Ninkan yuusuf wuxuu mar walba laha ama ku cel celinayey bulshada reer somaliland iyo madaxdu hay garab istaagto waxba ma hasto dhul ama guri ma lihi wuxuu xoog saarayey hort in xoolo la siiyo, tan kale marka la waraysanayo kurisga ui fadhiyo manto dhan kolba kor bu u kackacaya wajigiida maanta dhan ta tabanaya, garbahiisa kolba tabanaya kolay laga yaba in daparation ama buuq madaxa kaga furan yahay markaasna qofku goaan ma qaadan karo qofku rabu raacaya.
Anigu waxaan kutalinlahaa. Dhiigag halagaqaado. Acidity ay isyeeshaana. Halagudaro. Kolay. Waxaan kadaremay in uudoonayo. Hanti. Sababto ah wuxuulahaa daawada iyo dadweynuhuba haycaawiyen. Caruurti ban ka imi hoy iyo hanti midna Uma ohayo. Markaa niinkan halahubsado
Ninkan Yuusuf la leeyahay waa khaayin marka wajigiisa iyo indhahiisa
6:31 la eego
Wlhi waa runta
Waa aran layableh taas
Laga yeeli maayo
Halaga qaado
Dneeda halagu kala baxo
Nacaskaan fiiriya
Niinkan raabi haalaga baaqo waaxa dhaashay maamo foos waa baa iyaado haalkan taagan
Yusuf la ma yaabani rerka qof dhalin qaadanyo taas la yaabanahay
Ninkaan waa sidaad usheegtay waxweyn aakaqaldan
Ninkan yuusuf wuxuu mar walba laha ama ku cel celinayey bulshada reer somaliland iyo madaxdu hay garab istaagto waxba ma hasto dhul ama guri ma lihi wuxuu xoog saarayey hort in xoolo la siiyo, tan kale marka la waraysanayo kurisga ui fadhiyo manto dhan kolba kor bu u kackacaya wajigiida maanta dhan ta tabanaya, garbahiisa kolba tabanaya kolay laga yaba in daparation ama buuq madaxa kaga furan yahay markaasna qofku goaan ma qaadan karo qofku rabu raacaya.
Ninka mamma foos buu uegyahay
DnA ayaa la qaadayaa iyo wuxuu rabaa inuu kolba qoys sheegto adigu kala daa labadaa nacas aduu maxaad dareemi lahayd hadaad booskaa ku jirto
Ninkaan waa dhaqaale jiris waayo muxuu ku diiday in la baaro dn la qaado
Ninka waa oromo somali ayuu lacag ka dhex raadinayaa haduu is hubo DNA ma diidi leheen
Yuusur.waa.beenaale