Maayir Mooge Waa Sida Bisada Oo Waa Bilaa Abaal"Xildh Sikaawi Oo Karbaashay Mooge Iyo Siciid Cudhay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 81

  • @BaasheAxmed-c8p
    @BaasheAxmed-c8p 2 години тому +7

    Maayar mooge waa halyay

  • @osmanmageer6957
    @osmanmageer6957 2 години тому +2

    Mnsha Allah waxaad jeedisay hadal macaan oo qurux badan oo wada run ah xildhibaan seekaau noolow xildhiban hadalyaqaan ah guul insha Allah caaqil cismaan maageer hambalyo ayaan ku leeyahay xildhbaan

  • @ayaanqaali8570
    @ayaanqaali8570 41 хвилина тому +1

    😂😂😂😂 cabaadkii baa l ka dhamaaday 😂😂😂😂 Mayor Mooge way ku khafiifeene Ilaahay Ishiina iyo carrabkiina haka duwo

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 35 хвилин тому

      ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

  • @cabdiadan1779
    @cabdiadan1779 2 години тому +4

    Maayir mooge haddii xisbiguhu guulayasto caasimad giriina ayeynuhu gaadhi doona kulmiye midhihiisi waa solteeco iyo wadani midhihiisii waynuhu aragnay kulmiyow mooge oo kale waliga ma kaasoo baxay

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s 2 години тому

      Laba wajiile muxuu taray af macaan iyo khiyaali

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww Годину тому +1

    Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo maayir sikaawe ninrageed ninrageed dhalay buufi cayayaanka keep going

  • @Nawal-h9i
    @Nawal-h9i 2 години тому +2

    Viva Republic of Somaliland and viva Mudan madaxweyn Muse Bixi Abdi ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XiinfiniinXawaareye
    @XiinfiniinXawaareye 3 години тому +3

    Adeer dadku waa xor sharciga wadankaa dhigaaya taas ee naga daaya

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 години тому +2

    Guuuuuuuuuul somaliland viiva viiva somaliland viiva viiva somaliland viiva ❤❤❤❤❤guuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva somalilnd

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 3 години тому +3

    Waar ninkaa khatartaa muxuu ahaa

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 32 хвилини тому

    Waaryaa Maayar Mooge isagaa Hargeysa leh
    Dadka Cid waliba meel bey ku leeyihiin
    Yes
    Hargeysa waa Caasimad
    Laakiin Reer baa iska leh ❤
    Maansha Allah Tabaraka Allah

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 2 години тому +2

    Waar ninkan aftahanka ihi muxuu ahaa? Ninkan in guddida ololaha looga dhigo afhayeen weeyi

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 2 години тому +1

    Nin ragga dheh xildhibaankan farta ka saaray mooge abaalkii uu garab maray thanks

  • @shaakircabdi102
    @shaakircabdi102 2 години тому +3

    Kkkkkkkk maayar mooge waa halyay naaclayaw

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 2 години тому

      Muxuu halyeey ku noqday? Misi erayga macnihiisa ma taqaanid?

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d Годину тому

      Kaligii maha halyay lkn xataa waa asal hayay waxaan cid taqanaa jirin oon taariikh lahayn ayaa xaganaya waxba mayeeli karaan​@@Aw88-c1r

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 34 хвилини тому

      @@Aw88-c1rHargeysa ayuu dhisay

  • @CumarHarun
    @CumarHarun 2 години тому +1

    Soo cawri viva mayor moge❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 години тому +2

    Aaaaaaamiin yaarabi

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 34 хвилини тому

    Illahey naguma soo celiyo Kulmiye kala diree
    Allahuma Aamin Aamin Aamin

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 3 години тому +2

    Ceeb maaha ina mooge haduu uu sixirkii qaban waayey

  • @dacar2345
    @dacar2345 2 години тому +1

    Heestii uu cabdiqays u qaaday maayar mooge adeerkii ayaa loo qaadayaa. ILLAYSKAA CADCEEDIYO SIDA DAYAX IFTIIMAAN KUU BARAY ADUUNKEE. INTII. AAD LA DHALATIYO EHELKAAGA MOOYEE AADMIGU DHAMAANTII KUMUU WADA AQOONE TIXAHAYGAN ADAG IYO AFSOOMAALIGAYGAA KUGU SOO AROORAA DADBA KUGU OGAADEE

  • @hanadwarsamehanadwarsame3938
    @hanadwarsamehanadwarsame3938 Годину тому

    Bujsho waa lagaqaadey.karaamadii ay lahayd..off😊

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 2 години тому +1

    Anigu waxan layaabay waxn maayir mooge reerkani gowska danbe ugu hayaan haduu xisbigu ka so baxay dhisayo miyaa laysugu dudayaa imikaba maayir ku xigenkiba waka ku daba taagane so kulmiye ma wato maage 3 sano ayuu waxqabad baladh muujiyey soltelko o 8 sano maayir ahaa wuxu u qabtay bal waydiya muuse na 7 sano wuxu qabtay so bandhiga
    Xukuma kulmiye illahay sharkeda hayna dhaafiyo 🤲🤲🤲

