WARDOON 13 IYO ABWAN CAYN 2021SU AALO KU SOCDA QURBA JOOGTA WEEYO KALIYA ?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 вер 2024
  • ‪@WaqalStudio‬ ‪@BBCNewsSomali‬ ‪@AbdirahmanSomali‬ ‪@ABDIASKARITUBE‬ ‪@BRITSOMALITV‬ ‪@5somtv‬ ‪@QarriJiqood‬ ‪@Kaaraamardhatv‬ Dhaanto aad iyo aad u yaab badan
    waxaa soo laabatay dhantadii wardoon oo xaga qurbaha war laga so doonay
    abwan cayn ayaa waxa uu leyahay bal eeg wakanaa

КОМЕНТАРІ • 354

  • @AliDhaanto
    @AliDhaanto  3 роки тому +33

    ua-cam.com/video/l9OEG8IlviM/v-deo.html
    fadlan subscribe saara sxb keen xirey

  • @mahadsomali4144
    @mahadsomali4144 3 роки тому +167

    Wlhi WiiL baa helay Ali dhanto hadad iga dambayso like Waa kugu Waajib

  • @barkulmis
    @barkulmis 3 роки тому +84

    Inta aragtah in lagu duubay mogadisho , gaar ahaan wadada aada Daarul salaam . Like saara . Kep it up . Pro . Abwan ceyn

    • @haldoorofficial8011
      @haldoorofficial8011 3 роки тому +2

      Anigaaba kusugan wadada daaru salaam ayaa lagudubay

    • @Faces189
      @Faces189 3 роки тому

      Waraa xamar miyaa? Oo waraa meeshu qurux badanaa.

    • @Faces189
      @Faces189 3 роки тому

      Kililka 5 ayaan u malaynaayay wallahi. Xamar jajab ayaan ku dhashay gaar ahaan masaajidka jabarti.

    • @carfigaaseey896
      @carfigaaseey896 Рік тому

      @@haldoorofficial8011 k

  • @Amir-Muse
    @Amir-Muse 3 роки тому +9

    dhaantada silsiladi wardon wax dhama lawa fanki Somaliweyn kadhexesay ilahey shanta Somaliweyn dib ha u mideyo midnimo aya dowlad aya wadan jira lagu yahey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪❤️❤️❤️😍😍😍😍

  • @cabdilimo4220
    @cabdilimo4220 3 роки тому +6

    wa jawaab cajiib ah . abwankani cod macaan iyo erayo xaqiiqda ka jirta yurub ayuu taabte waxana filayaa in uuba soo af jare wardoon oo dhan..................abwan keep going............thanks

  • @beerlulab9008
    @beerlulab9008 3 роки тому +34

    Dal iyo dibad baa kala baxay wlhi 🤣😅😅😂😂Viva Africa

  • @saskianuur6062
    @saskianuur6062 3 роки тому +28

    Waa runtii yurub ragi Ogaden askari ban u helay naga celiya anaga surga kaga tagaan 😂Og Girls inolada inamadayada wan idiin jecelahay daal iyo dibadba Ogadenimo hunayal ❤️💙💚✅

  • @evehussien2129
    @evehussien2129 3 роки тому +17

    Yes brother, I do and I'm somaali femal❤🇸🇴❤🇸🇴✌

  • @abdixareed4087
    @abdixareed4087 3 роки тому +18

    Abwan cayn soduu u hayo tariikhda tahriibta ayaaba cajiib ah lais waraysto ceeb ma keentee haloo jawaabo qurba joogeey

  • @mohamedmaalim7215
    @mohamedmaalim7215 3 роки тому +27

    Aaad iyo aad baan utaagersanyahy abwaan cayn from NFD garissa.

    • @Oscarchannel87
      @Oscarchannel87 3 роки тому

      Ma ninkaan aya nfd kayimid mise abwaanka erayada leh

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 3 роки тому +5

    Jawaabtu waa haa qurbaha Sharaf kuma joogno wlhi waan uxiisay dalkii hooyo ❤❤Nogob iyo afdheer erar iyo jarar faafan iyo shabeele ❤

  • @daddysprincess5532
    @daddysprincess5532 3 роки тому +3

    Yaa salaam Jawaab diiran waad u dirtay , inkastoo xaga dharka dhaqa ka uu wali inagaga haysto Ali dhaaanto, dawlad gaaled islaam wa u darantahe dinta wacan ciyaalka malaga duwaa baybalkoodi tacliinta ma ugu daraan, dulli weeyo cadaan lama daba galee duubkii iyo xijaabki ma dabar jareen sow ma diidan inuu sheekh idiin adimo............ xaqiiiq

