Walasheen fikir aan dad badan eysan ku fikirin ayay nala wadaagtay waxay naga mudan tahay mahadcelin iyo talo qaadasho iyo taageero Janalku waa janalkiini ha lagu xiraado 🙏 🙏 🙏
Masha allah wll allaha ku xifdiyo wxd tahay gabadh Han leh oo karti leh badana dadkena somalida kama fa idaystan waxyabaha ilahay u siiyay aqonta iyo kartida ee waxa la eedeya dowladaha iyo dowlad ma haysano halka kaga hay wllshay allaha ku rumeyo riyadada dad waxa jira an waxba qabsan qofka wax qabsadana xaasida ee aayat kursiga akhriso Mar walba weesadadana ilaasho
Asc wr wb manshaa Allah sharaf ayaad leedahay walaahi taladaadu waa talo qaaliah dhulkeenu waa qaali lakiin dadkeenu ma fahansanahay Allah ha na fahansiiso aaamiin xabiibtii Allah ha ku barakeeyo
Waa run magaalooyinka reer galbeedka baadiye weey leeyihiin lakiin MA guuraan guryo caadi ah baay ka dhistaan beertooda xoolohoodana ku haaystaan magaaladana u shaqo tagaan beertoodana ka shaqaaystaan caruurtoodu school tagaan
Ubaxey walal wa runta balse dhibka jira wuxu yahay dhul cidlo ah hadad dagto wax yar kadib wa imanayo dad ku dhahayo dhulka aniga aya iska lahe iga gur wayo dadkena dulqa ma la han sidas daraded moye wax kale ma jiran waxan xog ogal u ahay badiyaha in u magaladu ka cafimad fican yahay lakin wax barasho kama jiro aniga hada farinta kuso qarayo waxan ku dhashay badiyo kuna so bar baray marka waxan si fican u fahmasanahay nolosha badiyaha lakin magalada hadana waxa yar ayan ka fahmasanahay
Walasheen fikir aan dad badan eysan ku fikirin ayay nala wadaagtay
waxay naga mudan tahay mahadcelin iyo talo qaadasho iyo taageero
Janalku waa janalkiini ha lagu xiraado 🙏 🙏 🙏
Masha Allah dhaqanka wax ka wacan ma jiro wallsheenna waxay inaga mudan tahay in aynu dhiirri galinno
Muuqaalkana like u saara.
Masha allah wll allaha ku xifdiyo wxd tahay gabadh Han leh oo karti leh badana dadkena somalida kama fa idaystan waxyabaha ilahay u siiyay aqonta iyo kartida ee waxa la eedeya dowladaha iyo dowlad ma haysano halka kaga hay wllshay allaha ku rumeyo riyadada dad waxa jira an waxba qabsan qofka wax qabsadana xaasida ee aayat kursiga akhriso Mar walba weesadadana ilaasho
maashaa allaah ubaxeey aad baan ujeclaaan lahaa inaan meeshaan ookale kadhisto guri dabaq ah oon kugu guursado
Maaahaa allaah horay u soco waadku mahadsan tahay soo gudbinta aqbaarta
Asc Mashaa Allaah Tabaarka Laah Aduunyo Iyo Aakhiro Tama Allha I Din SIIYO Inshaa Allaah Amiin
Maasaa allaah waa sida dunida oo dhani u noo shahay waa caqli ka maqan guuleyso habayar
Masha Allah waa mawduuc aad ii so jiitay illahay ha ku barakeyo
Maa shaa Allah waa waxaan u xiido qabo in aan sameeysto la kii meeshaas digaag ayaa kadhiman ama dooro qof walba sidii u yaqaano
Mash allaah abyo waa rayi ku dayasho mudan
Asc wr wb manshaa Allah sharaf ayaad leedahay walaahi taladaadu waa talo qaaliah dhulkeenu waa qaali lakiin dadkeenu ma fahansanahay Allah ha na fahansiiso aaamiin xabiibtii Allah ha ku barakeeyo
Masha Allaha 🥰🥰🥰👍👍👍👍👍🥀💋
Masha Allah. wa talo wanagsan. jazzakallah khayr.
