Yey gabadh yari ka luntay ku dhawaad 30 sano ka hor?!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 152

  • @Fatimaabdirahman24
    @Fatimaabdirahman24 6 місяців тому +12

    Gabdhan masakiinta dhinac dhaqllaha laga caawiyo gaajada cadowga hadan caruur yar yar bisha soon bareykasan iyo ilahay dartisa aan u garabistaagno insha from ceelhur insha insha from ceelhur insha ❤❤❤❤❤❤❤

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko 6 місяців тому +7

    Cabdi malik sheq muuse kheyr doon wll geesi baatahay Aduun iyo Aaqiro qeeyr Alaha idin wada siiyo walid kags caruurtada xasksda ehelkada iiyo in ta wax wx baxsata iiyo wilasha kula shaqeya Alow Aaamiin❤💯💯👍

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko 6 місяців тому +23

    Soomaaliyey gawadhan Aan caawino sida duco iyo dadkeda sidey kuheli laheed iyo dhaqaale Aan ku caawino❤💯💯👍

  • @Really2025
    @Really2025 6 місяців тому +1

    Coldoon weligayaanu ku dhagaysanaaye JazaakaLaahu Khayr.

  • @shankaroon1317
    @shankaroon1317 6 місяців тому +4

    Lkn waxay inkaarta ku dhacday taas cidlada dhigtay iyo kuwa ayhada kasheeganayso amni la aantooda Ilaahay hau sakhiro reerkooda haday khayr uyihiin ileen waa somaliye somalina kuwan hada ciilayaba waykamid yihiine subxanallah

  • @faisalsheikh5682
    @faisalsheikh5682 6 місяців тому

    Abdumalik waa qof qalbiwanaagsan
    Dadka jilicsan unaxariista
    Jazakallahu khayr

  • @saciid_iid
    @saciid_iid 6 місяців тому +5

    Cabdi maalik waa nin qalbi fiican walaal I cafi

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 6 місяців тому +7

    Waxa suura gal ah inay iyada iyo gabadha xadayba ahaayeen qaxoontigii sabacad iyo qaxoontiyadii kale ee bariga hargaysa.
    Ilaah haw soo dhaweeyo ehelkeedii.

    • @afrahhussein3136
      @afrahhussein3136 6 місяців тому

      Waad saxasantahay aniga sidaas ufakary tolow ma qotiyadi bay ahayd

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 6 місяців тому +1

      Maya waa kadib walal waayo gabadhan 28 ilaa 30 kama weyna waa intii 1991 kadanbaysay

    • @BEERYAHAN
      @BEERYAHAN 6 місяців тому

      ​@@afrahhussein3136 Qoti maxaa laga wadaa walaal ? Ma Oromadaa ula jeedaan Reer Mudug ahay yaan la ii qaban.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 6 місяців тому

      @@khadijac9841 caqli fiican baad ku fekertay, da'deeda ma hubo inkasta oo ay tidhi, haddana waa soddomeeyo sida ka muqata.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 6 місяців тому

      @@BEERYAHAN Haa waa Oromada, macnuhu waa dadkii dhulka qodan jiray, QOTI

  • @anabmohamed4036
    @anabmohamed4036 6 місяців тому +2

    الهم لا سهل إلا ما جعلته سهلا وانت تجعل الحزن إذا شئت سهلا.

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 6 місяців тому +5

    CMAALIK WALLO HADI WAXLAGGA GARAN WAYO UGUDBI CCASIIS REYL OXAMAR JOOGA OBAAFIYA DADKA AALLLAABA WU UHELAA DADKODA SUBXAANA LAAH MARXUMADAA QALAD SAMEYSAY 😢😢😢😢😢

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 6 місяців тому +4

    Taa inanta soo xaday hadii aay dhimatay meel wanaagsa ma ,aadin cayaadu billaah allaha usahlo ehelkeeda kurbadana kaqaado

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 6 місяців тому

      Markay naftu ka sii baxaysay bay Illaahay xasuusatay oo is tidhi iska sheeg, waxna may sheegin ee murugo iyo naxdin bay ku sii kordhisay Sagal, sidee naf bini-adan ah u xadi kartaa , dhalmo la'aan baa kalifaysay, mayse weydeen ilmo ah ehel yihiin oo ay korsato

    • @Niimmoh4
      @Niimmoh4 6 місяців тому

      Walal waxa laga yaba markay ciidlada ku aragtay inay is tidhi way luntay ee iska korso manta way naga hoseysa inay xaday iyo iin kale ma cadayn kartid haku danbabin