  • @cabdifarah4547
    @cabdifarah4547 3 роки тому +9

    Aad iyo aad waan taageersanahay abwaan cayn horey usoco ayaan leeyahay

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 3 роки тому +7

    (MASHA'ALLAH TABARAKA'LLAH)!! Rageedii dhaantada wardoon❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hinbomiin7873
    @hinbomiin7873 3 роки тому +3

    I LOVE OGAADENIYA FROM HARGEYSA

  • @zamraabdinasir9159
    @zamraabdinasir9159 3 роки тому +11

    Wale markoodii walagaley gurba jookta inta igu racsan like

  • @araweelo2aaden126
    @araweelo2aaden126 3 роки тому +5

    Abwn cayn ax yaa cod mansh allh ❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏

  • @Hagardiidd
    @Hagardiidd 3 роки тому +3

    I am from Muqdishaa. Hadda Waadadanahay

  • @fatumadagan9616
    @fatumadagan9616 3 роки тому +4

    Waaaaaaaw waleee dhulka lagujiiday qurbajooog maashalaaah abwaankeeena😁😁😁😁🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @fartunabdi3812
    @fartunabdi3812 3 роки тому +1

    Mansh allaah Abwaan ka iyo fanaan kab waxan leeyahay afkiin cano geel laguqabay dhinaca kale waxan leeyahay cali dhanto waxa furtay silsilad somaliad wax utaraysa wa madsantahay cali dhanto adiyo timkaaga silsiladda wardoon wa silsilad sojidatay badi shacabka somaliayeed waxan ku leeyahay halkaa ka sii wad cali dhanto mansh allaah

  • @aarizofficial8395
    @aarizofficial8395 3 роки тому +3

    Igula Saliya Nabigenii Subanaa NNKH scw scw scw ❤❤#Subscribe igu Caawiya Team Ali Dhanto 👍🙏

  • @ifrahsiyara4558
    @ifrahsiyara4558 3 роки тому +12

    Wagar waxasa dhanto ka ah afka kuma go huno qali

  • @cabdisalansiibaay4338
    @cabdisalansiibaay4338 3 роки тому +4

    Abwaaan ceyn waa ninka kaliya ee si fahan ku dheehanyahay kaga war celiyay silsilada keep going bro

  • @muhamedqadar1154
    @muhamedqadar1154 3 роки тому +4

    Asc dhaman inti samaha jecel iyo qaybti 13 e wardoon

  • @maxamedcabdinuur2819
    @maxamedcabdinuur2819 3 роки тому +2

    Mashaa'allah sxb cod waad haysaa mashaa'allah horey usoco

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 17 днів тому

    Maasha'allah, xaqiiq ❤

  • @maryananshur5732
    @maryananshur5732 3 роки тому +1

    Masha Allah tabaaraka Allah

  • @oraahsamelyrics9357
    @oraahsamelyrics9357 3 роки тому +2

    Team Dalka waan Kawadanaa Kuwa Qurbaha Dhaantada Nur Caraale Hasoo Galo

  • @hindaomaryusuf4343
    @hindaomaryusuf4343 3 роки тому +4

    wlhi waa erayo cajiiip ah waaye keep going Abwaane

  • @shukriaabdi5205
    @shukriaabdi5205 3 роки тому +1

    Masha allaah xaqiiqda dhabata ah ayey ka hadashay ee ka jirta qurbaha.

  • @aminomohamed3517
    @aminomohamed3517 3 роки тому +2

    Wlhi nin rag iga dheh abwaane horay u soco

  • @abdallaemiir1577
    @abdallaemiir1577 3 роки тому +6

    Wooow Ninkaan dhaantii xalqadihii hore isku jawaab bay ahaayeene xalqadaha dambe dariiq cusub buu qaadsiiyey iga qor.