  • @qanciyepro
    @qanciyepro 2 години тому

    Marku kulmiye noqon waayay muu bisad noqday😅😅

  • @hudaali8660
    @hudaali8660 2 години тому +1

    Bal caynku u eeg yahay eeg ee uu maayar mooge afka la galayo hal sano muu cadayan afkisa

  • @abdilahiyusufyusuf3395
    @abdilahiyusufyusuf3395 3 години тому +1

    Mayer ku xigeenkii sowka ka danbeeya

  • @hudaali8660
    @hudaali8660 2 години тому +1

    Dadkani waali casa mayar ku xigeenki ku daba tagan

  • @qaafmaxamed5372
    @qaafmaxamed5372 Годину тому

    Ma inuu hooyadaa la seexdo ayaad dooneysay waxy abaalka aad ka rabto mooge😂

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 години тому +1

    😂😢😢😢😮😮😮😮😢😢😢😢😢😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂

  • @AbdiqaniArtan
    @AbdiqaniArtan 2 години тому +2

    Sacad Muusow edeb darada joojiya.Solteco 9 sanadood ayuu Hargeysa xaaran ku haystey.weli miyaad maqasheen Garxajis qaylinaya ama yuusaya.waa maxay jileecani.Ina Mooge waa nin Garxajis ah 20 tanka sano ee socota isaga ayaa Hargeysa xukumaya idinka ayaa qabiil bilaabay adkaysta

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 2 години тому

    Habarawaleey 6 xildhiban baad golaha degaanka ku leedihiin ee ama daantiina u tashada raga tashaday ha ka daba ciyinee

  • @ChimcaSulub
    @ChimcaSulub 2 години тому +1

    Maayir mooge haku waalane waxaa qabateen sheeg

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 2 години тому

    Mooge waa mooge halka uu maray ku daa hadaydayin guushu waa x kulmiye Guul SOMALILAND

  • @gurijoog3400
    @gurijoog3400 2 години тому

    Dawlada dhexe waxay indintartay waajibka dawladnimo ayuu ahaaye ma abaalba haduuba waxtar jiro. !!!!!??????

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p 2 години тому +1

    Alle idinkuma soo celiyo shacabka reer Somaliland

    • @SARAHSGAMIIEZZ
      @SARAHSGAMIIEZZ Годину тому

      KULMIYE WUUSOOBAXAYAA XISBIGA FAQASHTUNA WUUDHAXAYAA KUBIYO CAB VIVA KULMIYE GUUL

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 2 години тому

    Mooshinka maxaad kaga qaadi kartaa 6 xildhibaan baad tihiine
    Halka Mooge iyo inta kale haystaan 11 xildhibaan.

  • @abdi7612
    @abdi7612 2 години тому

    Abaal majiree Muuse waa kii maayirada ku waashay siday cod u hayaan! Kulmiye cashuurtii danyarta ayuu u adeedsanyaa dadkiisa isagoo midna ku laaluushaya midna shaqada ka curyaaminaya, intaa waxaa dheer isku dirka iyo kala qoqobka bulshada walaalaha ah .

  • @saalaxy
    @saalaxy 2 години тому +1

    Jindagaagay

  • @SalebanFarah-i3d
    @SalebanFarah-i3d 2 години тому

    Adeer ma meel kale ood taageertaan baad waydeen intaad kulmiyihii dhintay ee ragii samaystayba iskaga tegey ku meeraysaneysaan

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Годину тому

    MOOGE 26.000 OO COD AYUU KUFADHIYA HARGEISA OO DHAN BAA SAARTEY WAAKUWA NINKA ABAALKA KULEH AAD SHEEGEYSO? QOTA XABAASHIINA MUJAAHID MAJIREE WAA DHIIGYACAB

  • @maxamedmaxamed1949
    @maxamedmaxamed1949 2 години тому +1

    Waar umada ka xishòod siyaasadu caymaaha

  • @XiinfiniinXawaareye
    @XiinfiniinXawaareye 3 години тому +1

    Oo kan kudaba taagani miyaanu khadar ku xigeenkii ahayn adigu miyaanad reer ka soo jeedin maxaad mooge ku caayi dadku miyay kaa litaan, waxaad sheegtaa oo aad u sheegtaa waxa qabad laanta aad ku dhaliilayso ee aanu qaban ee idinka diiday dadka u bayaami imika cay berina xafiiska la fadhiiso oo maayir dheh waar niyow waxaad 26 juun u qabanayso noo sheeg naga daa moogahan xisbigiisa watoo

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 2 години тому

    Naacle maayir mooge kabihiisa ma gaadhid

  • @AliAbdi-z6h
    @AliAbdi-z6h 2 години тому

    Solteko iyo muusena waa sidee

  • @naasireid8638
    @naasireid8638 5 хвилин тому

    Mujaaahid wàa mid dhiig soo daaadiyay weeeye mana looma baahna

  • @YazinDhere
    @YazinDhere 2 години тому

    Maayer kuxigeenka Ucid ayu kasoo baxay Qabyalad ayu Adeerkii muuse biixi Ku raacay,ma aragtid,dadkan Qaadka xasuustii ka lumiyey.

