MAXUBOW ADUUUNAYDO IYO FANAAN NUUR CADE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 121

  • @rumanmc2782
    @rumanmc2782 6 років тому +37

    aaax jacaylku macaana markaad haysato qof daacad kuuu ah allow isku wanaaji qalbiyada is jecel daacadna isku ah ❤❤💕💕💕💕❤💔💜💜💛

  • @abdirisaqmohamoud8740
    @abdirisaqmohamoud8740 6 років тому +25

    Waayo waayo 2004 - 2007 bay i xasuusisay heestan wagii rikoodhada pansonica ah hada dadkii ila dhegasan jirey wayga dhofen inan aan jeclana waan ku xasuusta ,, xasuustadan dheehdaa xbb ..........5.4.2018

    • @ismaaciilxalanedaahir8749
      @ismaaciilxalanedaahir8749 6 років тому +2

      cabdirisaaq maxamuud
      Sheekadaas aad qortay waan intaan qori lahaa

    • @inaaxmedxasan319
      @inaaxmedxasan319 6 років тому +3

      cabdirisaaq maxamuud 2007 xusiis ii gaar ah

    • @AhmedSahal1
      @AhmedSahal1 5 років тому +4

      2019.
      /01/04

    • @abdisalammaxamud8970
      @abdisalammaxamud8970 4 роки тому +2

      Bro waxay ina xasuusinysaa waayo waayo iyo waqti tagay wana hees aad umcaan waqtigaa aadban uyaraa rikodhadaa la dhagaysan jiray xfada oodharka lagu maydho ban garnayaa.iyo inamda oo jaaaska ku barta xiliyada aroosyada laga ciyaarayo.... 7/10/2020 hben jumce so galyo khamisna ay tahy ban dhagysanyaa

    • @box5319
      @box5319 3 роки тому +2

      I first heard in 2006 as a juvenile too

  • @mohamoudmalin3621
    @mohamoudmalin3621 Рік тому +8

    Ax heeskan uu nuur cade qaadayo waxay izoo xasuusineyzaa farxadii iyo jacaylkii dhabta ahaa ee Naga dhaxeeyay #zamiira 2014. Ka dib 8zanno oo aan la riiqmey xanuunka jacaylka! Walina qalbigeyga iyo niyadeydana wlhi kamey bixin.

  • @AmiinBashiir-km9uo
    @AmiinBashiir-km9uo 7 місяців тому +10

    2024 QoFtii dhagayzanayow like dhac ku sii❤

  • @box5319
    @box5319 3 роки тому +11

    I recall 2006 when I was a young boy listening to this song in mandera. Its July 2021 and I'm back again, this time as an adult

  • @mohamedawil3749
    @mohamedawil3749 5 років тому +15

    Hees xasus igu leh 2008 dhagesan jiray xiligas oo an jeclaa gabar qurux baan 2014 waa la gursaday anigan wali dooban ahye heestan is ka weheshanayaa ciiil badanaa

    • @fawzimohamud7592
      @fawzimohamud7592 5 років тому +2

      Waxaas ha joojinin bro dhexda xidho nolol tii hore ka fiican samayso macnaha yartii hore aad u ilow haddii laguursaday 👍

    • @HoodoKhadarAbdi
      @HoodoKhadarAbdi 10 місяців тому

      Indr imka ma ku hagaagtay noloshi se ma noshay hada cawa so hokhday meshan 😮

    • @abdimohamed8647
      @abdimohamed8647 8 місяців тому

      mmmh iska cadi sxp

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 2 місяці тому +3

    Waa hees dareen jaceyl iyo Muxubbo isku darsatey😊

  • @ayaanmohamud6302
    @ayaanmohamud6302 6 років тому +43

    ax ax ax ax ax yaa dhagaysana heestan 7/03/2018 farta soo taag qofka dhagaysanaya heestan

  • @MogeabassBakar
    @MogeabassBakar 6 місяців тому +1

    ❤❤❤what ever I've pass with her alxm she is the mother of my children..today and I thanks to.allah all the way...

