GUURKII LAYAABKA LAHAA EE NASRIIN 4 SANO AYUU IQABAY WALINA GABAR AYAAN AHAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

КОМЕНТАРІ • 142

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 4 місяці тому +43

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢👍

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 4 місяці тому +14

    Haddii ilmahaga hurdada ku dhibanyhy ama soo kicistiisu ay badanthy waxa ku xal chnnlka queen fardowza official soo booqo muqal ka hadalayo soo giliyey ka faideyso ❤❤❤

  • @ShamsoCismaacil
    @ShamsoCismaacil 4 місяці тому +49

    Asc abyo ayaan mantay qofkii ugu horeyaya noqdey xbbty like halaigu camamado ❤insha allah allah haku fududeya kagudubitanka xaladahada😢

  • @MounaMahamoud-x1v
    @MounaMahamoud-x1v 4 місяці тому +12

    Ayan abayo Qisadada nogasoshekey markey Qisada gabadha markey dhamato Qisadada noku soo dhar abayo Qali insh aalh

  • @RaageRaage123
    @RaageRaage123 4 місяці тому +2

    Scwscws scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @CusmaanMaxamed-x5j
    @CusmaanMaxamed-x5j 2 місяці тому +1

    Shekonka quruda bad aad baan ugu xiranahay walashey waxad heysata xariga allaah ee waliga kuxirnow allaah cadowgaagana allaan ka magan gal

  • @fadumobashiir434
    @fadumobashiir434 4 місяці тому +1

    Nin aan yaabin baa yiri baa wayabay tii xalashaheed uuba waxba uheene maxuu naagta kle usheega

  • @leyloxuseen5985
    @leyloxuseen5985 4 місяці тому +8

    www masha alah ayan qurux waan ku jeclahay xabibiti wilikey qoral ku Maso qorin lkn qalbiyan ku jeclahay ilaah ha ku xafido adi iyo carurda iyo xajiga

  • @MaryanAli-v8g
    @MaryanAli-v8g 4 місяці тому +8

    Ayaney shekadada wan fahmay wlhi waxa thy hoyo adag Hana isdhibin cadawga allh Ka qabto carurtadana wan heleysa I a niyada kher ushek😢❤

    • @SaabariinMacalin-d6n
      @SaabariinMacalin-d6n 4 місяці тому +4

      Abyo ayaan carur kale miyaa ujoogaan illah ha,udeysto aamiin yaarabi

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 4 місяці тому +4

    Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @sumeira5729
    @sumeira5729 2 місяці тому +1

    Xanunka maxa wye madhaleys mia mafahmine

  • @SafiyaAbdullahi-n9s
    @SafiyaAbdullahi-n9s 4 місяці тому +7

    Farxad aan dhamaan aduun iyo aakhiro allr hakusiiyo xabibtii ducadaan ka aqriso cadowga
    اللهم انا نجعلك في نحورهم ونعوذ بك من شرورهم
    Saliga nabiga salalaahu calayhi wasalam badi ibraahiimiyada anaa cadogeega ugu guulaystay istifaarta xooqalada badi xabibtii adaa guulaysandoono insha allaah

  • @hamdishiigdon2044
    @hamdishiigdon2044 4 місяці тому +5

    Ayaan hadalheyntu waa sharaf markaa tahey qof hore u marey

  • @CusmaanMaxamed-x5j
    @CusmaanMaxamed-x5j 2 місяці тому +1

    allaah haku xafido walal

  • @AaminaIbraahim-hw2jv
    @AaminaIbraahim-hw2jv 4 місяці тому +2

    Asc ayaney hory usoco ayaney haujojin cadwgaga hory usoco 💯💯❤️💯

  • @NimcoJamaal-ft5ig
    @NimcoJamaal-ft5ig 4 місяці тому +2

    Naa waxy cadawgan aad kuwalty ayaa ney

  • @faadumoismacil523
    @faadumoismacil523 3 місяці тому +1

    Guulyso ayaaney❤

  • @FaadumoAbdirizak
    @FaadumoAbdirizak 3 місяці тому +1

    Asc Welsh qaali

  • @QarmarIbraahim
    @QarmarIbraahim 4 місяці тому +12

    Masha alaha ayaaney mardhawo ku kusobiray runti wa ku jecladay wana kagudbe insha alaha nolasheydi miss you wlhi💋❤️🥺

