Ayaan wllo wlhy waan qoslay xalay unbaan anoo qiso dhagaysanaya baa waxaa igu soo dhacay horta walashy waaba xayraamad sababtuna tahay waa suále dadka af mayga ku hadla ayaan ma daawadaan oo ayaan af mayga wayba taqaane umadaas mayga ku hadadha Channel may u fudho si ay ayaguna u daawadaan qisooyinkaan mise waa intayadaan kale ee lahjada maxaa tidhida ku hadasha baa aqoon afmayga oo dadkaasi waa sida ayaan oo kale oo waa wada yaqaanaan labada lahjadood kolba aniga ma aqaan mayga oo waxuuba igu leeyahay taariikh oo maalin baa anoo magalada hargaysa ka imid oo ay ahayd 2017 oo markaa jooga boosaaso ayaan waxbaan iinsanayay nin meeshaan nin kale islama hadli karaan oo madhihi karo may fadaase waa inta kaliya ee aan afmayga ka aqaan intaasna waxaan ku bartay dagaal marka walshy dadkaas bal faaiidada ha nala helaane channel u fur😂
Maashaa Allaah ayaaney aad ayaad uqurux bdn thy maanta 🧕🥳
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🥹
Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam 🌹♥️🌹🌹🌹🌹♥️🌹♥️🌹أللــــــــــــــهم صــل وســــــــلم وبــــــــــارك عـــــلى سيــــــــدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين يارب العالمين
😂😅🎉🎉🎉🎉
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
Ayaan queen 🥰😍🥳❤❤
Ayyyy ayaan indhaweyneey saa usugaayey lee mahdsanid isku filaneey❤❤❤❤❤❤😂
Qisadan oo kale mid u dhaw ayaa igu dhacaday😭😭
Waa xanuun wlhi maalinti farxadad hooyada haku deyriso aroorkag haka cararto😢
Asc Salallahu Calayhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
Maashallah
للهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي علي دينك
Ciwaanku waa naxdin walee😢waalidku haku xujeeyo,hana ku deyriyo waa qaracan alloow hana badin raboow😢
.mm
Sidklena wan ku rajayna xppti lkn ani ahaan ad ban ujeclhy qisadan wey itabanaysa ❤
Ayaaneh habeen wanaagsan ❤
Ayaan xirsi gobdoon 🎉🎉 keep goin my queen❤
Merci beaucoup ma sœur Ayan Je t'aime fort hn❤❤❤❤
Wcs ayaan ❤❤ inaa fcnthn adi iyo carurtadad aya rajeynaa ❤❤❤🎉🎉
Ayaan indhaweyn 😍 keep going mcnto ❤
Wcs xbbti ayaan hore usoco ❤❤❤
Ayan qurux xbbt habeen wanagsan ❤❤❤❤❤❤❤
Waa calol xumo waan qiiroday
Qisadaan Aad Bey Isoo Jiidatey waa igu Socotaa in Kasto Xanuun Ay Tahay Lkn Qibrad Baan Ka Baraneynaa Prt3 Biribo Noso Daa hadey Macquul Tahy😢
Wcz ukhtii ayaan ❤❤❤
Ilahay hano daayo hoyoyinken ❤🤲🤲 ilahay hanoga dhigo hoyoyinken kuwi aan is fahano🤲🤲🤲💝 🥹😢❤
Ayaanay ku salmay qisidan cajiba❤❤❤❤
شكرا ❤❤❤❤❤
Shukran ayaaneey ❤❤❤
Habo ayaaan plz and plz qialsad qaybta 3Ku so dar fadlaqn❤❤❤❤ cafimada ban ku rajayna
Notification oo iisoo dhacay jah alow aanan kiwayn ❤❤❤❤❤❤❤❤
Caloosha ihurtay Hooyo La'aan teeda abaar waye😢
manto dhan kusugayey❤
Ala saa usugayey ayaan qisada way igu socotayyy
Ayaney qeybta kle laso dhaqso abyo mcn subixi noso gali😊
Ayaney qabti 3aad meday 😊🥺❤
Wcs abayo
Indho weyney ❤
Ilahyw wxs cml hnagu kenin bismilah
Ayaan qurux wanaageey qeybta kale aaway😢
Habo ayaney sidhi musalsalka ayan usugayey wlxii
Ayaanay miyaan kaa maqnan karaaba ❤❤❤❤❤
Ayaaney abaayo aa way qeyti 3 xaad nosoogeli abaayo😢😢😢
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Jah sheko dhin dhiin ah lkn mel xun bey ku dhamatay😢laso dhaqso ayaan qurux 😊
Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
Salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين
❤❤
Waa qiso qalbi xanuuna lkn waxaan rajeynayaa inay farxad ku dhamaato
Wcs abyo ayanah❤❤