  • @cabdikarinaxmed2302
    @cabdikarinaxmed2302 4 роки тому +5

    Wooow Nuur cade heskan wan jeclahey ax ax yaa cod nolow prothar Nuur cade
    C. Cade wow walalkey ila magaca 2020.3.21 like culimo

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 6 років тому +17

    Taariikhi iyo aduunyoy xaal xumidaa geeriyeey ma xishootid anigoo jooga wadanka liibiya waxa ila soo hadlay wiil aan qaraabo nahay waxa uu iisheegay walaalkay nimcaan oo aniga igu da xigay inuu mawtul qafle dilay waxan ku xaduustaa heestan oo uuqaadi jiray ilahow kuu naxariiso walal afar sano anigoon arag buu dhintay

    • @faizadakash5590
      @faizadakash5590 6 років тому +1

      Mohamed omar Ibrahim amin alle haa unaxaristo adunka xaalkisa sidas iska ah

    • @khadarcabdi1
      @khadarcabdi1 6 років тому +1

      @@faizadakash5590 amiin amiin wllo

    • @keysehashi8655
      @keysehashi8655 5 років тому

      Xxxxxxxxxx macaanaa anigaabz ismooday 😔😔😔😔😒😒👴👩🤰🤵👃💘💋👄❤💓💔💖💖💖💗💗💗💙💙❣❣❣💟💟💟💞💞💝💝🖤🖤🖤🖤💜💜💜💛💛💚💚💚💚💘💘💘❤🐴🐴🐴🐴🐴🐴🐴🐗🐴🐴🐴🐴🐴🐴🐴🐴🐴🐴🐴🐴🐴🐴🐴🐴🐴🐴🐴🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎋🎋🎋🎋🎋🎉🎉🎉🎉🎉🎎🎎🎄🎄🎄🎄🎄🏢🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇦🇷🇦🇷🇦🇷🇦🇷🇦🇷🇦🇸🇦🇷🇦🇸🇦🇷🇦🇶🇦🇶🇦🇶🇦🇶🇦🇼🇦🇼🇦🇽🇦🇼🇦🇼🇦🇼

    • @najmaabdi3849
      @najmaabdi3849 4 роки тому

      Alle ha u naxariisto wll

    • @nasromohmed5705
      @nasromohmed5705 2 роки тому

      Illhy ha u naxariisto wll

  • @XusenMaxamed-fj9ys
    @XusenMaxamed-fj9ys Місяць тому +1

    Aaax jecaylku macaana makaad haysato qof ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @naajisantana3675
    @naajisantana3675 9 місяців тому +4

    Listening 2024

  • @iscoshariifchannel9533
    @iscoshariifchannel9533 5 місяців тому +1

    heestaan waa xasuus waxaan dhageysan jiray 2007 itobiyaan ayaan kuxasuustaa nacalaa kutaal lkn sxbo badan ayaan kuwaayay

  • @abdulqadirsomali
    @abdulqadirsomali 3 місяці тому +1

    Fanaankan Nuur Cade caadi ma aha waa cabqari ragii hore halkoodii buu heesaha dhigaya coodkisuna caadi ma aha.
    Heeskan waxan dhagaysanayaa
    5-7-2024 xasuuso iyo waayo waayo bay igalisay

  • @mohtalyaani7162
    @mohtalyaani7162 Рік тому +1

    Heestan waxay isoo xasuusisey inan is jacaylayn 2008 -2009 waxann dhegaysan waqtigga aan schoolka ka imaan jiray aan jidka soo socdoo
    Qoftaasi wey iga dhimatey alle hku Naxriizto hppi😢
    😢

  • @mohamedfarah2210
    @mohamedfarah2210 5 років тому +5

    Heesatan waxaa horey u qaadey allh caafimaad taam ah ha siyeee Al #Fanaan_Cabdi_tahlill
    Heestu waa muxuubo
    #Somali_focus

  • @cabdiqaniaxmadnuur1374
    @cabdiqaniaxmadnuur1374 6 років тому +10

    Hees qiimo leh,Ehelu xubiga ayuun baa dareemaya.