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 4 місяці тому +3

    Kamahelin in ee arimaha guriga in ee qof lawadaagto lkn saxiibteed qof wangsn weyey talo fcn ayey siisey

    • @Emma73434
      @Emma73434 4 місяці тому +1

      Sax wye abayo waxyabaha qaar mamnuc wye inla sheego❤

  • @aniso966
    @aniso966 4 місяці тому +6

    Ayaaaney janada alaah ku geeeyo sheeekadaaan galabta leee dhageeestay hada markaaa arkay saaa ufarxay alaah kaaa farxiyo cadiwgaaaga unoolaaw

  • @Ladaninasiyad
    @Ladaninasiyad 4 місяці тому +2

    Scw scw scw scw❤

  • @futdc624
    @futdc624 4 місяці тому +5

    Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 4 місяці тому +5

    Ayan quruxay haben wanagsan xbbt❤❤❤🎉🎉🎉

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 4 місяці тому +3

    Ayanteyda insha allah wad guleysen doon taa xbbti inta aqliga u sxbka ah qisadadu wey fahmi kartaa❤nasriin qisadeyda waaba yaab socda😂

  • @nasraabdi9848
    @nasraabdi9848 4 місяці тому +2

    Abayo mcan ayan quruxey farxada kuqurux bdanthy waligaana faraxsanow cadawna waxba kaaqadi maayo waadna kagulesee abayo ee garabkadana waxaa eh allah swtca io walid io wall io anga ootiimkada eh ee haliicin abayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahraxaashicolow7776
    @sahraxaashicolow7776 4 місяці тому +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @fatumaabdi6898
    @fatumaabdi6898 4 місяці тому +2

    Ninkaas cml anigaba waan ku sigtay in uu I guursado ILLAAH ayaa iga qabtay lakiin AlxmduLLH waan u istiqaareystay

  • @MunawaraMaxmood
    @MunawaraMaxmood 4 місяці тому +2

    Wcsww inshallah abaayo dhamaanteena Allah naga dhigo kuwa walidkooda Uu baari falo

  • @leylocumarxuseyn
    @leylocumarxuseyn 4 місяці тому +2

    Ani wxn umaleeyayay in ilmahaga kaa maqan yihiin ilaahey ha idin mideeyo

  • @ayaanbadan5580
    @ayaanbadan5580 4 місяці тому +3

    Ayaneyy m.n wlhi cawo wad nuraysa❤❤❤

  • @naimoabdi2695
    @naimoabdi2695 4 місяці тому +2

    Ayaan indho wayney like ta wankusaraa lkin coment masoqore hore usoco xppti

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 4 місяці тому +3

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kucafyo cafimad taam aabo inshallah

  • @Deeqaibrahim62
    @Deeqaibrahim62 4 місяці тому +1

    Oo Ayane waxan is waydiyay may iska wada sexdan qolka oo kala jestan waxay labada qool
    😂😂😂😂😂
    Wayabi xanunka wan fahmay ma yare lkn 2 qol fahmi waya

  • @ShamsoMaxamed-q3v
    @ShamsoMaxamed-q3v 4 місяці тому +3

    War hadan leys tabehen hoos layslama sheeran karoo miyy jirkeda ma tabanayo miyo istimtaac ma jiro ayaaneykkkk

  • @ruqiyocabdiguleed-xc4ph
    @ruqiyocabdiguleed-xc4ph 4 місяці тому +3

    Yes anaa u horeyo cawo kabax qisada xiiso beya iledahay wllhi❤

  • @HanyMohammed-my2zh
    @HanyMohammed-my2zh 4 місяці тому +3

    Scwscwscwscwscwscwscwsww❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Dhibic
    @Dhibic 4 місяці тому +4

    Ayaaney adiigo shekada wada sheeko kale hakusoo darin pls

    • @SaabariinMacalin-d6n
      @SaabariinMacalin-d6n 4 місяці тому +1

      Abyo waaya arag nootahay anagaa rabno xbbti

    • @Dhibic
      @Dhibic 4 місяці тому

      @@SaabariinMacalin-d6n haye qali

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 4 місяці тому +2

    Wcs ayaan kaaley muqaalku saan usugayey anoo naxsan buu hada soo galee dadku xagee kusoo dawadeen

