kaalmee kuwan iyo kamarada qarsoon

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024
  • nagala soo xidhiidh:
    cabdimaalig3@hotmail.com
    cabdimaalig@gmail.com
    sindibaad,
    +252634431955 ama +252659300984
    twitter: abdilmaalik
    Skype:abdilmaalik
    facebook page:cabdimaalikmuusecoldoon

КОМЕНТАРІ • 177

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 4 роки тому +44

    Cabdimaallik Muuse Colldoon
    Sidaad Ninkaas Uga Farxisay, Addigunna Alle Swt Hakaaga Farxiyoo Xorriyad Buuxda Ha Ku Siiyo Aammen Yaarbbi.
    20.04.2020

    • @amatallahbintuosman1092
      @amatallahbintuosman1092 4 роки тому +5

      A.maalin markii waqtigaan la gaaro aad baa loo xasuusraa,waan ka xumahay inuu xabsi ku jiro Alle ha usoo celiyo xoriyadiisa❤❤❤❤

    • @khadarxiis6065
      @khadarxiis6065 4 роки тому +2

      Ameen Yaa Allah

    • @alhadafboon351
      @alhadafboon351 4 роки тому

      Aamiin aamiin yaa rabi

    • @alhadafboon351
      @alhadafboon351 4 роки тому +1

      Allaha kaa soo saaro Walaal cabdimaalik xadhiga waa bil ramadane u duceeya waa xanuunsan yahay walalken

    • @abdisheikh6791
      @abdisheikh6791 4 роки тому +1

      Aad iyo aad ugu xumahay in xitaa samfalka Ilaahay horti ah lagu qadarin waayo. Gaalka faajir ka ihi xitaa sidaa uma fikiro!!

  • @abdirahmanhussein6428
    @abdirahmanhussein6428 8 років тому +47

    allahu akbar imankiisa fiiri wlhi waa nin qaaliya mash alh allow umada somalida san kawada dhig

  • @mustaphaarteh9416
    @mustaphaarteh9416 2 роки тому +1

    Nabiga scw waxa uu dhahay Sadaqada ma nusqaaamiso Maaalka
    Scw

  • @umu.xamza.binta.dulal.488
    @umu.xamza.binta.dulal.488 7 років тому +12

    masha Alah Alhaha ku xifdiyo walahi wanku ooyey arinkan cabdi malig sh muse coldon shaqo wanagsan bad heyse Alaha ka qabto kuba ku xirey waa kuba aan arag wanaga aad umada u heyso plz free coldon.

  • @Hooda36
    @Hooda36 8 років тому +23

    cabdimaalik waa nin mashallah ah oo waxgarada oo masakiinta caawiya waa gob illaahay hakudhawro walaal noloow👍

  • @dahirmohamed5926
    @dahirmohamed5926 4 роки тому +6

    Masha allah abdimalik waaaa geesi tolwayey runti xoriyadiisi alle ha'usoceliyo

  • @ayeeyosoomaaliyeed8592
    @ayeeyosoomaaliyeed8592 8 років тому +6

    masha allah illahayow ku barakee waa nasab walee iimaankaa u buuxa qof ba qofkuu ka hanti yar yahay iimaankiisu wuu ka sareeyaa

  • @ilwaadcaraye3616
    @ilwaadcaraye3616 7 років тому +2

    masha allah wlhi waa nasab cabdi malik Shiekh muse coldon adigoo kale dalka dadka ayaa kuu baahan free coldon

  • @kunkaychannel8106
    @kunkaychannel8106 8 років тому +3

    msha Allaah deeqsinida Waa shey qali ah ilahey ha u ziyaadsho coldoon Adiga IYO asxbtada ILAHEY ha idinka Abaal mariyo AAMIIN?

