfataax376 2 роки тому

    Hadi kale can kk

  • @faadumomohamed6575
    @faadumomohamed6575 2 роки тому

    Woooow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ I love ❤

  • @abdirizakjafane1178
    @abdirizakjafane1178 2 роки тому

    Xasuustii beerdilaacshe dheh

  • @maxamedbmstudio
    @maxamedbmstudio 2 роки тому +1

    Hurit waya socodko kula,sas maha

  • @ahmedalaale5493
    @ahmedalaale5493 2 роки тому

    Muwaadin reer Somaliland ah ayaa alifay heestan. Somaliland waxay ku jirtaa top of the league. Waxaa ku xiga Somalida Itobiya 2nd top of the league. Bacalwaan iyo Hibo heesta waa loo dhiibay waana qaadayaal, laakiin waxaa sharaf iyo cisi mudan Alifihii ay heestani ka soo maaxatay. Hoyga Suugaantu waa Hargeysa iyo Jigjiga.

  • @cabdicali824
    @cabdicali824 2 роки тому +1

    🥰🥰🥰

  • @cabdixakiin1502
    @cabdixakiin1502 2 роки тому

    ¹⅕121