Caraf bdnaa oo macan bdnaa canjeradas maasha ALLAAH ALLOOOW wadanka noo hagaaji noo xafid noo baraari noo barakeey aamiin
MashaAllah reer kudayasho mudan weye.
Mnshallah walasheen waxa kahela sida quruxsan aad u adturantagye walashye ilhye ha kuxifdiyo gabar kudayasho mudan bathye🥰🥰👍👍👍🥰🥰
Mnsha allh tabarka allh ilahay ha ku xafido wlshey
Masha,alaaah gabadhaan muqaaladeeda waan ka helaaaa
Mansha Allah waad kumahad santhy run ahaantii waxyabo badan baan kabarty
Mansha Allaah👍🌹🌹🌹🌹💖💖💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha Allah Runti baadiyaha wan jecelahay insha Allah wan tagi doona
Masha allah jeclaan lahaa inan guri ka dhisto mustaqbalka 😍
Wadku mahdsan tahy wll
Barnaamij. Aad loogu baahnaa oo Faa'iida leh... Mashaa Allaah Sis. KANEECADANA YEEYNA KU GAADIN ISKA ILAALI MARKAAD DHULKA DHOOBEEYDA AH U SAFRAYSID..
Maansha alaaha abaayo dhaqankaabo
Waxa tahay gabar dhaqankeeda ku faanta alaha ku sharfo abaayo
😁aniga baadiyaha waan jeclahay inaa dago lakin aqal somali marabi waxaan rawaa guri filo ah waliba baadiyo leeyga dhiso 🥹
Masha Allah waan kugu dhiiri galinayaa shaqadaa quruxda badan eed aad bulshada ka la duwan la wadaagaysid keep going baan ku leeyahay wllo
Mash Allah ❤❤❤
Masha Allah anaa imanaya insha Allah
Waa run magaalooyinka reer galbeedka baadiye weey leeyihiin lakiin MA guuraan guryo caadi ah baay ka dhistaan beertooda xoolohoodana ku haaystaan magaaladana u shaqo tagaan beertoodana ka shaqaaystaan caruurtoodu school tagaan
Msh allh 🤩♥❤horay usoco injineerad sare 🌟🌟💯
masha allah waa nolol qaboow dhinac walba
Maasha allah waa nolal fiican dalalka reer galbeedka dadka baadiyaa ku nool baa ka nolal fiican kuwa magaalooyinka waawayn ku nool
Masha allh waa fikrad fiican wlhi waan la dhacay
🎉 abayo qof fican rabbi haku xifdiyo ❤ lkn single gorma ka baxaysa? qalbigan kugu wada hayna ruuxayga meel baad igaga taal lkn qabki baan garanayn aan kugu Dan shegan lahaa (❤) --( codsi is af garad ah ) 😢
Manshalah wall dhulka roobku hayo waa xage wall manshalah
Mashalaah waa barwaqada dadku kacarareen
Masha allah. Dhaqankeena. 🇸🇴🇸🇴❤❤ aad ayaan kuu salamaya wll...🇸🇴🇸🇴❤❤
Asc mashaa alaah ale haku xifdiyo shaqadaada sii wad
Caaga aad waxa kulu u isticmaalaysaan sax maahan abaayo xanuunaa laga qaadaa
Asc walaasheey ubax waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato alle haku xafido Amin Amin Amin alle hakaa siiyo ajir iyo xasanaad shaqo wacan ayaad heysaa dadka soomaaliyeed guulaysta waligaa mahadsanid markale walaasheey ubax
maashaa allaah ubaxeey xafada kilaah
وعليكم سلآم ماشاءالله شكرا 🕋🇸🇴✌
Please dadow fiirsanaayo muqaalka u saara 👍
Wooow masha Allah tabarakallah ❤
Masha Allaha tabaarakalaah walaahi waa runtaa
Daawe fiican werye
Masha Allah ayeyo cambro 🤩🤩😘
Masha Allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allah allaha ku barakeyo wll
