Farxaan Qaboojiye Wacdaro Ka Dhigay Bandhiga Buugga Joogaha Maqan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 99

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 3 роки тому +20

    Wàa shay lagu farxo caruurtayadii oo xor ah faraxsan thanks halgamayaashii na xoreeyey oo u ugu horeeyo lixlea ala ha naxariistee iyo halac anigu maan arag laakiin waxaan la kulmay oon aqaanay Shan halheeyey oo maanta ka nool yahay maxamed xaashi cilmi wàa maxamed cali shiine axmed dhagax iyo sheekh yuusuf cali sheekh madar

    • @ridwaann3762
      @ridwaann3762 3 роки тому

      Waar dadkaa aad sheegaysoo waa la isticmaalay. DAGAAL GARXAJiS iyo DAAROOD ka dhex bilaabmay buu ahaa. Xornima kaa maqnayd hadday jirtay, laba cadoow baa isla kaa jiidhay..

    • @kawsarabdulahi1925
      @kawsarabdulahi1925 3 роки тому

      @@ridwaann3762 😂😂😂

    • @farhiokhalif6652
      @farhiokhalif6652 3 роки тому

      War alle ka baq mukarka iyo danbiga

    • @farhiokhalif6652
      @farhiokhalif6652 3 роки тому

      @@ridwaann3762 wamaxay dagaalku muxuuyahay ii micneeya pl

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 3 роки тому +14

    wwwwwAaaa farxan yare Allah haku barakeyo iyo hablahyaga qoroxda baadn

  • @sacdiaxmed2332
    @sacdiaxmed2332 3 роки тому +9

    Farxaan Qoboojiye Caawa Hoolka waa ruxay, Alaha ku barakeeyo Aamiin Aamiin🔥❤👍

  • @boqoradasomaliland7841
    @boqoradasomaliland7841 3 роки тому +6

    Masha Allah Ina farxaan yare nolow shodhaheygi 🥰♥️💪

  • @yasinmaxamed7172
    @yasinmaxamed7172 3 роки тому +5

    Mncha allh family ga abwaan xasan qawdhan alaya raxma oo la qiiraday heestii abahood oo uu ku luqaynaayo farxaan yare farxaan qaboojiye

  • @reemsaban4503
    @reemsaban4503 3 роки тому +8

    عاشت جمهورية صوماليلاند ولجيش صوماليلاند والمجاهدين صوماليلاند بكملها شعب وأحد ووطن واحد

  • @abdikariincigaaal5739
    @abdikariincigaaal5739 3 роки тому +6

    Mucjisada fanka ♥️
    Farhaan qaboojiye

  • @quruxsan7486
    @quruxsan7486 3 роки тому +9

    MashAllah my tolkay ♥️😘😘💯

  • @Warbaahinta_somaliland
    @Warbaahinta_somaliland 3 роки тому +15

    Farxaan yare barteeda dhigtay keep going best voice talent

  • @roodajama1174
    @roodajama1174 3 роки тому +6

    Wow wow wow ❤️❤️❤️

  • @Sir_mokhtar
    @Sir_mokhtar 3 роки тому +5

    AUN muse IsmaaciiL Qalinle 😥😥😥besT words
    Jidkaaan maraan JeedaaLiyaa
    An00 JiLcaan Yara JiiFsadaah
    MarPan jidhidhic00dah
    Jidhku Ii dUPaaxzhaa
    An00 jiiTamayaan
    InTa aan janjeedhsadoh
    Orod Jagackaziiyaaaaaaa!!!!!!

