Waa lo la siiyo GMO grass. Adeer USA ayaan ku noolaha muqdisho ayaa ku so socdaa. Shacabka somaliyeed waxaan uga digayaa in ay iibsadaan caanahaa. Caano raba refrigerator waa caano daawo lagu daray oo uraya, hadii Banaanka logatago saacado ka dib. Buy local milk, eat local vegetable and meat. I am sure the local product taste better then foreign food.
Ilyas Ali Mohamud horta wax soobaro kadib aya fahmeysa Fuck, Lo' gaaled kulaha, do you know that Lo noocan inaan dhaqan Somali ahan, maalinti meeqa litter o caana ah aye keenta equivalent to ours
Ilyas Ali Mohamud bro danka fcn ka eeg wax walbo waxan waa ganacsi ganacsigaadana meesha faaidada badan aad ka heleeso aad raadineeaa lodan aya ka caano badan tan dalka waxyna balan qaadeen in xoolaleeda ay ka iibsan doonan caanahooda
Ooh my God waryaa lo' daan antibiyootig baa la siiyaa organic ma aha tii Somalia ee cooska cuneysay ee aan la durin taas baa ka caafimaad badan ee umada ka daaya lo' da la duro
war xoolaheena xanaano ha loo sameeyo anaga qurbaha joognah hilibka lo, deena ayaa ugu qaalisan caalamka marka iska daaya xoola aydaan lahayne kuweena maal galiya oo casriyeeya dawladuna dalka hoos ha u fiiriso iyo ganacsatada xitaa qudaartah kenya ayaa laga keenaah waayahan teeniina waa la jabinayaa Tan dawada lag beero baan soo raraneynaa gacansatooy dadka yaan la gumaadin ale ka cabsada
Nadaafadda xerada ilama fiicna dhulka waa in lashamiiteeyo si loo dhaqikaro marka la lisayo meel nadiifa ayaa lagu lisaa khaasatan markuu xooluhu xeradan ookale kujiro
You should show what happens inside the actual factory farms. and how cows are milked to the point of exhaustion, with no rest and are in cages so small that they can't even turn around in for their entire adult life. after they collapse from endless milking, they are then tied to a four-wheeler by their hoof, and dragged along the feces ridden ground and then strung up by their hoof and made into beef. for this reason, is why I only buy organic
Lodan waxaa ka fiican loda wadankeena loda waxa laga qadaa xanuuno badan sababtoo ah canaha lodA laga helo A1milk wana khatar waxaa laga qada cuduro badan fadlan lodan halagu bedelo loda Somalia
Been weeyaan Way faaiido badan tahay lodu yuruub geel iyo akhi ma dhaqdaan waxay cabaan caanaha loda oo kaliya kun nooc intay ka dhargaan ayay inay dibada u diraan caanohoo ay qalajiyeen iyo iyaga oo dhay ah waa siyaasad afrika looga badiyay caano nidoowga ugu badan dibada la inooga keena
Horumar wacan my hometown #muqdisho cadaeey
Maashallah. Waa horumar wanagsan ganacsatad soomaaliyeed Way ku mahadsan yahiin horumarka ay dalkeen ay ka sameyeen SOMALIA. PEACE
Irmaan Dairy Ltd
1 second ago
Waxad kala xariiri kartaa warshadda tel:0612484444 ama 0617604811 ama 0615151712 mahadsanid
Dalsoor aad iyo aaad ayaad u mahad san tihiin allah idin xafido 😍😍😍
Masha allah wa hormar ay somalia ku talaabsatay
Masha Allah
Ganacsigaan ilaa maanta haduu shaqaynayo waxaan leyahay guuleysta💯
Mansha allaah hadaad fahanteen in ay cudurtahay cagaga ama bacaha canaha lagu shubo wlh waxad mudan tihiin in nilimaalgalsho waayo wan mahiim inlailaliyo kuwalitiga sababato ah maanta dadka jogo xamar waan kaqysaney caano saafiya kuwa jiirigaano caagag ayeey kukeenaan kuwana baco ayey kuxirxiraan maba cabno caano ilaa aan tago kuwa geela liso ma ahee anigotagan alle ayeey usygnatey mahadaas adinkana rabbi ha idiin barakeeyo ganacsigiina insha allaah.
Daadkaa warshaadan sameeyaay duuco baan uu diiraayaa waalibaa maanta oo ah laylaatul qadr ama 27 ramaadaan. Hooraay baa loo soocdaa.
Good Job... Thank You.. Keep Going.. Viva Somalia.. Waa balan inaan idiinka iibsano. Guul Soomaaliya.. Soomaaliya Ha Midowdo.. Ha is Raacdo..
