CISMAAN JAGNAA SILSILADII WARDOON QAYBTII 7 AAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 вер 2024
  • #Subscribe #Share #Like #Thanks 💕 Mahadsanid 💕
    DHAANTADAN waxaad ka arkaysaa fariimo badan waxa ay u dhawdahay dhax dhaxaad iyo in @AliDhaanto loogu Jawabayo
    hasa yeshee waxaan la inkiri karin in ay tahay wax sheeg ugu danbaytii
    Rayigaagu waa noo muhiim silsilada ka dhiibo fikirkaaga
    ‪@WaqalStudio‬ ‪@AbdirahmanSomali‬ ‪@ABDIASKARITUBE‬ ‪@astaanmedia‬ ‪@UNIVERSALSOMALITV‬ ‪@QarriJiqood‬ ‪@JigjigaTube‬ ‪@DeROCKSTONE‬ ‪@SNTVNEWS‬
    / @alidhaanto
    • GOBOLADA -ALI DHAANTO ...
    • DHAANTO CUSUB DIRGAAX ...
    For all inquiries email Alidhaanto571@gmail.com

КОМЕНТАРІ • 369

  • @AliDhaanto
    @AliDhaanto  3 роки тому +88

    Walaalayaal subscribe siiya channelkaan sxbkey Hirey Vlogs
    m.ua-cam.com/users/xirey&uid=vIPSJu8rhIKUBFctEy4NOA

  • @abdikadirfarey
    @abdikadirfarey 3 роки тому +41

    Silsiladda waxa ay maree meel fiican in kastoo ay dad u qaateen xumaan iyo in iyaga lala dagaalayo sigaara waxaan ucanbaareynayaa ragga laxanka silsiladda ka tilaabsday ee la yimid laxame kale meesha aan usocono waa in la helo soomaali qalbigeedu saafi isku yahay ee inta aan heesano ha inaga bur burina walaaloyaal suugaanta waxbaa lagu dhisaa ee wax lagu dumiyo sida dhaqankeenna ah.💙🇸🇴🇸🇴

    • @inaraabi4641
      @inaraabi4641 3 роки тому

      Hadalkaagu ma xuma balse cid laxanka ka beyrtay majirto ee isaga diidey Ali Dhaanto musica iyo laxankaba

    • @shaya9137
      @shaya9137 3 роки тому

      War ayado taxana ah xagee kala socdaa

  • @assalaammedia5221
    @assalaammedia5221 3 роки тому +67

    Sifician ayanolasocdaa silsilada inta lasocota like isaar

    • @puresomalilander6951
      @puresomalilander6951 3 роки тому +2

      Jawaab
      Dadka somaliland
      Daruurihi ictiraaf
      Hada waw diyaar
      Amniba na deeqo
      Aan ku diirsanaa
      Dimuquradiba dalkayga hago
      Qofba cidu doono codka ugu dara
      Mid lasoo diray masii daba galloo
      Darafyaduna hada wow diyaar
      Dalka hogamiyan
      Umad kla duwanba deganka
      Wada degtoo danta guudbay
      Ka midaysanyiin dawladoodu
      Waa wada SOMALILAND❤
      Kla danbaynbaa dariiqyada lomara
      SOMALIYA WAW DUCAYNAA
      AMNI KU DABAAL DEGAAN
      CADAWGA DUUBANEE
      KOLBA DAAR GUBABA
      DAAYINKI ALLEH KA DULQADO
      DDS INAY DANTODA INY GARTAN
      GAASTA DABIICIGA AMXAAR KA DAAFACAN SOMALILAND WAW DIYAAR DIIRKA SOMALINIMO INY UDAGLAMN
      WAA DARDARAN GUUD
      5 SOMALIYED MEELKASTY
      DEGAAN HAYSKU SOO DURKAAN

