Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Daawo Muuqaal; Wariye Coldoon Oo Diiday In Calanka Somaliland U Istaago Iyo Su,aalo Adag Oo La Waydi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 лип 2021
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

КОМЕНТАРІ • 32

  • @abdikadirweedow7787
    @abdikadirweedow7787 Рік тому +4

    Waa dhaqan gaalo aniga somali ayaan ahay xamar ayaan kunoolahay calanka uma kacaayo

  • @sahroyusuf6848
    @sahroyusuf6848 3 місяці тому

    Allaah yaxfadka sheekh c/maalik jkz

  • @hadafbeegsade
    @hadafbeegsade 3 роки тому +13

    Calanka in loo istaago ma banaana.

  • @mohamudsiraad1209
    @mohamudsiraad1209 3 роки тому +4

    Asc maashaa Allah waa nin diintiisa sharfay 👍

  • @hodanc6255
    @hodanc6255 3 роки тому +15

    Hoyadis malintay dhashay kuma anay khasarin din iyo karti ala maxa islan rag la mod dhashay

  • @sahroyusuf6848
    @sahroyusuf6848 3 місяці тому

    Allaah yaxfiid

  • @fadumomuse4295
    @fadumomuse4295 3 роки тому +3

    Masha Allah

  • @sahroyusuf6848
    @sahroyusuf6848 3 місяці тому

    Subxaanallaah saxiix

  • @habibayusuf8585
    @habibayusuf8585 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤BAGA COLDOONSAXSAX

  • @nimcocawil8914
    @nimcocawil8914 Рік тому

    Mashaa allah ilahay haku siyadsho imanka

  • @hanihassan1766
    @hanihassan1766 3 роки тому +3

    Maxaad ka rabtaaan wiilka

  • @fadumomuse4295
    @fadumomuse4295 3 роки тому +3

    Xaq buu kudhaqmay cbd maalik

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 3 роки тому +3

    Coldoon calanka waa lagu dulmay. Calanka koox baa ku shaqaysatay oo ka xigsatay dadkii kale.
    Bal Hargeysa eeg waxa ka socda iyo raggii madaxda laga dhigay sida ay ugu tagrifalayaan awooddii ummadda.
    Dad baa la iska xidhayaa. Dad baa hantidoodii lagu qabsanayaa oo maalin cad la dhaxaysa.
    Dadbaa markii la doono la isla dilayaa.

  • @adenaden9242
    @adenaden9242 3 роки тому +2

    Muxuu ka doonay meesha lagu caabudayo calamada wadaaqiida... ? Kuwa walalihiis ah ee caabudaya muxuu kaga duwanyahay

  • @sahroyusuf6848
    @sahroyusuf6848 3 місяці тому

    Kkkkkk

  • @user-wt1be4sl4l
    @user-wt1be4sl4l 3 місяці тому

    maxaad maantadhan uguheydiin calanka Somaliland ayow u istaagiwaayey coldoon calanku maro lasoojaray ama cadyar oo maro lagasoojaray waxmacnaa oo kale masameynaayo

  • @rashiidmuxumed7989
    @rashiidmuxumed7989 3 роки тому +1

    Waa sax kadak wixii kushaki kaliya ayaa nabiku yidhi scw waynaanda illaahay ayaa iskale shirkika hala iska illaaliyo waayo wuudhuumosho badan yahay calankana waa kuu sooraaci karaa kan iyo meelo kalaba

  • @csamadcaraaye2336
    @csamadcaraaye2336 3 роки тому +2

    Ilahay ayaa loo istaga ee maro loma istago

  • @mohamedibraahim5390
    @mohamedibraahim5390 Рік тому +1

    Kii somalia wadigii u jibonayey markii lacag yar lagu siyey

  • @osmanderia400
    @osmanderia400 3 роки тому +1

    beenaa Waas Munaafaq Ka Soomaaliyaba wuu isu Taagaay haduu diinta ku dhuumaanaaya Qadaadwaayn please Go away Camalkiina iyo dhulkiina Fahma

  • @AmiinHasan-xi9jw
    @AmiinHasan-xi9jw Рік тому

    Fack ries

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 3 роки тому +2

    NIN MAGAALO KA CADHOODAYOW SIIGA YARE.
    COLDOON OW CIIL KAAD U QABTO SOMALILAND ADIGU HA U DHIMAN, CIDNA WAXA KA QAADIMAYSID SOMALILAND NA WEY KU OGAATAY.

    • @Muzamil701
      @Muzamil701 3 роки тому +2

      Qofku waa xor wuxuu soo ii sameyn karaa adigana ma lihid somali land

    • @wiilodheer6808
      @wiilodheer6808 3 роки тому +1

      Hhhhhhhhhh
      Coldoon ninka kaliya ee cuqdada horteeddhashay
      Uf waxaad la meeraysanaysaan
      Muu ukaco jaanta yaree cida
      Waar caadi iska dhiga

    • @saleebanali2905
      @saleebanali2905 3 роки тому

      @@wiilodheer6808
      LAABTA UN BAAD WIIL KA JECLAA TEE HADA OGOW GABADH BAA TAHAYE.
      SOMALILAND NIN IYO NAAGTOONA WAX KAMA QAADAANE.