Waa lo la siiyo GMO grass. Adeer USA ayaan ku noolaha muqdisho ayaa ku so socdaa. Shacabka somaliyeed waxaan uga digayaa in ay iibsadaan caanahaa. Caano raba refrigerator waa caano daawo lagu daray oo uraya, hadii
Banaanka logatago saacado ka dib. Buy local milk, eat local vegetable and meat. I am sure the local product taste better then foreign food.
waah guul guul guul alxamdullillah weyeh wadan kayga ooh asaga iskiih wax u samaysanayaah waah nimco Mansha Allah
Hambalyo hooshiina wanaagsan masha allah horumar Somali waan ku faraxssnahay
msha'allah guul halkas kasiiwada
dalsoor waad kumahadsan tihiin sida aad horumarka dalka uga faalootaan bulshada soomaaliyeed ee dunida daafeheeda kukala noolna ulasocod siisaan horumarka dalku kutalaabsanayo. thank you
Guul guul somali
Tnx fikirkaga
Mashalaah Guulsomaliya
Mashaa allah ilaahay hadiin siyadiyo nicmada insha allaah nicmatu rabi waan haysana somali shugriga alle allaha waafajiyo amin
Maanshaallaah Allah ha idin barakeeyo
Waa wax fiican
Mansha Allah cute place weeyeh thanks brother its beautiful
Mashallah amazing respect brother from UK London
Masha allah
Waaaa arin loo baahan yahay hore u socda incha Allah
Horay usocda soomaaliyeey
Adeer waa qaldantahay caasimada agteeda hanoo soodajinina loda hadaad adinka dooneeysaan inaad caanaha iibsataan adinka gaari sameysta aad meelahooda ugu tagtaan kanasooqaadataan caanaha sida caalamkaba uuyahay
Inshalah ma ku dartid waa muhiim hor mar wacan.
mashaallaah tabaaraka alraxman alxamdulilah good job thanks
M. A hore usocdo wll
Keep it up wlalayaal
Lknse shaqsi ahaan waxaa idunku talin lahaa in magac somali u bixisan shirkadda canaha aad aas asteyn Mahadsanid!
Walaal Irmaan Waa magac soomaali ah waa neef irmaan ama caano leh, Mahadsanid
Shaqale aqoon u leh inaad qadataan waaye.
Maansha Allah waa ka heley nidaamka wax lookale gadanayo
Mnshallah woow viva Somali a
Wa fikir wngsn mashallah walal caanaha goroorka noqdana waxad kasameeysaan yogurt ama yoogar inshallah hormar wacan
Masha alaaah walaaahi alaha idin barakeeeyo walaaahi kudayasha mudantihiin
Waa wax loo bahanyahay....
MashaAllah MashaAllah
Hormar wacan masha allaah
Lo ‘ gaaleed miyaa kafiican Lo’ da somalia waa nasiib daro
Ilyas Ali Mohamud
Sorry 😢
Wa nasibxumada nahaysa waxeniba lana nacsiyay oo kuwale aya nala jecisay si ankuwoda waligeen ugubahano balse somali isma waydin sababta kadanbesa
Ilyas Ali Mohamud lo' miya kala leh gaal iyo muslim kkkk
Ilyas Ali Mohamud horta wax soobaro kadib aya fahmeysa Fuck, Lo' gaaled kulaha, do you know that Lo noocan inaan dhaqan Somali ahan, maalinti meeqa litter o caana ah aye keenta equivalent to ours
Ilyas Ali Mohamud bro danka fcn ka eeg wax walbo waxan waa ganacsi ganacsigaadana meesha faaidada badan aad ka heleeso aad raadineeaa lodan aya ka caano badan tan dalka waxyna balan qaadeen in xoolaleeda ay ka iibsan doonan caanahooda
Ilyas Ali Mohamud geela ha la iska daayo oo loda ha la dhaqdo
Hadii tako iyo tusaale laydiinks baahdo ma living la xiriiri karaa
Ilaahoow soomaalida u gargaar cadowgeedana ka ilaali yaa rabi
Hormar wacan
Anoo Kurus Geel iyo Kaladheer Orgi Iyo badhi idaad Helaya miyaan Lo' cuni karaa wllyaal😍
Maashaa allaah waa xagee meesha aad degen tihiin
Irmaan Dairy Ltd
Waxad kala xariiri kartaa warshadda tel:0612484444 ama 0617604811 ama 0615151712 mahadsanid
Horay uwada..