  • @Faces189
    @Faces189 3 роки тому +6

    Alla Qalbiga, Ilaahoow qabyaalada nooga tirtir dadkeena.😭💜💜💜💜💜💯💜

  • @hooyosoomaaliyeed2509
    @hooyosoomaaliyeed2509 3 роки тому +13

    yarkaan wuu wanaagsanyahay mashaAllah🌻🙏

  • @ekb3848
    @ekb3848 3 роки тому +2

    nin laso dirsaday sowmadabo gashaan
    taanaa jawaab ugu dhow masha allah abwaaniinta somali silsilada iyo dhaqanka afkarta lays dhaafsado maha oo kaliya in laysku durro lkn afkaeena hooyo ayay horumar u tahay iyo ubuxa so korayaa ee bulshada somaliyeed

  • @ayaanaragsan2056
    @ayaanaragsan2056 3 роки тому +6

    Wooow ninkan jawap bila turxan ah ayuu bixiyay hore u soco ayan ku leyahay

  • @kingbulshaawiofficial395
    @kingbulshaawiofficial395 3 роки тому +9

    Sislada waardon ♥️iyo jawap qourx badn cusman jagnaa
    Hore u soco Ayan leyhy
    Dhamantina xidigah deganka somalida Ali dhaanto adigana mar deganki imow aan ku marti sornay

  • @yasminhusen8375
    @yasminhusen8375 3 роки тому +2

    Maa shaa allah tabaarak allah alla af soomaaliga qurux badana oo macaanaa oo xikmad badana taa waxeey ku tuseesaa in eeynu nahay isir samaale oo salaadiin ah bal u fiirsada luuqada soomaaliga luuqadaha wadamada aan u maleeyno in eey wax yihiin luuqadeenaa ka fac weyn oo waa luuqad boqortooyo hadii baaritaan lagu sameeyo walaahi wax weeyn baa soo baxaya bal fiiri intaa silsilada eey soo socotay erayo xikamada leh ee isku daba ridan beey ku socotay alla yaa taariiqda soomaalida soo baara been baa soomaali laga sheegaa oo waxaa la yiraahda waa xooga dad oo cawaana oo duurka ku jiray oo qaa qaawanaa oo mar danbe soomaali la baxay laakiin xaqiiqdu waa boqortooyo kumanaan sano ka hor aduunka maamuli jirtay oo luuqada kaliya yaad ka arki in eeynu cawaanta qaaqaawan aheeyn

  • @aminaahmeday
    @aminaahmeday 3 роки тому +20

    Asslamucalkum all my brothers and sisters. Wa ruun cadaw aya ina kala dayray Somalia oo midowda ilahay ha ina tuso insha allah,guuuuuuuuuul,from somaliland 💌💌💌💌💌💌💌💌💌💌💌💌💌

    • @hamuunoghamuunog1097
      @hamuunoghamuunog1097 3 роки тому

      Dadka somaliland dariskayga gobta ah ❤❤

    • @nimoabdi5878
      @nimoabdi5878 3 роки тому

      Amiin

    • @nimcoabdirahman2486
      @nimcoabdirahman2486 3 роки тому +2

      Hayska qiiroon xbbti ee midnimo Somalia maxaa inooga dana inaga Somalia iyo somali makala taqaan horta

    • @aminaahmeday
      @aminaahmeday 3 роки тому +1

      Wllshay quruxey. Sida ha hodhan inta aan inagu isku jeedno cadaw ayaa imago soo jeeda. Maxa yelay ma ogola marnaba inan heshino ama Somalia baa aay heshiso.waxa ina Ka eryay wa cadaw neeceb diinte iyo dadnimadena.marka ilahay haynaga qabto cadawga Ka foog iyo Ka inaga dhex dhashayba.