  • @nimcoali4487
    @nimcoali4487 3 роки тому +7

    Mansha allaah walahy bilahy tolahy baar tiidi ayuu dhiigay ilahay ha u naxaristo qalinle aaaamiin 😭😢😢😢🤲🤲 wll adiina hoore uu soco ❣️❣️❣️❣️🙏🙏😘

  • @Kadraahmed124
    @Kadraahmed124 3 роки тому +5

    Wow WOOOW WOOOW 👏👏👏👏👏

  • @canabshxasan433
    @canabshxasan433 3 роки тому +6

    Wowow🔥🔥✌

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak 3 роки тому +5

    Manshalaah habalyo

  • @masuulofficial7014
    @masuulofficial7014 3 роки тому +5

    Woooooooooow farxaan qaboojiye waanuku wadanaa sax iyo khaladba

  • @YusufAhmedsaid
    @YusufAhmedsaid 11 місяців тому

    ❤Maansha alah farxaan yare safiirkii uk ingriisku way yaabtay 🎉❤ mooge muusood Qiiro shib murqaan ❤asal. Qalam jalam ❤

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 роки тому +6

    QADADWEYN ntuna waxay fanaan noga dhigan mid SOCDAAL la yidhaa 😂😂

  • @YusufAhmedsaid
    @YusufAhmedsaid 11 місяців тому

    Wiilka iyo gabadhu ma walaalaa tolow farxaan ❤love kiisa Miyaa mise Walaalo ❤ asal asal baa kor tagay dareen qaabka laysu ruxaayo ma reer Qalinlaa❤asal

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 роки тому +3

    illaahey baan ku dhaartee allaya raxmaa waa qalinle yar

  • @Cabdi.carab.sooyaal
    @Cabdi.carab.sooyaal 3 роки тому +6

    Maansha Allah fanaanka qarniga weeyi

  • @mamacosob8852
    @mamacosob8852 3 роки тому +4

    Wooooooow qaboojiye dhiigaygii qaaliga ahaaa

  • @casuuseahmed979
    @casuuseahmed979 Рік тому

    ilma xasan qawdhan
    Ayan masraxa ku arkaa
    alle ha idin sharfo wll
    Abwaan qiimo badanba
    idindhalay alle ha u naxariiste

  • @dahirmaxamed6967
    @dahirmaxamed6967 3 роки тому +3

    Asc waa fanaan hibolehe somalind hoyigifanka harageyisa

  • @HM-eh2on
    @HM-eh2on 3 роки тому +6

    Xasuustii muuse ismaaciil qalinle MashaAllah 👍👍👍💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙

  • @Ymm12_.
    @Ymm12_. 3 роки тому +7

    Farhan yare wllkie 💖💯

  • @fatimakhalifzakria3631
    @fatimakhalifzakria3631 3 роки тому +4

    Heestan fananki hore qadey mgcisa wi jarey ishega ❤barteda dhigey

  • @aarbaritogdheer3403
    @aarbaritogdheer3403 3 роки тому +2

    Farxaan yare qalinlaha qarniga hore u soco zxb

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 3 роки тому +6

    Dhallinyartaas Farxaan stage ugu timid waxaan qiyaasayaa in qaarkood uu dhalay abwaan Xasan Qawdhan sida shucuurtooda ka muiqata mase hubo gaar ahaan gabadha ugu hor timid ee cabbaadyadda kaatiga ah gashan.

    • @jimcaaleabdi9222
      @jimcaaleabdi9222 3 роки тому +1

      Inanka shaadhka madow ayaan ka garanayaa oo ina xasan qawdhan ah

    • @yasinmaxamed7172
      @yasinmaxamed7172 3 роки тому +1

      Waa runta waa familygii abwaan xasan qawdhan. Caruurtu dhalay iyo kuwa uu awoowga u yhy weeye alaya raxma

    • @nimcoabdirahman2486
      @nimcoabdirahman2486 3 роки тому

      @@yasinmaxamed7172 ma inta stage ka taaganiba
      wiil uun baan ka gartee

  • @abdirisaqdheg8996
    @abdirisaqdheg8996 3 роки тому +1

    Mashlllaha wllahi waa will yar oo codmcn 🌎🌎🤗😉🤗😉🤗

  • @mohamedabdi2378
    @mohamedabdi2378 3 роки тому +1

    Waxa wax lala yaabo ah dadka meesha fadhiya ee isugu markhati furaya macasida wllayaal hesuhu waa xaran kaan ogeynow maanta ogow xadiis nabi muxamed wuxu ku yidhi scw akhirsabanka umadayda qaarbaa kasoo bixi doona xalashada khamriga iyo sinada iyo hesaha axaadiis kale oo badana wey jiran wixii in uun imaan ku jirow dib u baadha xadiista ka yar waxan ugu naxteexaynayaa waad yartahay allah ka cabso sidaa laysu luli maayo maanta waa if berina akhiro allah ayaa lays hortagayaa towfiiqda allah ha ina wafajiyo dhamanten