  • @FaadumoMuhammedIsmaeal
    @FaadumoMuhammedIsmaeal 4 місяці тому +1

    ❤❤❤❤

  • @CusmaanMaxamed-x5j
    @CusmaanMaxamed-x5j 2 місяці тому

    allaah haku xafido walal

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 4 місяці тому +7

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @SumayaSheikh-t1r
    @SumayaSheikh-t1r 4 місяці тому +1

    Wcs abyo macanto wanku Fahmey qisadada caqliyan waxan Fahmey ciidii wan ku dareemikaraa rabi hakuu hiiliyo

  • @queenilhaney235
    @queenilhaney235 4 місяці тому +1

    Asc ayaney wlhi commentigaa masokoro lkn wan kuqosle dhiyow😂😂😂❤

  • @farhiyoaden1135
    @farhiyoaden1135 4 місяці тому +2

    Allah haku shafaro diintaadan hakugu sugo sharaf iyo ciiso ku noolow

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble7788 4 місяці тому +2

    Wejigaada farxad hareysa mooyee ilaahey murug nagama saaro wajigaan quruxda badan oo gabdho badan fiirsadaan ku daysadaan ❤❤❤❤❤

  • @zapnaqueen3939
    @zapnaqueen3939 4 місяці тому +1

    Waalid iima noolo ani ayaaneyy🥺❤️iigu soo duceeya 2dayda waalid allhu akbr

  • @naciimodagan3213
    @naciimodagan3213 4 місяці тому +1

    Ayaaney plz iso jwb xagee kala so xariira qiso baray inan kula wadago plz🙏❤️💯

  • @saadoxasan8210
    @saadoxasan8210 4 місяці тому +2

    Masha abayo mcn cadawgaga
    Hajabo in sha allh

  • @IqraileysInaahmed-gb1oi
    @IqraileysInaahmed-gb1oi 4 місяці тому +1

    Wcs abyo wn kaaa qaaday salaantaada qaaaska ah byo i.a maalintaaas wxan sugeynaa adigoo makeup 💄 oo cilaaasaday ayaaaan ku sugeynaaa hppti

  • @amaalgaraase8174
    @amaalgaraase8174 4 місяці тому +1

    Ayaaney mnta wjigaga farxsan wan ku farxay dar alle ku jclhy ❤ guulayso marwalba

  • @HanniHannimk
    @HanniHannimk 4 місяці тому +1

    ayaaneey abayo away qrebta xigta. sheko jecel. meeel Qatar ah ayaa ku jojisay. jaaaah

  • @RaxmaSiciid-ui7lc
    @RaxmaSiciid-ui7lc 4 місяці тому +1

    ale ha ku xafido wan fahmina ina tahy hoyo carur la gu dhibatinayo cadowga la ha ka qabto

  • @sacdiyacabdi1664
    @sacdiyacabdi1664 4 місяці тому +1

    Ayaanay abaayo inaad ila taliso baan rabaye Facebook baan ka so qabtay ee isoo jawaab

  • @shukrimaxamed1317
    @shukrimaxamed1317 4 місяці тому +1

    Ayaaney qisadada waxan fahmay bari hore Lkn Wlhy waxad tahay qof qaliya Lkn ado mahad san noga sosheke

  • @idil5758
    @idil5758 4 місяці тому +1

    Hortu ayaaneey anuu comment makuusoo qoro lkn maalin fog ayaa qisadaada wax iiga baxeen runtii waxaan kuu rajaynyaa inad maalin dhow wll aad guulaysatid ❤❤❤guushaadu waa guusheena❤❤🎉🎉🎉

  • @IstarMohemmed
    @IstarMohemmed 4 місяці тому +2

    Maga cee so qado Ayaan waa istar

  • @SafiaAbdinoor
    @SafiaAbdinoor 4 місяці тому +1

    Asc abyo culeys walba wu dhamaanaya I.a wana guuleysan doonta I.a

  • @HamdiMohamed-ki6ct
    @HamdiMohamed-ki6ct 4 місяці тому +1

    Ayaney abayo cafimatkada allaha kusiyadiyo wax walbo walaga gutba hadi cafimat laqABO OO watka noimaan I.a waxwalbo way hagagayan cathowgada canamac lasista