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 6 місяців тому +2

    Allah ha ku sahlo famil kaga abaayo, koley familkagu iyaguba waa ay ka welwelsan yihin, Allah dib haydin mideyo ❤

  • @libaax-cq4wk
    @libaax-cq4wk 6 місяців тому +2

    ASC magaca sagel xitaa wa mid lobixoye ayaa lagayaba e dadka haloo radiyo hana lacaawiyo walaasheyn In'Sha'Allah

  • @Fatimaabdirahman24
    @Fatimaabdirahman24 6 місяців тому +3

    Yaa rabbi gabar oo la xaday ilahay sahlo qoys ku dhalay insha

  • @sahraabdi1589
    @sahraabdi1589 6 місяців тому +6

    Anigu waxaan harana yaa ta soo xaday reer keeda waayo magaca ayaan garana yaa qabiil ahaan waanu isku dhow nahay waa yaab

  • @hassanxariirwarsame6729
    @hassanxariirwarsame6729 6 місяців тому +2

    DUCO QABE, C MAALIK M COLDOON, ALLAHA KU BARAKEEYO.

  • @safiaa9209
    @safiaa9209 6 місяців тому +1

    بسم الله الرحمن الرحيم.
    اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته:
    SubxaanAllaah waxaa jirta gabadh yar oo dhoor bilood jirta oo Sagal lagu magacaabi jiray oo Reerkoodii kala lumeen xiligii 1991 oo wadanka dagaalka sokeeye ka dhaceen. In bilooyin ayaan heynay. Marka waan garanayaa gabadhaan. Inshaa'Allaah waan u tilmaami karaa Reerkii aan ku wareejinay.

    • @hallo7507
      @hallo7507 6 місяців тому

      Wall la xidhiidh waa laga yaabaa in alle ugu sahlo sidaa hadii aad xogaha aad hayso la wadaagto

  • @Jibriil595
    @Jibriil595 6 місяців тому +3

    Abtiyaasheed ayaa Hargisa joogta.Waa dhulbahante Jaamac siyaad.Hooyadeed waa Ogaadeen

    • @kawzarjama
      @kawzarjama 6 місяців тому +2

      Oo hada sowtan leh waa lay helay wll

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 6 місяців тому

      Intii aynoosheegtay ayuunbaad gucelisay waana magicii ninkii gabadha sookorisay qabay ayay tidhi ninka iyo gabadha sookoriyay ayaa ogaadeen iyo dhulbahante ah ayay tidhi

    • @Jibriil595
      @Jibriil595 6 місяців тому

      @@khadijac9841 waalayaqaanaa waxanay ku hadlaysaa waa been.Gurigayga ayay joogtay.aqoon fcn Ayaan u leeyahay.Adigu ma kuwa ku qadhaabanaya ayaad tahay.

    • @maxamedcabdo3565
      @maxamedcabdo3565 6 місяців тому

      Wllo warkaa miyaa la hubaa

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 6 місяців тому +1

    Aamiin yaa Rabiii amaandara ay kacabatay laamaha amaanku haka hawlgalaan caruurtu ma agoonbaa noomaad sheegin

  • @barlin1622
    @barlin1622 6 місяців тому +4

    Sagal Abtiyaasheed waxay daganyihiin Qabridahar waana Reer Cabdille

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 6 місяців тому +2

      Usoo hel ajar allaha kaa siiyee😢😢😢😅

    • @khadijoshukri5217
      @khadijoshukri5217 6 місяців тому +1

      Uradi please abdimalik waac please

    • @xaawo1
      @xaawo1 6 місяців тому +4

      Cabdi maalig qofkastaa yeey aaminin tuugaa badan hadeer waxaa jiro dad baa dhihi doono anaa ku dhakay iyo anaa dadkaagii kugu raadinayee soo bax yaan lagu qalqalan dadka ku soo raadin doono iska hubi DND ka qaad

  • @khadijoshukri5217
    @khadijoshukri5217 6 місяців тому +18

    Ya Allah wa 10 kidambe ramadhan usahal dadkedaa

  • @HalimaElmi2022
    @HalimaElmi2022 6 місяців тому +2

    Aamiin yaarabi ilaahay hau sahlo dadkeeda

  • @sakariyeciid9582
    @sakariyeciid9582 6 місяців тому +2

    Allah ha u sahlo allah ha usoo dhaweeyo

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 6 місяців тому +2

    Asc mudane gabadha ay leedahay farxiyo ina ayaheeda gabar lahayd oo magaciida layiraahdo xaliimo maxamad muxumad oo ah ogaadeen reer cabdile ayaa gabar nagala fakatay laakiin lama oranjirin farxiya ee xageebaan kamasoo xariirnaa