  • @quruxsan70
    @quruxsan70 3 роки тому +1

    abwaan Ceyn wale digaaaga laduraaay waxaan eheen macuno americaa ogubadarane allow garissa cadey igusiiin walahi qosol maleeh ina adeerow xaqiiiq ayaad kahadashaaay qalbigaaa igaa gubanaayaa 😭😭😭 ilmihiiinaaa kaniii baycunaaa allow hoyoyinkaaa carurtaaa utosiii anagaa allow hasogarsiiin markaaa safarkaaa alle hano fududeyo ilahaay salmaaan iyo nabadgalyo alle hanogadaro cabsiii an tiii rabii eheen ayaaa qurbaaa lagujogayee allow anagaa isyelnee ilahayow hanagaa badal qadaniin ya allah

    • @fattahabdalla9309
      @fattahabdalla9309 3 роки тому

      hhh abyo qurbaha si lagu aado way adag thy lkn si sahl ayaa looga soo labtaaa hadii aad nacdo
      sahal ayaad kusoo laban krtaa😂

    • @quruxsan70
      @quruxsan70 3 роки тому

      @@fattahabdalla9309 maxaaa nagaracay qooysate ya kuxiriii 😂😂😂😂😂👈

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 3 роки тому +6

    Ogadenkii layga beeray oo isu hiloowbay oo dhaanto isku waraysanaya soomaalida kale naga raali ahaada daawadayaal 🖥

    • @ikranbile4955
      @ikranbile4955 3 роки тому +2

      Viva

    • @farhanhusen4959
      @farhanhusen4959 3 роки тому +2

      Waa Hagaag
      Xabiibti 👍❤❤❤👏👏👏

    • @NomadKoshin
      @NomadKoshin 3 роки тому +1

      Abwaanku wuxu ka hadlayo Waa ku gees maren, meeshan Ogaden iyo qabiil lagama hadlayo ee waxa laga hadlaya wacyiga umaada somaliyed, ilaahey qabylaada ha ka cafiyo.

    • @abdirahmanali3418
      @abdirahmanali3418 3 роки тому

      Hhhh

  • @maxamedmire5206
    @maxamedmire5206 Рік тому +1

    yes cali dhanto

  • @xogbaar4119
    @xogbaar4119 3 роки тому +2

    Haddaadan xaasid ama baqiil ahyn subscribe ta ha ila dhaafin!
    Gobonimo ku noolow 🙏

  • @mahamedhaype2586
    @mahamedhaype2586 3 роки тому +1

    Mansha allah waleee aban cayn meel baad kaga soo hadhay nacaskii cali doqon ahaa

  • @adnaahmed1628
    @adnaahmed1628 3 роки тому +1

    Woooow Maasha allaah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ugbaadfaarah9102
    @ugbaadfaarah9102 3 роки тому +1

    waaaw abwaan cayn afkaaga caano lagu qabay waxan sugnaaba waa jawaabta iyo cali dhaanto 👏👏👏👏👏👏

  • @nagdaahmed1835
    @nagdaahmed1835 3 роки тому +1

    Mansha allah 🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @sabaaxaadan9686
    @sabaaxaadan9686 3 роки тому +3

    ❣️🌹🙋👍

  • @raccagriculturalconsulting208
    @raccagriculturalconsulting208 3 роки тому +1

    Kasoo jawaaba qolyihina qurbaha jiraw suaalaha
    Dollor kii miyaa dalka u soo dirtaan mise danihini ayay deberi kariwayeen
    Daacadii

  • @raxmoshakaal589
    @raxmoshakaal589 3 роки тому

    Wwwww m.a poqortoyo abwan cayn wlky aan jeclhy iinolow 💕💜💕💜💕💜♥️💜♥️💜♥️💜💜♥️

  • @safiyahussen9466
    @safiyahussen9466 3 роки тому +1

    Haa Haa

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 3 роки тому +1

    Maash'allaah . Xidig . Way igu socotaa . Waxaan cunnaa GM-FOOD .