  • @qaraashaabdillahi4445
    @qaraashaabdillahi4445 Рік тому +1

    King 🪙 goldan

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 3 роки тому +7

    Farxaan qaboojiye barteedi buu dhigay ninkani waa qalinle oo yar 😢😋😆😍😄

  • @abdirahmanawil252
    @abdirahmanawil252 3 роки тому +2

    Axsan yaa fanaan

  • @luuladan9882
    @luuladan9882 3 роки тому +6

    Ala Yaa yarkaan yar Ka wants heesahan & fankan oo meel uga kheyr badan Ku hagaajiyo intuu weli yar yahay

    • @somalilandnew
      @somalilandnew 2 роки тому

      shaqo kale raadso

    • @luuladan9882
      @luuladan9882 2 роки тому

      @@somalilandnew adigaa ii soo shaqo tagee, orod oo camal yeelo

  • @nasraabdidahir2497
    @nasraabdidahir2497 3 роки тому +1

    Wow

  • @maxamed5597
    @maxamed5597 2 роки тому

    Woooow eesh cala sot

  • @مسلمةوافتخر15
    @مسلمةوافتخر15 3 роки тому +6

    alaa mxey waasheen kuraydii yaryareed
    Faan bey uheystan muusigan iyo heesahan
    maba oga iney waxn halmar kamusaafirayaan subxaanalaah

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 3 роки тому +2

      Kaxun day. makhruuqad kurayda is qarxaysa ka hadal adigu faqashyahay halkaa ka soo uraysaa

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 3 роки тому +2

      Kurayda is qarxisa u sheeg

    • @مسلمةوافتخر15
      @مسلمةوافتخر15 3 роки тому

      @@shankaroonland7480 🤣🤣🤣🤣🤣adeer naag waxan ahey soomaalilaandaraa haygu mashquulin
      Dhagah

    • @مسلمةوافتخر15
      @مسلمةوافتخر15 3 роки тому

      adeer nabigeenii muxamad wuxuuyidhi waxaxun iskareeba waxa fiicana isfara
      markaa diinteenu waa nasteexo
      MARKAAmiisigu waanaga xaaran
      iskadaayaa markaa wllloo

  • @asmasabad727
    @asmasabad727 3 роки тому +2

    waaaaaaaw waaaaaw farxaan yare

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 3 роки тому +4

    Farxan yare gabadha u hor imanysa ma hooda ma jcylkisiba

  • @kaahiye2125
    @kaahiye2125 2 роки тому

    Legend kii buuni yare oo mad xodxodanaya ayaan halkaa ka arkay😂😂😂

  • @osmanxasan3809
    @osmanxasan3809 2 роки тому +3

    Cidagale bayuur

  • @suubandahbo7989
    @suubandahbo7989 3 роки тому +3

    Darmant jiiclay

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 роки тому +4

    Muuse ismaaciil rabow u naxariiso fanaan cod mcn oo asal hargaysa ahaa

  • @juweriya_abdinasir
    @juweriya_abdinasir 3 роки тому +1

    ❤❤❤👍

  • @zainabahmed4198
    @zainabahmed4198 3 роки тому +3

    Ciidagloow yarka arad tira dhar quruxbadan hadyad ugu geeya nacalaa shaydaan ku yaale waa maxay dharkan xayraanka ah ee ku dhegani