  • @ismacilabdi1278
    @ismacilabdi1278 6 місяців тому +3

    Sagal ilahay
    Ha isoodhaweeyo
    Ina Sha alaa

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 6 місяців тому +5

    Yaa rabi usahal ehlkeedi

  • @AbdiFaatax-ph8ly
    @AbdiFaatax-ph8ly 6 місяців тому +1

    Allaha kusuudhaweeyo ehelkaagii

  • @AminMaqbuli
    @AminMaqbuli 6 місяців тому +1

    Allaha usoo dhaweeyo familyleeda ax waa qiso xanuun badan 😢😢

  • @hassanyusuf4494
    @hassanyusuf4494 6 місяців тому +1

    Allahayoow u gargaar oo dadkeedii sii

  • @SuadMohamud-qn5qy
    @SuadMohamud-qn5qy 6 місяців тому

    Rabi Subxaanahu Watacaalaa
    Hausoo dhaweeyo ehelkeedii
    Waa maalmihii khayrka badnaaye
    Insha allaah

  • @aishacadeey9928
    @aishacadeey9928 6 місяців тому +1

    Asc cabdimaalig waa mahad santahay wallaalkeey gabadhaan illaahow u sahal wallideen teda yaa rabi waa tobonkii danbe ee soonqaad

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 6 місяців тому +3

    Qofta sooxaday ayaa danbigaa iska leh waxay kagashay danbi wayn

  • @Niimmoh4
    @Niimmoh4 6 місяців тому

    Eheelkeda Allah ha uu sahlo Insha Allah

  • @OppoMahad
    @OppoMahad 6 місяців тому

    Ilaahay ha usoo dhoweeyo dadkeeds

  • @cabdilaahiiidle6454
    @cabdilaahiiidle6454 6 місяців тому +1

    Allah dadkeedii hawsoo dhoweeyo

  • @ah3069
    @ah3069 6 місяців тому +3

    Some people just live selfish life !
    How can someone still a human being!?

  • @abdirizaagahmed8661
    @abdirizaagahmed8661 6 місяців тому +3

    😢Allaha u Sahlo Ehelkeeda

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 6 місяців тому +1

    ALLE HAW SAHLO REERKOODII AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @naimaabduljabar840
    @naimaabduljabar840 6 місяців тому +3

    Insha Allah

  • @HalyeeyGA
    @HalyeeyGA 6 місяців тому +1

    Videogii horee qayb baad ka saartay illaa 4daqiiqadod oo ay qaybtii jabuuti ku jirto maxaa dhacay?

  • @fartundahir3802
    @fartundahir3802 6 місяців тому

    Subhanallaahi
    familkaga
    Allaah haku
    Sahlo

  • @Fuaad-gf7bx
    @Fuaad-gf7bx 6 місяців тому

    Akaha kuxifdiyo c/maalik muuse coldon

  • @cabdinaasirsalebaan6600
    @cabdinaasirsalebaan6600 6 місяців тому

    Gabadhaa waxaa laga xaday Kalahari oo yagoori udhow Okada oo 3jir ah waa garannnayaa

  • @AliMohamed-m7f
    @AliMohamed-m7f 6 місяців тому +1

    Ilaahay ha ku sahlo wa'idkaa

  • @Nimcaaleaadan
    @Nimcaaleaadan 6 місяців тому

    Allaha ha usahlo reerkeeda si dagdag ah

  • @KaltunAbdirahman-f1c
    @KaltunAbdirahman-f1c 6 місяців тому +1

    Allah kixifdiyo meek aad joogtaba

  • @khadrasaleebaan4773
    @khadrasaleebaan4773 6 місяців тому

    Iillahay ha u sakhiro imay hello reerkeeda ishallah

  • @ayanmaxamed1954
    @ayanmaxamed1954 6 місяців тому +1

    Allah ha usoo dhaweeyo

  • @anabmohamed4036
    @anabmohamed4036 6 місяців тому

    Yaa Allah usoo dhawee ehelkeeda ay kaluntay.

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 6 місяців тому

    Asc weligaaba waxan muhim ahayn kama hadlin coldoon oow khayr hele

  • @Dulmi_diid123
    @Dulmi_diid123 6 місяців тому +5

    Waar soomaliyeey inantan aan caawino

  • @fartun9503
    @fartun9503 6 місяців тому +3

    Subxaaaaana Allah

  • @sf.-fm2dz
    @sf.-fm2dz 6 місяців тому +1

    Allaah haku sahlo

  • @siciidcabdi8945
    @siciidcabdi8945 6 місяців тому +1

    Ilaahey dadkeedii ha usahlo.