  • @samsamahmed2897
    @samsamahmed2897 Рік тому +3

    Ax heeskan waxaan ku xasuztaa jacaylkaygii 2014 samira maxmed jamac Yusuf warzame. Oo ilaa,hada jacaylkeedii aanuu mazkaxdeyda iyo niyadeydapa ka pixin alla #jacayl xumidaa!

  • @farxanyare7649
    @farxanyare7649 Рік тому +2

    Hestaan anigoo yar maqli jiray ...1/2/2023 14:18 duhurnimo dhageysanayaa inta iga danbeyso Like..🥰❤🙏💯.

  • @ibroismabdirahman9556
    @ibroismabdirahman9556 Місяць тому +1

    Old days

  • @abdirisakhusseingallaydh3965
    @abdirisakhusseingallaydh3965 2 роки тому +2

    2006 lixdii Ayaad dhegaysan jirey igoo Alpam Adhan oo ku duuban cajilad love dhinacyada kaga dhegan yihiin gabadh Yaa AdisAbaba nooga keen hadiyad yad Ahaan waayo waayo

  • @naimamekeupofficial4424
    @naimamekeupofficial4424 4 роки тому +3

    Waaaw ruur cade fanaan qaali ah0❤❤❤❤🙏🙏🙏💔💔🌷🌷🌷

  • @صوماليةوافتخر-و5و
    @صوماليةوافتخر-و5و 4 роки тому +2

    Waa hees xasuus igu leh
    Jcyl na ma ahan lk dad be i xasuusineysa iyo xiliyo waqtiga ii samaaaaa

  • @badriaosman9955
    @badriaosman9955 4 роки тому +6

    Yaa dhageysanaayo sanadka 2020 👍

    • @najmaabdi3849
      @najmaabdi3849 4 роки тому +2

      Badri A Osman aniga 2008 ayey ISo xasusiyay

    • @fardosaabdi6539
      @fardosaabdi6539 2 роки тому

      Ila hadaha ya dagysanyo heestan Axx isha CALA hees legen cawa 22/8/2022

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase 9 місяців тому +1

    Waa xasuusti Abditahali warsame hesti muxubo

  • @mrhumble6869
    @mrhumble6869 6 років тому +4

    Shelay ayaa Isla joognay ninkaan great guy pure Somalian

  • @kaafi_official
    @kaafi_official Місяць тому

    xasuus wlhi 2005 baan dhageysan jiray hadana 2024 baan dib u dhageysanayaa hadad iga danbeyso like ii saar ❤🎉