  • @Somfox1
    @Somfox1 7 років тому +1

    walee Somali waa gob , dadkeena sidaas u fiican bal daaawo , alow umadan somaliyeed barwaqo nooga dhig iyo nabad amiiin

  • @ayaanomar104
    @ayaanomar104 8 років тому +13

    Maansha Allah. Allah ha idin barakeeyo walaahi wuu iga oohiye ninka danyarta ah ee hadana sidaa u bixiye walle waa in aan is xisaabina sida ninka ma nahey mise maya illaahow kuwii sadaqada badsada naga dhig amiin

  • @TheGobfilms
    @TheGobfilms 8 років тому +33

    walal Abdimalik waxan ku talin laha inaadan kalmadan danyar ama sabool ku celcelin qofko ku maqlaya! waayo si bay naxdin ama liiditan qofka ugu tahay ama u daremaya..mahadsanid

    • @sooyaal1862
      @sooyaal1862 7 років тому +5

      #TheGobfilms sxb qli danyar wuu yahay aniga xataa danyar ayaan ahay waxaa tahay lagama faano ceebna ma aha kibirka waa waxa somali la hormari ladahay

    • @katrashaqax4319
      @katrashaqax4319 7 років тому

      abdikafi abdullahi. ..

    • @xurriyo16
      @xurriyo16 6 років тому +1

      abdikafi abdullahi
      Sax waa runtaada danyar baanu badanahay Somalidu waa danyar oo hadana doqon ah🤓 kaaga daran dalkooda waa deeq buuxda 😎

    • @abbas26
      @abbas26 6 років тому

      TheGobfilms sax wll

    • @maryamcumar5895
      @maryamcumar5895 6 років тому

      TheGobfilms
      Walaal macan danyar ceeb mahan somalida dhan waa danyar ilahay ayaa taajir hadal ceeb ama laga xumado mahan 😎😎

  • @cashaabdi9418
    @cashaabdi9418 8 років тому +15

    that man has a good heart manshallah💖💖

  • @haaruunmiraad320
    @haaruunmiraad320 7 років тому

    masha allah cabdi maalig muse coldoon iyo cabdiqadir cismaan dubad hawlqaran ayey hayaan wadani igadheh dadka danyarta ah ayey kor uqadan allah ha xafido

  • @abdilahisadiq4270
    @abdilahisadiq4270 8 років тому +3

    masha Allah dareen qurxoon ayaad noso gudbisay coldoon marwalba waankugu mabsudna nolow wll Alle hakubarakeyo

  • @xasanabdilaahi1267
    @xasanabdilaahi1267 2 роки тому

    Masha allaah cabdimalik coldoon intas odanyara masakinle ayuu ushaqeyaa masha allaah kuwakumshqulsan emarwalba xidhaya waxan lenahay hortiisa iyo gadashiisaba ducaandhig nay coldoon guul rabiga Wayne garab kagahagalo gorwalba daqiiqadkasta gaaladu hajabto iyo intiiraac saniba gobcoldon gobtii umada masha allaah alle hakubarakeyo ohakuxifdiyo raxmaanku roonuhu aaamiiin aaamiiin aaamiiin asc wrb

  • @mawliidhassan8348
    @mawliidhassan8348 8 років тому +6

    Maasha Allah waa wax wanaagsan shaqada aad hayso walalo Cabdimaalik .
    ilaahay haka yeelo miisaanka xasanadkaaga .

    • @ahmedwarsame4755
      @ahmedwarsame4755 6 років тому

      aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @theallahsslave8011
    @theallahsslave8011 8 років тому +3

    Masha'Allah C.malik wad iga qosliday walalo ninka wad imtixaantay yaa salaam👌 kadibna wad ka farxisay
    allaha kaa farxiyo

  • @ikranmahamed8197
    @ikranmahamed8197 7 років тому

    maasha allaah bal eega ruuxsidaan o kalaa dadka waa uukuyaryahay illaahow u danbi dhaaf inta wax baxsata iyo shacab kaalmeeye c/maalik muse coldoon

  • @mubarikali2661
    @mubarikali2661 4 роки тому +2

    Masha allah coldoon wlhi wuu iga qiireysiiyey Allahayow kaso badbaadi nimankaa haysta ee daaliminta ah waa samafale

  • @aminajafar2685
    @aminajafar2685 8 років тому +1

    Mansha-Allah-Coldoon-manta si Qurux-badan-bay-u dhacday-waxadna dhadhansiisay in Deeqsinimada-shey'Qaaliya tahay-thanks

  • @shahiidasharaf2591
    @shahiidasharaf2591 8 років тому +1

    masha allaaah dadka danyarta ba ugugacan furan dadka Abdimalik muuse coldoon allaaah haka ajarsiiyo wad kafarxisa masakiinta

