XARIIR AXMED | ASHQARAAR | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 тра 2023
  • Erayada gorgor abdi
    Laxanka xariir axmed
    Music Henok
    Camera & edit Deeqsi ‪@deeqsiman‬
    Copyright ‪@xariiraxmed19‬

КОМЕНТАРІ • 2,7 тис.

  • @deeqsiman
    @deeqsiman Рік тому +1107

    Qaabkan uduubnay nalaso daawo oo nasoo boqo 👇

    • @aibros8033
      @aibros8033 Рік тому +56

      Halagu yaaco fara dahabkeena deqsi man waninka waxan quruxda badan ee aad fadhiga iyo jiifka ku dawanaysan kadanbeeye
      MAHADSANIIDIN❤

    • @AhmednorAbdimohamed
      @AhmednorAbdimohamed Рік тому +24

      Madan soo galinin bee xaa noo waalee sxb muhiimadu waa inaa si shidan u duubtay from tiim xariir

    • @HanadcalihanadyareHanadc-qq2sy
      @HanadcalihanadyareHanadc-qq2sy Рік тому +19

      xᴀʀɪʀɪᴏᴡ ᴡᴀɴ ᴋᴜ ᴛᴀɢᴇʀᴀ ᴢxʙ ᴡᴀʟʟʜɪ

    • @abdinaasirmohammed
      @abdinaasirmohammed Рік тому +7

      Wn kahelay sxp

    • @goomeyyare9831
      @goomeyyare9831 Рік тому +2

      ❤😊

  • @kulan.PUBG.
    @kulan.PUBG. Рік тому +1391

    Inta og in wax ladhageysto ugu macaan kalaamka alle isoo raaca ❤😮

  • @azlamkaamil1203
    @azlamkaamil1203 Рік тому +389

    Heesaha waxa ka macaan quraanka alle😢❤❤

  • @hassannuorhussein437
    @hassannuorhussein437 11 місяців тому +78

    Waan salaamaya qof wlba oo lagu Yiri kaama dheeran doona ,balse laga dheeraadey😭😭😭

    • @QuruxzanInaOsman-uk8mc
      @QuruxzanInaOsman-uk8mc 9 місяців тому +1

      👋

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому +1

      ​@QuruxzanInaOsman❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂-uk8mc

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому +1

      ​@@QuruxzanInaOsman-uk8mc❤❤❤❤😂😂😂😂

    • @user-wz4wn8fj8r
      @user-wz4wn8fj8r Місяць тому

      😂😂😂 ᴇʏ ᴇʏ ᴅʜᴀʟᴇʏ ᴊᴅᴇʏ ɪɢᴜ ᴅʜᴀᴄᴅᴇʏ

    • @UmalAadan-rk3jr
      @UmalAadan-rk3jr Місяць тому

      Wn ka qaadaya

  • @haashimmoha9588
    @haashimmoha9588 Рік тому +136

    Hees iyo Bar xariir axmed 🐐🔥
    Jaceylka markii lagula fahmo waa macan badanyahay 🥰 lakin waa qaraar badanyahay markaad kaligaa kunoqotid 😢
    Wixii is jecel Allaha isku barakeeyo Jaceylku hawaaro ❤️

    • @dahabsanhoyadeed4517
      @dahabsanhoyadeed4517 Рік тому +5

      Aad iyo aad xanunka xun wlhi ma jiro jaceyl an lagula daremayn qofki aad jeclayd markad darento inanu ku rabin kana si foganayo

    • @mudezabdullahi2018
      @mudezabdullahi2018 11 місяців тому +2

    • @arroussa
      @arroussa 10 місяців тому +1

      😂🫡 yeah haa waaro

    • @najmaali8137
      @najmaali8137 9 місяців тому +1

      ❤❤😊

    • @user-pj8md6rt3v
      @user-pj8md6rt3v 5 місяців тому

      Bil Xaqiiqa wlhi💯☑️

  • @mahirakhyar9679
    @mahirakhyar9679 Рік тому +919

    Wax Ladhagaysto waxaa ugu macan Qur.aanka Alle ilaahay hanoo macaneeyo Dhagysi Giisa ❤❤❤

  • @aibros8033
    @aibros8033 Рік тому +297

    Inta og inuu xariir yahy baarqabka fanka Soomaaliyeed farta taaga 😊👍 👌 💛

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 11 місяців тому +28

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤
    dheh

  • @najmamohmouth7623
    @najmamohmouth7623 Рік тому +21

    Jacaylku wa waxa ugu quruxda badan ee la haysto wana waxa ugu xanuunka badan ee la waayo ❤️😭

  • @muste996
    @muste996 Рік тому +246

    Intaa xariir taagertaa kali aa love sari karta❤😮😢

  • @mustaphe301
    @mustaphe301 Рік тому +152

    Marka u qof ila so hadlo😢❤
    Ayan adi ku mooda❤😢😮
    Hadad iga danbeyso like-ta ha ila dhafin wllo 😊

    • @user-afnaan
      @user-afnaan 5 місяців тому

      😂😂😂😂😂

    • @sadomohamud870
      @sadomohamud870 3 місяці тому

      I like you and I just meet you 😂😂😂😂😂

  • @Nuneak7
    @Nuneak7 Рік тому +38

    From jarar Jano Ogadenia 🇬🇲 to the world the an only xariir Ahmed my legend 👏 🌎🎉🎉

