Sabab beel waa ay xanuunsan tahay gabadha ama buufin bey ka dherjiyeen markaas bey Madagaskar ku dhufatey ee Rabbi ka baq wa wof aysan maskaxdeedu joogine
Melakztoo aan jogo hooyada Hadii aan ahan laha Wlhi Mise aniga dhiman laha mise ayada dhimaln lahyid waayo Rabi eegu ma keno Lakin Hadii aan ahan laha hooyadan Cml wn dili laha gartan
Kaaalay sawirka aad soo sartay iyo gabadh somlaiyeed oo hooyadeed dishay maxaad u tidhi war maxaad beenta u shegi Way kala duwan yihiin waxaad ku hadlayso iyo waxa ku qoran meesha Waan la yaabay walahay somal8da noocan ciwaanka beenta ah saara
Ilahay ha caafiiyo
Illaahay ha caafiyo gabadha
Hadayii minallah allah hasoxanuniyo waan soducyneina cafimad degdeg alle hasiyo
Hooyo hooyo❤❤
Eedo ninanta waa xanuunsanaysaa alle ha shaafiyo
Gabadh somaliyeed oo dishey hooyadeed miyaad ku saxsantahay masi lagu dawado baad been u sheegi subxanallah
Somali ma yaqaanan in dad xanuunsan jiraan. Dadka dhan waxaa laga rabaa iney si fiican u dhaqmaan. Ilahey ka cabsada dadka xanuunsan nabadgelyo siiya.
Ani waa fahmey iney xanuunsan tahay,
Asc Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waalid walbo caruurtiisa waxuu la jecel yahay horumar, wanaag iyo baarinimo.
Mel lagahayo malhn naagtan dhqan malahan Alaa hooyo mcn meya san lola dhqma😢😢😢😢😢😢
Amìin Allahayow
Way xanuunsantah gabadha
AMIIN Allayow
Xanuun baajir
Gabadh hoyaded dishey maku saxsan tahey inlagu soo galo lee rabtey
Sabab beel waa ay xanuunsan tahay gabadha ama buufin bey ka dherjiyeen markaas bey Madagaskar ku dhufatey ee Rabbi ka baq wa wof aysan maskaxdeedu joogine
Way xanuunsantahay alha caafiyo
War waaa gabar xunuusan ee haka been sheegin
Melakztoo aan jogo hooyada Hadii aan ahan laha Wlhi Mise aniga dhiman laha mise ayada dhimaln lahyid waayo Rabi eegu ma keno Lakin Hadii aan ahan laha hooyadan Cml wn dili laha gartan
miyaadan fahmin in aysan fiicneyn oo qoyskeedu aysan u joogin iyada. way xanuunsan tahay oo halkii qoysku ka caawin lahaa, waxay ku ciyaaraan si fiican kamarada horteeda. waxa kale oo aad tidhaahdaa qofku hooyadii ha daryeelo, iyadaa hooyadeed dalka keentay Sweden, Soomaalidu waxay jecel yihiin inay dib u samaystaan sheekadooda. khalad bay samaynaysaa laakiin iyaduna ma fiicna.
Asc maalagawado Hooyad is Ay u dilin ka badbadiya
Maxey sas ugu xanaqday gabadha
Acuudu billh
Kaaalay sawirka aad soo sartay iyo gabadh somlaiyeed oo hooyadeed dishay maxaad u tidhi war maxaad beenta u shegi
Way kala duwan yihiin waxaad ku hadlayso iyo waxa ku qoran meesha
Waan la yaabay walahay somal8da noocan ciwaanka beenta ah saara
The problem of going to Europe. Kkkkk kkkkk
Asww
Stop lying she is sick