  • @abdalahassan6418
    @abdalahassan6418 8 років тому +3

    masha allah wlhi waxaa meeshaas ka cad in qofka saboolka ahi uu yahay qof garan kara qofka baahani dhibta heysata cooldoon wll wlhi waan ilmeeyay masha allah

  • @jabirahmed9568
    @jabirahmed9568 8 років тому +1

    cabdimalki walalow in at kaqaaadato ayaaa wanagsanet lagacta uu kusiyay kuna anfurto msh allh

  • @maalmahachannel8393
    @maalmahachannel8393 4 роки тому

    Rabi dhibka Ku haaysta xoriyad iyo farxad hakuugu baddalo wllo cabdimaaligow

  • @saynabaxmad7376
    @saynabaxmad7376 5 років тому +2

    mnsha Allah c malik muus coldoon rabbi xuriydad hakuu soo celiyo I.a

  • @trs-treatmentplc9016
    @trs-treatmentplc9016 8 років тому

    5.00 Epitimy of a real somali man. this is what I grew up with. people of God not material. that man will never sell his country #UniteSomalis or Die

  • @wcdtube3267
    @wcdtube3267 4 роки тому

    Ale hakuubarkeeyo waqtigaaga cabdi muse coldoon umada somaliyed ale hakadhigo sidan ookale

  • @sagalyusuf2103
    @sagalyusuf2103 8 років тому +1

    Mashallah Adeer kaa. Wa qof qaniya qalbiga ayuu Hodan ka yahay allow imaanka u siyaasi oo ubadka baari uga dhig soomaali dhalad ah intaa ayaa naloo quuri la'ahay is caawinta

  • @haaruunmiraad320
    @haaruunmiraad320 7 років тому

    cabdi maalig musse coldoon waanin dadka danyarta ah ee qarsoon garab istaga allah haku xafido

  • @bashiirbashka2831
    @bashiirbashka2831 8 років тому +1

    masha alaah walal wxa tahay qof qiimo wayn ku fadhiya shacabkana caawiya alle haku dhawro sida aad dadka u dhawrtid

  • @ahmettzakiofficial1615
    @ahmettzakiofficial1615 4 роки тому

    Wlhi wan ilmweyay ninku wuu farxay mnshallh alle haydin dhawro
    #c.krin muuse coldoon
    Iyo dubad

  • @YusufDirieSom
    @YusufDirieSom 6 років тому

    Manta uu Ramadan ku began yahay 8 kuna beegan 5/24/2018 aya nasiib u yeeshay inaa daawado muuqalkaan masha allah coldoon halkaa ka sii wad hoosha qeeeriga ah ee aad wado

  • @iskufilaninamohamed8626
    @iskufilaninamohamed8626 8 років тому +5

    masha allh wlhi qof iimaan leh allh ha u ziyaadiyo

  • @ilmocadey1621
    @ilmocadey1621 8 років тому +4

    mansh lah bal fiiri imaankiisa ilahow nagusug imaaanka walhi waa shay qaali h sadaqadu

  • @saidaliabdulahmed6048
    @saidaliabdulahmed6048 7 років тому

    I wish cabdi maalik cml dadka dhan hadii noqon lahaayeen soomalida oo dhan hormar we gaari lahaayeen

  • @indhouroonindhodeeraaleey6608
    @indhouroonindhodeeraaleey6608 8 років тому +2

    waa nin faxala oo ilaah imaan siiyay rabi ha u barakeeyo ganacsigiisa

  • @abuyaxya3301
    @abuyaxya3301 6 років тому

    Masha allah imankiisa usugan wadadka allaha dhoowro coldoon qeer allaha siiyo

  • @ayaancismaan2709
    @ayaancismaan2709 4 роки тому

    Masha allha cabdimalik muuse Coldoon alle haku so celiyo xoriyadadii wll lkn waxan ku odhan laha marka alle kaso dayo siyasada Faraha ka qaad

  • @dheymanluula5791
    @dheymanluula5791 4 роки тому

    Masha allah wlal ilaahay hakuxifdiyo wxan kaxumahay in ad cawda xabsi iyo mel adan mudneyn jiiftid

