Walahi Daahir waa iga ilmaysiiisay waxaa tahay Shaqsi somalida ay ubahantahay ina tahay I don’t care qabiil waxaan kaa codsona maxakamada time ka balaq balaqda soo gaabi dadka dhiban ayaa ka muhiimsan Legend Respect fam✊
Shaqo, Dowladaa masuul ka ah ,iney SHACABKA ey mataleyso. Shaqo u aboorto. Dowladnimoo dhan waxey u maleeyaan BRLAMAANKA iyo KURYAHOODA. Urdada ka kaca..
Waa calool xumo dalkiis ayaa maafiya ku ceshay dhibstadaas uu marayo wiilka waxa ku samaysay hooyadiis ayad tuurtay markay dhashay ayadan og waxa ka dhalay waa very sad sorry
See ku ogatay inuu been shegayo ma waxad masuul katahay garoowe yaab badana umadan xage loraca wiil yer oo lunsan meshey dhihilahayen sorry aya af xumi logu dara war iska amu hadad qeer ku hadleynin hadifacin tuugada
Awowe dahirow mrka hubcap wiilkani illhey dartii u caawiya😢😢😢wllhi 😢oohinbey Barbosa qofkii calol jilcani oo naxarisleh😢wey ooyi😢allaahu akbar xanun badana noloshu mrkey ku cidleysat😢😢😢
wixiii caawinayay oo dhan waa dumar ragii naxriista waa ka guurtay
waxa soo shirqolay soo dumar ha eheen walal dadka mawada xumee hadal yuu kaa tagin malaa ik ayaa garbahaga saranee
Waa taan ka yaabey anba, allow naxariista hanaga siibin.
@@fouzianuura2327 tii tuurtay saw dumar maaha, waliba qiyaantay
Alla mxaa dhibaato jirta, wiilkaan muxuu qalbi jab soo marey... Hada lacag yar buuba sheegtey oo uu shaqo ku abuuran karo, allow u soo sahal.
Walahi Daahir waa iga ilmaysiiisay waxaa tahay Shaqsi somalida ay ubahantahay ina tahay I don’t care qabiil waxaan kaa codsona maxakamada time ka balaq balaqda soo gaabi dadka dhiban ayaa ka muhiimsan Legend Respect fam✊
Allaah ha lugoyo waay lugoysey nagtaasi allaah madada ha ku akhiro aamiin
MashaAllah Dahir Alle hakufududeyo howsha u haysid umada
Yarabi ugar gaaro adaa kaali kariim ahee umadaada daahir calasowna waa meesha kaliya leskugu imaado asna noo daaa waa maskiin umaciin🤲🤲😢😢😢😢
SINADA ISKA DHAAFA RAGGOO GUUR XALAAL AH KU DADAALA DHIBKAAN ZINA KEENTAU
This story is very sad sorry brother u been through alet
Waa wiil qurux badan hooyadaas duruuf unbaa ka waday ilmaheeda.
Tan waa xanuun 😭😭😭😭
HADEYSAN XUBNAHA KALA BIXIN AYAAD NASIIB SATEY SOMALI HA AMININ
Ascw Boqora Dahir wiilaka fadalan ku celi jamacadiisa soso waad awoda sideya waxa usina jirena ha usiiyan ❤
Subxanallaah somaliyeey hala saacido wiilka insha allaah ❤
Daahir fadlan caawi wiilka
Inshallah waad heley saa walidkaa
ALLA MAXA ILMO RAFADEY O WELI RAFADSAN 😭😭😭😭😭😭
DAHIROOW AABO U NOQO WIILKAAN 😭😭😭😭😭😭😭😭
Oo biil u qor... Ilaahy dartiis.
