MUSQUSHA AYUU IGU QARIYAY MARKAY XAASKIISII NOOGU TIMID GURIGIISA ASAGOO IGU TAY IGU WALIGAY MA🤣

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

КОМЕНТАРІ • 123

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 9 місяців тому +25

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍

    • @najmoxaaji9143
      @najmoxaaji9143 9 місяців тому +1

      صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤

    • @FaadumoShaaf-tf4lx
      @FaadumoShaaf-tf4lx 9 місяців тому

      اللهم صل وسلم على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد

    • @xamdayusuf2531
      @xamdayusuf2531 9 місяців тому +1

      Scw scw scw scw 🥰

    • @zapnaqueen3939
      @zapnaqueen3939 9 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Yasmina125
    @Yasmina125 8 місяців тому +2

    Allaa ayaaney waa fuuray sidaan u qoslaayay😂😂😂😂

  • @Najminaa
    @Najminaa 9 місяців тому +9

    ALLAH IS ONE ❤☝️☝️

  • @zagal_faisal1013
    @zagal_faisal1013 9 місяців тому +7

    Ana waan soo gudbinayaa dhoowr jab oo shukaansiga ah inasha allah ayaaneey😂😂

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 9 місяців тому +5

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 9 місяців тому +2

    Waqti dher kadib waso labtey inkasto muqala badan idhafen wan so dhawan dona inshallah

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 8 місяців тому

    Ragga waxaa 4 xaas loogu baneeyay waa xigmaad ❤❤❤❤

  • @Queen-Fowsia-10
    @Queen-Fowsia-10 9 місяців тому +2

    Sheekadan meda labad qosolka iga dhmaysay 😂😂😂😂

  • @kamalali79
    @kamalali79 9 місяців тому +5

    السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين

    • @XamdiTuush
      @XamdiTuush 9 місяців тому +1

      Wcs ayaan gobdoon setahy abyo mcnto ❤❤❤❤❤😂😂 m a

    • @maryanmuusexasan1713
      @maryanmuusexasan1713 8 місяців тому

      ​@@XamdiTuush😊😊😊

  • @Xamdimustafe-
    @Xamdimustafe- 9 місяців тому +5

    Ayaan quruxey horta abaayo waad naga mudantahay kunjeer inaan ku sharafno , oo aan madaxa ku saarano
    Laakiin wll waxaan kaa codsan lahaa maadaama aad na dhahday fikirkiina soo dhiibta ❤ wll vedioyada podcast nooga dhig sababtoo ah marwalba meel ayaan saaranaa oo waanku shaqaysanaa qisooyinkaaga , gaar ahaan anigu jaamacada markaan tagayo ayaan sii dhagaystaa oo aan wadada ku maraaye😊❤❤

  • @ShamsoMaxamed-vh3bu
    @ShamsoMaxamed-vh3bu 9 місяців тому +1

    Salalaahu caleyhiwasalam

  • @SagalJaamac-mt8fw
    @SagalJaamac-mt8fw 9 місяців тому

    Asc habo sethy caruurtii iyo xajigii kawaran cafimaad baan idiin rajaynayaa habaryaray talaan rabayee xagee kaala soo xiriiraa adoo raliya

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 9 місяців тому +1

    Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RayaanHonasti
    @RayaanHonasti 9 місяців тому +4

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 alla jabkiiii shukansiga cajiiib iga dheh alla ayaaney qaabka aad utabi neyso m.a walhi kaligey anoo qoslaaayo marka la ikarko namaxa kuqosle aan dha ha ayaan goobdoon ii shidan xaafada walaga yaqanaa😂😊😊😊

    • @lugayar9163
      @lugayar9163 9 місяців тому +2

      Aniga xitaa kula mid ah 😂😂😂 guriga dhan waa laguyaqanaa 😂😂

    • @RayaanHonasti
      @RayaanHonasti 9 місяців тому

      @@lugayar9163 hhhh xapipti

    • @asmitaaahmed1335
      @asmitaaahmed1335 8 місяців тому +1

      Ani xitaa wllh mar kasto aan jikada galo waa liyaqana hooyo xitaa wey barate ayan gobdoon 😂 waxay dahdha haye saxibtaa maa kuu shidan😂

