WAA TAN QISADII AAN IDIIN BALAN QAADAY EE CIILKA IYO CARADA IGU DISHAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 кві 2023
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 138

  • @arafad5842
    @arafad5842 Рік тому +18

    Wow manta Ana uhoreyo

  • @nurojama5094
    @nurojama5094 Рік тому +5

    Ayaanay adiga duma sidaa isku barateyn inaga soosheekeeh❤😮

  • @sumayosuhiimit2351
    @sumayosuhiimit2351 Рік тому +12

    Balantenu waa is qimeen😂😂😂 xawjiga isku dara

  • @habibaguirreh367
    @habibaguirreh367 Рік тому +10

    Ayaan qurexey mahadsanid abayo Allah HAA kuu fududeyo amuraha. Allah HAA kuu sharfo macanto

  • @NasroSheekhxasan-lb8jr
    @NasroSheekhxasan-lb8jr Рік тому +9

    Ayaaneey aniga hada reer ayaan leyehe waxan daganehe Wadanka Qatar
    Xajigeyga haben ishekeynayo aya yiri gabar ayan hada ka hor wada shekeysaneynay waxan ku iri safar dheer aadi rabaa markaa Qatar soo aadi rabe waxay igu tiri madama aad maqnaani rabto sanado aan isa sii qudbo sireysano maalinkaa ayaan xiriirki ujaray ereygaa dartii bcz wuxu yiri gabadh qudbo siro raadineyso caruur noocee ayay ii dhali doonta
    Marka abaayo markaad adiga iyo waalidkaa sharaf u yeesho umbuu nin ku sharfi
    Raga tijaabo ayay dumarka ku haayaan iyo ineey ku ciyaaraan iyaga caqli malaha

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 Рік тому +5

    Masha Allaah ayaan Allah haku barakeyo reerkaaga warun qofka naftisa sharfo unba sharafleh

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Рік тому +8

    Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah abyo

  • @salmacabdiwali3843
    @salmacabdiwali3843 Рік тому +5

    gabadhaas waxaan odhanalahaa
    kaas uma qalmo qalbigaga ee illhay bari in uu qalbiga kaaga saaro.😪

  • @bidhaanqurux3959
    @bidhaanqurux3959 Рік тому +2

    Ayaaney ani walhi qof haduuba iso wicin maba wici karo isla weynin na igama ahan walahi😊

  • @Queen-official
    @Queen-official Рік тому +2

    Jaceylka kala ah abyo marba hada qofka is wadasiisid wey ku dhamaty xad l`aan kaa garo qofkii unbaa kuu cad si walbuu kuu radaadinayo balse waxa fican marka hore ina fakertid oo qofka islaheysin

  • @XamdiMaxamed-uz5ll
    @XamdiMaxamed-uz5ll Рік тому

    Subxanalh wlh wa qiso xanuun badan hedhe gbdha ma dhiki ba siligo lakoka miray ilahow wax wangsan wax noku dar ya alh

  • @Masnamunira2356
    @Masnamunira2356 Рік тому +2

    Wcs xppti qli waxaan ku salaamay salaan ka soo go'day qalbi kuu jecel ilahay dartii 🥰

  • @Masnamunira2356
    @Masnamunira2356 Рік тому +8

    Wallhi intay ayaan noo joogto
    Waxanu haysanaa dhiiri galiso runtii waxay noo dhiiri galisaa si daacad ah wax badanna waan ka faiday
    Ilaahay abaalkeda janno haka yelo

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  Рік тому +2

      Hadalkaagaas farxad iigu filan xbbt

    • @Masnamunira2356
      @Masnamunira2356 Рік тому +2

      @@ayaangobdoon3254 run ilaahay baa jecel ano kaligay ah baan kuu duceeyaa ,xaqiiqdii 1 qof ayaan yout yubka si joogta ah Kala socdaa waana adiga bes ,majiro qof aan sidaa ugu xiranahay been ilahay baa caayee
      Waxaan kaaso daawadaa qarada yurub gaar ahaan Danmark