  • @Hagardiidd
    @Hagardiidd 3 роки тому

    Qalbiga iyo Dhaqankii wali waxaan kajoogaa Dhulkii Hooyo Qolofkana Diircadka

  • @ciiseaadan1970
    @ciiseaadan1970 3 роки тому +9

    Ali dhaanto wiilbaa helay wlh😂😂😂😂

  • @dhulmarvlogsofficial7698
    @dhulmarvlogsofficial7698 3 роки тому +1

    M.a abwaan ceyn

  • @haldoorofficial8011
    @haldoorofficial8011 3 роки тому +1

    Woowowowowow waxbaa kadhacay

  • @barkulmis
    @barkulmis 3 роки тому +4

    Abwan cayn libaax sare

  • @ArafatAli.
    @ArafatAli. 3 роки тому +1

    Abwan Ceyn Nin culus

  • @rahamahamed9354
    @rahamahamed9354 3 роки тому +1

    Mnshlh waaw wanku tagerayaaa runta rabigaa jecel

  • @ifrahmaxamuud5235
    @ifrahmaxamuud5235 3 роки тому +1

    Kommer fra danmark

  • @cadaadziizo6766
    @cadaadziizo6766 3 роки тому +2

    👍👍👍👍👍👍❤👏

  • @cabdimaxamedmacalin6205
    @cabdimaxamedmacalin6205 2 роки тому

    ok

  • @abshirferole8305
    @abshirferole8305 3 роки тому +4

    Soo daa wardoon 13

  • @sayidlow
    @sayidlow 3 роки тому

    Ninkan ma qurbuhuu joogaa waxaasoo akhbaar suu kuhelay maxaa yaab isdabayaal wll halkeeduu dhigey

  • @اممحمد-د9ث2ص
    @اممحمد-د9ث2ص 3 роки тому +1

    Walaahi.waa.run.taas.abwaan.ceyni

  • @saidabdihassan330
    @saidabdihassan330 2 роки тому +1

    Keep rocking zxp

  • @zahrobintuhusni5241
    @zahrobintuhusni5241 3 роки тому +4

    Team ali dhaanto waa laynugu tufay wlhi😁😁

  • @aminahujaleh4618
    @aminahujaleh4618 3 роки тому

    Gesii gesiidalaay iga deh m.a horay usoco Wll qali

  • @ladqabe2470
    @ladqabe2470 3 роки тому +4

    sxb waan idinka sugaynaa reer qubboow kkkk

  • @waryaamedia8000
    @waryaamedia8000 3 роки тому +2

    Dhantada aan isleehay waa mida ugu shidan silsilada wardoon

  • @omarmohamudcindi3833
    @omarmohamudcindi3833 3 роки тому +15

    Sil silada halka wiil oo runta gogkedi oogu galay waa yarkan afka rabi kuma gooyo haben iyo malin wan dabolanahay 😀😀jawab horta makuso celisay cali dhanto aan sugno asne

  • @dekowhasan5409
    @dekowhasan5409 2 роки тому

    Asc walal warka qurbaha usheg da'ayarta

  • @abdirahmanjowxo3785
    @abdirahmanjowxo3785 3 роки тому +4

    Will igadeh jawabta Ali danto kaxidan Noor carale Ayan Sugaya kolay manta kolay

  • @abdullahabdinur9302
    @abdullahabdinur9302 Рік тому +1

    Men big up 💯.

  • @eidledubow9697
    @eidledubow9697 3 роки тому +1

    Keep going forever my brother

  • @saidofarah9195
    @saidofarah9195 3 роки тому +12

    waa duhurkii waa waana dadanahay😂😂😂😂😂😂 qabowgaan allaha naga wado qaab daranaad wadankeena dhaama xataa wadan africa dhamaa yurub hade dad iska faraxsan noloshaan hooyo ciyaalkeeda la kala qaado sidaas lagu lee yahay xaquuqdaa u wanaagsanahay

  • @xasanaxmed6551
    @xasanaxmed6551 3 роки тому +2

    asc ali dhaanto sxb

  • @adenshukri8720
    @adenshukri8720 3 роки тому +1

    Abwan ceyn hore usoco bro qali

  • @abdirahmanali3418
    @abdirahmanali3418 Рік тому

    Waa dhigiiran iyo kawarayda dhidee so digagi ladhuray dadk Wali macuno

  • @mcnbadanhooyadeey3831
    @mcnbadanhooyadeey3831 3 роки тому

    Ala run badanaa

  • @sahrohaybe7690
    @sahrohaybe7690 3 роки тому +3

    masha alah weya lkn Ali dhanto bas kadhaha

  • @maryananshur5732
    @maryananshur5732 3 роки тому

    Allah muxuu run sheegay. Abwaan iga dheh

  • @Oscarchannel87
    @Oscarchannel87 3 роки тому +1

    💓💓💓💓💓

  • @alisamiiryare2218
    @alisamiiryare2218 Рік тому

    Really wye wllhi

  • @nuuradiin3789
    @nuuradiin3789 3 роки тому

    Jawaab wacn

  • @abdiqadirahmed6101
    @abdiqadirahmed6101 3 роки тому

    Ali markuu dhaantadaan ka soo jawaabo ayay silsiladu socon kartaa hadii kale wax soconkara ma jiraan