    • @mahirdalpoqortooyo5546
      @mahirdalpoqortooyo5546 3 роки тому +1

      @@aminaahmeday fariid fikirkaaga waan jeclaaday

  • @apo4417
    @apo4417 3 роки тому +25

    WxaN maqli jire rag izwayay arinba kala geyay lkn ogaden izwayay dhanta izku keenta 😂😂 tageran idin ahay from 🇸🇱❤️😂😂

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 3 роки тому +23

    Ogadenkii❤ layga beerayoow geel dhaqashadeenii wax inoo dhama ma jiro qurbihii waynu laqabsan laanahay waynaga dhantada isku waraysanayna ❤

    • @ikranbile4955
      @ikranbile4955 3 роки тому +1

      Rerka-wilban-kajecle-qli-kadhin

    • @issadiin6606
      @issadiin6606 3 роки тому +1

      💓💓💓💓💓

    • @kahiyrmogejamac9800
      @kahiyrmogejamac9800 3 роки тому +2

      Yaka fican walashey dantatho lisku waresti wa ba heybad illahi nasiye m.a sister

    • @naruurab1114
      @naruurab1114 3 роки тому +1

      QofkA dhaqankiisa wax u dhaamo maleh.. Geelayaga yaa noo celiyo.

    • @MohamedAhmed-mu3cw
      @MohamedAhmed-mu3cw 3 роки тому +1

      Seynab
      Dhaantada iyo dhaqashada Geela
      Waa 2 shey oo Dhaqanka somalia
      Ugu Qurxoon
      Wardoon Guudhaan somalia wixii ka jirey 30 ki sano
      Ee Hadana aan wax laga bedelin
      Ayay iftiiminee
      My fanaan Cali dhanto
      Ayaa ku mahadsan Silsilada Wardoon

  • @abdirizaakelmi5973
    @abdirizaakelmi5973 3 роки тому +3

    waaw👍👍👍👍👍💯

  • @aminamusa712
    @aminamusa712 3 роки тому +24

    OMG I miss Somalia so much ❤️❤️ i will literally cry when get back.

    • @Hawd
      @Hawd 3 роки тому +2

      I think it's Jigjiga area or Faafan

    • @garaniijo252
      @garaniijo252 3 роки тому +2

      Jijiga has belongs to somalia bro

    • @meheebnoor548
      @meheebnoor548 3 роки тому +1

      Go cry then 😂

    • @meheebnoor548
      @meheebnoor548 3 роки тому +1

      Go cry then 😂

    • @aminamusa712
      @aminamusa712 3 роки тому +6

      @@meheebnoor548 not funny! I just meant that I miss my home country a lot and I can’t wait to get home

  • @haykalsoofeofficials
    @haykalsoofeofficials 3 роки тому +6

    Cismaan jagna
    Silsilada waadka
    Odayayasay
    Garaad jawaab
    Dhexdhexaad ah ayaad
    Noo keenatay
    Ee horay u soco

  • @gardaasemedia9712
    @gardaasemedia9712 3 роки тому +10

    Inta sidayda reer somaalilnd ah Love saara

  • @garaadyare8980
    @garaadyare8980 3 роки тому +2

    Axsan jawab 👏👏👏

  • @ahmadaliqaraf7433
    @ahmadaliqaraf7433 3 роки тому +1

    Msha alah zxpky Cusmaan jagnaa. Nin aan taageero jawab waafi ah

  • @abdirahmanwarsame5346
    @abdirahmanwarsame5346 3 роки тому +2

    Jawaabtii ugu habooanyd wixii soo jawabay Odhan ninkanaa ugu macquulsan waayo cid muu aflagaadayn runtana muu dafirin wax xaqiiquu sheegay waa nin dhexdhexaada cali dhantana wuu u jawaabay kuwii kalena muu lasafanin codka iyo midhahana isaga ayaa iskaleh

  • @farhanhusen4959
    @farhanhusen4959 3 роки тому +7

    Maansha Allaah.
    Meel Wanaagsan
    Ayaad Dhigtay.
    Hooyadaa Kaama Gablanto. Huuno 😍🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍

    • @suguleflims6877
      @suguleflims6877 3 роки тому +1

      hh may gablaminba isagay dhasay😅😅

    • @xayiizepoi1871
      @xayiizepoi1871 3 роки тому +1

      Silsilada dad ayaaa xumaan kafahansan lkn waa wax loobahanyahy waaayo dhalinta ayay wax susisaaaa