  • @nuurkeyhaji
    @nuurkeyhaji 3 місяці тому +9

    Ciida kadib ayaan dib ugu soo laabtay ❤ adna isoo xasuusi like ta 👍👍👍👍

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Рік тому +716

    Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 👋 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Daahir__
    @Daahir__ Рік тому +42

    Qoral kayga hadaad intano ruux kadhex aragtid adiga iyo hayadabo ilahy haidin janeeY0💬🤍

  • @saalaxsanaag4845
    @saalaxsanaag4845 Рік тому +36

    Nolosha oo dhan waxa ugu jclahay samiro oo nolosheyda oo dhan samiro maxa Bartay aniga oo iska dhalinyaro ah oo iska dhelo kuban samiro Marka bartay nolosha oo dhan waxay ila noqo Tay adiga oo kaliya samiro waxa ka dhigtay qof nolosheyda ku weyn oo igu qali ah samiro Kuma doray qabiil samiro Kuma doray qurux io wax kale samiro Malinta is baraney waxey igu dhahday maxa adiga igu fale aniga waa layabay oo maxa ku dhahay soo gabar ma tihin maxa Haa waa sax waa ahay aniga maxa ku dhahay maxa Marka Mya iska daa ee ka soco anigana maxa ku dhahay hyeh samiro maxa ka ku dhahay waa baxa waa dalana oo magalada baa ka imaday oo ii kadhacay Marka samiro maxa ii rebtay teelkada oo waa Dada hadli jirtay samiro modo 1 bil ah waa ka Dan Sana teelka wax yar ka Bacdi waa Isla hadalnay oo dad waye kale maqda baa modo badan call kawada jirday oo wax badan baa kawada hadal nay samiro waxa wada socoday modo 2 Sano ah oo qofba qofka kale waa xurmenayay samiro maxa uqaday jecel weyn samiro waxa rabay inan guursado 😭🫀lkn samiro wey iga Diday oo maxa igu dhahday Mya Mya Mya Salah maxa ku dhahay maxa qali Mya wayo maxa ogahay baa dhacayo Marka igada Salah maxa ku dhahay maxa qali maxa dhacayo isheeg maxa waxa walba waa ogtahay Marka igada please Salah aniga waa yabay oo maxa igu noqotay arin yaab le waxa wax badan waydiyo samiro maxa ii sheegtay inay tahay gbye aniga waxa aha qof iska amin San inay yihin gbye wllhey lkn Mya oo dadka maxa Naga aminday dad xun xun oo na guursan karin lkn aniga waxa oo dhan ma ogen aniga samiro waa jecla oo Kuma dhicin dadka waxay ka shegayan io waxka laba samiro aniga dardeny baa magalada jogay Kaga so tahay oo nolosha oo dhan baa nacay oo maxa noqday qof iska amusan oo kalige ah oo qofna LA hadlin Marka samiro hada maxa wada socoda modo 7 sano ah samiro Malinta jecladay ila hada waa jeclahay 🫀🫀🫀😭😭
    Hadal io dhaman samiro waa jeclahay oo aduunka qof kale mala simo samiro waa nolosheyda oo dhan waa furaha nolosheyda😭💔😭
    please kadaya heyb soca dadka wllhey ah please 😭😭🫀

    • @MuztaphaManzour
      @MuztaphaManzour 10 місяців тому +1

      Ma guursatay uun 7sanaa la socdaaba tidhiye

    • @dalmar717
      @dalmar717 10 місяців тому

      The best voice ❤❤

  • @cabdikhaaliqcodey395
    @cabdikhaaliqcodey395 Рік тому +8

    Heestu iyadoo bilaa erayo ah xataa waaka dhisay xariir legend💯💯

  • @cabdiibraahim8017
    @cabdiibraahim8017 Рік тому +41

    Hadad ku ceshatay heestan dhagysigeed inta iga danbaysa isoo xus
    Anu maanta oo ay taarikhdu tahy 5/16/2023. Ayaan aad ugu ceshaday heestan dhagaysigeeda ❤

  • @jano359
    @jano359 Рік тому +87

    jaclku waa xanun bila dawo ah wllhi😢kaliya waxa darim kara qofki so maraY xitaa wux kugu kalifaYa inad noqto gooni socaD oo dadka oo dhan ka go’ waxad dhibsany hadlka dadka waxad doonysa inad kali noqto hadn waxad radiany qofki sbabta u ahaa inad sidaa noqto ilahw qalpiga u qaboji qof kasta oo xalda ku jira 😢

    • @mustafelugatoor3863
      @mustafelugatoor3863 Рік тому +1

      Kkk

    • @SuldanCabdi-ke2ks
      @SuldanCabdi-ke2ks Рік тому +1

      😂😂😂

    • @meymuunabdirizaq3741
      @meymuunabdirizaq3741 Рік тому +2

      Benta ma aha wlhi waa mida kaliya layabay qof dhawacada iyo ooyintada sbb u eh marka aragto qoralkisa waad ku farxi ama adigaba radinyo waliba adigo og dhawac kale moyee wax kale inaa kala kulmeen😢Wlhi dhanka jeclka isku ficneen Wana ka carari jiray lkn hada bad ween baan dhaxda kaga jiraa aan meelna uga bixi Karin ilhay garab Hana siiyo qalbiyadane hanoo qabojiyo🤲🥺