Mashaa allaah waa firad wanaagsan wax yaabha wadamadu ku hormaraan waxaa ugu badan wershedaha waayo shaqo abuur ayaa laga helayaa inata sha abuurku siibataba baahiduna wey yaraaneysaa isla markaasna waxaa yaraanaya dhalinyarteena baahida looga faa,iidaysanayo oo wadanka xasilooni la,aantiisa loo adeegsanayo markaa waxaa looga baahan yahay ganacsatada iney wadankooda mashaariic sameeyaan wershedo keenaan si dadkoodu uga faa,iido nabaduna usoo fiicnaato dawlada lee hadaan waxkasta kasugno arintu wey cakuraaneysaa inbadan ganacsatada somaliyeed booskoodii wuu banaan yahay illaahay waxaan ka rajayneynaa iney buuxiyaa
msha allh
Ooh my God waryaa lo' daan antibiyootig baa la siiyaa organic ma aha tii Somalia ee cooska cuneysay ee aan la durin taas baa ka caafimaad badan ee umada ka daaya lo' da la duro
Good work,,
Masha Allah great job
Masha allah
Waxaan dhihi lahaay gluvis xirta nadaafada aad u ilaaliya dadka ka shaqeynaa naftooda waa in caafimaad qabkooda la ogaado sidaas ayaa ah sax horu mar
Waa rain fiican lakiin istic maala xolaheen,
war xoolaheena xanaano ha loo sameeyo anaga qurbaha joognah hilibka lo, deena ayaa ugu qaalisan caalamka marka iska daaya xoola aydaan lahayne kuweena maal galiya oo casriyeeya dawladuna dalka hoos ha u fiiriso iyo ganacsatada xitaa qudaartah kenya ayaa laga keenaah waayahan teeniina waa la jabinayaa Tan dawada lag beero baan soo raraneynaa gacansatooy dadka yaan la gumaadin ale ka cabsada
MashaLah maxumo
Dalsoor guul
Ma landing la soo xiriir karaa
kkkkkkkkkkkkkkkkkk 4 sac bay meesha ku haysaa ...markaasay warshado kahadlaeysaa
Nadaafadda xerada ilama fiicna dhulka waa in lashamiiteeyo si loo dhaqikaro marka la lisayo meel nadiifa ayaa lagu lisaa khaasatan markuu xooluhu xeradan ookale kujiro
Mashaallaah guulaysta laakiin Lo,deenii meeday maad xanaanaysaan?
Canahan xage ka heli kara puntland joga
shaqo wacn
first
chanelkan kabaro luuqada turkiga
SomTurkish Academy fuck af turkey
somalia maanta wadankii ku cawiyay oo dadkada wax weyn u qabtay maxad saz u ledahy!!? Jizarka ma fcno wlo😊
SomTurkish Academy kuu subscribe gareye sxb keeo it up😍
xamari boy adunkaan xaasid malawaayo waxkasta oo fiican dadbaan rabin
Xamari Boy saxiib af Somali ayaa kaa mudaan in labarto turkey ma lagu bartaa af kiina jawaabto waa maya somaalia Somali baa leh
You should show what happens inside the actual factory farms. and how cows are milked to the point of exhaustion, with no rest and are in cages so small that they can't even turn around in for their entire adult life. after they collapse from endless milking, they are then tied to a four-wheeler by their hoof, and dragged along the feces ridden ground and then strung up by their hoof and made into beef. for this reason, is why I only buy organic
War nimanyahoow caanihiina intee laga helaa
Aaartaayadaan kuqanacsanageee nagadaaya holanlaynineeee
Caanaha cheese kasameeya ma aha ineey qasaaraan pizza aan ka dharagnee
Waa lo' daawayaan oo dibadda laga keeny buu kuleeyahay sudanigan afka cas oo lo' denee toloow maxuu daawadda ugu diidey?
Maansha allh
Inteey ku taala
Lo Daan
Saan loo xanaa Ney hayo
Kama Helin
Because dadka Lo leyda
Bey caqabad Ku noqeysaa
Lodan waxaa ka fiican loda wadankeena loda waxa laga qadaa xanuuno badan sababtoo ah canaha lodA laga helo A1milk wana khatar waxaa laga qada cuduro badan fadlan lodan halagu bedelo loda Somalia
Anagaa dabeecadey na xonta hay
Ee teenaa kafiican
Intee kutaalaa
Poor feeding ! Diary cows need constant supply of hay
xmar xgee xarun ku ledahay
Xarunta warshadda irmaan waxay kutaal kasoohorjeedka beerta jaadka muuri, agagaarka jaamacadaha, waxsoosarka irmaan waxaad kaheli kartaa Supermarket yada muqdishu intooda badan iyo dukaamada cabitaanka gada, sida: Taqal supermarket, Shakataa Supermarkets banadir branch, dabka branch, madina branch, Ugbaad superkarket, beesayare iwm. Mahadsanid, Waxaad kala xariiri kartaa Warshadda irmaan +252612484444 ama +252617604811. Mahadsanid
Irmaan Dairy Ltd Wll meelkale miyad ku leedihiin africa?
Loda mafariisaneyso miyaaa sidaas miyey u taagnane xageese ku nasataaaa
NABAD IYO NOLOL
Waxad kala xariiri kartaa warshadda tel:0612484444 ama 0617604811 ama 0615151712 mahadsanid
Been weeyaan Way faaiido badan tahay lodu yuruub geel iyo akhi ma dhaqdaan waxay cabaan caanaha loda oo kaliya kun nooc intay ka dhargaan ayay inay dibada u diraan caanohoo ay qalajiyeen iyo iyaga oo dhay ah waa siyaasad afrika looga badiyay caano nidoowga ugu badan dibada la inooga keena
First yo
Masha allaha
Maashallah
Masha allah