Anugu fikirkeyga marabo inan naag nin keeda la guursado ayina yey iso gelin walalkey wiilkeyga. Iyo ninkeyga waxan qabaa mid mid ha iska qabaano naago badan faaido male balayada alaahu mana jeyna
Gabadhan caawa aya iigu horaysay inaan daawado waaba gabadh caqli badan tolow miyaa laqabaa hadii aan laqabin geel baan ka bixi lahaa hadii la qabo I AM SORRY
Na manda mad waladay nakaha habarka qaba hooyoyinka af ka ha Ku so Dakin adoonagiy Ku dhibayso o sodohdiy masayd da hayso Wan arkiy Dona wale hadal kasiy Wu idabsaday Lakin wad arkiydonda yoomu ayaam
La socda dheh gabdhaha Cabdalle makaahiil dheeldheel ma galaan. Waa runlay dumarka Soomaaliyeed cadaalada ma yaqaanaan in lala guursado ma doonaan lkn walaal need iyo wiilkeedaba way la jecel yihiin.😂
Wa run wataan layaabay naagahan Somalida Nafteda iyo gabadheeda lamarabto lkn
Walalked
Ninkeda
Wiilkeda ama xataa key iskuqabiilkayihiin
Aabahed ban rabay saan qoralka igaqaldamay
Waa runtaa safiyo tusmo sodohooyinkaa iLaahay cudurkooda nagumo rido oo gabdhahooda jecelyihiin naagta wiilkana way xumeeyaan sodohooyinka👍👍
At least waa inay caruurtaadu kuu sinnaato gabadha wiilkaaga iyo gabadhaadu ha kuu sinnaadaan ilaahow isu kaaya sakhir
Wallaa safeyo Runbay ku identay yaa esku degtay aan naago ihaayn waleba markay kuugu darantahay ❤❤safeyo quruxbadan guulayso
Yes 🙌 ✅✅✅
ishaad ka riday run badanidaa
Asc Safiyo qaali alle haku xafido aduunyo Iyo aaqiro
Anugu fikirkeyga marabo inan naag nin keeda la guursado ayina yey iso gelin walalkey wiilkeyga. Iyo ninkeyga waxan qabaa mid mid ha iska qabaano naago badan faaido male balayada alaahu mana jeyna
🎉was rutaa safiya
Waa naago caqli daran
Gabadhan caawa aya iigu horaysay inaan daawado waaba gabadh caqli badan tolow miyaa laqabaa hadii aan laqabin geel baan ka bixi lahaa hadii la qabo I AM SORRY
Na manda mad waladay nakaha habarka qaba hooyoyinka af ka ha Ku so Dakin adoonagiy Ku dhibayso o sodohdiy masayd da hayso Wan arkiy Dona wale hadal kasiy Wu idabsaday Lakin wad arkiydonda yoomu ayaam
Hora loo yidhi sodihi sin kawasan
La socda dheh gabdhaha Cabdalle makaahiil dheeldheel ma galaan. Waa runlay dumarka Soomaaliyeed cadaalada ma yaqaanaan in lala guursado ma doonaan lkn walaal need iyo wiilkeedaba way la jecel yihiin.😂
Adanah oo idil ayaa sas ah
We love u safiyo nolow qaali💕
Runbaada tusmo
Waa wax lagu faano
😂😂
Keep going Safiya INADER.❤
Kkkkk
Safiya walaal waa saxantahay lakin dumarka maaha ciladu waad hareer maraysaan wixii idin raqiisiyey oo xaquuqdii dumarka ku ciyaaray eeg jawaabta dumaashidaa ku siisay oo kugu dishay adiga ayadana tii unbaa dishay waxay wadatay qori dable oo naagaha guba
Umutul muminiin sidaas ayey ugubteen oo uqalbi jabeen
Waana lagu qasbay
Naag islaamkana dhibtaas ayaa loo xambaariyey
Janadii 72
xawral cayna ayaa ninkaaga ku sugaysa 😂😂
Dumaka maaha dhibkuye
Ka fiirsada ???
Xqq midhkaasaan been ahayn
Away ninkaagii 100 halad ka bixiyay Tusmay wa maxay waxad ka hadlaysid iyo carabka