Filimada ad so daysan waa filimo cobro qadasho mudan xaqiiqdii abukar Mahdi jasakallahu khyr wll dhamaantiinba alle ha idin barakeeyo maal alle noma waayo maalka mihiim ah magaca isagaba imanaya
Qoto xujo ifur filo maal dhamaan waxay ka koobanyihiin afar xarafod caqaliga ilaah ha iibarakeeyo aamiin fahankeygu waa jag m.a 😅maal inaan nabad ku dhadeestaan rajeynayaa I.A tanks team gurmad❤
Masha Allah mamo Allha cimriga io cafimd ku dhereeyo wlhi mamo an jacelhay Wareysi wax yaabo badan iga baxay kana faiday wlhi aniga ahaan waxa qadan laha magac sababtana magaca wax badan ayaa laga faida wlhi marka hore u socoda team Abubakar 🥰🥰💯
Ma sha Allah Sharaf iyo karaamay nootahay Faynuus oo nabad galyo iyo caafimad inoo gusoo noqotay iyo Director ka yaga ee Somalida aduunka ku nool ugu sareeya Allah cimri dheer iyo caafimad ha siiyo 🤲🤲🤲 Hambalyo walaasheen Faynuus Allah ba mahada iska le caafimaadkaaga oo buuxa inoo guso ka celiyay Allah caafimaadkaaga hakuu siyaa diyo filinada aad noo soo gudbin jirteen magaalada Seattle Washington baan kadaawan jiray walaal keen Abokor asagana cimri dheer oo caafimaad iyo cibaada leh usiyaadiyo team Gurmad oo dhamaantiin sidaad nooga farxin jirteen Allah cimri dheer oo caafimaad iyo cibaada leh idiin siyaadidio idinkoo dhan waxaad uqalantaan abaal gud wayn oo ka mid ah the best world Somali Director actress all of you to award you with this trophy 🏆and Abokor VIB Ring ❤️may Allah protect you all thank you my nephew Abdul hafid
Feynuus sh dahir Riwayadi igu Horeysey An ku dawaday Socdaal iyo sir Jaceel Ayey ehed Waxana La jilayey Aktarka kowad M Nin la dhihi Jirey Maxamed sh anis Tan Youtubka Ku jirta Wa marki laso Celiyey waxana Lasameyey 1980ki ❤❤❤❤
Maamo feynuus miss u cimriga allaha ku raajiyo waxaa rajeynaa adoo cafimaad qaba inaa kasoo muuqato filmka so socda rajeynaa ❤ la aanteed nuur maleh filmka cimri dheer iyo cafimaad allaha ku siiyo team gurmad❤🎉
Hoyo feynuus ale ha ku siyo cimri dher iyo cafimad iyo cibado suban iyo dhaman team gurmad oo an halkan ku wllo nay❤waxah ad iyo ad ugu mhd celinayaa abti abukar mandi wad ku mhdsan thy dadalkaa inoo sameysay ale ha inoo kaa xafdiyo abtiyo❤
Kooxda guurmad aad baad u mahdsntihiin dhamaantiin cimr dhaarar io cafiimad ku waara mamo faynus sheekh darir cimriga alle haku barkeeyo cafimad alle ha ku siiyo mamo mcn ana maal maal maal❤❤❤❤
Mansha allaah mamo faynuus marba hadii goobta ay soo fadhiisatay waan daawan karaa mamo faynuus ma ku jirtaa filimka lasoo wado hadayna ku jirin nahmale
Masha Allah tabaraka Allah rabi raxman ha usigadiyo cafimaad taam aha mama faynuus iyo dhamaan umada muslim aha wlhi waa farax enuu kusoo darina Abukar qabta uu karebay musaslka. musaaslka cusuba magac ugu haboona waa maal👍well done well 👏👏👏👍 well done team gurmada🥰🥰
Dhamaan waan idin wadda sallaamay the beautiful team I can’t wait to see you again weekend is not weekend without you guys thank you for everything you guys do please take care of each other until we meet again❤❤❤
Feynuus sh dahir