    • @xayiizepoi1871
      @xayiizepoi1871 3 роки тому

      Ina hooyo nNLO

  • @abdifaahabdulahi221
    @abdifaahabdulahi221 3 роки тому +1

    Masha allaah my Abti yaashay iyo sida mid nimada iyo isku duubnida uradinesan allaha idinlagarab galo wacyi galinta ad wadaan

  • @b_rtv
    @b_rtv 3 роки тому +22

    Waah waah diirka soomaaligana ismadiidanee deyr baakalaxiree miyeey kaladurgeen waa qayb kamida erayada heesta

  • @alidek4717
    @alidek4717 3 роки тому

    Mansha allah cisnaan jagna wugarabay meelu garabina way jir wali jawabti cali dhaanto waxkeno walalayahay abow cali dhaanto jaqaq sokamu siiniin intu kaga qayli siiyay yuka amusay warninku warbu sodonay su uso wardoonay imina sojawabin marki dambana gubabo yuwaday san waxkuqab sanlahayn yu kahadlayay hadana cali dhaanto deeganki wax omaqabo wuna iman insha allah hadana jawab macqula yan kasugayna lkn niinka ciiyal caytami yauso jawab waxana cali dhaanto qori mahayo niin waxgarada ciiyalkina waxodi waxkaso qad malaha cali dhaanto guul guul 💪💪💪💪💪💪💪

  • @mohamudabdimohamed9235
    @mohamudabdimohamed9235 3 роки тому +3

    Cismaan Jagnaa Waa ninka Kaliya Ee Jawaap Zaxan Layimid 🤘🧢✊

  • @ayaanmohamed1862
    @ayaanmohamed1862 3 роки тому +2

    SOMALILANDD
    💚💚💚🤍🖤🤍❤❤❤

  • @siyaamsiman9291
    @siyaamsiman9291 3 роки тому

    Cismaan wiil darwiished
    SililadA wuu ka odayey horay u soco
    Intìi silsiladu socotey waan lasocdey Jawaabtaada waa midA ugu fiican ee aad sil siladA kaqaybqaadatey

  • @abdiselamhajinur1363
    @abdiselamhajinur1363 3 роки тому

    Maa shaa allah
    Walaalow waxbadan waad asiibtay
    Waxaad ogaataa in ay dhab tahay shidaalkii in booyado lagu dal-dalo oo dadkeenii an ay arkaan dibad iyo gudaba.

  • @AhmedMohamed-mb8ti
    @AhmedMohamed-mb8ti 3 роки тому +5

    Ninkan waa Abwan dagan e waxaan eelenahay; keep going on brother

  • @barwaqomuse1111
    @barwaqomuse1111 3 роки тому +4

    Mnzhlh somaliland ❤💭💚👍🙏🥰👏👏waa jawaab wanaagasn 👏👏💕💕

  • @sahalmahamuud2213
    @sahalmahamuud2213 3 роки тому +2

    Cisman jgn hal yeey somaliyeed wlhi wan kuntageraa wll horay usoco

  • @cadaala_filims
    @cadaala_filims 3 роки тому +12

    Wax yar kadib iyo lyrics ayaa inoo ballan ah sxbayaal
    Axsan Jwb

  • @simanabdi9798
    @simanabdi9798 3 роки тому +13

    Inta Jubaland iyo DDS la difaacayo Jwaapti saxda ahayd Umahaysaan Ali Wilashiinow ✋ wali Afaaro kale an loojogin baadkudhexjidhaan🙄

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 3 роки тому +2

      Jubbaland iyo dds in la difaaco wa wajib ma russia ayan difaci lahayn caqli xumada mesha la imatay kala tag

  • @manaxmukhtar7950
    @manaxmukhtar7950 3 роки тому +16

    War ninkaa naa waxlaga fahmikaraa hadaa rageedoisogalay meesha igadaa ciyaarta haday makhaayadu camirantee