Ilahay ha ku sahlo walidkaga wiil yare fiican bad tahay insha’Allah wad guleysan doonta
Ilaahoow u gargaar wiilka yar iyo daahir calasoowba masaakiintuu caawiyaaye
ALLAHA U SAHLO HOYADIIS
illahay culeeska fudeed hakaga dhigo aamiin
Ilaahay oo qalbiga hakuuqabojiyo iyo inta umad ah
AABO DAHIR IGAARKA KALA HADAL SOOS WUXU XAQ UGA LEYAHEY INEY USO DIRAAN JAMACAD DIBADA
Naagta sidaas yesyeey mid naxeyso Maahan mid illahey kabaqeysana maaheen xasidsanedaa in la helo OÖ la soo xiraa fiicnaankeheed qumayada
😢😢😢😢😢😢😢yarabi allle ha ugargaaro
Intee lagala xiriiraa calooshaa I hurtay walaahay
Naagtii lugoysey ee jaamacadiisii ka saartey Ilahey cadaabta haku fogeeyo cudur aan daawo laheyna ilaahey ha ku rido Aamiin
Wall inaad uduceysid ayaa kawanaagsan
Wiilkaan waxa heshay naag maafiyo Al soomaaliya maxa yaal ma siibo ka dhacday
AABO DAHIR MAHADSANID 👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴
ILLAHOOW QEYR SI SOOS
Wiilkanyer umada aabe iyo hooyo Allaha uga dhigo aamiin yaarabi
GABADHAS WEXEY AHEYD MALAIK ILAHEY KUSO DIREY
ILMAHA DHALMADODA WEY FUDUTAHEY LAKIIN WAXA DHALEY QOFKI KORSADEY
NAGTAAS AD GARAWE U ADEY HADEYSAN KU QALAN AYAAD NASIIB YELATEY
Wlhi waa calool xumo qof aan walaal iyo waalid leheen
WA NIN SOMALI DHALADA QABIIL WAXBA UGAMA BAHNA
Walhi Wan kanaxaye wilkan allhaa usahalo umadi dashaye
AABO DAHIR SOOS ULA HADAL WUXU XAQ UGU LEYAHEY INEY DIBADA KENAAN
Dahir cawi wilkan plz
INAAD SAXIIXDID MA AHEYN
WEXEY AHEYD NAAG TUGA
Ilaahow dahir ugargar aduunyo iyo aqiro 😢
Wixii dhacayna waa dumar
illahow caruurta somaaliyeed u garagar😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ax wiilkan somaliyey cawiyo😢
😢😢😢
MAMADA MAR KASTO WA HOYADA KU KORSATEY
WALAHI RAFAAD AYU MAREY MUXU KA DONEY GARAWE
SOOS MAR KASTO XAQ AYAAD KU LEDAHEY XATA DIBADA AYEY KU KENAYAAN
Somali wa jibatay
WIILKAN SOOS HAKU NOQDO HA U SHEGO NAGTA SIRTEY HANA WEYDIISTO INU YURUB YIMADO WAXA LA SIINA FISO SHAQO GURI YURUB
dhaarta dadka ka. daa ilaahay uga cabso
MISKIIN NAFTIISI AYU HALIS GELIYEY😭😭😭😭😭😭😭😭😭
WIILKAN HALO GURMADO
Shaqo, Dowladaa masuul ka ah ,iney SHACABKA ey mataleyso. Shaqo u aboorto. Dowladnimoo dhan waxey u maleeyaan BRLAMAANKA iyo KURYAHOODA.
Urdada ka kaca..
Iyo tiimkiisa
Waa calool xumo dalkiis ayaa maafiya ku ceshay dhibstadaas uu marayo wiilka waxa ku samaysay hooyadiis ayad tuurtay markay dhashay ayadan og waxa ka dhalay waa very sad sorry
WALLAHI BAXAR AYU NAFTIISA GELIYEY
See cml 😂
Daahir fadlan caawi Allah uyasiro
😢😢😢😢😢😢
Maansha alaah daahirow rabi kuu gar gaar
Runtii aad bey iitabatay rabiyow wiiilka yer ugargar walidkii usahal niyadii sidey rabto oo qeerka ogu jiro allow usahal haho mardambe dad haracin hana rumeysan ilaa dhiiga kala qadatan 😂😂😂😂😂😂😂
Maxa ku qoslaysa mrka yaab😢😢
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
😂😂😂😂
Wiilkaan gabooyo buu u egyahay
Haa wllhi aniga xataa waa is iri
Aniga xitaa waan is dhahay, goobayaha dadka way iiga duwan yihiin
Cid uu yahayba koley waa qof dhiban.
Somali na waa dad xun oo dadka caaya
Tumaaliada bu u egyahay
MAQAAYO U FUR AMA MEL CABITAAN LAGU GADO
Waxaan rabaa. Mal lagala. Xariiro
been buu sheegayaa
garowe anogo hargeysa kunool haday
waxas igala kulmaan mawaayeen ban fikayaa cid aan idanshegyo
dadka kawacdo
See ku ogatay inuu been shegayo ma waxad masuul katahay garoowe yaab badana umadan xage loraca wiil yer oo lunsan meshey dhihilahayen sorry aya af xumi logu dara war iska amu hadad qeer ku hadleynin hadifacin tuugada
Whats this guys number
I want to be his mother full stop 😭😭
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
😢😢😢😢😢😢
😂😂😂😂
😂😂😂😂