  • @ilwaadinaacaroone6755
    @ilwaadinaacaroone6755 9 місяців тому +1

    Thanks qurux bdn aallah ku xafiido mcnto adiga iyo familkaga mcnto

  • @kamalali79
    @kamalali79 9 місяців тому +1

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 9 місяців тому

    Qosalka iga dhamaadey 😂😂😂

  • @HamddahHajjiomar
    @HamddahHajjiomar 9 місяців тому

    WCS masha allaah sharafeey weligeey muuqaal kaaga waanba doontaa ku raadsha allaah hku sharfo mana daawan ilaa ilaa aan ku safari like👍 aamiiiiiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️

  • @NagaadHussein-op6go
    @NagaadHussein-op6go 9 місяців тому +1

    Wsc Ayaan qll scw scw woow m a ❤️ ❤❤😂

  • @hassanbuubshe6011
    @hassanbuubshe6011 9 місяців тому

    Ayaanay aaway indho dhaxhaxaad😂

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 9 місяців тому

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 9 місяців тому

    Ayaan Yareey marka hore Salaamullaah. Markaxiga waxaan dhihilahaa Gabdha Shukaansiga kujira heyska jirasno Nimanka Shidan waahee lagushidanyahay oo badankooda waa waa Beenaalayaalo❤️👏

  • @fatmazahraqurux2324
    @fatmazahraqurux2324 9 місяців тому +2

    Hhhhh shekada labaad qosol igu dhishay 😂😂

  • @MISRAxoxo
    @MISRAxoxo 9 місяців тому +1

    Hahah the second girl ayaan her qisa is VERY FUNNY HAHAHAHAHAHA I AM LAUGHING HAHHA WHEN THE WOMEN CAME AND FOUND HER 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @faayAdenSuuley
    @faayAdenSuuley 8 місяців тому

    Ani gelimaa aandhihi lahaa wasaqa wixi kadhacaa haka dhacaane

  • @nafiiso.cabdulqdir505
    @nafiiso.cabdulqdir505 9 місяців тому

    M.a.alha.nokadayo.waan.kujecelnahee.laantaa.waa.abaar.❤❤❤❤

  • @FahmoJaamac-j1v
    @FahmoJaamac-j1v 9 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 sheekada labaad walhy qosol miidhan😅😅😅😅😅

  • @Maryaniit
    @Maryaniit 9 місяців тому

    Ayaaney aniga Facbook Kala sohadlay wana ilahad liwaysay

  • @FosiyoCilmi
    @FosiyoCilmi 2 місяці тому

    Ala qosol badanaa 😅😅😅

  • @XamdaMukhtaar-v1u
    @XamdaMukhtaar-v1u 9 місяців тому +1

    Walhi ayaan waan ika qoslisay 😂😂😂

  • @FarxiyoguhaadJoofey
    @FarxiyoguhaadJoofey 9 місяців тому

    Mashaa allaah abaayo macaan ilaahay ha ku xifdiyo

  • @faizonuur5898
    @faizonuur5898 8 місяців тому

    Shekada labad qosol ah 😂😂

  • @MuhiboIbrahim-lc6bz
    @MuhiboIbrahim-lc6bz 9 місяців тому +1

    Gabadha danbe sheekadeeda qosol igu dishay wlhy 😂😂😂😅

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 9 місяців тому

    Ayanay ani mantaa dhagesanayay qisada Amina maxayelay wan warjeclahay masugikaro qiso qabyo ah marka badi qebta 3xaad marke garta wada dhagesta
    Siquruxbadan ayaa usogudbisaa ani dadbadana igagoysay

  • @ShamsoMaxamed-vh3bu
    @ShamsoMaxamed-vh3bu 9 місяців тому

    Tiim bah ween waan inin wada salaaamay😂😂

  • @Nasroabdalla-rx5hk
    @Nasroabdalla-rx5hk 9 місяців тому

    Mash Allah abyo mcn ❤❤

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 9 місяців тому

    Queen of Queen ayanteyda ❤🥰

  • @FartuunGafaa
    @FartuunGafaa 9 місяців тому

    Ayaaney halka qusol ah ee aan quslay ilaah aa og anaa isku maleeyay wadnahaa igo ay