Cimri dheer
Cafimad qab
Ku rajeyna
Abukar Mahdi
Tariikhda ku
Xusi donta
One love ❤❤❤❤❤❤
Aamiin
Aamiin yaa Allah
Darashada 2 magac Aniga waxan dortay maal waayo marba hadii aad maal haysato magac asagaba kusoradsanaayo
Yaa rabi allow mom faynuus shiekh daahir cimri iyo cafimad dheer iskugu dar ya rabi alllow sidan u jecel nahay u jeclow o xafid ya rabi❤❤
Allahuma Ameen
Aaamin Aaamin 🤲🤲🤲
Aamiiiiiiiiiin Aamiiiiiiin
Maashaa allaah maama feynus allaha kucaafiyo cimri dheer iyo caafimaad .waadna salaamantihiin dhamaantiin team gurmad waxaan sugnaaba waa filimka cusub ee MAAl inshaa allaah ❤❤❤❤❤
Allow hooyo faynus cimri dharar io cafimad sii dhaman kooxda guurmad❤❤🤲🤲
Walhi wan la ilmiyay inta qashinka iyo sidu iga jabay ba rabi haku xafido wll Abokor mahdi 😢
Faraxad bay itahy Hoooyo faynuus argtdaada sida dhalaan aan dhaley baan kuujeclahy dhibta kulanacaa Allah cfmd taamah cimri dheer ciwaado leh kuu rajeynayaa ❤❤❤
Kusaliya xabibkeena muxamed scw scw scw❤❤❤❤
Salalhu calahi wasalam ❤❤❤❤
Asc ku saliya nebi Mohamed scwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscwscw film qiimabadana waa inoo soo socdaa insha allah ❤
صلى الله عليه وسلم ❤️ ❤️ ❤️
Maansha allah mom Faynuus ilaahey ha ku caafiyo cimro dheer iyo cibaado Suuban allaha ku siiyo
Filimada ad so daysan waa filimo cobro qadasho mudan xaqiiqdii abukar Mahdi jasakallahu khyr wll dhamaantiinba alle ha idin barakeeyo maal alle noma waayo maalka mihiim ah magaca isagaba imanaya
Alhamdulilah mama faynus ilahay hanokadayo❤❤❤❤❤
Asalamu alaikum wrt Walaal SALIGA NABIGENA SUBAN YAAN LAHILMAMIN SALALAHU CALAIHI WASALAAM❤❤❤ صلي الله عليه وعلي آله وصحبه اجمعين❤❤❤
صلى الله عليه وسلم
Scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤
Wcs
Thnks cabdiladhiif waxn dortay. Maal❤❤❤❤😢😮😊
Walaashay faynuus cemrega Aallaah ha kuu dhawro Aallaah hakuu xafedo hana kuu caafeyo waanu kujacalnahay guulayso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mamo fenusa iyo team Abukar mahdi mar walib o an Adi misjada Madina wan idin so duceya Alle hadin Aqbalo amin❤❤❤❤🤲
امين يا رب العالمين
Wll ani xita iso duce plz
@CimraanCr7-qj3kj isha Allha wll
Masha Allah Abuukar waa qof wanaag san qalbiga ayaa i dhahay maanta ayey ka masheen feynuus waan jeclhy ❤❤❤
Qoto xujo ifur filo maal dhamaan waxay ka koobanyihiin afar xarafod caqaliga ilaah ha iibarakeeyo aamiin fahankeygu waa jag m.a 😅maal inaan nabad ku dhadeestaan rajeynayaa I.A tanks team gurmad❤
Ifurtaye maxa faaiday wye magaca
Masha allaah. mama feynus sheeq daahir ❤❤❤insha allaah waxaan rajeenayaa in aan ka qeeb kalo filimka. Cusup jilaya shisa ❤i.awaxana jokaa. Magalada muqdisho❤🎉🎉❤
Masha Allah mamo Allha cimriga io cafimd ku dhereeyo wlhi mamo an jacelhay
Wareysi wax yaabo badan iga baxay kana faiday wlhi aniga ahaan waxa qadan laha magac sababtana magaca wax badan ayaa laga faida wlhi marka hore u socoda team Abubakar 🥰🥰💯
Alhamdulillah that mom Feynus is back. Masha Allah good to see her back again, looking forward to the next project Insha Allah.