    • @SalmaanMohamed-en7fb
      @SalmaanMohamed-en7fb 11 місяців тому

      😥😥😥

    • @SalmaanMohamed-en7fb
      @SalmaanMohamed-en7fb 11 місяців тому +1

      Wlhi wa mida hada ihesato qoralka aad so qortay Wlhi ani ku sugan

  • @hanaappe6363
    @hanaappe6363 Рік тому +5

    Ala wlhi hestan anigee iga hadlesaa wlhi😭😭🥺🥺😭😢onlinekiisa isha ku hayaa mana lahdli kro sometimes farinta udiro igama soo jwpo 💔marka qof ilaso hadlo asiga moodaya l😢❤sidaan kugu oon qabo ma ogid 😢
    #khalid💔😩

  • @rayahassan9315
    @rayahassan9315 Рік тому +35

    J'ai pas l'habitude d'écouter des chansons somaliens mais celle-ci elle est trop cool❤

  • @mustafaahmednorali5281
    @mustafaahmednorali5281 Рік тому +98

    Sidan kugu oon qabo ma ogid
    Ubax lamoodyeey
    Inyaron codkaga aa maqlaan
    Ku istareexaayee
    Ashqaraar markaasaan dareen
    Farxad la ooyaayee
    Bal ogow ifkan ku jeclahay ❤
    Waanad aragtaaye ❤😢

    • @activelogistics3129
      @activelogistics3129 Рік тому +10

      Hadaad Qaarada iga dhoofin lahayd kuma ilaaweeneey. Wax qabad kayga adoon arkin baad igu adkaysaaye. Safaarada bn intaas ku ag wareegaayeey. Visi hii iyo interview bn aad u sugayaayeeey. Oo waxaan rajayn dhawaan la ii yeeraayeey

    • @MohamudAli-ko6fk
      @MohamudAli-ko6fk Рік тому

      Asc

    • @nimcosiyat1470
      @nimcosiyat1470 Рік тому

      @@MohamudAli-ko6fk wcs walal

    • @abaylehassan5952
      @abaylehassan5952 10 місяців тому

      Copy

    • @user-dy5uo8sc1r
      @user-dy5uo8sc1r 6 місяців тому

      Sorry qof i jeclaa oo qiimihisa gartay markuu iga tagay yallah walahi waan qalbi jabay marku iga tagay manta waxan rajaday du tahy hal mar inuu isoo noqdo hal mar hadalkisa maqlo halmar macaneey isoo dhaho 😭😭😭😭💔💔💔💔

  • @SharmaBoy6245
    @SharmaBoy6245 Рік тому +201

    Ku sali xabiibkeena muhamed scw❤

  • @apdiwazacvirgil7800
    @apdiwazacvirgil7800 9 місяців тому +21

    Wxpa nagama dhaxeeyaan Hada lkin wxay ay tahay EX taydi hore❤😢 Fariin marka aan sidaa ugu qoro anigo arkaya ayay i bulugaysaa isla sikinkaa socdana way iso jawabtaa call iO wx klena iskaba daa wxan u wada dhaqanaa sida dad wax ka dhaxeeyaan habeenki wxan wada gaadhnaa 3da ku dhawayd anako sidi dad wax ka dhaxeeyaan oo kale alle ha iigu beego😢 haday calaf kayga tahay hadii kle aysan ahayna Farxad waarta eebo haku manaysto 😢❤
    M , i , X , M , A
    ❤🌹💍

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому +4

    Tani wa hees iyo bar waxa ay ka hadleysaa qiima jaceelka iyo qof aad jeceshahay oo aad xiriirkiisa waysay ❤❤❤❤
    Jaceelku ha waaro❤❤❤❤❤❤

  • @CaBDI956
    @CaBDI956 Рік тому +22

    Heesaha waxa ka macaan kallaamka alle inta igu raacsan like saar and love

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 Рік тому +61

    King xariir ahmed abdullahi is back ❤
    Xariir isn't easy 💪🤴 yaa ila tagero

  • @ayaanayma881
    @ayaanayma881 Рік тому +16

    Allow ku Naxariiso Nolosheydiyow🤲🏻😭
    Xariir adiga ibaray
    Wn kugu so xasustaa

  • @caydaruusxayga
    @caydaruusxayga Рік тому +3

    4ta fanaan ee ugu fiican sanadahan
    1 xariir axmed
    2 khaalid kaamil
    3 abdikariin ali shaah
    4 maxamed maame

