"Reer Awdalna Beentii Kulmiye Way Ka Daaleen Shalayna Fariin Bay U Direen Kulmiye".

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 9

  • @ArfiDualeh
    @ArfiDualeh 3 місяці тому +1

    Beenaale xaarweyn awdal ma matashid duli😂😂

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 3 місяці тому

    Farawaynaa shaqaaluhu iyagaaba xaqo haysta ilaashada dantiina

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 3 місяці тому

    Quluubta shacbigu waa awood jecel kulmiye

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 3 місяці тому

    Awdal fariin bay direen xisbiga laxanto madoonayan

  • @oibrahim6981
    @oibrahim6981 2 місяці тому

    Mashaa alaah Gudoomiye Rooble si fiican ayaad u kashiiftay agoontii Kulmiye

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 3 місяці тому

    Codkù waa kulmiye iyagaa kaaga horeeyay mawjadaha awdal yay ku dul marin maaha kuwo dantooda moog waa kulmiye

  • @raaidamaxamed2237
    @raaidamaxamed2237 3 місяці тому

    Kulmiye ujawaabistiisa iska dhaafa oo shaqaysto dadkii iyo bulshadii soomaalilandba waad wadataane
    Maxaad kulmiye oo dadku sanka kaqabsaday iskaga daalinaysaan

  • @AhgacaanAwad
    @AhgacaanAwad 3 місяці тому

    nin liita dheh

  • @1Horyaal
    @1Horyaal 3 місяці тому

    Hadal oo hadal.meshan Awdal statt aya ka talinaysa.no wadani no kulmiye no udub.only dad doonaya sharaf iyo hormar adunka la jaan qada.ado dhaxal reebi kara ha noqon dhinte aan la tabin