maasha allah tabarakallah jazaakallah kheyr ustaad warsame bade wallaahi wax badan ayay dhalinyaradu ka faa'iidaysaa haday doonayaan inay ka faa'iidaystaan warsame bade ninkii yaqaan uun baa yaqaan maasha allah tabarakallah maasha allah hore usoco
Faaan iyo bararaq looma baahna hantida allah ku qoray ama ku siiyay muhiimadu wxa weeyi dadkagii ama umada somaali maxad u qabatay adeer maal kuwii hore u lahaa weyka geriyodeen
Business kaaga dhan waxaa tiri waa product, courses and softwares baad ku meeraysatay. What kind of product and softwares baad iibisa?. Magacood? Maxay qabtaan?. Wax sir ah koley ma ahan business oo isaga ayaaba suuq iyo xayaysiin ubaahde. Qof dhar ama cunto gadaya ama Guryo iibinaya hadduu maanta dhan ku meeraysto waxbaan gadaah mana sheegayo waxay yihiin maysan ka dhignayn qof waalan ama iska hadlaya?. Software kana shaqadiisa iyo sida looga faa’ideysan karo balse waxaan gadayo dhan waa magac aan hoos loo galayn waa been iyo tuugnimo cad. Caalamka courses xitaa Demo classes baa lasii bixiyaa contents lasheega ay ka koobantahay waqtiyada lagu baran karo baa lasii sheega iyo marka la dhameeyo qofkani heerka uu joogo. Ummadda yaan aqoon yarida looga faa’iideysan.
E commerce ayuu ka shaqeeya iyo dropp shopping degutal marketing web design graphic designer content creation video editing intaas usii dheer qaarkood courses ahaan ayuu u gadaa dad la shaqeeyana waa leeyhy lkn ani si shaqsi ah uma aqaan sido klene ardadiisa kama mid ihi 🤝
yaabka adunka dad aqliga lee ninkan way fahmi karan in u been sheegaayo. wa nin dadka been iskaga gaadaayoo ee iska ilaaaliya. aniga waxay ila tahay warsame wa jaaaaajuuus image been ah samaysanaaya ama wa tuug raba dadka dacifka ah in u lacagta ka xaado ee iska ilaaliya yaabka adunka
Walal waa runtaa yarkani anagaa isku wadan deganeyn Belgiumka waxan u ka sheekeenayo dhan waa beentiiii sida shaqooyinku leeyahay waan ka soo shaqeeyay mida kale shaqadan onlineka u sheegayo Dhalinyaro badan buu ku dhacay oo weliba iyagu soo hadlay siduu u dhacay welibana ardey turkey joogta bey ahaayeen lkn somalida wax walbaa lagu sheekeeya dadkuna way aaminan qof walbo tuug ah ama waaalan
maasha allah tabarakallah jazaakallah kheyr ustaad warsame bade wallaahi wax badan ayay dhalinyaradu ka faa'iidaysaa haday doonayaan inay ka faa'iidaystaan warsame bade ninkii yaqaan uun baa yaqaan maasha allah tabarakallah maasha allah hore usoco
My best coach in the 3 last years 🎉
Horumar wacan masuul sidoo kale wariye shaqadeeda taqaana waa ku wareysatay guuleysta
My Couch of last year’s
Nin ku dayasho mudan keep going bro 👍👍👍👍👍
Free nagu bar hooyooyinka hadaa nahay o jeeb taraqa ah😊
Xogmal wan ku salamay walshey🥰🫶❤️🫀🫂
Faaan iyo bararaq looma baahna hantida allah ku qoray ama ku siiyay muhiimadu wxa weeyi dadkagii ama umada somaali maxad u qabatay adeer maal kuwii hore u lahaa weyka geriyodeen
Unada maxa loo qabana xaq may ku leeyihiun loser 😂😂 shaqeyso oo wax qabso
Umada iyaga waxbo ma qabsan karan miya farax maseer dhaf orad shaqeyso😂😂😂
Business kaaga dhan waxaa tiri waa product, courses and softwares baad ku meeraysatay. What kind of product and softwares baad iibisa?. Magacood? Maxay qabtaan?. Wax sir ah koley ma ahan business oo isaga ayaaba suuq iyo xayaysiin ubaahde.
Qof dhar ama cunto gadaya ama Guryo iibinaya hadduu maanta dhan ku meeraysto waxbaan gadaah mana sheegayo waxay yihiin maysan ka dhignayn qof waalan ama iska hadlaya?.