  • @Qani_10
    @Qani_10 Рік тому +319

    Jacaylka xanuunkiisa wali wa dareentay?🥺 habayno badan hurdada ma waysay?🥺 qalbiga sidii in dab lagaaga shiday kulayl ma ka dareentay?❤️‍🔥 wel wel iyo cabsi wehel ma la noqotay?🥺 ilmo aan kala joogsi lahayn indhahaaga ma soo qubeen?😭 qofkii aad jeclayd ma kugu jees jeesay mana kugu tilmaamay wax aadan ka malaysan karin?🥺 bahdilaad aan kuu qalmin dusha ma saaratay kaliya adigoo dhowraya la joogitaanka qofkaas?🥺 ma mooday hadaas asagaas wayso inaad dhimanayso ama nolol raaxo leh ku noolanaynin?🥺 Run ahantii hadaad intaasba soo marnay nolosha kale waa wax sahlan, ma jiro noole aan dareemin xanuunka jacaylka waa hadiiba si dhab ah wax u jeclaaday waa uun kala cuslaan karaan balse dareenku waa isla kii 🥺 maan fahmin dadka naxariista daran ee har iyo habayn diyaarka u ah inay qalbiyada jabiyaan, jacayl been ah ku abuuraan, naxariis been ahna u muujiyaan ayagoo ujeedooyin gaar ah ka leh🥺waan soo dhadhamiyay noloshaas balse hada Alxl waan ka soo gudbay waana helay abaal marintii sabarkayga waxaana helay qof i jecel Illhay ha ii daayo run ahantii waxay noloshayda ku soo biirtay waqti aan u bahnaa waxayna bedeshay noloshayda iyo dabeecadahayga❤️ caashaqu waa macaan lkn waa markaa haysato qof ku fahma si dhab ahna kuu jecel ❤️🥺 imisaa habayn waliba hurdada aanan si fcn u ledin iyagoo kaliya ka fekeraya ruuxay doorteen oo fahmi waayay ama cidleeday....?!!🥺 Qalbiyada wada buka rabbow wada dabiib🤲🥺❤️‍🔥

  • @nimcofarhaan868
    @nimcofarhaan868 Рік тому +91

    wlhi xariir heesihiisu waxad modaa inta badan in ay aniga iga hadlayaan waayo mar xalad walpo aan ku suganhy heestiisu way lamid tahy 2016/10/23 ayaan wiil isku baranay kenya ilaa hada jeceyl aan u qabo ayaan rag dhan ka tanaasulay imana wacna haday noqoto dhanka xidhiidhinta lkn ma rajo dhigin mudadaa ila hada aniga ayaa isku daya in ay wax walpa noo quruxbadaan alx ugu danbeyn wan ku guulaystay mudadaa jeceylkii igu kali ahaa ayaa mnta layla qabaa waxaana rajeyn in aan mudo how isu noqono nin iyo xaaskii alle awlaad bariga oo jeceylkaan intaa ku dhabar adagaygay aan ka dhexlo ubad asiga u eeg allow ika daa aduunkygii anwar osmaan 🫂❤️😢

    • @fatumaabdi7149
      @fatumaabdi7149 Рік тому

      Allah haku rumeyo riyayadada

    • @naruurab1114
      @naruurab1114 Рік тому +4

      Alaha kuu sahlo, lakiin ha ilawin in aad nafsataada jeclaato marwalbo.
      Alaha kula garab galo.

    • @ayuzhdiamond771
      @ayuzhdiamond771 Рік тому

      Alle harumeyo riydaada abaayo😢

    • @sumayajibril2129
      @sumayajibril2129 Рік тому

      ❤❤❤ameen

    • @nimcofarhaan868
      @nimcofarhaan868 Рік тому +1

      @@naruurab1114 mahadsanid xppi wlhi naftayda wn jeclhy ilahyna wn ku xidhanahy

  • @Binaase
    @Binaase 14 днів тому +1

    Laxanka ayaa ba ashqaraar ah.

  • @waterofficial251
    @waterofficial251 Рік тому +7

    Ninkaaan heesihiisa ma qaLbigey Lashaqeyaan zomalIyyey Ishega baL ❤😢

  • @Lil_shaafi1
    @Lil_shaafi1 Рік тому +33

    Heestan markay 1million gaadho Isoo SheeGa🎧🫶🏻❤️‍🔥

  • @hawaabdiaziz9487
    @hawaabdiaziz9487 Рік тому +67

    Xariir heesihiisa wa Qalbi tabad jacayl aan ku hayn baa kugu dhacaya ❤😢

  • @inanour3551
    @inanour3551 Рік тому +5

    Heesta markaan arkay waan qiirooday anigay toos iigu socotaa heestu 😮😮 Thanks Inta qisada heestu kusocoto

  • @user-zq8tv7cc8s
    @user-zq8tv7cc8s Рік тому +4

    Ma jirto noloshu waxay kaga qurux badantahay inanad qofna jeclan i hate love 💔

  • @armaankhadar7091
    @armaankhadar7091 Рік тому +24

    Camera manka waa another level laysma xaqiree guuleyso sxb deeqsi man 🔥🙏

  • @ahmedothman2460
    @ahmedothman2460 Рік тому +46

    Mobilekan ka yara eegayaa erayadadiye
    Marka uu qof ila soo hadlaan adi ku moodaye
    Accountka iyo ciwaankaga baan isha ku hayayee ex ninkii jacaylka ku ciyaaray unbaa intaa fahmi karo
    Amazing Xariir you're top 3 best somali singers keep it doing
    Dadka sanooyinka kadib dhagaysan doono aad baan idiin salamayaa xitaa hadaad qarniyo iga dambayso faexad baan kuu rajaynayaa❤😂