    • @maryamadaud8856
      @maryamadaud8856 Рік тому

      A

  • @qumanhassan7812
    @qumanhassan7812 Рік тому +2

    Waa naag walan ee is qeeymey ma kaas ayaanba fursad siilahay

  • @haliimosacdiyo2385
    @haliimosacdiyo2385 Рік тому +6

    Waxaan dhihi kara wey sixran tahy gabadhas ee qur aan ha is saarto Alla barigana habadiso insha Allah wey ficnaneysa

  • @sagalsiyaad-el3fj
    @sagalsiyaad-el3fj Рік тому +1

    Ayaaney hore u soco abayo quruxeey

  • @qumanhassan7812
    @qumanhassan7812 Рік тому +2

    Masha Allah Allah reekaga kuubarakeyo❤

  • @nasroyuusuf5694
    @nasroyuusuf5694 Рік тому +1

    Masha Allah xppti alle hku xifdiyo

  • @wadaniyadasumaya1974
    @wadaniyadasumaya1974 Рік тому +1

    Mahadsanid abaayo😊

  • @samiiromaxamad6180
    @samiiromaxamad6180 Рік тому +2

    Wcs xppti albi warun tada mansharafa nafsahu fahuwa shariifaho ❤❤❤🎉

  • @amaaniahmed3455
    @amaaniahmed3455 Рік тому +1

    Abaayo qisadaadana waka sugaynaa insha alla nooga soo sheeke

  • @samiraabdi990
    @samiraabdi990 Рік тому

    Wauw Masha Allah halka kawaad inshallah wll qaliyee ❤

  • @MubaarigCalicabdiraxmaan-ix7nv

    Ax waa layga horeeyey😢😅😂😂

  • @aaminaaadan7307
    @aaminaaadan7307 Рік тому

    M.a allaha isku kiin barakeeyo

  • @nimconfg
    @nimconfg Рік тому +1

    ❤❤❤asc abaayo ayaan facaa uqiima badnoow farxana kuwaara waligiin Aamiin Aamiin Aamiin.

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 Рік тому

    Waa mhadsanthy ayaan Qaali sharafay ❤❤❤❤❤

  • @rayaanaxmed-uf6sv
    @rayaanaxmed-uf6sv Рік тому

    😊😊😊😊 wsc ayaan gobdoon qofka sidoo kuuga ley loogalaa ❤❤❤ kuugu raaac sanahey ayaaney qofka inuu naftiisa sharfo😊

  • @hibosalaad2930
    @hibosalaad2930 Рік тому +1

    Ramadan mubaarak

  • @habiboabdi3597
    @habiboabdi3597 Рік тому +1

    Ramadan Mubarak

  • @abiibohassan8893
    @abiibohassan8893 Рік тому +2

    Abayo nin wanecebyahy wa kujecelahy iyo waku xisay iyo wicitanka badan war iska ilalsha oo qimisu yela yahu ee

  • @faatimacadey9541
    @faatimacadey9541 Рік тому

    Ayaaney abaayo lanbarkaada iisoo dir abaayo waxaan rabaa inaad arimo igala hadashid

  • @hibonoor4805
    @hibonoor4805 Рік тому +1

    Caawa anaa u hormari rabeh markan daaro is dhahay hawada naga tagtay
    Ayaaney xbbti intaan hda telka gadan waxaan kaa dhagaysan jiray telefoonka hooyoadeey xataa coment aan kaaga soo qori jiray lkn hada sanadkan socda 2023 Febraayo lee gatay adilee gada kaa fiirsadaah abayo waana ku jecelahay

  • @sucdicumarsucdi
    @sucdicumarsucdi Рік тому +2

    Masha allha ❤️ 💖 😍 ✨️ ❤️

  • @suleimanabdi2573
    @suleimanabdi2573 Рік тому

    Masha Allah ina ather

  • @khadiijacabdi816
    @khadiijacabdi816 Рік тому

    ❤asc AYAAN IWARAN wllo qali qurxa isoo jawaba

  • @ruweydaxmed4938
    @ruweydaxmed4938 Рік тому +1

    Ayan qurux🥰🥰

  • @umuakramumuakram6110
    @umuakramumuakram6110 Рік тому +1

    Ayaney aniga iyo adiga isku dabecad ayan nahay xaqiqdi wan rafadiye wagi shukansiga anigo jaceyl waxey ka garte malin le gurikeyga adigo xalal ah ma igu Iman don taa ila hada wu ka shekeya hadana wa u I xishmeya alxamdulilah

