gerida xasusnada mar walbo wllhi waa Laga wada tagi adunkane nin walbo camal wngsn halatago i.a kuwi janada kuwada kulma alle hanaga wada dhigo dhamaanten امين يارب ❤️😢
Hadda waxaa badan dadka Ku nool nolosha khiyaariga ah ee ay social media ka arkaan. Alhamdulilah, inta Ku rafaadsan allaha ka dul qaado. Qof walbow waa adiga iyo dadaalkaa and insha Allah.
Walal midasi wa khalad Weyn wayo Bini aadam bynu nahay wax ban dhibsana waxna wan jeclana haddi intas ba an qariyo oo an cidnaba usheegin taas khalad weyn bay noqon Axsan dheh dadka xaduud cafimaad leh usamayso si Dareenkagu u bada qabo lkin dareenkaga qari macquul noqon mayso ee halkas ku noqo ani kuguma raacsani midas.
Apowe wil aya is jeclen wiilkii sidii wanag uu naga dhaxeyay 😢ayuu halmar is badalay wuxu nah igu yiri intan kabadn kuma jecli ben nah kuma shegi karo makugu qanacsani ee ifahan wunah iga tagay 😥💔 haben iyo malinba wa oyaa apowe talo isii vedio kaso samey walahi dhip aya ku jiraa
Alla wllo jecliya muqaldada iyo hdlkaga qastan marka dhahyso wlashy mcn io sida dagan ad wax noga so gudbiso m.A wx bdn wan ka faiday abwe Thnks in bdn🫡😍
Walhi wa runta huno qof an ogahey ayan waxan barey in an necebahey in uu I block markas ayuba ila daba dhigtey makin hada wan ka tashadey marku I block Ana wan blockga mana radiyo awal inta radiyo ayan dhihi jirey maxad I block ge alx hada aniga dheman noqodey
Wllkey waxan ku weydina maxaa kerni karo ninkeyga marna wuu iso wacaa wuu ila hadlaa marna wuu iga aamusaa xita talefanka maqabayo midasa fahmi la ahay
@@HooyoPodcast pkk ha Ted kle mhdsanid boowe wllhi aad ii cawisey barnamijyadada wxaba umaleysa ine ani si khaasa iila hadlayaan abaal baan kuu hayaa geeridu hku ilowdo shp💗
Kuma AQAN Lkn janada Allah NAGU kulmiyo hada love isarto😢❤
Wax badan ayaa ka faiday apowe❤
gerida xasusnada mar walbo wllhi waa Laga
wada tagi adunkane nin walbo camal wngsn halatago i.a kuwi janada kuwada kulma alle hanaga wada dhigo dhamaanten امين يارب ❤️😢
Mahadsanid wll qali ❤
My best podcast allaha Ku barakeyo ❤❤❤
Ada bana Kuga racasa nahaya Ina dadaka ilawado Ada bada umahasan tahaya ❤❤
Walalkey mcn 🤴❤️ilhy haku sharfo 🤲🥰
Mahadsanid wllky Allah ku xafido
Chanel kan wax laso dhigey ina dhaafan ilaahey amarkiisa thnks abowe qof adag iga dhigtey
MahadsaniD wll😊
Mahadsanid wllkey allaha ku sharfo wax badan ayan ka faiday ❤
Mahadsanid wax wayn kaa fahmay 🎉
Masha allah walaahi manta wax badana ka faiiday mowducana jazakalaha Jaana fardowsa
Dihrigaliyeheena dumarland wllkod❤
Absolutely
Abowe wan kutagera sidokle Allah dartiis ayan kujeclahay jir oo joog abowe mcn ❤❤❤
Allaha ku jeclaado abaayo.
Thanks abowe wax badan no faidesay keep going su alo inaku weydiyo raby inteh kala soxarira
Mahadsanid wllky Catoosh dadka aado kala youtube loga bahan yahay 👏
Thank you brother 🙏
Jasakalaah walla 😊❤
Hadda waxaa badan dadka Ku nool nolosha khiyaariga ah ee ay social media ka arkaan.
Alhamdulilah, inta Ku rafaadsan allaha ka dul qaado.
Qof walbow waa adiga iyo dadaalkaa and insha Allah.