    • @user-yw8ns8uy2d
      @user-yw8ns8uy2d Рік тому +1

      qarnigadii ban jogna lkn broaking ayan la nolahay inad iso wjbtan tellka ka egaa markuu qof ilaso hadlan adiga ku moda

    • @ahmedothman2460
      @ahmedothman2460 Рік тому

      @@user-yw8ns8uy2d Omg 🥺

    • @ismacilNimcan-ke9nj
      @ismacilNimcan-ke9nj Рік тому

      ​@@ahmedothman2460 ⁰❤

    • @najaxsiciid3367
      @najaxsiciid3367 Рік тому

      Hadii eebe idmo waxaa dhicikarta in qoraalkaagaan 20sano kadib dad akhriyaan ayagoo heestaana qaaraami ahaan udhagaysanaya😊 oo qaar jacayl waaliya hayo😊 anaguna aan dhimanay ama noolnahay😊

    • @ahmedothman2460
      @ahmedothman2460 Рік тому

      @@najaxsiciid3367 aad io aad hpptih Waaba qasab way daaᴡanayaan i.a anaguna cimri dheer allah hana siiyo oo aan ku aragto commentiyadooda

  • @ibrahimadanabdi4870
    @ibrahimadanabdi4870 Рік тому +22

    Old memories still exist.....i wish everyone could get back his/ her love ❤ 😢love is sweeter when you have the right person......that happiness 😊 wen you saw your ex smiling...... still love exists ❤ kindly take care of it. If you still remember your ex say hii🤛

    • @omario6677
      @omario6677 Рік тому +3

      Sxb move on ex waligaa lagumanoqdo most probably u will break up again

    • @Bashaar4
      @Bashaar4 Рік тому

      Stop crying over ur pastThere more women to love in this world ur ex is gone that hoe moved on her life zxb 😂

    • @Zaam00461
      @Zaam00461 Рік тому +1

      😢😢

    • @ibrahimadanabdi4870
      @ibrahimadanabdi4870 Рік тому

      @@omario6677 sxb runta waye ......

    • @Turbulence2027
      @Turbulence2027 Рік тому +1

      Move on adeer😅

  • @Hafssa-10
    @Hafssa-10 Рік тому +10

    Way macaan dhaaftay heeskani.😢

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Рік тому +16

    Boqorka codka xariir axmed mahadsanid Boqor walhi inan baa sidaa ug noqotay markaa heestan anay igu socotaa oo waan udirayaa heestan .... boqorka codka xariir axmed........

  • @Ugaz-Egal
    @Ugaz-Egal Рік тому +15

    Goatka fanka somaliya welcome back Heesihii oo Dhan waxay noqdeen calacal 😊

  • @abdikadirsalah4636
    @abdikadirsalah4636 11 місяців тому +2

    Ninkan codkiisu waa another level woow boqorka codka xariir ahmed

  • @abdiali8227
    @abdiali8227 11 місяців тому +3

    Song of the year 2023 till next year # big up to you Xariir our legend..

  • @haniitaofficialchannel
    @haniitaofficialchannel Рік тому +188

    Bal ogow ifkaan ku jclahay waadna aragtaye 😢😢😢💔 This song touched my heart, it seems like it is talking about me

    • @nasfm5054
      @nasfm5054 Рік тому +9

      Sorry abaayo 😢

    • @najobigy
      @najobigy Рік тому +10

      Na nin la'an majirte raga kale indhaha uqaybi

    • @LiibaanSaciid-se2ug
      @LiibaanSaciid-se2ug 9 місяців тому +2

      Like you wllhi

    • @user-cw1dw2uf6i
      @user-cw1dw2uf6i 8 місяців тому +1

      ​@@najobigy😂😂 walee😂 nin wax loo samro ma dhamo

    • @SaamiyaXassan
      @SaamiyaXassan 7 місяців тому

      ​@@haniitaofficialchannel😢😢

  • @muxudiiinfaysal4219
    @muxudiiinfaysal4219 Рік тому +25

    Xariir axmed heestan laxankeeda wexey uegtahay heestii aad qaadey dhemaney dhigaa waad usidataayee waa fannaka number 1 ii ah aan taageero runtii Xariir axmed fanaan laxan ku gaaro majiro 😮❤😊😮😮😮

  • @daahirnuur6305
    @daahirnuur6305 Рік тому +7

    another level xariir hesahada markan dhagesto xadeyda dhan wey kaceen 🔥 ❤️

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @FARHIAMOHAMED360
    @FARHIAMOHAMED360 Рік тому +14

    "Bal Ogow ifkan ku jeclahay Wadna Aragtaaye ❤️🥺😭🌍"
    inta itabtay

  • @djdalmar1176
    @djdalmar1176 Рік тому +49

    What a song & Beat ☝️ The music is so good. Heynok and Xariir keep going 🔥🔥🔥🔥

  • @hamdaqueen6861
    @hamdaqueen6861 11 місяців тому +4

    Maasha Allah xariir horay usoco wll walaahi waan kutaageeraa wll waliba waan ku jecelahy walaahi waa igadaacd wll ilaa 2215 ilaa hada 2223 sidii baan kuu jecelahy wll ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Samlaa.omar-12749
    @Samlaa.omar-12749 Рік тому +5

    Wlhi heestaan inee iga hadleysaa u maleenaaye ileyn dad waa wada bulaan caanshaq ❤️❤️‍🔥✨

  • @osmanabdulahiali7869
    @osmanabdulahiali7869 Рік тому +17

    Another mouthwatering super hit from the gifted Hariir Ahmed.