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 9 місяців тому +1

    😂😂😂😂ala kuwaan jab waa dhafa lkn gabdhaha qaar amin badana nin ma gurigisa ugu tagi kara😅aniga nin an wada soconay dharw bilod aa idhahay igu imow gurigeyga ceeb kale malaheen ninkas walhi markiba igu danbesqy waba ka xanaqa eraygas😂

  • @Sihamali137
    @Sihamali137 9 місяців тому

    😂😂😂😂😂 jaab iga dheh

  • @anabmagan8
    @anabmagan8 8 місяців тому

    Fadhiwen

  • @Cabdalachanneloffice3052
    @Cabdalachanneloffice3052 9 місяців тому

    Ayaaneey leek yaabakuu diidikara ❤❤❤

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 9 місяців тому

    Tariikh Ku Dhaceey Gabdhi 2labd prt2

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 9 місяців тому

    Prt2 wax kle wlhi qosol dartii baa u dhimin garay istaqfurulaah 😂🤣

  • @mulkimicraaj-ig4nn
    @mulkimicraaj-ig4nn 9 місяців тому +1

    Na ayaney mooga iga qaldana wllahi janina ii Saxby qli thanks kuma afka kama go'o shekadi dambe qosol bybaheyd 😂

  • @amiiraaxmedjamac7152
    @amiiraaxmedjamac7152 9 місяців тому +1

    Wcs❤❤

  • @NagadMcalin
    @NagadMcalin 9 місяців тому

    The second girl is funny😂😂😂😂

  • @hamdialihussein
    @hamdialihussein 9 місяців тому

    Cawo anaa u horeyo wan idinsalamy🎉🎉🎉🎉

  • @sadiaabdullahi6427
    @sadiaabdullahi6427 9 місяців тому

    Wcs ayaaney side kale cafimad ❤❤😂

  • @NuurtoSheekhxuseen
    @NuurtoSheekhxuseen 9 місяців тому

    M.a farxad igu nolow walashey adiga nakasbatay

  • @NafiisaApdulkaadir
    @NafiisaApdulkaadir 9 місяців тому

    Ayaney zxp San ku jclnhy Ina ku dhagysto xfda ila yaban wlhi ❤🎉 one love mcn

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  9 місяців тому

      😘😘😘😘😘

    • @Ahlaam-n8b
      @Ahlaam-n8b 9 місяців тому

      ​@@ayaangobdoon3254 ayaaney wallhi waligey vidio kowdi like saara kadip dhageesta ileen howl qabsaneena mooho xppti 😊 ayaaney 100/10000 uqalantaa m.a sadaxsano hal mar chanaalka kama caajisim noolow nolol caafimaad iyo farxad

  • @najmoxaaji9143
    @najmoxaaji9143 9 місяців тому

    Ayaan quruxay love you macaanto farxada aniga ayaa kula qeebsanaayo farxad iigu nooloow aduun iyo aakhiraba adiga iyo dhamaan familygaaga ❤❤❤

  • @Phardowzah
    @Phardowzah 9 місяців тому

    Sharaf iyo karaama ayann daganteyda❤❤❤

  • @XamdaMukhtaar-v1u
    @XamdaMukhtaar-v1u 9 місяців тому +1

    Asc ayaan qali haben wanagsa 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @XawaFarah-ch8qj
    @XawaFarah-ch8qj 9 місяців тому

    Ayan abyo xage kala so xiri

  • @niciimaabdalle1839
    @niciimaabdalle1839 9 місяців тому

    Wcsm naa cawa cidna igama horayso alxmlilah 😂🎉

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble7788 9 місяців тому

    Naayaaa ayaaney anigu luuqa maalin walbo 30 cod kuso diraaa waana soo dhigeee kwrn waa kaftan leee yaan leysoo jagin 😂😂😂😂😂