Software kana shaqadiisa iyo sida looga faa’ideysan karo balse waxaan gadayo dhan waa magac aan hoos loo galayn waa been iyo tuugnimo cad.
Caalamka courses xitaa Demo classes baa lasii bixiyaa contents lasheega ay ka koobantahay waqtiyada lagu baran karo baa lasii sheega iyo marka la dhameeyo qofkani heerka uu joogo.
Ummadda yaan aqoon yarida looga faa’iideysan.
E commerce ayuu ka shaqeeya iyo dropp shopping degutal marketing web design graphic designer content creation video editing intaas usii dheer qaarkood courses ahaan ayuu u gadaa dad la shaqeeyana waa leeyhy lkn ani si shaqsi ah uma aqaan sido klene ardadiisa kama mid ihi 🤝
Wa beenti aniga course ka iibsaday
@Deposkialx dheh hddi lcg been ah aan lga qaadin
@@hamdafaarah-jj3rw makuu shaqaysay Course kii aad ka iibsatay?. Contens saxa iyagu sameeyeen miyaa?.
Asc wll wana kusalami wll waxana ubahanhiy sida Ku fuad eean kuiman karo marikan
🥺..🥺. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
Dawarso 😂
Farxiyo nagua filna qeyb kale oo wareysi ah baan u bahanahay.
Odaga sualaha ku badi xog fara badan buu haayaaa.
Mahadsanid
Asc wll waxan raba ina bisnesse en ligne bilabo marka xagee kala so xidhidna
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa xaaraan diiniyan, khamaar ma kama duwana, waxaasi ganacsi ma aha.
maxa ugu qoran youtubeka
walaahi bagaaad uwaraysatay ninkan
farax waxaan kula talin lahaa markaad bisinka ku dhawaaqayso iska sax wll bismilaahi raxmaani raxiin maaha waa bismilaahi raxmaani raiim intaa iska sax wll adoo raaliya
Raiim adi maa jeebkaga kala soo baxey 😂😂
😂😂😂😂@Deposki
Reer waqooyi badanaa diinta kuma fiicna . Hakuwareerina, reer comments
Inta kale shaqo wacan😂😂
Dadkan si toos wax laguma sheego ee general lugu sheegy
Ustadka Youtabe kisa maxa ku qoran?
(Warsame bade)
Su aalaha inanta ay waydiinayso dhamaantooda waa kuwii loo baahnaa.
Asww
Warsamoow hadaan dadku isu shaqaynayn qofna waxba maqaban Karen "far kaliyi fool ma maydho".
Waana aayad Quraana.
Marka waad odhan kartaa way kala faa'iido badantahay, lkn imikaba adiga 10 qof baa kuu shaqeeya ee miyaad kaligaa guushaa gaadhi lahayd mise diyaarad baad raaci lahayd and so.......
Waxa yabah ligabahayai inasmeyo
It is haram money
Waxan dadka ayaa lagu dhacaa. Dropships
سم الله الرحمن الرحيم
In la taajiraa ma qasabaa?
MaYee iska seexo
tan wareysigeeda ayan naccayba
Aniga ka taajiray
Kkkkkkkkkk
N'a adigaa darbigaa kabodee maad iss iloowday trump iyo koxdisaa hargeisa kuso noqoroneysa adagiyo rerr somalia ba isdiyarii waligaa youtube furoo
jaahil tuug ah bay tanjir ku sheegaysa naagtan wa jaahilaad weyn oo laacg jecel oo wax walba run moodaysa yaabka adunka
yaabka adunka dad aqliga lee ninkan way fahmi karan in u been sheegaayo. wa nin dadka been iskaga gaadaayoo ee iska ilaaaliya. aniga waxay ila tahay warsame wa jaaaaajuuus image been ah samaysanaaya ama wa tuug raba dadka dacifka ah in u lacagta ka xaado ee iska ilaaliya yaabka adunka
Walal waa runtaa yarkani anagaa isku wadan deganeyn Belgiumka waxan u ka sheekeenayo dhan waa beentiiii sida shaqooyinku leeyahay waan ka soo shaqeeyay mida kale shaqadan onlineka u sheegayo Dhalinyaro badan buu ku dhacay oo weliba iyagu soo hadlay siduu u dhacay welibana ardey turkey joogta bey ahaayeen lkn somalida wax walbaa lagu sheekeeya dadkuna way aaminan qof walbo tuug ah ama waaalan
Was tuug dadka dhaca
Wall ilaahey ka baq