Inaba caadi mahan dhaqan kaaba beautiful lady
M.a keep goin sester
Mansha allh allh kuxifdiyo wllo
Masha allah waa sida anigu aan damacsanaa
ماشاء الله تبارك الله
Masha allaha war gabarta ha la shira galiya somalitey
Mansha allha mcnto waan ku jacnhy
Man sha alah ala ha nohagajiyo dhulkena
Guuulayso abaayo❤
Ubaxey walal wa runta balse dhibka jira wuxu yahay dhul cidlo ah hadad dagto wax yar kadib wa imanayo dad ku dhahayo dhulka aniga aya iska lahe iga gur wayo dadkena dulqa ma la han sidas daraded moye wax kale ma jiran waxan xog ogal u ahay badiyaha in u magaladu ka cafimad fican yahay lakin wax barasho kama jiro aniga hada farinta kuso qarayo waxan ku dhashay badiyo kuna so bar baray marka waxan si fican u fahmasanahay nolosha badiyaha lakin magalada hadana waxa yar ayan ka fahmasanahay
Mansha Allah tabarkallah ❤️❤️❤️
Laxooxda waawaynaa ma canjeero xabashibaa
M: A libaaxada miyiga 👏👏💪💪
Melwalbo kuroon gabar qaali ah🥰
Mashalaha mahad sanid abayo
Walaalo meesha aad joogto safetigeeda ka waran?
Mashaallah walaale
Miyaan daaqa xoolu meesha
Ka dhamanay
شكرا جزيلا لك أختاه💕💞💕
Waa mahadsan tahay dhaqankaba
Great job
Guul sister
Horey u soco
Mashaa alaah SIS lkn Mniga kawaran
Masha allah jawi dagan
Illahayow soomaali dhulkooda jeclaysii si ay dulinimada uga baxaan
Abaayo meeshaan inta waye
Wankusalaamay.dhaqankaaba.aniga.waligay.baadiyo.arag.xitaatuulo.laakiin.markaankufiirsasaywa xbaa.iskay.badalay.markaan.kusoonoqdo.wadanka.inshalalah.waantaci.baadiyaha.waanlol.caafimaada.mahadsanid
Masha allh masha allh
Mallah waa video mudan in maqti lagubixiyo waxaa kaloo soo jiidasho leh qaabka aad videoga ugahadleysid waan kaaga mahad celinaya madaama aad nalawadaagtay
Ma.sh.allah
Mashallaah 💎🇸🇴🇸🇴🕋🕋❣️🐎🐎🐎🐎💐💐💐💐😍😍😍🕋🇸🇴💎🇬🇶❤️❣️👂 Keep going
Asc walal waxaad haysaa shaqo aad umihiim ah oo dawladi inaykahawlgasho ay ahsyd waayo waxaad dabaqabataynaysaa noloshii saxda ahayd oo siidabargo ayso ayaad latacaalaysaa siday dadku ugusoonoqon lahaayeen inshaa Allah khayr iyo guul ayaan kuusoorajaynayaa
Maasha allah
Keep going sister
Dhulkeenoo sidaa u qurux badan ayeynu dhushisheeye ku baabaanay
Thanks sister for your information
gabadha qaranka in loo gu bixay ficned sidee dhulka hooyo aad noo bartaya mudug sanag
afgooy magaloyin badan ayaa noo bartay
Mash alah tbarkalah
Ubaxeey waa sidaan isla damacsanahaye mid sidaadaa wax u fahansan iigusoo ducee
Masha Allah Amazing❤️
Horta kildhiyadan waa ka helay
Abayo mashalah
Caanaha laga lisayo rida naaska xanuun malaha? Cajeeb.
Oo meeshan aadseexateen libaax ma yimaado miyaa waa cabsiye
masha Allah
Wllo dumarka somaliyeed ayaan laguba karayn 90%,
Raggu way samayn lahaayeene dumarka ayaa saamayn ku leh
Abaayo waxaa tahey waxkale
Hormar wacan abayo
Masha allh
Aniga reerkaas maiska agdagi karaa magaalo waanbanacey holland baan daganehey qabiil lee yaa laiweydiin qabiil majecli
Guuleyso