  • @cabdisalaansaleeban3991
    @cabdisalaansaleeban3991 Рік тому +1

    Ayaaneey hada soonkaa ihaaye galbtaan ku daawan doonaa insha alh

  • @nasroxassancali1516
    @nasroxassancali1516 Рік тому

    Ayaaneey walalay fanibaatah mashallah

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 Рік тому

    Wcs ayaan Qaali sharafay Alle ha kuxafido sharafay ❤❤❤❤❤❤

  • @rukiasugal4942
    @rukiasugal4942 Рік тому

    ❤❤ masha allah Ayan qurux.

  • @najimaidiris381
    @najimaidiris381 Рік тому +1

    Wan ku salaamay xbbti ayaaney hore usoco qalbi ❤❤❤

  • @nasteexonalka5337
    @nasteexonalka5337 Рік тому

    Talaa ficn ayaana laku yimaada masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamdamohamed2173
    @hamdamohamed2173 Рік тому +1

    Wan qoi salamay ina gobdon

  • @siciidomaxamud7282
    @siciidomaxamud7282 Рік тому

    ❤❤❤illhy haidin barakeeyo wllhy meelaad joogtaanba❤❤

  • @hapifaysial6189
    @hapifaysial6189 Рік тому +1

    Wcs xbbti ayaan xirsi gobdoon

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Рік тому

    Wcs walaashey mcn ayaan ina xirsi goobdooney waan kusalaamay

  • @Caaqil-yare
    @Caaqil-yare Рік тому

    Wale ayaaney balwada ii noqotay mss gabr

  • @faxdiali8741
    @faxdiali8741 Рік тому

    Wcs Masha allh xafidulahi my xabibiti

  • @faizonuur5898
    @faizonuur5898 Рік тому

    Ayanay hada waxgaranayno wlhi wana wanisay abayo ❤❤❤❤

  • @hindamohamed6395
    @hindamohamed6395 Рік тому

    Wcs ayaan wllhi waarun taa alleh ha ku sharfo wll

  • @missjama2027
    @missjama2027 Рік тому +1

    Salamu caleikum ayaan huno waan ku salamaya quruxay ❤❤❤❤

  • @faadumomuuse341
    @faadumomuuse341 Рік тому

    ❤❤❤wcs wr wb xabibti Alpi waa runta shekadano kalaigu dhicirabtay balse Alx Allaiga badbadiyay midmarwalba Alle kashatan Aha wlhi Ayaney markanka amusay qadiwaalanoqotay xitatelka ankaqawanwaye Alle wuxuuigubadalay midkaqeerbadan waadku mahadsantahay sidamarkasta nowanisid Alle hakubarakeyo Adiga Awladadaba iyo walidka

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 Рік тому +1

    Wcs Abaayo ayaan masha allah Ramadan Mubarak Abaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zuhurzayooni
    @zuhurzayooni Рік тому +2

    Wcs ayab ina gobdon walhi wa iga qoslisay😂😂 horay maka qaban 😂😂 naya may iaku mac macay max kuwalay 😂😂

  • @salmacabdiwali3843
    @salmacabdiwali3843 Рік тому +2

    ayaan.quruxeey
    waa halyay kaaba
    waxaan kaa daawanayaa tellkay wllshy iga yar.
    🥰
    mahadsanid.mcnto.

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 Рік тому

    Masha allah❤❤❤❤❤⭐🌙

  • @Sumayocabdulahiyuusuf
    @Sumayocabdulahiyuusuf Рік тому

    abaayo ani xataa waan jeclahay laakiin sidaa maihi

  • @ifraaxxasanmaxamud3246
    @ifraaxxasanmaxamud3246 Рік тому

    Waa ku salamay xabbti 😊❤

  • @sucadmohamed743
    @sucadmohamed743 Рік тому

    Manshalah

  • @shamsoosman4383
    @shamsoosman4383 Рік тому +1

    Asc ayaan quruxeey waa ku salamay ramadan kariim abaayo qofka iinuu isqimayo ayaa fiicaan nin jecel ayaa haysata ninkeeyda dacad haa uu noqato kasneeh block haa iska sarto