  • @SacdiyoCumar-z8e
    @SacdiyoCumar-z8e 6 місяців тому +1

    Allaha kuu sahlo

  • @fartun9503
    @fartun9503 6 місяців тому +2

    wcs wlc Brother 🙏

  • @buhodledolal8885
    @buhodledolal8885 6 місяців тому

    Gabadhan waxaan filayaa eedaday baa gabadh beri hore laga xaday jaamac siyaad bay ahayd gabadhu reer buuhoodle ayey ahayd

  • @Cadanishow
    @Cadanishow 6 місяців тому

    Coldoon geesi loo bahan yahay allah ha ku xafido

  • @AbdullahiBacle-tq6hb
    @AbdullahiBacle-tq6hb 6 місяців тому

    Gabadha waxaad weydiisaan, hawenaydi soo ka xaysatay inay daganayd mesha ay gabadha kasoo xaday iyo I kale.

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 6 місяців тому

    Allaah tan dhimatay soo xaday baa ugu daran hayska cadiso

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 6 місяців тому

    mar haday meel ka xaday qabiilka iyo magacuba waa samays

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 6 місяців тому

    Wcs CAALIM CMAALIK
    ALOOW USO SAHAL AWLAADEDA BARI HYONIS DAGTA HJECLO IYO HARTI

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 6 місяців тому

    Gabar 3 jir oo lug laga dhayayey yey ka maaantahay bis halagu radiuo maskiin

  • @ismailadam3425
    @ismailadam3425 6 місяців тому

    Inantu arinkeedu ma cada sabbath ah 1, sadex jir hadii jabouti lagu geeyay maxay lahjadeedu reer jabouti u Nolan wayday ama lahjada gabadhii soo korsatay ee ogaadeen
    2.baahidu waa halkeeda maxay tahay amni darada ku haysata Halkin ay soon jirka ku gaadhay ee ay hooyada ku noqotay 3. Ninkii caruurta ka dhalay ma noolyahay wanna cidee

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 6 місяців тому

    Nin kallena ayaan dhawayd ayuu media da haystay oo sida gabadhan oo kale ayuu ahaa nin yahaw arimahaas ayaa soo batay ilaahay ha ugargaaro

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 6 місяців тому

      Hel kaas qoyskiisi

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 6 місяців тому

      @@owliyo1218 abshir waa ku farxaysan nahay nahay in aw hello maasha allah

  • @moustafesamriye2594
    @moustafesamriye2594 6 місяців тому +1

    Ilahoe usodhawee

  • @khadarahmed2887
    @khadarahmed2887 6 місяців тому

    Ilaahay haw soodhaweeyo ehelkeedii

  • @cabdinaasirxuseen6620
    @cabdinaasirxuseen6620 4 місяці тому

    Illaahoow usahal waalidkeed

  • @NimcaBillowabdi
    @NimcaBillowabdi 6 місяців тому +1

    Allah hakusahlo abayo mcn

  • @MaxamadBaydhabo
    @MaxamadBaydhabo 6 місяців тому +2

    ❤koley waa habaryoonis

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 6 місяців тому +1

    ALLOOW u sahal

  • @XaawoIsmaaciil-k3w
    @XaawoIsmaaciil-k3w 6 місяців тому

    Alle ha usahlo 😢😢😢 reerkeediii yaarabii

  • @goodman5831
    @goodman5831 6 місяців тому +1

    caruurta maxad u waydiin waydin wayday cida ka dhashay

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 6 місяців тому

      Maxaa ka rabtay

    • @hallo7507
      @hallo7507 6 місяців тому

      Maxaa kaaga shan iyo tobana adiga

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 6 місяців тому +1

    ARINKANI HADUU RUN YAHAY QOYSKA INANTA DHALY WEY DAYACEEN WHYO
    INAY BAAFIYAN AYAY AHAYD OAY LUGTA DHAWACA AH
    SUMAD UGA DHIGAN
    IMINKA QOF UUN MAR DHAGAYSTAY MEL UUN KASO BOODI LAHAA 😢😢
    CMALIK AJAR ALAHA KAA SIIYO