  • @gahayrschools2597
    @gahayrschools2597 3 роки тому

    Adoo Dayi xumaan ma dabooshaan Afkii - Alleylehe haa weeye jawaabi

  • @fahanomar1884
    @fahanomar1884 3 роки тому

    M.a guul abwaan cayn

  • @ifrahmaxamuud5235
    @ifrahmaxamuud5235 3 роки тому +1

    Waay ugu soocootaa

  • @calawimohamed5550
    @calawimohamed5550 3 роки тому +1

    Keep going walaal key cynka👌👌👌

  • @hafsaxidiigofficiale305
    @hafsaxidiigofficiale305 3 роки тому +20

    Kkkkkkkk😂😂😂 walahi yurup ayaan jooga waxasoo dhan waka jiran waxad mooda inuu isgu joogo halkeeda ayaad dhigtay qaboow dartisa dagee Ama buste sida Loyaqan ayan hoosta kaga jira kkkkkkkkkkkk

  • @carafahmed7637
    @carafahmed7637 3 роки тому

    Ali dhaanto jawaabta hadey kuu furantahaye dhaqso soo jawaab

  • @apiiaxmed8722
    @apiiaxmed8722 3 роки тому +7

    Waxkale abwaan ceeyni wankugu faan lkn codsi waxan rabaa inaad dhaanto ii dhiibtid hadey suurtagaltahay wbwaan ceeyniyow wallaahi wankugufaanaa sharaf iyo karaamo

    • @libaaxbanaandagay7687
      @libaaxbanaandagay7687 3 роки тому +1

      Dhaanto waa laguu
      Dhiibayaa hadaad
      Soo qaadaysid

    • @apiiaxmed8722
      @apiiaxmed8722 3 роки тому +2

      Allaha kudaayo abwan ceyn wallahi wan jecelahay dhaantada lambarkeygana wakan abwaan 0616110180

    • @libaaxbanaandagay7687
      @libaaxbanaandagay7687 3 роки тому +1

      @@apiiaxmed8722
      Ok bro Abwaan Cayn
      Maaha lkn Dhaantooyin waan
      Kuu dhiibaya insha
      Allah

    • @apiiaxmed8722
      @apiiaxmed8722 3 роки тому +1

      Ma allah wan kuso dha weyn abwaan
      Hadaba hadad riyadeyda irumeeyn sodhawow abwaan wakan lambarkeyga 0616110180

    • @libaaxbanaandagay7687
      @libaaxbanaandagay7687 3 роки тому +1

      @@apiiaxmed8722
      Ok wan kula soo
      Hadli

  • @alihassan469
    @alihassan469 3 роки тому +1

    Best dhaanto

  • @ishqishidnishidni8991
    @ishqishidnishidni8991 3 роки тому

    ar waa dhamaane hasoobaxina anaa warkuuhayee

  • @kazicalixasan7395
    @kazicalixasan7395 3 роки тому

    jawaab khaali ahh

  • @hosseinomor3574
    @hosseinomor3574 3 роки тому

    waah waah erayo io cod macan abwan cayn

  • @abdiqaninor7385
    @abdiqaninor7385 3 роки тому

    Inta dareensan in heesta lagu duubay muqdisho cadeey gaar ahaan aaga dssrusalam like ta igu dhaaf

  • @adman4202
    @adman4202 3 роки тому

    M.a codki Alibashir wuu leyahay bls waxan fila wuxu kamid aha ardaydi as waxbaray

  • @abdidigale2032
    @abdidigale2032 3 роки тому

    Waa sax qurbaha dhib ayaa yalaa

  • @murtisameoficial5365
    @murtisameoficial5365 3 роки тому

    Jawaab sax ah hadaan arkaa

  • @maxamedabukar2672
    @maxamedabukar2672 3 роки тому

    M.a meshedee ayuu dhigay

  • @caligarbiye8923
    @caligarbiye8923 3 роки тому

    Noodanweeye

  • @fatumadagan9616
    @fatumadagan9616 3 роки тому +1

    Viva africa boys😁😁😁😁🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @imanjama7858
    @imanjama7858 2 роки тому +7

    I love this man and his voice 👏👏👏✌️✌️❤️❤️😍😏

  • @abdihakimnur6760
    @abdihakimnur6760 3 роки тому

    Abwaan
    Go forward

  • @Abshir65
    @Abshir65 3 роки тому

    Sharaf maleh qurbuhu bro cayn.