Wale tasa been ehen qiyaali iyo mala yacni iyo waqti lumis😊
@@saciidocabdimaxamed2230 absolutely taas ayaa run ah.
Muddo ka dib waxaad arki iyaga oO dad kale eedaynaya, sida waalidka, walaalo ama qarabata, la ima kalmayn iyo waxba la iima qaban.
Suashu waxay tahay, Yaa waaye qofka kaa jecel naftaada?
Adiga haddii naftaada aad jeclaan oO aad wax qabsan Yaa waaye qofka Kuu qaban?
Waa la isku dhib qabaa , amuuraha allaha sahlo.
Mahadsanid.
War legendkan waa runtiis wllhi
Mahdsanid wll qali alle hakuxafido
Nin wax badan og alllow ku dhowr aduyo iyo aqiraba 🤲🥹
Ay ustadkena❤
Shukran wll❤🫶🏽🌸
Mhdsanid wllkey alle haku sharfo
Mahadsanid ❤
Alle ha,ku xafido abowe🥰
Waa macduuc aad logu baahna wax bdna iga badaly keep going brother
Sawju fatima bintu dacas shukran
😂
Lagenoww been mahaa ❤❤❤❤
Guuleyso wlkei❤
Ninkaa kor uqaada waa legend weyn
abowe plz noso badi wax badan kaa faaiday thanks dhiirigeliye🥺🙏
Thanks wllo❤🎉
abowey mcn waad saxantahay runtii mahadsanid❤️🫅😍✅️
Thank you bro 🥰🥰🥰
M.a❤❤❤❤❤ walhi ani aya ka mida dadka dareen kooda qariyo alxm wan kufarax sanahy
Mahadsanid wllka wanagsan
Masha allah hore usoco wllo🤴
Ilike it wlhi abowe❤
Mahadsanid samiyow 🔍
Shurkan wll Qodob mihimah banotabatay Absolutely thanks 🙏👑
snapchat.com/t/baEvn7qE
Wallkay❤
Walal midasi wa khalad Weyn wayo Bini aadam bynu nahay wax ban dhibsana waxna wan jeclana haddi intas ba an qariyo oo an cidnaba usheegin taas khalad weyn bay noqon Axsan dheh dadka xaduud cafimaad leh usamayso si Dareenkagu u bada qabo lkin dareenkaga qari macquul noqon mayso ee halkas ku noqo ani kuguma raacsani midas.
Walaal waan kugu ixtiraamayaa fikirkaaga mahadsanid.
@HooyoPodcast so kle walaal kagana wan kgu ixtiraamaya.
Mahadsanid legend
Thanks my brother
M.a Thanks wll ❤
Wllkie mcn abdullahi Ahmett waa mahadsanthy 🥰🤴🏻
Lataliyahyga❤
Wll hambaliyo wxaan kuguu leystey qodobkii ahaa wxaad jclshahay in aad katagi kartid isbar thanks dear perceptar ❤❤❤
Marba hadaa adiga dhirigaliyaheena tahay alx illah hakusharfo pro ♥️ ❤️ 👌
Please 🙏 ustadkeyga ciwaanka xiga wxaad noga dhigtaa (adigoo aamusan isidee lootagaa)🙏plz
Mahadsanid wallkey ❤
Mhdsnid king 🤴🏻 🙌 ❤
Thanks
Keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Catoosh❤🙏
Pwe abdalow mid baa xariir Naga dhexeya marwalba wuxu iga shekeyaa inu Kligey ijecelyhy balse marwalba statuskisa waxa ka darema sida inuu qofkle raali galinayo sida inuu dhaho wey adagtahy inaa isku solabano sababto ah waxan ahy dambiile😢marka aan weydiyana uu ismaweliyo inu dhaho side nag adiga ehen ula hadla🥺marka pwe ninkas ma ijecelyhy mise waxaz waqti ah muxu igu bixiyaaa hduu ijeclayn💔
Waxaa macquul ah ineey jirto qof eey kala tageen isla markaana uu doonayo inuu illaawo sidaas la adligeed uu waqti kuu galinayo adiga, waxaa kale oo macquul ah ineeysan sidaas wax u jirin, marwalba feejignaaw.