  • @ashahussein4483
    @ashahussein4483 Рік тому

    Asc gacalisadeydii aan jeclaa ayaan qurux i miss you so much waan ku salaamay

  • @shukrimaxamed1317
    @shukrimaxamed1317 Рік тому

    Ayaaney sida isku barateen xajigaga noga sosheeke ...ado raliya mahadsanid

  • @arafad5842
    @arafad5842 Рік тому +1

    Wn kusalamay abaayo qali

  • @calinageeye641
    @calinageeye641 Рік тому

    Asc walal.qali
    walal
    maficantay

  • @najimaidiris381
    @najimaidiris381 Рік тому +5

    Hhh wllhi ayaaney isku mid nahay anoo qofkii raba hadana naftayda cadaadiya si uu isagu iisoo waco 😂

  • @amiiraali2173
    @amiiraali2173 Рік тому

    Acuudu bilaa adkrysi badnaa

  • @hafsaabdikader2857
    @hafsaabdikader2857 Рік тому +2

    Wcs xbti Ramadan mubarag insha allh wan sugena ilaa dhamadka markas ka jwbaaa jclkan wuxu yahay ❤

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 Рік тому +1

    Wcs ayaaney ❤

  • @najmaaligaani2983
    @najmaaligaani2983 Рік тому +1

    Dheemaneeey💋❤️❤️💕

  • @sabariinfarxaan5490
    @sabariinfarxaan5490 Рік тому

    ayaneya isku mid nhy m.a

  • @HudaMukhtar-gy1pz
    @HudaMukhtar-gy1pz Рік тому

    Ayane alle haku dayo wlhi garaba bad ii tahi

  • @MiaadHusseinMohammed-oe2qf
    @MiaadHusseinMohammed-oe2qf Рік тому +3

    ❤❤❤❤

  • @naimay4570
    @naimay4570 Рік тому

    19:30 wasaas abayo 👏🏽💯

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 Рік тому +1

    Wllshey ayan

  • @iqraali6298
    @iqraali6298 Рік тому +1

    Cawa aniga u horeyo ilahay ayan ka magalnay jclka nucas o kle

  • @aizhaawad1099
    @aizhaawad1099 Рік тому

    jcel iyo qudbosire mel ma wada galan kaas kuma jeclen sis

  • @mulkiibrahim5185
    @mulkiibrahim5185 Рік тому

    Ssry wlhi iska da.a abyo tala ahantey in aad ninkas dartis rer kada u dumiso wa ki shely wada cad kaga tagay oo kugu jesjesey in aad qalpiga ga wanag uga heyso wa qalad ninkaga waqti se o dacd unoqo asasga waxwlpa ku noqnyo insha Allah intas Ayan gkugu darsna

  • @siciidoyusuf1606
    @siciidoyusuf1606 Рік тому

    Asc ayaaney walaahi waa runtaa nin waa ugaarsade waa sida libaaxa libaaxa need kuu gacantiisa ku diluu jecel yahay waxaa fcn in lagu raadiyo sax uhadashay

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 Рік тому

    Quraan akhriso wuu kaa baa baa ayaajacaylka

  • @musaguled-su1zk
    @musaguled-su1zk Рік тому

    Asc abaayo somalidu waxay ku maahmaahdaa daxwalba shilalkay I dhigtaa lagu qalaa Allana swt wuxuu yiri inaa karamnaa bini aadama hadii qiimahii Allahii ku abuur ku siiyey aad garan waydo was doqonnimo jacayl waa jiraa laakiin inuu ku qiimo tiro ma aha wa billaahi taqfiiq.