  • @iamsharmakeabdi7233
    @iamsharmakeabdi7233 Рік тому +134

    Lyrics %90
    Melody %95
    Music %90
    Video %90
    Voice %100
    Well done Harir ahmed 🎧🔥

    • @PeterJoto-vb3uy
      @PeterJoto-vb3uy Рік тому +2

      Aaji

    • @calimahdi7181
      @calimahdi7181 Рік тому

      @@PeterJoto-vb3uyآنا لله وانا اليه راجعون Allh hku naxariizto bwe wanu ku jeclayn balze allh ba naga kaa jecladaay wa bil ramadaane allh danbigaga ha dhaafo qabriga allh hku nuuriyo kitaabkaga midigta allh hakaga dhiibo naxariiztii jano allh haka warabiyo zamir iyo imaan allh hanaga kaa ziiyo 🤲🏻😢😢😢😢

    • @waxgarad983
      @waxgarad983 Рік тому +4

      ​@@calimahdi7181yaadhintay oo utacsiyaynaysaana?

  • @anisadheman8098
    @anisadheman8098 Рік тому +5

    Heesta kaliya ee waqtigeedi ku timid misna aan daris nahay 😢😢😢

  • @XayaatXaaji
    @XayaatXaaji Рік тому +2

    Heestan harqaan aan dhar kaso qaadanayay bey ka daarneyd aad bey iso jiidatay ❤fanankeena xriir❤❤❤❤❤❤

  • @penramijuni0r410
    @penramijuni0r410 Рік тому +19

    Xariir oo soo laabtay waa Fankoo raJo yeesha 😢😂♥️💙

    • @garasgashan6875
      @garasgashan6875 Рік тому

      Waa runtaa wlhy xariir waa fananka oo kali oo aan tagero

  • @maxamedsiciid883
    @maxamedsiciid883 Рік тому +4

    Eraydii gor gor cabdi💯
    laxnkii xariir axmed 💯
    musgii henok albacha 💯
    coodkii boqorka coodka xarir axmed💯

  • @user-nl6my6ze5h
    @user-nl6my6ze5h Рік тому +4

    My favourite singer xariir Axmed guulayso ina adeer ❤

  • @AbdisalamSirka
    @AbdisalamSirka 2 місяці тому +1

    Weewe eesh calaa fanaan waanu ku wadanaa xariir axmed

  • @faysalyuusuf1302
    @faysalyuusuf1302 Рік тому +158

    Heestan laxankeeda waa laxankii GAARI DHOWRSAN, Intii ila aragtay Like ta dhak kaga sii mahadsanid:)

  • @anshahofficial7957
    @anshahofficial7957 Рік тому +8

    Waa hees qalbi taabad ah the legend of the somali 🇸🇴 songs Xariir Axmed

  • @sademohamed-xy7mn
    @sademohamed-xy7mn Рік тому +2

    Fanka Xariir Ahmed buu ukala xiranyahay oo xoreystay😮🔥🔥

  • @queenzluula573
    @queenzluula573 11 місяців тому +3

    Heestan maanta igu horeeyso an dhageestay kadibna waxey noqtay mid aniga toos iga dhax hadashay isma laheyn waxad arki wax ku quseeya aduunka ceenba ceeyn iska ah😊

  • @sumayajibril2129
    @sumayajibril2129 Рік тому +13

    Xiriir heesihiisu inay aniga sheekeenayaan ayaaa moodaa ❤ balse illahayoe i aqbal ducaydayda ameen 🤴❤

  • @Succes_succes
    @Succes_succes Рік тому +149

    The really goat 🐐
    The voice killer 🎤
    The king of music 🎵
    The unique talented
    2023 on fire🔥 again
    Long live my bro xariir👍

  • @nashbooy
    @nashbooy Рік тому +4

    Wan wata heestan legend 🔥🔥

  • @xanfar11
    @xanfar11 7 місяців тому +2

    Legend waka hayna waxan hees lama dhii karo keep going Legendary man ❤

  • @user-gb9iz8oy2t
    @user-gb9iz8oy2t Рік тому +4

    Heestan laxankeedu wa heestii geleygu shan buu ahaa ayey mela badan iska egyihii yaa ela arkay ❤❤❤

  • @hiboahmed3892
    @hiboahmed3892 Рік тому +33

    😢Ano is leeh wad bogsatay unbay hees calacala oo igu sabsan so baxaysa yab Alla illahow kaan io hesahaba qalbiga iga saar yarabi 🤲🤲🤲🥺😭 walhi mar walba oy fariin iso dhacdo waxan moda taan sugayay hadana ma noqoto 😮 jacayll waa xanun bila dawo ah walhi😢 kaliya waxa dareemi kara qofki so maray 🤔 Xata wuxu kugu kalifaya inad noqoto qof goni socod ah Oo dadkoo dhaan ka go,ay waxad dhiibsanaysa hadalka dadka waxad donaysa inad kali nolato hadana waxad radinaysa qofkii sabab Uu aha inad sidan noqoto 😢 Illahy qalbiga haa uu qabojiyo ruux kasta OO qalbiga xanun ka dareemaya 🥺

