Xog Dagaalka Ceerigaabo oo la ogaaday cida ka danbaysa? Garjexis iyo habar jeclo oo go aanka qaatay?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 21

  • @NasirOsman-y9e
    @NasirOsman-y9e 7 годин тому +4

    Warar khyr badan sheeg xogogaal.

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 6 годин тому

    Thanks so much Xogogaal tv, hadii taariikhda aduunkan dib loo milicsado, taariikhda inta ogyahay , lama hayo ,meel,dhul iyo dal midna oo cago-adag ku taagan horumarna sameeyey oo aan lagu kala adkaan , nidaamkii boqortooyo ee Romanka , Persian-kii , UK 🇬🇧 ,Russia 🇷🇺, China 🇨🇳, USA 🇺🇸 , Turkey 🇹🇷, Vietnam 🇻🇳, North Korea iyo South Korea oo is dul fadhiya dhamaan ummadahaas aan sheegey qaranimadooda waa lagu dagaalamey waana lagu kala haariyey , dunnidana ma jiro baal cusub oo lasoo Rogaa lkin dhamaan waa tagto hore oo dib loo furo, somaliland-na sooyaalkaa taarikheed ayuunbey raaci doontaa, hogaamiyaha dhabta ahi markey nabadi muuqato meeshey taal ayuu ugu tagaa ,markase aaney muuqan wakhti kuma lumiyo,

  • @CabdilaahiJookar-i9h
    @CabdilaahiJookar-i9h 7 годин тому

    Dagal inga ilaaliya❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @husseinnourjareeye996
    @husseinnourjareeye996 7 годин тому

    Ciirigaabo nabadbay u baahantahay

  • @adangaboobe9149
    @adangaboobe9149 3 години тому +1

    XOGOGAAL WAXAD NOQOTAY XAGJIR , MAR WALBANA WARKAAGU WUXUU U BADAN BEEN SAL RAAD TOONA LAHAYN ADIGOO U ADEEGSANAYA INAAD WAR SIR AAD HAYSO , SHAME ON YOU . SIDII BERIGII HORE U HADAL INTII AAD HARGEYSA FADHIISIN KUGU NOQOTAYBA WARKAAGU WAA DHINAC IYO MALA AWAAL , WAANAN KAA HADHAY

  • @FarhanFuaad
    @FarhanFuaad 6 годин тому +1

    Habr qudhac
    Iyo habr habar
    Waxay ugu talo galeen
    In ceeragabo
    Laqabasado
    Dawada
    Filimada socoda
    Baaq baaq
    Nabadeed
    ??
    Maha baaq nabaded
    Wa BAAQ
    LADONAYO
    INAY HUUWANTU
    TIMADO O AY QABASATO CEERAGABO
    HADABA
    CODAKA
    KOR UQAADA
    BAAQA
    AAD KUDONAYSAN
    INAY
    HUUWANTU
    QABASATO????😅😅÷😅😅😅
    DAAAAWADA
    FILIMADA
    WALEE
    HOG BAY
    KUSIISOCOTA
    SOMALILNA
    ilaahay
    Ayaa umaqan
    WAXANA

  • @yusufali3850
    @yusufali3850 7 годин тому

    Colaad baad doonaysaane wax is kaga celiya

  • @AbdulkadirHirsiAli
    @AbdulkadirHirsiAli 7 годин тому

    Haddii qof guuldareysto، waxaa uu eedeyn ujeediuaa Qof aan shaqo ku laheyn

  • @Saleebaan-rz1pl
    @Saleebaan-rz1pl 7 годин тому

    Madaxdhaqmeedkan cida ay lahadlayan e nabada ka baryzyan waa ayo?miyey jirta cid ka gurzysa nabadan sheegan

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 7 годин тому

    𝑋𝑂𝐺𝑂𝐺𝑂𝐿 𝑇𝑉 𝑊𝐴𝑅𝐼𝑌𝐸 𝑄𝐴𝐴𝐿𝐼 𝐴𝐿𝐿𝐸 𝐻𝐴𝐾𝑈 𝐵𝐴𝑅𝐴𝐾𝐸𝐸𝑌𝑂 𝐺𝐸𝐸𝑆𝐼 𝑄𝐴𝑅𝐴𝑁 ❤❤❤ 𝐺𝑈𝑈𝐿 𝑆𝑂𝑀𝐴𝐴𝐿𝐼𝑁𝐷 💚🤍❤️💯

  • @yusufali3850
    @yusufali3850 7 годин тому

    Ufff idoor colaadbay bakufiicanyihiin hadii nabsd loogu baaqo way kibraan

  • @cabaasmahamed1892
    @cabaasmahamed1892 7 годин тому +1

    Waar cawa dagaal ka dhaca waa qarka ceerigaabo waxay joogaan masagan meel la yidhahdo oo u jirta 14 kilo mitir ee dadka h sheeg

  • @JamalmaxamedCandilahi
    @JamalmaxamedCandilahi 6 годин тому

    😊😅😮😢😢😂😂❤

  • @AadanCabdi-cq5wt
    @AadanCabdi-cq5wt 7 годин тому

    War hanakalufiba ee nagataya

  • @zamiirApdilaahi
    @zamiirApdilaahi 6 годин тому

    War dhilo dhashay wasahahn xogaal isaga qortay wa wariye isaaq 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed 3 години тому

    FUTO XUN