  • @mahdisalah740
    @mahdisalah740 4 роки тому

    ilaahay hakuu soo celiyo xuriyadaada wxd thy samafale inbdn ka Farxiyo dadka saboolka ah

  • @Xareed26
    @Xareed26 7 років тому +1

    mncha allah deeqsi caydh iyo sabool maaha ilaahay haw barakeeyo intaa uu kushaqaysanaaaya mncha allah tabaraka laah

  • @abdulahimuhumed4481
    @abdulahimuhumed4481 8 років тому

    wa runta sxb fakarkaga qofka asago danyar ah yuna jeclay danyar marka aray kala kuba dal sxb abdimalik adigana alaha kasiiyo ajar wayn

  • @Ateye07
    @Ateye07 4 роки тому

    Cabdimaalik sheekh muuse coldoon wllhy waan kuu xiisney illaahay hakuu gar gaaro oo hakusoo furto
    amein amein...

  • @ibarahimhersi7180
    @ibarahimhersi7180 8 років тому +7

    waa nin daacad ah

  • @qadanqueen3478
    @qadanqueen3478 7 років тому

    manahallah ala iiman badanaa odaygu ilaahoow kudaa manahallah ala waxan ka naxsanahay in coldoon ramadaanka nagaxirnaado ilaahoow kasoodaa cadawga rabiyoow

  • @saciidmohamed4946
    @saciidmohamed4946 4 роки тому

    Waa ramadaan Alle xoriyadaada berito hakuu soo celiyo.
    Allow ducadeyda u dhali walaalkey.
    24\04\2020

  • @bintumohamed5789
    @bintumohamed5789 8 років тому +7

    masha allah ilahaw ubarakee coldon adna ilahay ajar hakasiiyo

  • @qassimawad8480
    @qassimawad8480 8 років тому +2

    Allah mahad oo dhan iska leh...aad iyo aad baan ugo farxay ninkan deeqsiga ah ee imaankiisa gaba...
    tane waxay cadaynaysa in ay deeqsinimado ay tahay ta qalbiga..

  • @amranhussien9722
    @amranhussien9722 8 років тому +4

    maanshaala ilaahay barakee cabdi maalik waa wiil qaali a

  • @samiirhakaba7693
    @samiirhakaba7693 8 років тому +3

    masha alaah cabdi maalik qeer ilaahey haku siiyo

  • @zadamciiltire6260
    @zadamciiltire6260 8 років тому +4

    macha allah tabarakallah illahaw ubarake walhi wan ku farxay

  • @prince4057
    @prince4057 7 років тому

    maasha allah cabdikariim muuse coldoon Allah aduun iyo aakhiroba haku barakeeyo. kuwa tabarta daran ayaad kaaalmaysaaa

  • @khadarlove9761
    @khadarlove9761 8 років тому +4

    masha allah cooldoon nin sare allow ku dhowr

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 4 роки тому

    C/Malik Muse Coldoon Allaha Ku Xafido insha'Allah

  • @abdidekanwar1760
    @abdidekanwar1760 8 років тому +5

    ilaahay dambigaada haku dhaaafo
    waxad sameysay wax kudayasho mudan

  • @fadumomohamoud5359
    @fadumomohamoud5359 8 років тому +3

    Great program. Abdimalik, you do more than all Burco combine. Does Burco have city and do collect taxes fromIndividual and business?

    • @abdulbasito5778
      @abdulbasito5778 8 років тому +5

      of course , 3 of somaliland presidents are also from there .

  • @luizxabboxussein6742
    @luizxabboxussein6742 8 років тому +2

    cabdimalik alle hakaa abaal mariyo wallal waxaa tahay madax dadkisa dadkiisa jecel

  • @mufakir5340
    @mufakir5340 8 років тому +1

    dee cabdimaalik. burco adiga way kuwada garanaysaa qof kalaa ku wanaag sanaaa

  • @nastexosmantiitaco3028
    @nastexosmantiitaco3028 7 років тому

    Msha allah coldaan howl wanaagsan ayuu wadaa oo dadka muralka logu dhisahayo

  • @abdikarimsubeer8665
    @abdikarimsubeer8665 4 роки тому

    Mnsha allaha zxp cabdimaalik muse coldoon alle ha ku dhwro zxp

  • @aadammc7310
    @aadammc7310 8 років тому +2

    Maanshala waa gob imaanku qani ka yahay wataa 3 kun 100 bay u dhashay doubble upp. vivva coldoon.