    • @Maryam02029
      @Maryam02029 Рік тому +1

      Aamiin Apyo Adna culaYska Alle hka dulqaaDo😢😊

    • @sucadoibrahin2509
      @sucadoibrahin2509 Рік тому +1

      Sidokale 😢😢

    • @sacdiyaomar6950
      @sacdiyaomar6950 Рік тому +1

      Samir Xppi 😢😢

    • @izzehdiinyt2324
      @izzehdiinyt2324 Рік тому +2

      xaalka adduun ayaaba sidaa iska ah In laguugu kalsoonadaa waa ammaan ka qaalisan in lagu jeclaado."inta kugu kalsoon ee ifka saaran ayaa kabadan marna ha isdhiibin wax walpo waa marxlad laga gudbo Ha umaleyn markasta qiimaha sare inuu lasocdo tayada sare✌marna ha iloobin qiimahaga qof ayaad qiimo uleedhay wll ❤

    • @zahrabon
      @zahrabon Рік тому

      Lkn wall waanada qofwalba waa dhigeysi waayo midna kuma dhayeyeso halka ku buugta yaa reeyd hadey kiinin ku noqoneyso😢 oy markaba meesha ku dhaceyso way fiicnanlahyd

  • @nysarooble6354
    @nysarooble6354 Рік тому +1

    Nin og xariir in uu noogu hiiiyo codkiiisa ❤️ waaa ninka kaliyah dareeen walba uu leeyahay bini aaadamka ka hadla asaga iyo iskalaaaji waaan jeclahay heesahoosa 💯🥰❤️

  • @ayaancabdi2770
    @ayaancabdi2770 Рік тому +5

    Heesaha jecelka waan jeclahay lkn jeceel ma lihi 😮😅
    ARODOO IFKAAN KUU JECLAHAY WAADNA ARAGTAYEE ❤
    ASHQARAAR MARKASAAN FARXAD LA OYAAYEE 😊😊❤

  • @mohabashir8546
    @mohabashir8546 Рік тому +6

    Gabdhahena somaliyed fadlan sidan iska badala aad ban idinku dhib qabnaye 😭😭😥
    Hees Iyo badh Mohamud Ahmed Abdullahi xariir guleyso Ina adeer

  • @khadarhapy2439
    @khadarhapy2439 Рік тому +10

    Yaa sidayda ku celceshaday heesta? 🔥Waaaw the best song n the best singer of somali singers super super star #xariir_axmad 🌟 🎵 ❤️ 👌 👍

  • @mustaferasta9742
    @mustaferasta9742 Рік тому +2

    The legend master xariir ku wa taa inankii kinamada❤

  • @user-ri7cl8sh4i
    @user-ri7cl8sh4i Рік тому +1

    Legend xariir since u released till now ayaad Mooye kale ma dhageysan❤❤❤

  • @shoaibsheikhabdullahi7828
    @shoaibsheikhabdullahi7828 Рік тому +8

    Xariir ahmett King rapper keep going wll from ogaadenia 🇬🇲💪💯

  • @user-xp2om4lg9s
    @user-xp2om4lg9s Рік тому +8

    heestaan markaan arkay ani caade ii tur jumaysaa sbb ah 😢12 /05/2023 ay ahhed lawa maalin ka hor ayaa waxa igu dhacay gabar amiirad ah moda badan aan nolol qurux badan oo jacel ah soo wada qaadan jirnay ayaa halmar isbadashay si kasto oo waco mala iga qabanaao coolka xitaa fariintayda kama soo jawaabayso mar badan ano wacaayo ay mar mar oo ii dhahaa onether coll😢💔 waxaan qalbiga aad ugu ilmeeyay waxaan ugaaday inay zxpkayga ino xariir kala dhaxiiyo runti waxay ii aheed malimo aad igu xumaay lawada garab aan lahaay ayaa halmar qalbigayga dhaawacay😪💔
    orohdiyo jawaabtaada ayaan aad oo sugayay ........marka qof ila soo hadlo adaan ku moodayee
    inkasto ii xanuunjisen abid farxad igu noolada marwaliba niih garabkiina ahay qalbigayga zave idin.yahay🥺🤲

    • @jihaadcabdi
      @jihaadcabdi 11 місяців тому

      Beenta dhaaf qalbigaaga save maahine😅

  • @abdiaziiz8556
    @abdiaziiz8556 Рік тому +3

    sidan kugu oom qabo ma ogid ubax lamoodyaayee🥺
    inyaroo codkaaga aan maqlo ku istiraaxaayeeee🥰
    ashqaraar markaasaa dareen farxad la ooyaayeee🤗
    bal ogow ifkaan kugu jeclahay waaadna aragtaayee😳