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 6 місяців тому

      Beryahii hore media majirin markaa dadka jilicsan codkooda cidina ma maqlayn

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 6 місяців тому

    Miyaan dadkeedu baafin markii la xaday? Markaa tan xadday miyaanay maqal inanta la raadinayo, maxay ugu tidhi " Bari baan kaa soo qatay" Maxay ugu sheegi weyday Magaalada ama Tuulada. Kuwan iminka raadinaya maxay hore ugu raadin waayeen.
    Tolow imisa qof oo sidaa lagu qaatay baa sidaa ku maqan, Missing Persons. Dawlad la'aan baa Somali ku dhacday

  • @XamsoFaarax
    @XamsoFaarax 6 місяців тому

    War gabadhan anagay naga luntay xage bay jogta ugu soo hagagne😢😢😢😊

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 6 місяців тому

    Coldoon jisadada jano lkn ninka ilmaha abahod maqaba mise

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 5 місяців тому

    walal ale haku soo bibiyo dadkaga

  • @Luulmaxaamad
    @Luulmaxaamad 6 місяців тому +1

    Alla maxa aqiro xisab jirta

  • @maslah345
    @maslah345 6 місяців тому +1

    ALLAHA KAFEYDO KURBADA

  • @ifraaxcabdi9255
    @ifraaxcabdi9255 6 місяців тому

    Allaha uso dhaweyo ehelkeda gawadha 😢

  • @sabaaddiriye9377
    @sabaaddiriye9377 6 місяців тому

    Gabadhani waxay u eg tahay AAmina Weris Madaxweyn Siilaanyo xaasikiisa waxay isag eg yihiin sanka iyo afka armar isku reer yihiin ama isku qolyihiin.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 6 місяців тому

      Somali oo dhan baa isu wada eeg, Amina weris caan bay ahayd, boqol ay u egtahay baan naqaanaa, Amina weris aabbaheed iyo ehelkeedu kamay hadheen gabadh ka luntay, ilbaxnimo iyo aqoon bay hayeen, masaakiinta baa la xadaa

  • @hodaniidcali7121
    @hodaniidcali7121 6 місяців тому

    Inataa waa ina carab xaashi ibraahin caraale😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdirahmanAli-t8j
    @AbdirahmanAli-t8j 6 місяців тому

    Allaha ku soosahlo ehelkada wll

  • @abdiqaniaadam4371
    @abdiqaniaadam4371 6 місяців тому

    Gabadhani dhiig ugaadh cumar ayay leeday

    • @ahmedismail2507
      @ahmedismail2507 6 місяців тому

      Ugaadh. Cumarku. Dhiig noce ah ayaya leyahiin. Kkkk

  • @shankaroon1317
    @shankaroon1317 6 місяців тому +1

    Way sooxaday mar haday tiri awlaad la aan ayay ahayd

  • @sahrakefjama7032
    @sahrakefjama7032 6 місяців тому

    Anaaka lumay reerkeenii

  • @fartun9503
    @fartun9503 6 місяців тому

    Masha Allah

  • @hodaniidcali7121
    @hodaniidcali7121 6 місяців тому

    Ina carab xaashi iibraahin caaraale
    Ugaadh Cumar Reesaalax Caraale

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 6 місяців тому

    Maskiin yaab ar nagtas alaha cafiyo oo kama tagen miyaa dhaxal

  • @munoqali826
    @munoqali826 6 місяців тому

    Allow usoo sahal yaa rabbi

  • @Sirad47
    @Sirad47 6 місяців тому

    Intay xadday ayey waliba dullaysatay .dadku dhibadanaa.

  • @rodaosmandaoud
    @rodaosmandaoud 4 місяці тому

    Gabadhan dadkeedii ma heshay horta

  • @ShukriSaxane
    @ShukriSaxane 4 місяці тому

    Sagal walidked waxay jogaan Deganka somalida gobolka qoraxey Degmada shekosh

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 6 місяців тому

    WCS CABDI MAALIK RAMADAAN LA MID AH AWOOW

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 6 місяців тому

    Cabdi Maligow aad kugu faataxayno gabadha.
    Waxa khalad ka leh isla maha markay caruurta helaan iska korsanaya Lana cararaya.
    Marka danbana banaanka u tuuraya caruurta

  • @CabdiHaybe-g7f
    @CabdiHaybe-g7f 6 місяців тому

    Ale haw soo.dhaweeyo.ehelkeeda iyo.walidkii.dhalay.

  • @sahroabdi8913
    @sahroabdi8913 6 місяців тому

    Masha alah cabdimalik

  • @sacdiyodiiriyeaxmed3144
    @sacdiyodiiriyeaxmed3144 6 місяців тому

    Illaahow usahal

  • @Jibriil595
    @Jibriil595 6 місяців тому

    Maaha muhiin.Waalayaqaanaa.