@HooyoPodcast hye pwe mcn nolow thanks ban kuleyhy sida wanagsan marwalba noo dhiira galiso ina qurux badnano aan waligen hoos udhici. Sida aad ujjeceshahy wlhi dawashada chanel kaga kuma qasarin pwe ilaha ku jeclado❤️
mahad sanid walal qaali
candale niyow naag Ayaan shukaansadaa marka sagaashanka ben ayay iisheegtaa bro marka maxaan kusameeyaa iisoojawaab bro❤❤
Adne been usheeg.
😂@@HooyoPodcast
A topic is the best legend
Wllkey adan u mahad san taha wax badan baan ka faideh😂❤
Thanks my pro 🙏
Thanks llo💯💯
Lpxeyga shaqo fcn u heysaaaa dhalinyarada gulleyso bro 💪
Mahad sanid ❤
Dareenkaada qarso ceeb ma ahan zxp catoosh
Walaal in badan ayaan radinaayey UA-cam kaga❤
Welcome❤️
Apowe wil aya is jeclen wiilkii sidii wanag uu naga dhaxeyay 😢ayuu halmar is badalay wuxu nah igu yiri intan kabadn kuma jecli ben nah kuma shegi karo makugu qanacsani ee ifahan wunah iga tagay 😥💔 haben iyo malinba wa oyaa apowe talo isii vedio kaso samey walahi dhip aya ku jiraa
Shuugaran wllkey
Alla wllo jecliya muqaldada iyo hdlkaga qastan marka dhahyso wlashy mcn io sida dagan ad wax noga so gudbiso m.A wx bdn wan ka faiday abwe Thnks in bdn🫡😍
Catoshow sa ku bartay dadka wey igu wareren😂😂😂
Sidee ku ogaan karta qofka ku ignore
GaraeeenYo mawduuca macalin ka soo hadal
Darenkaga qari wll 😂🥺
My brother ❤
Pls mel lagala xiriro iso sheg wllky Hdey macqul tahy pls🙏🥺si Goni kula hdli rabye 🥺🙏
snapchat.com/t/6VJYbdWr
Tiktok kala so hdly pls iso jwb ado mhdsn wll🥺🙏
Wlkie❤
Aftahan+hadal yaqaan+waayo arag
Guuleso apwe aad baad Umahdsan thy
0:30 maantaa imaday😅
aniga nin iga wen i qaba biil wu isi ya iyo wixi an u baado lakin imaso waco week halmar un
Wll catoosh waaku salamay
Waankaa qaaday walaal
❤❤
Walhi wa runta huno qof an ogahey ayan waxan barey in an necebahey in uu I block markas ayuba ila daba dhigtey makin hada wan ka tashadey marku I block Ana wan blockga mana radiyo awal inta radiyo ayan dhihi jirey maxad I block ge alx hada aniga dheman noqodey
❤😢
takis..walky
💯🤍lkn xanun bada dremysa lkn wax walbo ka tagaysa
Wewe❤
❤❤🎉❤
Ma ciwaan kaga dhabta wilkan maxa radiyey❤
Welcome❤
m.a
Wllkey waxan ku weydina maxaa kerni karo ninkeyga marna wuu iso wacaa wuu ila hadlaa marna wuu iga aamusaa xita talefanka maqabayo midasa fahmi la ahay
Waa doorashadiisa, marwalba sida uu kuula dhaqmo ula dhaqan.
Hadane kuma si jurtoo wa sojkada
@HooyoPodcast 💯💯
ilinta yaxaaska mxa laga wadaa😭😅
ooyin been been ah😂
@@HooyoPodcast pkk ha Ted kle mhdsanid boowe wllhi aad ii cawisey barnamijyadada wxaba umaleysa ine ani si khaasa iila hadlayaan abaal baan kuu hayaa geeridu hku ilowdo shp💗
🫶❤️
Dee Wll AanO Kula soo hadalEe markaas Intee Laga HeLa 😭😂
𝘈𝘯𝘪 𝘢𝘵𝘩𝘪 𝘬𝘶 𝘳𝘢𝘱𝘢𝘢𝘢 𝘊𝘢𝘵𝘰𝘻𝘩𝘰𝘸𝘸😩💕😂
My brother ❤
Guuleso apwe aad baad Umahdsan thy
Guuleso apwe aad baad Umahdsan thy