  • @islanmohamed390
    @islanmohamed390 Рік тому +1

    Ninki jacelkisi heley heestan wa xasuus macaan🥰🥰🥰

  • @kheirowabdi2713
    @kheirowabdi2713 Рік тому +93

    Today's Beautiful Hadith is about Seeking Refuge
    Muslim - meaning bin Abi Bakr (RA) - narrated that: He heard his father say following the prayer:
    "Allahumma inni a'udhu bika minal-kufri wal-faqri, wa 'adhabil-qabri
    اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ مِنَ الْكُفْرِ وَالْفَقْرِ وَعَذَابِ الْقَبْرِ
    (O Allah, I seek refuge with You from Kufr, poverty and the torment of the grave.)"
    I started to recite them and he said: "O my son, where did you learn these words?" I said: "O my father, I heard you saying this supplication at the end of the prayer, and I learned them from you." He said: "Continue to recite them, O my son, for the Prophet of Allah [SAW] used to say this supplication at the end of the prayer."
    (Sunan an-Nasa'i 5465, Book 50, Hadith 38)
    A beautiful and powerful dua to make, seeking refuge in Allah, as from the Sunnah of the Prophet (SAW).

  • @nimconalka4918
    @nimconalka4918 Рік тому +12

    Heestaan laxanka waxay uga egtahay dhamasta geedaha lama sina like 👍 hadaad igu rayi tahay😊

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 Рік тому

      Haa lkn heestaas music waali ah saarneed tana music jawi dagan saaran

  • @maryanruun7427
    @maryanruun7427 Рік тому +5

    Hestan waxad mooda iney aniga iga hadleyso illahow qof walbo wuxu jeclyahy u sahl🤲💔

  • @sharmaarkecawke8238
    @sharmaarkecawke8238 Місяць тому

    Farta taaga inta xariir taageeraysay markii king rapper xariir axmed la odhan jiray ilaa maanta

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 Рік тому +90

    Every time I'm listening to him I always feel happy and forget about the problem in somalia...by from growe....

  • @Ahmed_jazz
    @Ahmed_jazz Рік тому +6

    Legend inbadan kusugaynay 💔 first igu cumamada👍

  • @Zameirmahamed
    @Zameirmahamed Місяць тому +1

    Ato xariir Ahmed 🕺🏼 2026🎧🎙️

  • @kingmanka-in7lk
    @kingmanka-in7lk Рік тому +1

    BAS WYE ANI WAANĶA QEEYLIYE WLHI XAŔIIR AXMED LEGENDS HEESAHA JACEELKA❤❤❤ASAAN U DAAYE EREY LAXAN IYO CODBA

  • @abdifataaxshucayb6975
    @abdifataaxshucayb6975 Рік тому +4

    Labada goat 🐐 ee fanku waa xariir axmed iyo abdikariim ali shaah

  • @khamalhasan9001
    @khamalhasan9001 Рік тому +19

    The king of somali music is back 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @Manow2831-be6gx
    @Manow2831-be6gx Рік тому

    Erayada soo socda.
    Mobelkaan ka yara eegayaa erayadaadee.
    Markuu qof ila soo hadla adi ku moodaayee.
    Acconka iyo ciwaankaada isha ku hayaa.
    Sida aan kugu oon qaba ma ogid ubax la moodyay.
    Inyaroon codkaada maqla ku istareexaayee.
    Legend Alfanaan Xariir.
    18/5/2023 in africa. ✅ 👍

  • @user-kj7tr4gu3i
    @user-kj7tr4gu3i 6 місяців тому +1

    Xariir axmed heestan heesta uguu jeclahay weye am from X.G.D

  • @abdullahimohameddahir2501
    @abdullahimohameddahir2501 Рік тому +15

    Islaanimo iyo Jaahurnimo ilahy hanagu dilo 😂👋 Xariir axmed inta ayan ka salaamayaa sxb Fanka La'aanta WA abaar 👌✅️

    • @kingmudu9773
      @kingmudu9773 Рік тому +1

      Apti IslaamnimO iO MznimO dheH😂😂😂

    • @sahriinamohamed2429
      @sahriinamohamed2429 Рік тому

      Ader waxba kama fahmin ducadaada 😂😂😊

    • @kaderabdi4336
      @kaderabdi4336 Рік тому +1

      Jaahuur nimo🇬🇲🔥

    • @adamuboy1224
      @adamuboy1224 Рік тому +1

      @@sahriinamohamed2429 Jaahuur waa reer isaaqnimo…Laftooda hoose Ogaden kamid ah ayuu kuduceyste laandheeraha

  • @maahircadde9031
    @maahircadde9031 Рік тому +11

    Kig of voice I proud you xariir Ahmed ❤

  • @user-go1rf4nm2c
    @user-go1rf4nm2c Рік тому +2

    Yasalaaaam walhi anigay iga hadlsa❤❤❤❤❤❤

  • @CabdullahiCabdi-tf8xe
    @CabdullahiCabdi-tf8xe Рік тому +1

    Mansha Allah xariir axmed fanaan an tageero

  • @mohamednadiifofficial
    @mohamednadiifofficial Рік тому +6

    Inta heestan qusayso please love iso saar😢😢😢

  • @akjunior474
    @akjunior474 Рік тому +8

    Waaah! It's like xariir sung this song for me. Keep it up brother

  • @mnawaribashiri5747
    @mnawaribashiri5747 Рік тому +15

    That voice of xariir MashaAllah

  • @ahmedsalah-pd8cz
    @ahmedsalah-pd8cz Рік тому +7

    ❤ this song is full social media termalogy and its trending like it