SI AAD IYO AAD AH AYAA ULA SOCDAA FILIM KASTO AAD NOO SAMEYSAAN THANKS KOOXDA GURMAD ABUUKAR MAHDI I'M HOOYO SOOMAALIYEED IN AUSTRALIA 🇦🇺 I'M HAPPY
Allahayoow nabad iyo Nasteexo ummadda Somaliyeed dhamaantood. Kooxda Gurmad ❤❤❤🎉🎉🎉 love you all, family. Mom from Columbus, Ohio, USA 🇺🇸 ❤️
❤❤mashaa allaah well come back mamo faynuus &ustaad Abukar mahdi love you team
Habo Jumma Mubaarak dhamaantiin!❤️🙏🏾 Aad baan u gu farxay inaa arko Eedo Feynus Eedomacaaan aad baan kuu salamayaa!❤️🙏🏾
Maraka ugu horeyso hooyo feynuus allah cafimadka haku sa.ideyo allahna hanoka xafido midakale waxaan rabna musalsalki dhamadey mid lamida ayaan rabnaa
Ma sha Allah Sharaf iyo karaamay nootahay Faynuus oo nabad galyo iyo caafimad inoo gusoo noqotay iyo Director ka yaga ee Somalida aduunka ku nool ugu sareeya Allah cimri dheer iyo caafimad ha siiyo 🤲🤲🤲 Hambalyo walaasheen Faynuus Allah ba mahada iska le caafimaadkaaga oo buuxa inoo guso ka celiyay Allah caafimaadkaaga hakuu siyaa diyo filinada aad noo soo gudbin jirteen magaalada Seattle Washington baan kadaawan jiray walaal keen Abokor asagana cimri dheer oo caafimaad iyo cibaada leh usiyaadiyo team Gurmad oo dhamaantiin sidaad nooga farxin jirteen Allah cimri dheer oo caafimaad iyo cibaada leh idiin siyaadidio idinkoo dhan waxaad uqalantaan abaal gud wayn oo ka mid ah the best world Somali Director actress all of you to award you with this trophy 🏆and Abokor VIB Ring ❤️may Allah protect you all thank you my nephew Abdul hafid
Aamiin Thanks Walaal Qoraalkan Dheer Aad Waqtiga Badan Gilisay Waa Qasab Inaan Ka Jawaabo Thanks Mar Labaad Farxad ku Nooloow
Faynus sheikh daahir ilaahay cimri dheer iyo caafimaad haku siiyo insha allahu
Feynuus sh dahir
Riwayadi igu
Horeysey
An ku dawaday
Socdaal iyo sir
Jaceel
Ayey ehed
Waxana
La jilayey
Aktarka kowad
M
Nin la dhihi
Jirey
Maxamed sh anis
Tan
Youtubka
Ku jirta
Wa marki laso
Celiyey waxana
Lasameyey 1980ki ❤❤❤❤
Maamo feynuus miss u cimriga allaha ku raajiyo waxaa rajeynaa adoo cafimaad qaba inaa kasoo muuqato filmka so socda rajeynaa ❤ la aanteed nuur maleh filmka cimri dheer iyo cafimaad allaha ku siiyo team gurmad❤🎉
Hoyo feynuus ale ha ku siyo cimri dher iyo cafimad iyo cibado suban iyo dhaman team gurmad oo an halkan ku wllo nay❤waxah ad iyo ad ugu mhd celinayaa abti abukar mandi wad ku mhdsan thy dadalkaa inoo sameysay ale ha inoo kaa xafdiyo abtiyo❤
Mashaa allaah kooxda gurmad wan idin jeclahay dhamaaantiiin runtiii❤❤❤❤❤🎉
Cimri dheer iyo caafimaad ale hakusiiyo iyo dhamaatiin aamiin yaarabi ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Masha allah hoyo faynuus way solabatay masha allah cafimaad iyo cimridherer ❤❤❤
Abukar mahdi waxaad tahay muwadin dhab ah oo waqtiga la socoda cilpka qashinka qaabka aad ugu jartay waad ku mahadsantahay big legend 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
M.a.maama.mcn.faynuus sheekh daahir.cimri.dheer.caafimaad.iyo.cibaado.suuban.kuu.rajeynayaa..allah.kuu.xafodo.maa.afeynuus.waa.ku.jeclahay❤❤❤❤❤❤❤
Koxda gurmad
Ilaahayow
Idin
Dhor
Maamo feynus
Amaara
Nasteexo
Abuukar
Anwar
Roomiyow
Baldoos
Waan
Idin
Taageraa
Garabkina
Allaah
Hagalo
Dhaantiina
Aamiin
Yaa
Rabi❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw Masha Allah wanidin jeclahay Wana idin salamaya kooxda gurmad away filinka idinka sugeynay
Salaamullaah
