DEG DEG GABAR LAGU KUFSAN RABAY JAAMACADA SOMALIYA OO HADDA SOO HADASHAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 16

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  2 дні тому

    IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 2 дні тому +1

    Waa gabadh sharaf leh Allahayow gabdhaha Soomaaliyeed xifdi.

  • @SalaadoJimaale
    @SalaadoJimaale 2 дні тому +1

    Waa gabar aad u qiimo badan.xashaa,lillaahi.maamo diintaada iyo edebtaada iyo qiimahaaga heyso.shahaadada adigaa ku dadaashay una dhabar adaygtay.waadna heli doontaadaa.gabar qaali ah ayaad tahay.

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 2 дні тому +1

    Safiyo waa maashaah allaah oo gabdha somaaliyeyd oo guul u soo hoysiisay Waa fashishay doqonka hadalkiisa

  • @cllaahimaxamed7135
    @cllaahimaxamed7135 2 дні тому +3

    SUBXAANA ALLAAH SUBXAANA ALLAAH SUBXAANA ALLAAH

  • @khadiijohussein8688
    @khadiijohussein8688 2 дні тому

    Habaryar gabdhaha soomaaliyeed arintaas waysoo mareen gabarkasta oo quruxoon saas ayaa loola dhaqmaa tii diida imtixaanka ayaa lagu ridaa aniga ayey igu dhacday waana kadiiday arinkaas jamacada kali ah ma ahan waa xafiiskata Oop nin fadhiyo xafiiska oon galo w aritaas ayaa w kala kulmayw

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.

    Gabdhaha saaqidiinta ah ayaa inta badan markooda horeba raba inay macalimiinta la saaxiibaan laakiin gabadha wax barasho u diyaarka ahi macalinka wax aan cadhar ahayn kamaba wada hadlayaan, laakiin gabdhaha waxaan odhan lahaa wax barashadiina ku dadaala oo joojiya macalimiinta aad saaxiibka tihiin.

  • @SamiiraSaleban-fd7hi
    @SamiiraSaleban-fd7hi 2 дні тому

    Ragii waa washen
    Maclin quran gabadh kufsadey 14 jir ah uurna u yeeley anka argney
    Walasldeed fugsiga dhigan jiry wuu dili jiry si dugsiga uga baxan

  • @xawomaxamed1531
    @xawomaxamed1531 2 дні тому

    NIN kas gawadha sasakudha hay gawadhan wagawar gesiyad maShaAALAh iiLahey Habarakeyo Ninkan AakusoHaray wanin shaQjanah uumaQaLmo jamacada iinojogo Horta sharaftada waxkaga QaLisan maLeh iiLahey HadakabaQdid waxkasta waheLe barakaLah gawadhan kudayda iinshaAaLah waxajaceshahay waheLe iiLahey wookusiina HawaLwaLin Aabayo guuLAakurajeyna nimakas Aakusoharay ShaQjamadah SomaLiyey waxkaQabta

  • @11naa44
    @11naa44 2 дні тому +1

    Gabdhaha wxs lagu dhaho plz ha qarsanina reerkiina usheega ninka iyo reerkisa xaal ka qaata diin iyo dhaqan ayan leenhy
    Nin wx xun gabdh ku dhaha xaal ba laga qaada dhaqan ka wa sida gabdho ha cabsanina dadkiina usheega

    • @Fartunhared
      @Fartunhared 2 дні тому

      Wasax wll waalidka qar madhagestaa ilmahooda 😢😢 gawar walbo waalidkeeda hado dhageysani lahaa dhibba madhici leheen😢

  • @wiilosaeed6159
    @wiilosaeed6159 2 дні тому

    استقفر اللهnimankaa n soomaaliyeed c cabsidii baakatagtay ale

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 2 дні тому

    Habo beenta dhaaf gabadha lama.kufsan rabin lkn qalad ayaa laga galey mar walbana gabdhaha waxa qaladka kagalo waa wiilasha haduu jecladey waxaa laga rabey in si xalal ah wax uraad sado plz kufsi iyo wax weydiis wey kala duwantahay ereyga kufsi meesha kasaar ogoow in waxaad soo tabineysid Alle kuweydiin gabadhaana waa gabar sharafteeda ilaashatey oo Alle kabaqdey plz nimanka ha joojiyaan gabdhaha ey.daruufta oga fa'iideysanayaan gabadhaana Allxamdulilaah Allle ayaa xafidey

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 дні тому

    Qadaad Weyen Waa Qudhmeen
    Cadaalad Daro iyo Dumar lakufsado

  • @Farkey-i6w
    @Farkey-i6w 2 дні тому

    Wax kufsi umajedno bales hubsino halba lasista😂