  • @mahamudshek452
    @mahamudshek452 3 роки тому +1

    Wali ma hayo jawab uqalntaa Ali dhanto viva Ali dhanto

  • @mawliidmahamedaadan8978
    @mawliidmahamedaadan8978 3 роки тому +2

    Maanshaa allaah caad ayaad ufahansiisay codkaaga qaaliga ah

  • @mahamedfarah839
    @mahamedfarah839 3 роки тому +2

    mashaa allah somali dhamanted allaha dhowroo wan idin jeclhy

  • @jalaqsanerash9047
    @jalaqsanerash9047 3 роки тому +2

    Great ,wad asiibte saxib

  • @Moxaaamed
    @Moxaaamed 3 роки тому +3

    Diirka soomaaligaa isma diiidanoo
    Deyr baa kala xiraye maba kala durkeeen
    Abwaan osmaan jagnaa barteedii baa dhigtey🙏😍❤

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 3 роки тому +16

    Intii soo jawaabeesay kan baa ugu fiicnaa oo cidne maagin caayne la socon🔥

    • @saedibrahim3485
      @saedibrahim3485 3 роки тому +1

      Kuwii hore wax loo dhiibay bay ku dhaantaynayeen
      Laakiin abwaan isagaa erayada iska leh

    • @najeepbashir2269
      @najeepbashir2269 3 роки тому +1

      Part 5 ayaduna way fican thy

  • @amaadin12
    @amaadin12 3 роки тому +3

    jawaab wacan

    • @lailaahmed4899
      @lailaahmed4899 3 роки тому

      waa jawaab mcn abwan osaman waa caqli badan wlhi🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @amaadin12
      @amaadin12 3 роки тому

      @@lailaahmed4899 waa saas abaayo

  • @adoontiialle6781
    @adoontiialle6781 3 роки тому +5

    Diirka soomaliga isma diidanoo
    Dayr baa kala xiraye
    Mayba kala durkeen😢😭
    Illaahoow hanala kala durkin dayrkana naga qaad😢😭

  • @abwaancarris5426
    @abwaancarris5426 3 роки тому +31

    Silsiladaan wanla socdaa waana ku xirnahay hada tan ma cid iga horeysaa furtay waa may 1 ani

    • @MaxMax-ml9pk
      @MaxMax-ml9pk 3 роки тому

      yaaah yaaah

    • @puresomalilander6951
      @puresomalilander6951 3 роки тому +2

      Jawaab
      Dadka somaliland
      Daruurihi ictiraaf
      Hada waw diyaar
      Amniba na deeqo
      Aan ku diirsanaa
      Dimuquradiba dalkayga hago
      Qofba cidu doono codka ugu dara
      Mid lasoo diray masii daba galloo
      Darafyaduna hada wow diyaar
      Dalka hogamiyan
      Umad kla duwanba deganka
      Wada degtoo danta guudbay
      Ka midaysanyiin dawladoodu
      Waa wada SOMALILAND❤
      Kla danbaynbaa dariiqyada lomara
      SOMALIYA WAW DUCAYNAA
      AMNI KU DABAAL DEGAAN
      CADAWGA DUUBANEE
      KOLBA DAAR GUBABA
      DAAYINKI ALLEH KA DULQADO
      DDS INAY DANTODA INY GARTAN
      GAASTA DABIICIGA AMXAAR KA DAAFACAN SOMALILAND WAW DIYAAR DIIRKA SOMALINIMO INY UDAGLAMN
      WAA DARDARAN GUUD
      5 SOMALIYED MEELKASTY
      DEGAAN HAYSKU SOO DURKAAN

  • @bilehusseinsahid1395
    @bilehusseinsahid1395 3 роки тому +1

    Qoodh iyo xero,ninkanaa ugu dhawaa jawaabti RUN DAWARA.