Masha Allah muxamed SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maasha Allaah mama Feynuus Allaha ku xifdiyo adiga iyo kooxda
Asc wllha soomaaliyeed hambalyo magac iyo Maal Alaha iskukeen siiyo Aamiin❤❤❤❤❤
Kooxda guurmad aad baad u mahdsntihiin dhamaantiin cimr dhaarar io cafiimad ku waara mamo faynus sheekh darir cimriga alle haku barkeeyo cafimad alle ha ku siiyo mamo mcn ana maal maal maal❤❤❤❤
Maamo fayruus Allah cimriga iyo caafimaadkaba allaah hakuu barakeeyo maamo❤❤❤❤❤
illahey Hanoo kaa xafido hooyo faynuusey cimri dheer iyo cibaado suuban inshllh❤❤
Aamiin
@@AbukarMahdi amiin sidookale🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ mama fuynus cimri dher iyo cafimad waara ku rajena inshallah ❤❤❤
Masha Allah mom feynuus wanku faraxsanahy soo lawashadada we love you la,aanta musalsalka nuur malahan illhey caafimdka haku siyaadiyo ❤💖🤲
Wadadaan maalka ku heli lahaa hada ayaanba ku taaganahay❤❤ iso duceya inuu illaahay isiiyoo❤❤
Alxamdulilaah mamo Allah caafimaad ka ha kuu siyaadiyo🤲🏽
Waa jeclaan laah iin idiin ku so biro lkn my reer jibuti aya ahay male ❤🎉 2M insha allah kuul
Abuukar mahdi cimri dheer oo cibaado leh iyo aakhiro jano leh ilaahay haku siiyo
Masha Allah Abukar mahdi iyo mama feynus wan idin salamay waxad tihiin muwadanin Qaliya iinolafa intey nololi jirta❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Maasha allaah waan ku faraxsanay aragtid feynuus sheeq daahir❤❤❤❤❤❤
Wlhy mmo faynus wn uxiisay iyo koxodaba team gurmad qaran❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashallahi mahadsani abdihafid iyo Abukar Mahdi mama faynuus sheikh Dahir cafimaad cimridhere ❤❤❤❤❤ will love you mama faynuus
Mama feynus love you ❤❤ wlhi ilhey darti an ujeclahay ilhey cimriga haku dhereyo Mami 👑😘
Hooyo Faynus sheikh daahir ilaahay cimri dheer iyo caafiyo haku siiyo insha allahu ❤🩷🙏🌹🥰😍👏
mamo faynuus ilaahy haku xafido ❤❤❤❤
Daaraktar Abuubakar io mama fanuus sheikh daahir waan idin salaamaya sharaf io karaamo korkiina ha ahaato🙏
Aamiin
Mansha Allah ilahey haku xafido adun iyo akhirabo cimri dheer iyo cibada suban ilahey haku siyo hoyo faynus sheikh dahir iyo dhamantin thanks ❤❤❤
M.a cimri dher o cibado leh idin siiyo mama feynuus cafimd alle hano siiyo
Aamiin
Masha allah maamo fayruus waa ku farxay aragtidaada cimridheer iyo cibaado suuban allaha ku siiyo waan idiin salaamay team gurmad🎉❤
Mamo faynuus subxaana allah hooyadeey uekaa 100/100❤❤❤❤❤❤
Mama feynus kheish daahir cimri dheer iyo caafimaad Allah haku siiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah illahy ha idin xafido aniga maal ❤❤❤❤
Maasha allaah. Marka. Hore. Salaan. Dhamaantiin. Marka. Labaad. Maamo Faunus. Ducadii islaamka. Illaahay. Wuu. Kuu. Aqbalay. Allaha. Kucaafiyo. Cimri Dheer ayaan illaahay. Kaaga. Baryaayaa. ❤❤❤
Masha allha mama feynus allha haku cafiyo allha cafimadkaga haku ziyadeyo dhaman wan idin salamey koxdena allha idin xafido❤❤❤
Mama feynus m.allah soo Naso adoo dagan noo imaaaw insha allah❤❤❤❤❤
Mama faynuus ilaahey cfmdkeeda ha usiyaadiyo rabi hanoo xafdo i.a abukarna thanks baa lenahy❤
Mansha allaah mamo faynuus marba hadii goobta ay soo fadhiisatay waan daawan karaa mamo faynuus ma ku jirtaa filimka lasoo wado hadayna ku jirin nahmale
Aad bad ugu mahadsantahn ina clip yar ka jarteen flimka blicda casimada ina ilaaliseen wadku mhdsanthn ❤❤❤
🎉🎉maama feynus🎉🎉 farxad ku nooloow maasha allah 🎉🎉