  • @RuqiyaOsmanAwale
    @RuqiyaOsmanAwale 9 місяців тому

    ayaaney markad indho wey dhahdo in aniga ishegi ayad muda

  • @falishassan528
    @falishassan528 9 місяців тому

    Masha Allah waan ku ognahay inaa dadaalayso ❤❤❤❤

  • @naimahussien8092
    @naimahussien8092 9 місяців тому

    Saas uma fahmin ayaaney inaad ka wado aniga si dag daga talo yaan ka rabaa ayaan ku dhahy ee ima cajabin mxaad i dhahi weyday inaad isoo jawaabto ayan rijeynaa

  • @maryamamohammed5048
    @maryamamohammed5048 9 місяців тому

    Naa xaa qortay ciwsankeeda

  • @JaweriyaCabdulahi
    @JaweriyaCabdulahi 9 місяців тому

    Mahadsanid abayo

  • @FaadumoCabdi-l1i
    @FaadumoCabdi-l1i 9 місяців тому

    Waa qiso qoslabadaan

  • @Naima-43
    @Naima-43 9 місяців тому

    Gabadha labadh qisadedu wa qosol miiran😂 calosha I xanuuntey san u qoslayey

  • @amiirocaliwarsame4411
    @amiirocaliwarsame4411 9 місяців тому

    😅😅😅😅😅😅 kabalaan orday kulahaa😂😂😂😂😂😂😂

  • @fatimaomer-h1x
    @fatimaomer-h1x 9 місяців тому

    Keep going abyo 🎉❤

  • @FaadumoShaaf-tf4lx
    @FaadumoShaaf-tf4lx 9 місяців тому

    Asc ayaney abayo. Pegka. Noo soo jawaabi mayside. Maxaan wax soo gudbinaaa

  • @nasteexomohamed7831
    @nasteexomohamed7831 9 місяців тому

    Xale WAx maso dhigine

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 9 місяців тому

    Horta waxaan la yaabay gabdhaha nin gurigiisa ugu taga genesis anaa

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 9 місяців тому

    Wcs xbbti ❤❤❤

  • @nafiiso.cabdulqdir505
    @nafiiso.cabdulqdir505 9 місяців тому

    Horoy.usoco.wllo.qli❤❤❤❤

  • @falishassan528
    @falishassan528 9 місяців тому

    Thank you

  • @LadnaAhmed-t7b
    @LadnaAhmed-t7b 9 місяців тому

    Walshy ayaan

  • @maryanmohamed7762
    @maryanmohamed7762 9 місяців тому

    Maryan soo qaado

  • @haliimayuseef1214
    @haliimayuseef1214 9 місяців тому

    hatibo sanbuska untaybo😂😂😂😂😂

  • @ZaynabMaxamed-ou1nj
    @ZaynabMaxamed-ou1nj 9 місяців тому

    ❤❤❤❤ ayaan.

  • @iftincabdilahi-nt9uv
    @iftincabdilahi-nt9uv 9 місяців тому +1

    ani mid yar inta kaga shegaa wiil naag qabo shukansan jirey asi wu i jeclaa saaid lkn ani ma jecleen mid kle aan jeclaa hbn ano iska joho nagtisa telka kiisa iga so caaysey waa yabey cabaar baan aamusna qoralada caayda wa iska aqrisanayey lee weyba iso wacdey waka qabtay wey i ceesey saaid waliba aneh waa cayey ninkeda xumaan ay iyada laheyd u i shegey ku cayey sida inee cayilan tahey inee qeylo bdn tahey inee ninka daneenin inti ayey ninka u shegtay subaxdi ila so hadley kulaha nagti xalay waad ceysey ani amaan sii dhahey why nagtada iso wacane telkeyga uma dhibayoh sorry lee dhahey hda nin gursaday hoyo noqdey alx 😂😂😂

    • @Hayaamooz
      @Hayaamooz 9 місяців тому

      Kaas dayuus bui ahaa ilaahay ku agmarsiiyay mahdleh 😂😂😂arimaha naagtisa kula yimid adigane iyaga ku celisay 😂😂😂😂 lafo geela iyagaa laisku jabiyaa😂😂