  • @namiin3034
    @namiin3034 3 роки тому

    Very Nice 👏🏾💖👏🏾💖👏🏾💖👏🏾

  • @saamiyocabdi6216
    @saamiyocabdi6216 3 роки тому +4

    Soomaali 🇸🇴galbeed hadaanahay dad soomaalinimadah kaawayn tahay nahay🇸🇴❤

  • @hibobashir4599
    @hibobashir4599 3 роки тому +1

    Mansha allah inaadeer silsiladii hasocoto siwanaagsan bu oga hadlay

  • @jwxo9313
    @jwxo9313 3 роки тому +8

    Thank you❤️💕❤️
    I missed dadkay iyo dhalkoodaba
    💙💙🇸🇴💙💙

  • @faysalcilmi7272
    @faysalcilmi7272 3 роки тому +20

    Silsiladan ciyaal baa qasaye hada way noo socotaa
    Guul Ali dhantoy
    Anagad Naga hadleysaa oo dibada Ku go nay

    • @puresomalilander6951
      @puresomalilander6951 3 роки тому

      Jawaab
      Dadka somaliland
      Daruurihi ictiraaf
      Hada waw diyaar
      Amniba na deeqo
      Aan ku diirsanaa
      Dimuquradiba dalkayga hago
      Qofba cidu doono codka ugu dara
      Mid lasoo diray masii daba galloo
      Darafyaduna hada wow diyaar
      Dalka hogamiyan
      Umad kla duwanba deganka
      Wada degtoo danta guudbay
      Ka midaysanyiin dawladoodu
      Waa wada SOMALILAND❤
      Kla danbaynbaa dariiqyada lomara
      SOMALIYA WAW DUCAYNAA
      AMNI KU DABAAL DEGAAN
      CADAWGA DUUBANEE
      KOLBA DAAR GUBABA
      DAAYINKI ALLEH KA DULQADO
      DDS INAY DANTODA INY GARTAN
      GAASTA DABIICIGA AMXAAR KA DAAFACAN SOMALILAND WAW DIYAAR DIIRKA SOMALINIMO INY UDAGLAMN
      WAA DARDARAN GUUD
      5 SOMALIYED MEELKASTY
      DEGAAN HAYSKU SOO DURKAAN

  • @beerlulab9008
    @beerlulab9008 3 роки тому +2

    Fanaan hadana sujud leh masha Allah

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 3 роки тому +4

    Absolutely
    Jawaabaha Loo baahan Yahay
    Waa Noocaan Kale
    Wardoon Waan Wada Sugnaa
    Meel Kastoon Joogno
    CISMAAN jagna
    Jawaab Aan turxaan Lahayn
    Farshaxan Qurxoon Leh
    Ayuu soo Tiray
    Inaba Caadi maha

    • @abdisamedcawleed4323
      @abdisamedcawleed4323 3 роки тому

      Jawaabtaydiina waan soowadaa ee halkeen kusoomariyaaa cali dhaantooy

    • @wadanirisma5493
      @wadanirisma5493 3 роки тому

      Jawaabtii cali dhanto
      Sidii waraka udoonaya kolkahore udira hagarabmarina
      Runta kahadala
      Oohawaabta
      Run udira iyowaxa jira udira
      Oodhabtuu kahadalay
      Kahadla wll

  • @aamiinapdirizaaaq1460
    @aamiinapdirizaaaq1460 3 роки тому

    M.a

  • @farhiamali4693
    @farhiamali4693 3 роки тому +1

    Dadkeygi an jeclayow horay usocda one love 🥰❤💯🙏🙏

  • @zaynabziciid2467
    @zaynabziciid2467 3 роки тому

    M.a tanbaan jawaab dhihi karnaa markii hore caruurbaan Bali kula dabalanayne

  • @khadraxaji2024
    @khadraxaji2024 3 роки тому

    ✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @hamzamoktar5186
    @hamzamoktar5186 3 роки тому +1

    Mansha Allaha ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 3 роки тому +1

    Well done 👍

  • @hawosalebaan918
    @hawosalebaan918 3 роки тому +1

    war nagadaa silsiladii haday naalo yeelaty alow wax noo garnaqa aanan waayin keep going my borthers

  • @ifrahmaxamuud5235
    @ifrahmaxamuud5235 3 роки тому

    Ali dhantoo waan kuu haaystaa dhantadadaa soo jawaab pls Ali dhantoo horaay usocoo ano kuu hadlayaa afkaa reer lascanood love reer jigjiga

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 3 роки тому

    I love ❤️ this dhanto

  • @abdikadirsahil2098
    @abdikadirsahil2098 3 роки тому

    Cusmaan weli waxbuu qarinayaa,run dawara jawaabta ugu habboon waxaa bixiyay Cabdi Hargeele,inkastoo aan u maleynayo ineysan Cali Dhaanto gaarin.