Noloshayda cawa aya qisadada OO 3 min kaso wareegtay aa dawanayo
abayo ayaney shekhad nagu badhjartee wanba dalay saan ugayay
Guurka riziqiisa asaa wata kulaha saas hadey tahay naag baa wexey gurasatay nin xirow ah arooskoda dadka ayaa wax iskugu dar daray kasaga kun shilin mahaaynin cuntada ey cunin lahaayen dadkii u aroosiyey kasoo cuni jireen kadib 2mataana ayey dhashay kadib waxa dagaal ka dhax dhacay dadkii xirta aha wiilki shaqo mahaayo dadkii wax siin lahaana wey isdagaalen iskadaaye in naagta lagu daray iyo ilmihi lodhalay in u wax siiye asagaaba cutadi hal galin cuni laha qiil qiil galay kadib naagtii wexey masruuf weydiisatay dadkii isku daray iyada iyo ninkeeda wexey dhehen ma anaga ku qabna kadib waalidkeda o baadiya jira ayey u tagtay kadib wexey tiri iisoo tasho wuxu dhahay ani waxba ma awoodi wuuna furay ilmihiina waxa koriyey naagta waalid keeda marka faqiir guurso dhibkaas ayey leedahay aniga waalidkeyga wexey isku guursasen faqri nacalaa dhaqan xumadooda ku taalee caruru fara badan ayey dhalen an aniga kamid ahay anigo yar ayan jiraday daawo in ey ii gadaan wey awoodi waayen jiradii wey isaameysay heer waxan gaaray anigo 3jir ah in an san qaadi ilmaha kale 1sano ayey ku san qadan kadib wan weynaaday hada 20jir ayan ahay gabdhah walaalehey wexey qabsadaan ma qabsankaro markan istaagaayo iyo markan jaranjar korayo iyo arkan dhulxaaqayo iyo markan dhulka shey kasoo qaadaayo jilbaha ayan qabsadaa sidii qof waayeel ah maanta hadey dhintan mi ihi mid wax qabsan karto ama shaqeysan karto marka faqiir hadaan maqlo ama qof aya nin faqiir ah guur saday wallaahi beerkaa idilaaca😢😢😢😢😢
waalidkaa ha caayin. shaydaamd yahay. qadarta alena ku samir 😡
@@SAARASOmaali kaan tarad yehey shakbaay shiiniista eh laan beer af qawaag waa xid maxaa kaa galay butaanayahay iskala fishaalo
War ayaaney aa way hee qeybti 3 xaad abaayo nosoogeli qeybta dhiman ani waa arki le e hee❤
❤❤❤❤❤❤❤🎉
𝐋𝐢𝐤𝐞 𝐰𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐫𝐚
Ayaney shekadan qeybtaan zilina Liga mayday gabdha la arosayay mrkee ooyneysay zilina Liga midway wn ooyay ana isku mallya wlhi
Abyo Ayan qisad qeeybta 3 kasuugeyna waan dalay San usugay
Sediga ha coleysan walashaa is kuma hubtid
Naa ayalaney maxaa ciwaankiii u badashay
Waxan fahmi waayey dadka qasabka adeegsada
❤❤❤❤😮😮❤❤
Ayaan wllo wlhy waan qoslay xalay unbaan anoo qiso dhagaysanaya baa waxaa igu soo dhacay horta walashy waaba xayraamad sababtuna tahay waa suále dadka af mayga ku hadla ayaan ma daawadaan oo ayaan af mayga wayba taqaane umadaas mayga ku hadadha Channel may u fudho si ay ayaguna u daawadaan qisooyinkaan mise waa intayadaan kale ee lahjada maxaa tidhida ku hadasha baa aqoon afmayga oo dadkaasi waa sida ayaan oo kale oo waa wada yaqaanaan labada lahjadood kolba aniga ma aqaan mayga oo waxuuba igu leeyahay taariikh oo maalin baa anoo magalada hargaysa ka imid oo ay ahayd 2017 oo markaa jooga boosaaso ayaan waxbaan iinsanayay nin meeshaan nin kale islama hadli karaan oo madhihi karo may fadaase waa inta kaliya ee aan afmayga ka aqaan intaasna waxaan ku bartay dagaal marka walshy dadkaas bal faaiidada ha nala helaane channel u fur😂
Scwscw scwscwscw scw
❤❤😊😊😊😊😊❤❤❤❤
Ila habeen Danbe ma sugi kara😭😂
Ilahow Kas Nasii Waa Kala daran nahy😂
Hbeen dambe ma sugi kari qisadaan meel fiican ku kala go'day
❤❤❤
😊🎉❤❤❤❤😊
❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