@@shabeel7467 shabeel yusuf uma qalmo mana geyo wll cayda hooyo gaadhsiisan, aad ayuu shaqeeyey xiligii adkaa ee somaliland soo martey, warar sugan,deganaan iyo dhexdhexaadnimo, dhaliishana waxaa ka hoboon toosinta, ALLe swt u towbad celi, journalist yusuf a/abdillaahi-na wuxuu kaa mudan yahay raali-gelin, midkiina ma aqaan walaahi,
Waxa aad ku warameysaa ha noqdaan xog illo sugan kasoo baxey ama aad cadeymahoodii soo bandhigto, ha dhaawacin mihnadaadii xirfadeysneyd iyo codkaagii labnaa, fadlan, dadkii kugu xidhnaana ha nacsiin saxaafada, ( waa war abuuri kara fidmo, weynu caafimaad qabnaaye hayna damqin, ummadii nabada ku codeyseyna ha niyad jebin, )
XAYAWAAN XOGNA MA OGIDE SHARCI DASTURIYA AYAALAGU KALA WAREGAYAA. KAAASH BAANA LAGU WreeinayoNAALAA TALAA CALEEG. LABA WARON IS QABANAYN HA SHEGIN EYYOHOW
Adeer aduunkan waa laga tagaya qof walbana illahay baa arka waanu la xisaabtami lakiin adigu waxanad hubin ummada haw sheegin waana damki kabaa’ir waxaan kugula talinlahaa nin yar baad tahay hada ka saar clipkan kana tobad keen sida ugu degdega badan waxaad ku jitaa dambi weyn is daba qabo! Suxbana laah rabow na cafi khatumadana khayr noogu khatin Amiiiiiiiiiin
Eeg Xirfad baa dadka lagu soo jiitaa, ee War been ah, ama Qoraal been ah. Kuu keeni Maayo daawadayaal. Waxa kaa Yaaci doona. Dadkii kugu xidhnaa. XANTAAADU WAA INAAD TAHAY QOF BEEN BADAN, EE BAL ISKA ILAALU. MAHADSANID
Cirro got a lot of money from Somaliland's enemies. He doesn't need Somaliland's money. He received more 39 million dollars. 😆 🤣 He will probably deliver Somaliland to Somalia. Cabsi cabsi time.
Ilaahey ha ina asturo. War Dalka haloo tudho, tacab badan baa Somaliland geley, waa in lagu mitido oo cadowga gudaha iyo kuwa dibadaba laga ilaaliyo. Madaxweeynaha cusub na la garab galo oo aan la waalin. Somaliland Allow badbaadi, adigaa intaas ba soo gaadhsiye, Yaa Raxmaan, Yaa Raxiim. Ilaahoow Dalka Somaliland iyo dadkeedaba nabad geliyo ugu deeq.
Ma dhiladii ku dhashay ayaa beentaa kuu sheegtay yaa kalb warxumadaada waa la hayey ilaa doorashadii laakiin beentaadii xadka ayey dhaaftay waxaan kaaga digayaa hadii beentaa aad dayn weydo oo ka waantoobi weydo in bogagaaga aanu xidhi doono kadibna baroortaada dadku la yaabi markaa adigay ayey gacantaada ku jirtaa waa cilmi aanu baranay oon kharash naga galayn ee maanta dgniintaa qaado, waxaad nijaas ibnul qaxbah kalb ibnal kalb waxa lagu yidhi madexweynaha Muse Bixi ayaa sumcad fiican kaga tegaya xafiiska ee sumcada ka xumee oo kilaabtii Wadani ayaa ku soo diray, Waar beenaalahan block saara.
@@shabeel7467 shabeel yusuf uma qalmo mana geyo wll cayda hooyo gaadhsiisan, aad ayuu shaqeeyey xiligii adkaa ee somaliland soo martey, warar sugan,deganaan iyo dhexdhexaadnimo, dhaliishana waxaa ka hoboon toosinta, ALLe swt u towbad celi, journalist yusuf a/abdillaahi-na wuxuu kaa mudan yahay raali-gelin, midkiina ma aqaan walaahi,
Ceeeeb 😂😂😂 pls stop ceebta Kulmiye 😂😂😂
Weriya waa isu xaartay caawa
Beenta Jooji Afku ku Go' ye
Waar ilaahay ka cabso 😅😅😅😅
Waxaanad markhaati u hayn !!!