  • @fahimaalaale6255
    @fahimaalaale6255 3 роки тому +2

    Ali iyo cismaan waa laba wiil oon saxan wax kuso wada cune waa su aal iyo jawaab inkastoon wali halkii la rabay la gaadhin jawabtii

  • @abyadulbaghdadi3757
    @abyadulbaghdadi3757 3 роки тому

    Cadi maha eraydaan wa jawaab macquula

  • @neehaalabdihashi7357
    @neehaalabdihashi7357 3 роки тому +1

    Ali dhanto wali waxan qaba inadan jawab sax ah helin is difac ba meshan uga jeda kalliya lkn wali runta dhanta ah waxa ka hadalo lama hayo war ya ila qaba tas ♥️💙💛🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯💯♥️❤♥️💯♥️♥️💯💯♥️💯💯♥️💯

  • @safiyahussen9466
    @safiyahussen9466 3 роки тому

    Mansha alaah

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 3 роки тому +1

    Masha allaah walahi sujuud ayaa ku taala walaalo inay ku dambaajin sh ayaad ku fiicantahay

  • @zahrobintuhusni5241
    @zahrobintuhusni5241 3 роки тому +2

    Alla maxaan sugayey silsilada wardoon

  • @kulmiyetvkenya3333
    @kulmiyetvkenya3333 3 роки тому +2

    Wlh Ninkan Way Dambajiyeen Malahaxamasadba soo Qaday Bal daya Sunada iyo sujuuda Ka Muuqata

  • @munahalgandarawish5814
    @munahalgandarawish5814 3 роки тому +1

    Abwaan cismaan. Waa jawabta ugu saxan

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 3 роки тому +1

    Jawaabtan baa la qaadankaraa ❤️✅✅

  • @dagoatzino1375
    @dagoatzino1375 3 роки тому +5

    Hello

    • @cabdidaacadofficial1235
      @cabdidaacadofficial1235 3 роки тому

      Waaw sil siladaan runtii ani waan kahelay waa sisl silad xaqiida somalida ka HadlaYsa lkin mar dhexe bay laxanka kadileen niyad kab cml

  • @issadiin6606
    @issadiin6606 3 роки тому

    Ha socoto silsilada, ciyaalka yar yar na qaska ha dhaafaan

  • @aydidmuhumed9830
    @aydidmuhumed9830 3 роки тому +2

    Keep going My dear brother

  • @khadijoabdi8994
    @khadijoabdi8994 3 роки тому +1

    Waan idin. Salaamat Asxaabey salan kadib sudaanta waa waxa kaliy ee Somalida eey wax isku fahansiin jireen badana inta aan ogahay na weey isku fahmaan

  • @geeljiredabadhoon7957
    @geeljiredabadhoon7957 3 роки тому +1

    Tani waa jawaabta kaliya ee aan odhan karo way u noqon kartaa run dawara👍

  • @samirafani5369
    @samirafani5369 3 роки тому +2

    Wiilkan way wanagsantahy jawabtiisu ma ahan sida kuwa caadifada iyo laablakac wado

  • @leylaali642
    @leylaali642 3 роки тому

    👍👍👍

  • @shariifsakiin8620
    @shariifsakiin8620 3 роки тому +4

    tani ma ahan jawaabta silsilada waayo wax yiga jira kama aysan turjumin sida arag tidayda ah

  • @nooralas6636
    @nooralas6636 3 роки тому

    Waa kuwaan jawaabihii saxda ahay

  • @abdinoorismail3866
    @abdinoorismail3866 3 роки тому

    Manshaallah good man

  • @maryamacali786
    @maryamacali786 3 роки тому

    Waa runtii cali dhanto mid lasoo dirsaadaya somasii dooratan waad dooratan midi lasoo dirasadaya from sanaga ceerigaabo