  • @Dawlo164
    @Dawlo164 7 років тому

    cabdimaalik coldoon madaxweynaha mustaqbal ka u rajaynayaa waayo soomalida meel buu ka soo saari lahaa

  • @skillhup_Som
    @skillhup_Som 4 роки тому

    Waxan dhawanyaa 2020 bizha 5/13/2020 Oo hdana bil ramdan ah waa afar ramdan ka dib coldona uu xirn yhy wuxu uu gargaryaa mazamkinta bal mxa asaga na logu gargari wayey oo xariga loga zo dyn wyy wllyaal ha loo koco Free coldon😰😥

  • @barotech4015
    @barotech4015 7 років тому

    maaaash Aalhaaaa ilaaahpw u Gar Gaar oo xabsiga ka sii daa aamin yaa algaaaaa

  • @guulsoomaliya8263
    @guulsoomaliya8263 8 років тому

    ماشاء الله ما اكرمه أحسن خلقه أعطاه رب الجواد

  • @dahablamiiray419
    @dahablamiiray419 7 років тому

    masha Allah ilahey iman kisa ha usiyadsho ilaheyna ha ubara keeyo wixisa

  • @liibaanfaisalmohamed2221
    @liibaanfaisalmohamed2221 4 роки тому

    Wlhi waa shakhsi Saafiya alle Haku kaalmeeyo

  • @faadumonuur8734
    @faadumonuur8734 5 років тому

    Kkkkkkkkk abdimalik muse coldon
    Caadi mahan kunshilin igu dara kuyehe

  • @ducaalexajicali9468
    @ducaalexajicali9468 4 роки тому +1

    MA NINKASO KALAA LAXIRAA WAA QOF ILLAH UMADA USO DIRAY DADKII BAHNAA BAA UBAHAN MANTA EE MUSOW ISKA SODAA

    • @mohaosman9651
      @mohaosman9651 4 роки тому

      Ducaale Xaji Cali walayaabanyhy ninkan waa samafale

  • @liibaannour754
    @liibaannour754 5 років тому

    Mncha allH
    Dad zida u wanaagzan way joogan wadankii

  • @anshaxxmen1098
    @anshaxxmen1098 4 роки тому

    Somaliland maxey abdimalig xabsiga uguhaystan waqtigan wa waqtigi umada somaliyed ay iscawini lahed wlhi abdimalig shaqa wacan ayu umada uhaye fadlan abdimalig coldun haladayo, aniga waxan ahay Somali Kenya halkas ayana kudhashe abana kudhashe ila 6 awow halkas ayan qabriyadodi ligotuse Allah ha unaxaristo dhamantud palse aniga somaliweyn ayan amiinsanahay abdimaligna tagyero ayan oo aha somali melwalibo ay jogto wa walalo dadka umada manaficadka uleh xabsiyada halaga dayo somaliyey

  • @maslahosmanomar4974
    @maslahosmanomar4974 7 років тому +2

    Masha allah

  • @abdishakurhussein6564
    @abdishakurhussein6564 4 роки тому

    Incha AllaH zamafale Alle Hakaa abaalmaryoh xqdarad ku xidhantee ahacbkii msaakintaa ahaa dartod ayu ilahy kuso furyaa

  • @mufakir5340
    @mufakir5340 8 років тому

    maada iyo sadaqada in la kala saaro ayaa haboon labadii qof ee hore aad baan ula dhacay. Waana hubaal in dadka xoogsatada ahi ka faxal san yihiin kuwa wax haysta

  • @asmadaganiloveawdalsallal1620
    @asmadaganiloveawdalsallal1620 8 років тому +1

    masha allh mar wan qoslay marna wan farxay kulaha kunshillng ii biiri

  • @mubarakibrahim1468
    @mubarakibrahim1468 8 років тому +3

    Mansha allah

  • @sman9442
    @sman9442 7 років тому

    Allah akbar walcizatul islama wal muslimin

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 4 роки тому

    Ninkaa Muuse Handaraab baa xidhay😭😭😭

  • @shamsadii
    @shamsadii 7 років тому

    mansha all wlhy wa arin soo jidasho leh ,gobanimada uu mujiyay ninkaas miskiinka ahi,wariye coldoon shaqsi ku daysho mudan