  • @LIGHT-CAMERA-ACTION-WOW
    @LIGHT-CAMERA-ACTION-WOW 7 місяців тому +1

    2008 - luuq to Beled hawa

  • @abyaninacalishire7220
    @abyaninacalishire7220 2 роки тому +1

    Waa hees iyo bar runtii wa 8 21 2022 keedi inta iga danbeeso lik

  • @GobaadMohamud-bk4mf
    @GobaadMohamud-bk4mf 9 місяців тому +1

    Maaanta ay bishu tahay26/2/2024 aan rabo go,aan adag inaan qaaato

  • @munaahmed1250
    @munaahmed1250 6 років тому +1

    Aaaax jacayku waa naxariis markas haysato qof ku jecel Alle hay xafido ❤Salam💋

  • @abshircarab18
    @abshircarab18 5 років тому +3

    Heestaan waxaa Leh alfannaan cabdi tahliil warsame walibo iyadoo kaban ah

  • @abdikafiahmed9832
    @abdikafiahmed9832 3 роки тому +2

    Caawa waxaan Soo xasuusty 2006 xiligii Aan dheysan jiray nuur cade

  • @axmadnuur1759
    @axmadnuur1759 Рік тому +1

    2023 is moojiya like 👍

  • @Yahye-khadar
    @Yahye-khadar 8 місяців тому +1

    Wali waa sidii .
    2024/2/28 12:50 habenimo

  • @منوعاتحسن-ض4ب
    @منوعاتحسن-ض4ب 5 років тому +3

    Waxaa qaaday Cabdi Tahliil Warsame horraantii todabaataneeyadii

  • @Ridwandhiye9010
    @Ridwandhiye9010 10 місяців тому +1

    ❤❤

  • @ahmedadan2362
    @ahmedadan2362 3 роки тому +2

    Heestaan orginalkeeda waxaa iska leh: Maxamed Saleebaan Tubeec.

    • @khaalidy
      @khaalidy 3 роки тому +1

      Cabdi tahliil baa leh

  • @farxaanraage6144
    @farxaanraage6144 2 роки тому +2

    Ax axsan jecel yaa 2022 .19 may .2022 ila dhageysanaayo 👍🤔

  • @qadrohassan5395
    @qadrohassan5395 5 років тому +4

    Heeesta love cadiahay weyan

  • @MuxuboCawale-bk4pn
    @MuxuboCawale-bk4pn Рік тому +1

    Waw

  • @munosharaxleadan386
    @munosharaxleadan386 7 років тому +4

    Ax ax ax ax ax ax😍😍😍ish calaa hees

  • @shiinesalah4670
    @shiinesalah4670 3 роки тому +1

    Ax yaaa hees lafo garac baan dareema markaan dhagysto heestan

  • @HiboSaleeban-wf9zr
    @HiboSaleeban-wf9zr Рік тому +2

    Njjne$$bh5

  • @Ayni88
    @Ayni88 Рік тому +1

    The legend nuur cadde❤️‍🔥

  • @ridwaanabdirahman4811
    @ridwaanabdirahman4811 4 роки тому +2

    ax ax waan isku dhayaa mar walba

  • @jibriilc.rizaaq1675
    @jibriilc.rizaaq1675 2 роки тому +2

    Stiil I am lestiing 9 /10 /2022

  • @hassaanaden4480
    @hassaanaden4480 24 дні тому

    Nimay tala ka muruqtoo xarig adag maleegtoo jacaylkaaga maankiyo meel u halis ah dagayoo marka laysku dhaartana gacantuu madhantay axxxxxx 2008 ayan soo xasuusty

  • @jimaaleabdirahman8432
    @jimaaleabdirahman8432 Рік тому

    Haaaaaaaa you have any questions or concerns please 🙏🙏🙏🙏

  • @abdirahmaanahmedbulaale2640
    @abdirahmaanahmedbulaale2640 3 роки тому +1

    2021 inta dhhageysaneyso farta taag

  • @dharqaale
    @dharqaale Рік тому

    Heesta muxibo ladhaha waxaa qadaay nuur cade hadaad mooday xaajadu meel gaaban inee thy miirkiyo aqoontiyo manakaga galiyoooo

  • @sahrahirsi
    @sahrahirsi 4 роки тому +3

    6/2/2020
    6:50am
    Rabigay ma moogee aaqiro kameeldayo🤔

    • @siyaad6861
      @siyaad6861 Рік тому

      18/6/2023
      13.45 pm
      Ana mawdku ha idilo adna maalmo si joog 🤔

  • @heyfa3628
    @heyfa3628 Рік тому +2

    Ax

  • @caynaancabdi7895
    @caynaancabdi7895 8 місяців тому

    Anna mowdku hay dilo
    Adna maalmo sii joog!.

  • @munaaare3553
    @munaaare3553 5 років тому +1

    Ax ax ax anaa mawdku ha idiilo adnaa malmo si joog

  • @abdiahmed9713
    @abdiahmed9713 2 роки тому +2

    Nice

  • @khaalidy
    @khaalidy 3 роки тому +1

    Xasuustii cabdi tahliil warsame

  • @daryeel0448
    @daryeel0448 2 роки тому +2

    Still wathcing 2022 march-29
    What a song.!