    • @iftincabdilahi-nt9uv
      @iftincabdilahi-nt9uv 9 місяців тому

      @@Hayaamooz soma aha qaali awalbo wlh hbn maman damcin asiga igu daqranaa naagtiisa aaba u nacey marke i caasey aneh si aa is kga reebo la aa 😂😂😂😂

  • @fatumaabdi2696
    @fatumaabdi2696 9 місяців тому

    Asc abayo kaso hadal nolosha masar guryaha iskulada lacagyoda

  • @camrainaxusen
    @camrainaxusen 9 місяців тому

    Asc abaayo

  • @AyanishAbdullahi-tx6fn
    @AyanishAbdullahi-tx6fn 9 місяців тому

    Mahan wahbadan kafaidey

  • @Imaan-channel2
    @Imaan-channel2 9 місяців тому

    Queen Ayan ❤❤

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen 9 місяців тому

    Wcs abyo ayanah❤❤❤

  • @abdimulki2662
    @abdimulki2662 9 місяців тому

    👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼 hhhhhhhhh 😂😂😂

  • @maysamohamoud5754
    @maysamohamoud5754 9 місяців тому

    Tageero Aniga 1 Lkn Reer Comments Qorow Ma Ihi

  • @mankanur7758
    @mankanur7758 9 місяців тому

    Qosol ikuma harin wallee tan kale horta ani hadeewo shekadaas oo kale iku dici laheed oo ninka i dihi lahaa musqusha gal ama duumo hadoo i dihi lahaa wallee inaana ka yeeleen waayo ma anaa dahay been ii sheek ninka naagda ha so gasho inaa runta indaha ka saaro waaye ninkaada ayaa shaweel naagood asaa eh oo asoo naag qawo baahi naagaha kale u heyso ee hada neh waan ka dagey ninkaada waxaa rabto ku samey asaa jinni naag naag ku dacay😂😂😂

  • @halimojibril5684
    @halimojibril5684 8 місяців тому

    🤣🤣🤣💚💚💚💚

  • @ikrannaasir6420
    @ikrannaasir6420 9 місяців тому

    Keep gonig❤ 😂

  • @Lgg37
    @Lgg37 9 місяців тому

    😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂

  • @camrainaxusen
    @camrainaxusen 9 місяців тому

    Wadmahsanthy

  • @ShariifoabdallaMohamed
    @ShariifoabdallaMohamed 9 місяців тому

    😂😂😂 gabadha danbe waxbaa kudhacay

  • @farxiyomaxamuud6830
    @farxiyomaxamuud6830 9 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂

  • @hanadqasal7329
    @hanadqasal7329 9 місяців тому

    😂😂😂😂😂🎉👩🫶🏻🤣😘

  • @nimcomaxamedgalaal-gr5jl
    @nimcomaxamedgalaal-gr5jl 9 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 9 місяців тому

    Wcs ❤❤

  • @sahrobashir4645
    @sahrobashir4645 9 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MISRAxoxo
    @MISRAxoxo 9 місяців тому

    Kkkkkk😂😂😂😂😂

  • @HanyMohammed-my2zh
    @HanyMohammed-my2zh 9 місяців тому

    ❤❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @mulkimicraaj-ig4nn
    @mulkimicraaj-ig4nn 9 місяців тому

    Wlahi nimnka qar ma modid iny nag qaban Ani mid an facebok iska barany markn ayan shekeysaneyno uu sheko ila imady balayoo igu dhuri jry wxn ku iri wr dumashi ma jirto mya ka db in muda meynan wada hdl daradan dhawed le arky asago isku hambalyeynayo oo dhahayo cunugeyga hbla adunka igu so biray alx ani yaaab walw an jecln hdane qofa isku fcnahy uu ahaa hda wxey iga heysa ina ku qarxiyo balada

  • @abdirahmanbaakaay7960
    @abdirahmanbaakaay7960 9 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂

  • @hodanqorane4395
    @hodanqorane4395 9 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