I will be frest person oo unsabcrib dhaha nonsense waye kan
Waxa aad ku warameysaa ha noqdaan xog illo sugan kasoo baxey ama aad cadeymahoodii soo bandhigto, ha dhaawacin mihnadaadii xirfadeysneyd iyo codkaagii labnaa, fadlan, dadkii kugu xidhnaana ha nacsiin saxaafada, ( waa war abuuri kara fidmo, weynu caafimaad qabnaaye hayna damqin, ummadii nabada ku codeyseyna ha niyad jebin, )
Caaaaaaaac
Thanks journalist yusuf abdillaahi ,
goob joog ayaad u aheyd xiliyadii adkaa ee uu soo marey muse biixi, mucaarad adag oo aan xagxagasho mooyee ka fog xushmada dublumaasiyadeed, jamhadeyn, feyraskii naafeeyey dhaqaalaha iyo isusocodka dunnida covid - 19 ,dagaal ay gashey xukuumaddu oo runtii adkaa aduun badanina ku baxey , cadow badan oo gudo iyo dibedba leh oo hareereeyey xukuumada oo xabbad iyo dublumaasiyadba leh , doorashooyinkii isku sidkanaa oo uu madaxweynhu u meel mariyey si daah furan oo faragelin ka xor ah ,dhaqaalaha ku baxeyna ay maareysey xukuumadu 90% , waxaan jeclaan lahaa inaad si academic ah u qiimeyso xiligii adkaa ee uu la kulmey xukuumada muse biixi,
Thanks so much 👍 again yusuf.
Caaw uun aad ugu darnayd sxb
Waar manaafaqa iskadaa
Alle ka cabso brother we already know whts going on
Allah ka cabso maad arakaysay
Waa war sheydaan
Ha ceebayn dadka aduu waad ceeboowdeeeeee
CIIIDANKA QARANKEEE ZUBEEER. AWAL EEE KU DHAAMADAY JIIIDA BARI QORI LUGUD IYO. OOOG WAXAAA. WAAABJIBA INAY DEEEGANA DOOODA USOOO GAADHA CIIDAN KIINA MADANIGA IDIN QAABILA HJ BSRIIS QABOOBAY KUU TAQAAN ILALINTA DANTEEDA KASOO XAY MSRTA
XAYAWAAN XOGNA MA OGIDE SHARCI DASTURIYA AYAALAGU KALA WAREGAYAA. KAAASH BAANA LAGU WreeinayoNAALAA TALAA CALEEG. LABA WARON IS QABANAYN HA SHEGIN EYYOHOW
90 million dollar ayuu ku wareejinayaa ciro ee ceebta ka daa
Lugtaneey hadba nin ku qaad, ( Xogogaal 😂 )
Thanks fadlan weriye yusuf, mowduucan ka saar keydkaaga .
Waryaa ilaahaaga ka cabso waxaanad waxba ka ogayn umada ha u sheegin
Ilaahaaga ayaad la hortagaysaa if iyo aakhiro
Beelaaly tuug xukumad muuse’s biixi ma hay inxashi iyo xirsi yaa huu
NUUUX TANIYO WIIGBAAD HAYSATA CIIDANKA XUBEER AWA DEGAANADIIISII KU SOO SIN HJ DHIBKA KU HAYAAAN CIDAN KOODA MADANIGAY BARBAR FADHII SANAYAAAN
Waa badheedh beentaadu oo wax jiraba maaha waa magacdil aad u badheedhayso malaha dadkiina warwaramaa aakhiro waad ka quusateen oomaalinta qiyaame ma rumaysnidin in qofwalba kaligii isagoo qaawan la xisaabin doono shaqaysta oo u shaqaysta jahanaba anaguse ka waantooba ayaanu idinleenahay
Wariye saaqida oo isku haysta fariid waar aamus waxba ku hadli mayside
Waar xishood oo wax islula hadh, waxaanu ognahay inuu madaxweynhu wareejin doono malaayiin doolar oo ku jira khasnada dowlada ee bangiga dhexe, maxaa maarkaa ku maydha xishood laawe.
War Bax Soo xaar xaarbaa ku hayee 😂😂
Habar awal ha ku daalin nio 😂
Iska hubi warkaa waxaan kaa sugaynaa cadaynta warkaa
Hadalka beenta ahi wakaad ku dhimaneysay wlhi blhi. Waliba si qaab daran ayaa ajasha lagu dhafinayaa.
Alleh ka baq
Namiimiye af qadhmuune caawa xaarkaagu qadhumuunaa adigaa caydhee kulmiye ma yaqaan daymo taasna way cadahay cid mushaar wayday may jiri waxan qucdadu waa qoloma
War ileyn qof xishooda ma tihid ey biyihii wajigu dhmdenbatahaye wxnoo been ahed alifto iskadhaaf adeer ilaahba wxkusiiyee beentad masaariifsata kuwo kula midi wy jiraan blse wajigay qarsadaano cod kliyey ku tabiyaan beentiyo garasho yarantoodu wxy tidhi dadka u sheege adiga wxagu waa akhusunasnimo 😢
MIYAA SOOCABTAY CAAWA SXB WAAMAXAY BALAAYO SHEEGU MISE ??????? KKKKK😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waa beentaa waana dacaayad munafaqadaysan oo lagu abuurayo shaki gelin iyo waxaan jirin
Caawa waad ka dhacday
Wax inagu cusub maaha waligeedba way dhici jirtay xaalufintaasi marka ay dowladuhu isbedelaan
Kuligood waa beenaaleyaal lacag qaata waxa inoo waramaaba waa samankii beenta iyo laaluushka iyo munaafuqada
Beenta daa zxp ciro lagu wareejinaya bankigiiye
No way ceebta joooji waxasi ma qabato ree somaliland
Kkk
Caawa waad is ceebaysay waryaa xukumad si sharafleh uga tagaysa meesha ayad ceeb la daba socota yaa kalab😂
Kani waa kii Idaacadiisa yar ku basaasi jirey Ciidanka Qaranka Jamhuuritadda Somaliland Dagaal kii Laascaanood Basaas xun baad tahay Oo waanu kaa war haynaa Xaaraan yahay Madaxweynaha Sharafta leh Ee Doorashada Xalaasha ah qabtay Xajiimaynayaayi Basaas baad tahay Ee Afkaaga Qadhmuun Madaxda Dalka Nooga daa naag baad tahay E 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
Waaryaa Beenaale 100 Milyan oo dollar ayaa madexweyne Biixi ku wareejiyey ta cusub markaa lacagtaa ma hooyadaa ayaa bixisay.