  • @mahdiosman3249
    @mahdiosman3249 2 години тому

    Kani waa mid segeger ah hada wuxu lahaa yaan cidna la,aflagaadayn hadana nin buu bisad kusheegayaaa 😂😂😂 xisbiga qudhmiye naanaab badanaa 😂😂😂 mooge xaal qaado

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 2 години тому

    Xildhibaankani miyaanu ahayn ninkii la ganaaxay? Sawka wali .....

  • @naasireid8638
    @naasireid8638 10 хвилин тому

    Kulmiye fishiluuu fishiluuu fishiluuu fishiluuu

  • @CabdiqadirShibrahim
    @CabdiqadirShibrahim 2 години тому +1

    Guulkulmiye

  • @mohamedsomaali
    @mohamedsomaali Годину тому

    Mayor mooge maxaa ka galay dee muuse cod u raadi yaa xayawaan

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 2 години тому

    Bisadaa dhaanta laba wajiilaha

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk Годину тому

    WAY KU WAALATAY MOOGE 😅😅 WAAR SHARAFTIISA IYO WAX QABADKIISA AYAAD IS LEEDIHIIN KA IIBIYA BULSHADA WAAYO LABADAA MIDNA MA LIHIDIN

  • @Mubaarikaxmed-e3o
    @Mubaarikaxmed-e3o Годину тому

    Alaah
    Nafay ba
    Waareer kulmiye
    Miyay ooyayaan

  • @Shaam-mc
    @Shaam-mc Годину тому

    Siikaawi adke adke dhalay

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 2 години тому

    Xisabag kulmiye tugutee dadkaa la hadhaysomaliland 7 sanoo dhuulkika xooga laage Qaadey dal hafee 😂😂😂

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 2 години тому

    Niicle, mooge 11 xildhiban oo garxajisaa doortay, ee codkaaga futada iska geli

  • @aminamose1347
    @aminamose1347 2 години тому

    Waa runti waati

  • @XuseencismanXuseen143
    @XuseencismanXuseen143 21 хвилина тому

    Maayir.mooye.waa.bisadii.yarayd.ee.tuugada.ahayd

  • @hassanabdullahi7857
    @hassanabdullahi7857 Годину тому

    Warwahalyey ninkasi

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d Годину тому

    Wa calamadihii qimaha in moogee iyo intuu kasoo jeedo layidhaa lagaran maayo dalkana muusaa xoreeyay laynayidhaa aduun yoooy xaalka ba halkaa ayaa laynala marayaa

  • @naasireid8638
    @naasireid8638 8 хвилин тому

    Naacle naaacle naacle

  • @aminamose1347
    @aminamose1347 2 години тому

    Waa ruuntoo idinka layidinka bartay

  • @XasanXaashi-qq2hp
    @XasanXaashi-qq2hp 2 години тому

    Xigmad kuhadal

  • @idrusabdi1287
    @idrusabdi1287 Годину тому

    Kuwan waa Oromo kikikiki

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 2 години тому +1

    XIL SIIKAAWI RAGEEDII GUUL X KULMIYE GUUL SOMALILAND

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p Годину тому

    Ceeeb haba sooqaadina 7 sano

  • @aminamose1347
    @aminamose1347 2 години тому

    Been baad sheegtay kulmiye

  • @Subeyra
    @Subeyra Годину тому

    Waar aamu xishoo kaxishoo qabyaalad qaawan ayaad wadaa

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 3 години тому +1

    Xisbiga buura fuulka ee cayda ciidanka QARANKA ku ololaynaya ax ax viva horseed

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 2 години тому

      Horseed wuu dhacayaa taas iga qor😂😂

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 2 години тому

      Aamus neefyahaw mise magacaagaan kashifaa iyo address kaaga

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 2 години тому

    Inshalah wuu guulaysanayaa kulmiye iyo madaxwayne muuse Biixi ilahay idamkii guuuuuuuul ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 37 хвилин тому

    Illahey naguma soo celiyo Kulmiye kala diree
    Allahuma Aamin Aamin Aamin

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 години тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 години тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉😂🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