  • @umumahirumumushtaq8087
    @umumahirumumushtaq8087 4 місяці тому +1

    Asc walalyal waxan leyahay murada isoducoya in shaa Allah

  • @Deka-zx4uf
    @Deka-zx4uf 4 місяці тому +1

    Alahuma sali calaa sayidinaa muhhamed wacalaa aali wasaxbihii wasalam ❤❤

  • @Awa.A.fataHMohammed
    @Awa.A.fataHMohammed 4 місяці тому +1

    Mhdsnd wllo taas waa la isku leeyahay waan maqnaa waayahaan sethy wllo allha ku sharfo❤

  • @UmiAbdirahaman
    @UmiAbdirahaman 4 місяці тому +1

    ❤ abayo mcn Ayan qurux gulesso inshallah

  • @HaboonIbrahim-o3t
    @HaboonIbrahim-o3t 4 місяці тому +1

    Ayaneyy qisadaada noogu sheekey❤

  • @ShamsoMaxamed-q3v
    @ShamsoMaxamed-q3v 4 місяці тому +1

    Ayaanry waan woslay marked waali ma ula jirto marked tiri

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 4 місяці тому +1

    Haye walaashey kkkkkkkk waa fuuray waa arin yaa jeeda leh

  • @hanadqasal7329
    @hanadqasal7329 4 місяці тому +1

    ❤❤❤ Mashs allh abayo Farxiyo ❤

  • @fatuunabdi1587
    @fatuunabdi1587 4 місяці тому +1

    Allah ayaney dhew dhewta ayaaba iga gadanthy

  • @DhuukeCisman
    @DhuukeCisman 4 місяці тому +1

    Qisadaada waafahmay abaayo alaha idinmideeyo❤❤❤

  • @leylocumarxuseyn
    @leylocumarxuseyn 4 місяці тому +1

    Abaayo ilaahey amuhrahaga oo dhan hakuu sahlo

  • @ruqayaladan7780
    @ruqayaladan7780 4 місяці тому +1

    Mashlh abaayo mcnto Allah cadawga hakaa xafido

  • @hanadqasal7329
    @hanadqasal7329 4 місяці тому +1

    Cajiib waye Sheekdana

  • @QUREESHOAADAN-nr1kj
    @QUREESHOAADAN-nr1kj 4 місяці тому +1

    Ayaan abyo qisadada wax yar xitaa noga sheeg

  • @awoismil2501
    @awoismil2501 4 місяці тому +1

    Haa wlhi hppti aaaaaamin aaaaaamin aaaaaamin yaa rabi 🤲

  • @AmranAbdi-b8e
    @AmranAbdi-b8e 4 місяці тому +1

    Mahasanid xabibt

  • @jawahirirad7520
    @jawahirirad7520 4 місяці тому +1

    wcs ayaan dhoooley guuleyso

  • @leyloabdiaziz8642
    @leyloabdiaziz8642 4 місяці тому +1

    Saa u sugaayey lee Ayaneey iga so dadaji ❤

  • @qaliimaan-fe2ld
    @qaliimaan-fe2ld 4 місяці тому +1

    Abaaayo rabii dhiib kumaa tuusos

  • @fatimaomer-h1x
    @fatimaomer-h1x 4 місяці тому +1

    Ayaany cawa Ana uhoreyo umlenaa😂😂❤

  • @NiciimaFuaad
    @NiciimaFuaad 4 місяці тому +1

    Ayaaney cawa qurux badaNida m.a

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 4 місяці тому +1

    Ayaan qurux sodhawoW

  • @DaudAli-b3t
    @DaudAli-b3t 4 місяці тому +1

    Asc abaayo mcn

  • @QaaliqumanQaaliquman-k3g
    @QaaliqumanQaaliquman-k3g 4 місяці тому +1

    Abayo cawga alaha kaqqabto

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 4 місяці тому +2

    Ayaan inbadan baa kasoo shekaysay qiso nin aan nolol naag la wadaagi karin ilaaa hada ma fahmin xanuunkaas waligy adi ka hor ma maqlin waxaàs oo kale tolow miyaan yarahy hhhhhhhhh