Agasine awood malaga laçage lagu kado
Adeer aduunkan waa laga tagaya qof walbana illahay baa arka waanu la xisaabtami lakiin adigu waxanad hubin ummada haw sheegin waana damki kabaa’ir waxaan kugula talinlahaa nin yar baad tahay hada ka saar clipkan kana tobad keen sida ugu degdega badan waxaad ku jitaa dambi weyn is daba qabo! Suxbana laah rabow na cafi khatumadana khayr noogu khatin Amiiiiiiiiiin
Bisinka akhiradada u tudho muse waa ka wayan yahay waxsiye
Caawa warkaagi beenta ahaa wuu qaawan yahay
Eeg Xirfad baa dadka lagu soo jiitaa, ee War been ah, ama Qoraal been ah. Kuu keeni Maayo daawadayaal. Waxa kaa Yaaci doona. Dadkii kugu xidhnaa. XANTAAADU WAA INAAD TAHAY QOF BEEN BADAN, EE BAL ISKA ILAALU. MAHADSANID
Bisinka war akhirada u tudho muse waa ka sharab badan yahay
Bilaa Edeb jaahila ayaad tahay waxaan jirin ha sheegin Doorshadii quruxda badnayd baad fool xumaynaysaa ,agaasimayaashu waxay maamulaan miisaniyad yar oo wasaaradu leedahay maaha mid dawladana wax u g kordhin karata ta cusubna wax ka dhimi karta waa mushahar ,stationary, shidaal yar waxay hayaan
Waaryaa beenaale dacayada jooji lacagtii ugu badnayd ayuu ku wareejinayaa cirro Muuse adiga waxa ku haya xanuun aad u qabto kulmiye iyo madaxweyne Muuse biixi.
Ciil qabe xishooo
😂😂😂 kulmiye ayaa waxba kuu dhiibi waayay miyaa
Waxaad u baahan tahay inaad joojiso faafinta macluumaadka khaldan. waxaad tahay jaahil monaafaaq ah
imika beenti oqofa ayaad noqoty xogagaal
Adigu ma lataliyaha muuse ayaad tahay mise xoghayntiisa khaaska xagaad ka keentay beentan aad umada u sheegayso warakaaga waa lahayaa
Bisinka Allah sahal amuraha Allah halke laga galaya
Waar Beenta iska
Ilaahay ka baq Acuudubilaah Dib danbe kuuma daawanayno 🚫
Waayo Been iyo Dulmi ayaad ku hadlaysaa goormaad ogaatay in bax lala baxayo ????🚫🧐
Cirro got a lot of money from Somaliland's enemies. He doesn't need Somaliland's money. He received more 39 million dollars. 😆 🤣 He will probably deliver Somaliland to Somalia. Cabsi cabsi time.
Maalinta qiyaame su'aasha waa lagu waydiinaya cadayn ma u haysaa wllo
Ilaahey ha ina asturo. War Dalka haloo tudho, tacab badan baa Somaliland geley, waa in lagu mitido oo cadowga gudaha iyo kuwa dibadaba laga ilaaliyo. Madaxweeynaha cusub na la garab galo oo aan la waalin.
Somaliland Allow badbaadi, adigaa intaas ba soo gaadhsiye, Yaa Raxmaan, Yaa Raxiim.
Ilaahoow Dalka Somaliland iyo dadkeedaba nabad geliyo ugu deeq.
War ka xishood dadka 😡😡
Beenale weyne yad tahay nagada beenta
Akhas waar waxaad tahay tuug beenaale ah
Beenale 👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎
😂😂😂😂😂😂😂
Beenaale ibnal Beenaal ibnal Kalb kadaab ibnal wasakh.
Beenaale waa lagu bartay
Kkkk, This young EVIL personified can be dangerous if not checked with his propaganda.
Waar beenta jooji
Beenaale laba carable
Waryaa dadka beenta ka daa
Kani waa beenaale