  • @ahmedsulub
    @ahmedsulub 3 роки тому

    Masha waxa u maansooday si hufan oo sharfan

  • @khalphaaaofficial3777
    @khalphaaaofficial3777 3 роки тому +1

    Boogta aad qabtee dusha kaaga taal
    Dadka lama tuseee hanka lama dileee
    Xalka iyo daawada waa la daydayaaa.
    Erayada waa lagu qanci karaa.
    Waxuu silsiladda kaga qeyb qaate hadal nabadoonimo iyo wax garadnimo.
    Waxaan sugi la ahay QEYBTA 8-AAD

  • @riweyda209
    @riweyda209 3 роки тому +4

    Dadka somalind izku dhuupnimay meel kuwda dageen calaw had ma ila socotaaa
    Manta daraf yadiipa dalka hogaaamiya💎😋⚽️

  • @amirmohan5194
    @amirmohan5194 3 роки тому +1

    Ali yow duldulela d.d s i dod ka kente dulankine adu kugu socda sida badane al xasil wn ku heysana❤ silsilada e siwada🙏

  • @mohamedhussein3559
    @mohamedhussein3559 2 роки тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪

  • @roodaqueen2959
    @roodaqueen2959 3 роки тому

    Woow

  • @saalaxabuukar6730
    @saalaxabuukar6730 3 роки тому

    horay usoco bro waxasa silsiladii la orakara ee dara sura iyo feer yaa lala iman halkan

  • @khalidadenhujale2531
    @khalidadenhujale2531 3 роки тому

    Ali dhantoo adgaa ayn markan kasugeynaaa Nosoxir silsiladhaa

  • @eidmohamed316
    @eidmohamed316 3 роки тому +1

    Cisman jagnaa waa inanka ugu macquulsan

  • @eblanoor9920
    @eblanoor9920 3 роки тому

    Hayeeee

  • @omargedi4923
    @omargedi4923 3 роки тому +1

    😍jawabta saxdha aah ee "Wardoon" watan😍Hasocoto silsilada👊Viva Ali dhanto

  • @maxamedcali361
    @maxamedcali361 3 роки тому

    Aadya aad Sxb Sare

  • @abdixakiinhasan1805
    @abdixakiinhasan1805 3 роки тому

    Zxb. Wax jwbaa lagu qanco.umahayzan cali dhanto.xaqiqdu. ka Hadley..silsilaada jwbteeda ma hyzan cali dhanto.

  • @MohamedAli-bp1hu
    @MohamedAli-bp1hu 3 роки тому

    Lyrics please

  • @muscabmoha7362
    @muscabmoha7362 3 роки тому

    ❤❤❤❤❤

  • @abdulkadiralimuse3704
    @abdulkadiralimuse3704 3 роки тому

    Cimaan jignaa waa nin u garaabayo dadku in ay gumaystaha weli isaga hoos jiraan oo si kle aan la awoodin, Weli hadalku ma dooxna Dushaa malab laga marinayaa ali dhaanto bamkiisi weli ma qarxin inta aan la qarxinna midkle uma furna kiibaa irmaan weli oo jawaabtiisi aan la haleelin marka in midkle uu soo duubo waa isagii oo eraya kle wato in uu ku soo cesho taasina hadal tiro weeyo in ay silsiladdu dheeraato ma wacna waa in si deggan loo gorfeeyaa oo eraywalba siyaasadda uu xambaarsanyhy jawaabtiisii runta ahyd loo doonaa.

  • @faraxsane3621
    @faraxsane3621 3 роки тому

    Wax badan sugaayay 💖💖💖💖

  • @ayaanlemohamud3024
    @ayaanlemohamud3024 3 роки тому +1

    ninkan sifican ayu uga jawabay dhantadi run dawara 🥰

  • @deegfiyoore4417
    @deegfiyoore4417 3 роки тому

    Dayaxa qoraxbaa daba socota jaqna libax jawaabtiii u saxnaa

  • @kadraabdi2744
    @kadraabdi2744 3 роки тому

    Woow woow wooow fanankanii waaa nin wanagsan siwanagsan buu us jawabay maha ciyaalkii iska caytamayay