  • @qamar1586
    @qamar1586 4 роки тому

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣Masha Allah ninkaaas kale meel buuidinka soo eegayey 🤣🤣🤣🤣”kuwaas isii deee somaliga “🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣wlaahi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @jamamohamed9014
    @jamamohamed9014 8 років тому +2

    alle ha barakeeeyo umadeena

  • @safiyasafiya7822
    @safiyasafiya7822 4 роки тому

    Masha Allah Alle ha ku barakeeyo

  • @hadajames1694
    @hadajames1694 6 років тому

    Masha allah wa abo qaali allah haku barakeeyo

  • @mahadyare6945
    @mahadyare6945 4 роки тому

    Ilaa iyo Hada waxaan fahmi la ahay sawabta qofka Saan ah uu xabsi ugu jiro Illah xuriyadiisa DIB haugu so celiyo

  • @geelehersi140
    @geelehersi140 4 роки тому

    Coldoon hala soo daayo masaakiinta ayuu u adeegi jirey

  • @bobbybrown1726
    @bobbybrown1726 4 роки тому +1

    Xabsi buu ku jiraa maanta kali dawladu cayey ma aha hablaha ayuu ku tilmamamay ku wa jidhkooda ka ganacsada ma nin kaas banu so dayna waa maya sharciga waa loo siman yahay qofkasto oo damibi gala waa la xidhaya iyadoo loo egeyn qabiilkiisa

    • @Marishbeutty
      @Marishbeutty 4 роки тому

      Bobby Brown xoolo waa sidaada cml

    • @bobbybrown1726
      @bobbybrown1726 4 роки тому

      @@Marishbeutty xamarawi aniga ha ilahadlin dayuus baad tahay wadankaga uruya midee kadib markaasan wada hadliyey

  • @naasirjamac1999
    @naasirjamac1999 4 роки тому

    Illhy Swc Waxaan ku waydiinaynaa inuu kaso furdaamiyo Cadowga Ku Afduubay

  • @omara9353
    @omara9353 8 років тому +2

    ani waan layabaye dadka lanbarkoda Somali kimayerin karaanbaa

  • @fathiharir
    @fathiharir 8 років тому +2

    Mashallah

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 8 років тому +3

    masha allah qanaacadu wataa

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 7 місяців тому

    ala ilaahoowo dadka wax sadaqiista nookeen 00 kuwa waxa qarxiya naga qabo

  • @axmadbaliilcarab6513
    @axmadbaliilcarab6513 3 роки тому

    Masha allah cabdimaalik

  • @asliyusuf1569
    @asliyusuf1569 7 років тому

    Qaninimadu maaha qof xoolo badan haysta we waa qof imaan badan ilahay ugu deeqay

  • @sxpfcniyowllba2793
    @sxpfcniyowllba2793 5 років тому

    Ma taageerin arintan wllhi waa laga fcn yhy

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 8 років тому +4

    ninkani wu ku garnaya qof kale inaad ku eegto ayey ahayd

  • @samikadira6307
    @samikadira6307 7 років тому

    Ilaahow ku derejee o jannada boos weyn kaa sii

  • @fartunabdi9612
    @fartunabdi9612 4 роки тому

    Iman baa ilahey siyey

  • @goradsiyad1414
    @goradsiyad1414 4 роки тому

    Ilahay xabsiga haka Soo daayo

  • @muusebulshaawi2631
    @muusebulshaawi2631 8 років тому

    mansha allaah waan ku farxay xaqal ciid wanaagsan alle haw barakeeyo ganacsigisa waa qof qalbi wanaagsane
    dee coldoon waxaan isla haa dadka burco way wada yaqanaan saw anagugubaa social media kaa baraneye magalada waad qaldi kartaa kkkkkk

    • @zadick2026
      @zadick2026 8 років тому +1

      kkk waa runtaa walee waxn is lahaa burco sakaduu ka laababa waala garanayaa