  • @aadanciise1266
    @aadanciise1266 3 роки тому +1

    Yaadhagesanayo 2021

  • @muxubobuulleadam7494
    @muxubobuulleadam7494 5 років тому +2

    afgaka caano macaan laku qabay

  • @poqortoyo10abdullahi83
    @poqortoyo10abdullahi83 6 років тому +4

    8/9/2018 wxkle waye tlh

  • @hassanmahamed874
    @hassanmahamed874 6 років тому +1

    Ana kula miida Hodawanay heestan 2018

  • @sadkaqueen
    @sadkaqueen 3 роки тому +2

    My child hood I used to listen

  • @fardawselmi8271
    @fardawselmi8271 6 років тому +4

    Ohey oh 😰😰😰😰😰😰😰

  • @abdihamidaden3106
    @abdihamidaden3106 2 роки тому

    Cumar Seerbiya heestani ayaa qaaday saaxiib

  • @mohamedabiibahmed4593
    @mohamedabiibahmed4593 6 років тому +1

    Waaayo waaaaayo ax ax

  • @najaxnalka7715
    @najaxnalka7715 5 років тому +1

    17/1/2019 ayaan dawanayaa

  • @CabdiCabdallahi
    @CabdiCabdallahi Рік тому

    Nuur cadaa qaaday

  • @cabdiladiif4568
    @cabdiladiif4568 7 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @shiinesalah4670
    @shiinesalah4670 3 роки тому +1

    Nuur cade

  • @Rersomali
    @Rersomali 3 роки тому +1

    2021🎵

  • @abdifatahabdullahi5588
    @abdifatahabdullahi5588 3 роки тому

    heestan walalkeey ayaa aad ujeclaan jiray

  • @nuuradiinaxmad3925
    @nuuradiinaxmad3925 5 років тому +3

    Axsan xasuus nuur cadde

  • @NurOmar-eq5ez
    @NurOmar-eq5ez Рік тому

    Xasus 2005

  • @mahdiubaxside7340
    @mahdiubaxside7340 7 років тому +1

    lkn wuuu fashilmay cowke ayaa video u daaaaray asaga cabdi tahliiiil qaaadaayo
    ceeebeee tacaaaal ka dhacday showkii

  • @ridwaanabdirahman4811
    @ridwaanabdirahman4811 4 роки тому +1

    13/1/2020

  • @fatimahassan8452
    @fatimahassan8452 5 років тому +1

    xasusuti 2008

  • @abdirahimahmed4844
    @abdirahimahmed4844 5 років тому +2

    20_19_ 1_5

  • @abdirahmandahir1011
    @abdirahmandahir1011 6 років тому +2

    Heeest

  • @mahdiubaxside7340
    @mahdiubaxside7340 7 років тому +2

    hestaasi wa copy
    cabdi tahliil ayaa iska leh
    nuuur.cade
    dadka waxa ugu sheeeekeyey anaa leh heeesta

  • @suadqali5761
    @suadqali5761 7 років тому +1

    Abdi tahlil aya qadey

    • @mahdiciise4344
      @mahdiciise4344 5 років тому

      cabdi diini ayaa qadey benta iska day

    • @mohmedkhyareofficial8456
      @mohmedkhyareofficial8456 4 роки тому

      Ax ayaa hees anaigay igahadlaysaa 😭

    • @Maxchama
      @Maxchama 4 роки тому +1

      @@mahdiciise4344 inantu waa runteed Original-ka ayuu qaaday Cabdi Tahliil, Codka imika baxaya waa Nuur Cade oo markale ku luuqeeyay xasuustii AHN C. Tahliil Warsame.

    • @khaalidy
      @khaalidy 3 роки тому

      @@mahdiciise4344 cabdi tahliil warsame baa iska leh

  • @anabhuseein2836
    @anabhuseein2836 5 років тому

    Waw