Masha Allah❤❤❤❤❤ Guuleysta reer Awdal iyo guud ahaan umada soomaaliyeed ee wada gobta ah. Nimcaan hilaac geesi qaran, horumarkaaga Allah ha kuu siyaadiyo. Amiin❤❤❤❤
@najaxabdisalam, Walaalo qabiilku ma wada xuma, loomana jeedo reer ee waxa la tusayaa inuu dad leeyey kuwa la furbaxay ee ugu hanjabayey sidij aanuu dad lahayn, waanan ku salaamey.
Masha Allah❤❤❤❤❤ Guuleysta reer Awdal iyo guud ahaan umada soomaaliyeed ee wada gobta ah. Nimcaan hilaac geesi qaran, horumarkaaga Allah ha kuu siyaadiyo. Amiin❤❤❤❤
Dadka reer boorama somalia kama faanaan nolada❤❤
Maasha allaha ......nicmaan hilaac allaha ku xafido aamin .cadaw gaga cagta Ka hos
Ii baashaala awdal state ❤❤❤❤
Masha allah guul iyo gobanimo samaron siciid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Manshaaa alha guul iyo gobanimo
QADIIJO ILLAAHEEY HAKU HAAFIIDO ❤❤❤❤❤❤
Amiin❤❤❤
Awdal state guulaysta
maashaa allah tabarkallah illahay soomaali wayn nooma waayo hadaan samaroon nahay🇸🇴😍💕😘🥰
Masha allah❤❤ 😍😘🥰🥰❤️❤️🌺🇸🇴🇸🇴
Guuulaysta Awdal state
KHADIIJA WAAN KAA QAADNAY HADAAN UMADA SOOMAALIYEED NAHAY
Machallha ❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤
Top 3 fanaan ee ugu horeeya waa Gadabuursi,
Nimcaan, Mursal iyo Hodan Abdirahman🙏
Samaroon Siciid waa mulkiilayaasha fanka🙏
Masha Allah 💎🇸🇴💎🇸🇴💎🇸🇴❤️🌴🌴🌴somaliyey walalo noqda walalyaal ⁉️
Mashalaa awdal baashaal cadawgu darbiyada hajiidho
Wsc Mansha ALLAH Hambalyo Nimcaan Hilaac Hambalyo (Boqorka codka Somaliyeed) waa Aisha oo Mogadishu ka leh Hambalyo ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maaa shaaa alaah tabaaraka 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🌺🌺🌺🌺💗🌺💕🌺💙💕🌺❤️🌹🌹🌹🌹🌹👍
Mashallah ❤❤❤
Mashallah 🎉🎉 viva nimcaan
Masha allah iyo inadee❤❤❤p🎉
Absolutely true 🎉🎉🎉
Maanshalah
AWDAL STATE. OF. CIISE. SOMALIA
Nimcaan kum kacsami qabiilka aad sheegaysan waan ahay waa geesi qaran
@najaxabdisalam, Walaalo qabiilku ma wada xuma, loomana jeedo reer ee waxa la tusayaa inuu dad leeyey kuwa la furbaxay ee ugu hanjabayey sidij aanuu dad lahayn, waanan ku salaamey.
ZAYLAC LUGHAYA STATE. OF CIISE. SOMALIA
Masha allah
Midnimadaas baa ina wada deeqda walaala yaal. Mahadsanidiin inta sidaas u fekkeraysa dhammaantiin, inta jecele baqaysana ooddey jabin doonaan insha Allah.
UMADA SOOMAALIYEED WEEY KAA QAADEEN SALAANTAADA
DIRIYAN OO DIRIYAN
❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Adan mataan thanks wll 😊
Huuro hoo cadayga
Qabyaaladu ha dhacdo
❤❤❤❤❤❤❤❤ machallah
💖💖💖👍👍👍
Fadlan.fanka halaga daayo cunsurinimada.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤nimcaan hilaac ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Inaderkey nimcan waa badey 🏞️ 💧 maa biya waxkhagadi
Qadiijo qalanjo wan kusalamay edo an dumashi
Wali quruxdii way leeday
Bisinka bisinka waxano mergiyoxuna on isbaqaadikarayn mawaxa isukeenay inankiiyara e iskadhurmayey yadadkan soqaxiyey 😙
Eedo Qadija Cadimaha
Xinka reer tolkay looma bilaabo 😂
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
vive notre people awdal guul guul samoron said and vive les people somaliens and mama khadija you are your heart long life amin
Merci🎉🎉
Ma iskaga xidhan walloweynta iyo ciyaar zeylici kkkkkkkkkk
Samaroon baa saylicii leh. Meeshuna wa goob Samaroon. Caadi iska dhig
Ubaxa si fiican u qabso 😅madaxa ubaxa ha gooyin 😂
Wa meel madhan oo cidlo ah
Fananku hadu caytamo asaga ma la daynaya
Adigaa madhan walee. Sakiin liq
Dhilakudhashay mergiyo xun xinlaso salbabakhday adigu mafaqashbad ahayd mise huush 😢 hoorayso xabashi iyo oromo mada gaadhikara
Nimaan hilaac waxan Oran lahaa Dhaliinyaraad Tahee wakhtigaaga Dhinaca fiican uga faaiidayso tani waa Aduune Somalilana maanta uma Baahna in sida Basasha lasii kala Gurguro yaan lagugu Guurin Odayaashan Somali Baabiyey Beray tegayaan kabax Cuqdada iyo waxaas is balaadhi oo maskaxda ka shaqysii
Waa taa edo
❤❤❤❤❤❤❤❤