  • @saprinacayngal671
    @saprinacayngal671 Рік тому

    Ayaaney waa robadaan oo inan dababno marbne kuwano kale haka qaban donimadan ay soo dacadacayaan adaan cimaba ku hasan intuu ku badili lah son cab si aad duunkaba udhafti allow tobacco

  • @maajidmohamed1902
    @maajidmohamed1902 Рік тому

    Ayaan waxan soo xasuustay heestan
    Bari hore waxaa jiray inan aan bil iya labo hadal kaaga bixinoo ragu baadi gooboo bari arag kuyeydaa

  • @aishagedisheikh8568
    @aishagedisheikh8568 Рік тому +2

    Ayaney xaqiqdii digena wahal hada kahor wila isbaraneh kadib xarirkena bilawdheh salada subax marku dukadhu waisowaca hawenkina qofka ugudambeyo ila Hadlow uahaa kadib waxa daca inu dib ugurtoh aneh kamawalin shibtan ugudadhale watzupka markan wax ugaqoro kamasohadlo lkn wa online malin kabacdii lasojawabaa marki dambe goana inta hos kahariqe fonki kabadashe isbuc kabacdii liiso radhiye inta kahore ismuogen malaha talefonadha xfada igasowaca familka qeylo lahadhal wilka wakatidhe anogo qaladkisa ushegin ayan kukalatagneh markan xasustoh judhamaha igujiren meyareen🤣marka waini qima laisuyelaa

  • @XamdiMaxamed-uz5ll
    @XamdiMaxamed-uz5ll Рік тому

    Indhaaha ka dhace asako show isxanba mlha Anika dabecad xumadeyda waba ok yah dul qaad qof intaas dhan uku samro maba qabo 5 nin ban kuletika kaso qabtay iskana so furay hhhh wale hadan go an qato inan so labanen

  • @anisacimraan1938
    @anisacimraan1938 Рік тому +1

    Wahliso saan kuu sugaayey wlhi

  • @Emma___75898
    @Emma___75898 Рік тому

    Horta ayaaney Ani waligey nin ma jeclaanin mid kasta wax Lee ka qaldan markaa maqlo gawar aa nin jeclaatay daraadiis u jiratay waaba yaabaa wllhi

  • @asmacabdi1795
    @asmacabdi1795 Рік тому

    Na hooy gabdhyey is qime oo naftada cise wllsheyey waxas jacyl la dhihi kare

  • @faizonuur5898
    @faizonuur5898 Рік тому

    Wlhi gabdhaha sasyelayo indha adeygoda maskaxdeyda kuma qiyasi karo

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 Рік тому

    Gabdha qisadan ku socoto ninkaas jecelkiisa kasoon oo salad katuko

  • @amaal1282
    @amaal1282 Рік тому

    Acs ayaan quruxey Masar nolosheeda nooga soo sheekee

  • @FardusMohamoud-rv1ug
    @FardusMohamoud-rv1ug Рік тому

    Asc wallo qofku daacada xumaan kumaquudh

  • @suleimanabdi2573
    @suleimanabdi2573 Рік тому

    Waxas garsata wakugarsdan gabdow Qisadan wain laguwana qaato

  • @shshss1192
    @shshss1192 Рік тому

    Maxay iska fasakhda maba ku xirmee ilaahy haso hanuuniyo gabdhaheena oo ha fahansiiyo guur oo waalidka ku guurinin guur ma ahan wa sino.

  • @umuakramumuakram6110
    @umuakramumuakram6110 Рік тому

    Ayaney no ga so shake sa isku baraten dumashigena I igu racsan farta taga.

  • @khadromaxmud646
    @khadromaxmud646 Рік тому

    Waamadiidaysan yahay isquraan Saar dheh

  • @farxiyogabal7984
    @farxiyogabal7984 Рік тому

    Walhi waaay dhacdaah lakin saas odhan markiii loobahdily in ay qalbigeeda kasaarto weeyan ay kadhiliido

  • @khadraabdirahman6791
    @khadraabdirahman6791 Рік тому

    Madaxba maysagaa u hayo ma biilo meel ma definitely sidè meher ugu hayaa?

  • @faadumocabdisamad2888
    @faadumocabdisamad2888 Рік тому

    Ayaaney anigu hal cilad baan leyahay wlhy waxan ahay dadka waxyar kaga Boda qofka hadii qofka aan xiriirka lenay waxyar ka dareemo halkaasan kaga hadha xataa Dib uma eego😅😂

  • @xafsomaxamud8694
    @xafsomaxamud8694 Рік тому

    عين الرضا عن كل عيب كليلة ma maqlin miyaa qof wax jecel qofka oo jecelyaha ceebtiisa ma arko