  • @somalifamilyyoutubes3563
    @somalifamilyyoutubes3563 3 роки тому +2

    Farxaan yare wax kale qalinle oo yar

  • @ahmedawilhirsu4861
    @ahmedawilhirsu4861 3 роки тому +3

    Hantidii qarankaa durbo qalaadkii wakaaaa

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 3 роки тому +1

    Caadi ma aha

  • @Farhiashire2019
    @Farhiashire2019 3 роки тому +5

    Bal ninkaan iyo socdaal farqi intee le,eg ayaa u dhexeeya

  • @mohamedabdiibrahim8094
    @mohamedabdiibrahim8094 2 роки тому

    Codka la sheega waa kan Farxaan

  • @maxamedcali4199
    @maxamedcali4199 2 роки тому

    bandhig buug oo hees laga daarayo

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 3 роки тому +2

    Kayare shayada madow ee ciyalka abdikarin ali shah ku dhex maydhay kkkk

  • @th3apdivatah302
    @th3apdivatah302 3 роки тому +2

    Culumada hadal ka maqla nio

  • @mamacosob8852
    @mamacosob8852 3 роки тому +5

    Weli qalinle muu dhiman ogada taa

  • @aaminaxasan978
    @aaminaxasan978 3 роки тому

    Hooyo.wakhtiga.haska.lumin.ee.wax.baro

  • @maxamedaxmedmaxamed4246
    @maxamedaxmedmaxamed4246 2 роки тому +1

    naagtaan cad oo meesha fadhida ma macalimiintii jaamacada barwaaqa

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 2 роки тому +1

    Duriyadii xalaasha ahayd

  • @حواء-ن4د
    @حواء-ن4د 2 роки тому

    Msarx dadku maxey ka doonaan Maha in la saxmo

  • @axmedgodhaadh767
    @axmedgodhaadh767 2 роки тому

    Qalile walahi inankii adeerkaa ahaa kula jooga cabdi kariin suur ismaciil

  • @abdirisaqdheg8996
    @abdirisaqdheg8996 3 роки тому +1

    Nagtan cad ee mesha joga wa uu k kyabu

  • @cismaanjamhuuri6276
    @cismaanjamhuuri6276 3 роки тому +7

    Farxaan qaboojiye wuxuu isoo xasuusiyay oday jooga kenya oo heestan aad u jeclaa oo ku luuqadayn jiray isaga oo la qiiroon jiray waliba si fiican halkeeda udhigi jiray allah ya cisak
    Farxaan qaboojiye hore u soco ninka somaliland u shidantahay

    • @dirhamfilms6720
      @dirhamfilms6720 3 роки тому +1

      Intaan arkaayay dadka qaada heestaan ninka qudhan ee aan layaabay waa ninkaa Kenya jooga aad sheegayso

    • @shaficibaasheburcaaei6916
      @shaficibaasheburcaaei6916 3 роки тому

      @@dirhamfilms6720 odayga kiniya joga zxb wuu cod macanyay wlhi wan dawaday

    • @cismaanjamhuuri6276
      @cismaanjamhuuri6276 3 роки тому

      @@dirhamfilms6720 oday waa laysku raacay iga dhex ee ayaa mar walba inoo soo qabta ubahanahay soomaha🤗

  • @alilafoole8171
    @alilafoole8171 2 роки тому

    Abdi karin Mooge ma qof numberkeeda buu dalbaday mise anaa mooday kkkkkkkkkkkk

  • @hayadosman7321
    @hayadosman7321 3 роки тому +1

    Copy kadaa

    • @gamerwolf2197
      @gamerwolf2197 3 роки тому +1

      Muxuu u dayn Ilaahay baa cod siiyay dadku dib u xasuusin heesta adeerkii

  • @ridwaann3762
    @ridwaann3762 3 роки тому +2

    Waar naagahan usa daska ka qabta. Waxan miyaan cidi dhalin?

  • @alizaki3192
    @alizaki3192 3 роки тому +1

    Farhaan yare libax baa tahy

  • @cumardayr7446
    @cumardayr7446 3 роки тому +1

    lipaax

  • @cabdilaahimaxamed2118
    @cabdilaahimaxamed2118 3 роки тому

    SEETII WUU CUNAY YABADAN WAA AAMU

  • @hanijama8783
    @hanijama8783 2 роки тому

    𝗪𝗼𝘄 𝗺.𝗔 𝗰𝗼𝗱𝗸𝗶𝗶𝘀𝗮 𝘄𝗮𝘅 𝗸𝗹𝗲❤️👍