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  4 місяці тому +2

      🤣🤣🤣🤣

    • @raxmiishchenal
      @raxmiishchenal 4 місяці тому

      ​@@ayaangobdoon3254ayaaney sheekada ridwaan isaaq uu soo daayay ma aragtay gabadhaan taas lee u bahan tahay in ee dhageysato😂😂😂😂

    • @habiboelmo7877
      @habiboelmo7877 4 місяці тому +1

      Waa yartahay guuurso ninka xaga damaca kajirana sariirta makulawadagi karo mana kudamcaayo ilaa uu daawo qaato

    • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
      @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 4 місяці тому +1

      Hhhhh miyaa kolpa ma fahmin ani waa yaabanhy

    • @ShukriHusseinAbdiraxman
      @ShukriHusseinAbdiraxman 4 місяці тому

      ​@@habiboelmo7877 mahadsanid quruxey wax ayaan kaa fahaney❤

  • @NajaxAwalexasan
    @NajaxAwalexasan 4 місяці тому +4

    Thanks 😊 🫂

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 4 місяці тому +1

    Wcs ayaan gobdoon🥰🥰

  • @SleepyRecordPlayer-gw2wi
    @SleepyRecordPlayer-gw2wi 4 місяці тому +2

    Alla aniga yaa ninkas cml ikeno 😂😂😂

    • @Deeqaibrahim62
      @Deeqaibrahim62 4 місяці тому +2

      Se dhehe wll😂😂😂

    • @NasroNasro-c9j
      @NasroNasro-c9j 4 місяці тому +1

      😂😂😂😂😂 sxbey nin waxan ugursano waa inaan ilmo barri ina anfaco helo iyo inan kudhowrsanano hadan midna laga hayn lacag kaliya maxay tare naa waxas ilhy kamagan gal

    • @SleepyRecordPlayer-gw2wi
      @SleepyRecordPlayer-gw2wi 4 місяці тому

      B/c anu hda waxban brta hdadana dee nolol io awlad midna diyar uma ahi waxyalo kalan ka fakara mrka gurigaas io lacgtas iska dhuqi lahaa

    • @NasroNasro-c9j
      @NasroNasro-c9j 4 місяці тому

      @@SleepyRecordPlayer-gw2wi hhhhh hadhow markay isugu kaa tostana waad kafakan leheed

    • @SleepyRecordPlayer-gw2wi
      @SleepyRecordPlayer-gw2wi 4 місяці тому

      @@NasroNasro-c9j Haa wallhi

  • @Sucdi-i8f
    @Sucdi-i8f 4 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 4 місяці тому +1

    Wcs abaayo macan

  • @caaishaxuseen8814
    @caaishaxuseen8814 4 місяці тому +1

    Suuratul baqara daaimo abaayo

  • @SabariinCabdishakur
    @SabariinCabdishakur 4 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤

    • @KhadraMohammed-gr1jl
      @KhadraMohammed-gr1jl 3 місяці тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @KhadraMohammed-gr1jl
      @KhadraMohammed-gr1jl 3 місяці тому +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @KhadraMohammed-gr1jl
      @KhadraMohammed-gr1jl 3 місяці тому

      ❤❤❤❤

  • @faizonuur5898
    @faizonuur5898 4 місяці тому +1

    Wcs abaayo ❤❤

  • @BARNICHANNEL-nq4qx
    @BARNICHANNEL-nq4qx 4 місяці тому +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫱🫲🫶♥️♥️♥️

  • @MahdiyaHassan
    @MahdiyaHassan 4 місяці тому +1

    One person

  • @CaishoMaxmuud
    @CaishoMaxmuud 4 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FatimaYusuf-wn7pq
    @FatimaYusuf-wn7pq 4 місяці тому +1

    🫂

  • @falishassan528
    @falishassan528 4 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @farxiyomaxamuud6830
    @farxiyomaxamuud6830 4 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @nadarindhabalac3726
    @nadarindhabalac3726 4 місяці тому +1

    ❤😊

  • @mulkiibrahim5185
    @mulkiibrahim5185 4 місяці тому +1

    ❤❤❤❤