Maamo faynus cimri dher iyo cafimad allaha ku siiyo❤
Aamiin Yaa Rabi
Mashallah Mamo🤲🏼🤲🏼❤️❤️
Masha alh wlhi wan farxay mama feynus iyo abukar koxda dhan wan idhin jclhy cimri dher iyo cafimad idin rajeynaya filimka cusub wan sugi la nhy
Maasha allaah. Waxaan. Rabaa. Su aasha. Ah. Maalka. Iyo mgaca. Keebaad. Qaadan laheeyd. Waxaan. Qaadanayaa. Magaca. ❤❤❤❤❤
Masha Allah xafidullaah mama feynuus aad baan ku jeclahey adiga iyo dhammaan fanaaniinta iyo gudomiyaha kooxda gurmad abuukar mahdi❤❤❤❤❤
mama feynuus shiikh daahir cimriga allaha kuu dheereeyo
Alle aya mahadas leh dar alle ayan kujecelnahay feynus mcnto
Mashallaah Allah ha idin sharfo dhammaan koxda gurmad waxaan dhihi lahaa MAAL
Msha Allah mama faynus ilahay cimri dheer iyo cibado suban ban kaga baryay❤❤
Mnsha allh abkar mahdi waa nin wayn masul illhy ha xiftiyo🎉❤
Masha allah Team abuukar mahdi
Aadaa umahadsantihiiiiin
Filinka MAAL waan soodhaweenaa welcome
First one ahay waxan donaya inana ka qayb qato musalsalka Xoga waxan joga muqdisho halked idinkala so xirira
Markaad ogato iso sheg ana
@munifaibro223 wan wayey
Masha Allah tabaraka Allah rabi raxman ha usigadiyo cafimaad taam aha mama faynuus iyo dhamaan umada muslim aha wlhi waa farax enuu kusoo darina Abukar qabta uu karebay musaslka. musaaslka cusuba magac ugu haboona waa maal👍well done well 👏👏👏👍 well done team gurmada🥰🥰
Aamiin Thanks Walal
Masha allah way mahadsantihiin dhamaantiin.
Maalku waa furaha nolasha❤
Mansha alaah jimca Mubarik dhamatiin kooxdayadi an jeclen iyo wariyahena qaliga rayigayga maal ban doortay
Mashaallah Mouna Ali mahadsanid jazzakaallah khaire fil jaana fardoussa aqla inshaallah
Mashallah we need more moves soon amazing ❤❤❤❤❤
Waan idin xiisney team gurmad ❤
Maash allaah maamo faynuus sheekh daahir ilahay caafimaadka haku siyaadiyo alle cimri dheer cibaado suuban ilahay haku siiyo aamin aamin aamin yaarabi 🤲🏻 🤲🏻 🤲🏻 🤲🏻 🤲🏻
Anigu waxaan dooran lahaa "MAALKA" sababtoo ah magaca badanaa waxaa keena maalka sidoo kale magaca wuxuusan kuusoo dhicin karin baa badanaa maalku kusoo dhiciyaa👍💯
Aad baad u mahadsantihiin sidaad markasta ula daristaan xaaladaha ka dhex jira bulshadeena 💯
Thanks dhammaan kooxda gurmad🙏
Musasalka cusub ee MAAL I can't wait wlhy 🎉❤❤❤
وعليكم السسلام ورحمة الله وبركاته 💙🇸🇴
Maal Haddad hesho magac asigaaba iska imaanaa.
sababtoo ah dadka inta bdn qofka maalka leh ayey qiimeyaan kaasi shaafto ayuu bixinaa magac muxuu kusiinaa.
allah hana wada siyo adun iyo aakhiro taam ah aamiin yaa allah
MaanshaAllah thanks wllk cabdixafid Abukar mama faynuus ❤❤❤❤💞💞💞🌺🌺🌺🌹🥰
Masha allaah❤ hooyo faynus illaahey waxan kaga baryayaa cafimad & cimri dher 🤲🤲🤲🤲❤
Mama faynuus allah cafimaad buuxda allah haku seeyo teamka gormad isku sonoqosho wanagsan❤❤
Wa at tidhi anoi lixdan jira 😂 Ma inay lixdan tahay u qabta
Masha allah mama faynus shekh dahir caafimaad ayan kurajaynayaa iyo cimri dharar amiin🤲🤲🤲
Abukaraw filmka maal lasodhakhso inshllh
Maal❤❤❤❤faynus allaha caafiyo
Aamiin
Dhamaan waan idin wadda sallaamay the beautiful team I can’t wait to see you again weekend is not weekend without you guys thank you for everything you guys do please take care of each other until we meet again❤❤❤
Masha Allah haday hooyo faynuus soo labaty waxan idinka cod sanayna inaad filika la soo dhakh satan❤❤❤❤
Salallahu caleyhi wasalim Salallahu caleyhi wasalim ❤❤❤❤
Tnkz apukar mahdi😮❤