FAADUMO BURAANBUR SHAKIRA NINKAY IGA WASTAY IYO SHEEKO MADHALAYS.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 45

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 День тому +14

    Subxanalah walaaley insha alah adiguna waad dhali oo ilahey agtiisa waa buuxda marka ku duceyso ducadaan oo ah Rabii la tadirnii Fardan wa'anta kheyrul waarithiin kuma aqaano lakiin ilahey dartiis ayaan kugu soo duceynayaa alahana kuu aqbalo walaalo amiin yaa rabi

  • @faadumocabdi852
    @faadumocabdi852 День тому +4

    Walaalay ilmaha gaalada haysato ha kufarxin dad islaama Ayaan nahay ilaahay ha ka sooceliyo gaalada caruurta faadumo buraabur aamiin aamiin aamiin

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 23 години тому +3

    Shakira ilhaycwalaad baari ah haku siiyo amiin amiin amiin amiin amiin amiin

  • @faadumocabdi852
    @faadumocabdi852 День тому +3

    Ilaahay faadumo buraabur ilmaheeda ha usooceliyo ilaahay faadumo buraabur ilmaheeda ha uxfdiyo gaalada

  • @PersonalGrowth-f8s
    @PersonalGrowth-f8s День тому +4

    Wallahi waan yaabanaa meesha laga heeysto fadumo buraanbur iyo waan garan la ahay meesha ay ka xintameeyso.

    • @MaryamHussein-d3m
      @MaryamHussein-d3m 14 годин тому

      Qadar ku dhacday naga iska haldo bilan laguma qato

  • @fahmoali-jz6ph
    @fahmoali-jz6ph День тому +4

    Ubad qayr qabo allaha ku siiyo, waana helee insha'allah Kuwaku xambaara oo ku dhaqaaleeyo, adna ilaaahey bare.

  • @MoDhaqane
    @MoDhaqane День тому +1

    Gabadhaa shugri cabdulaahi maansha Allaah ManshaAllaah intakale fadno iyi warxumo tashiil subxaanallaah

  • @fadumocilmi3405
    @fadumocilmi3405 День тому +3

    Naxariis ah ilmo somaliyeed oo gaalo qadatay ood ku faraxday

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 День тому +4

    Shakiira waa xaasid wey uxasdaysaa inantaa faadumo ah

    • @fadumohassan2425
      @fadumohassan2425 День тому

      Fadumo dulmi ayey ka gashey❤ Gabadhaan wan xasusutaa Markii aay ilmo la’aan tá ku cayn jirtey xataa waxaan u qorey walaley ilmuhu waa nimco rabi ee illahey ka cabso

  • @KadanAliIsa
    @KadanAliIsa День тому +3

    Illaahay caruur mataano u badan ha ku siiyo.
    Ee bal hindiya iska soo baadh in aad waxyar oo cilaj ah u baahantahay baa laga yaabaa.

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 21 годину тому +1

    Gabadhani waba gabadh yare mayadaba wakhti goblan lagu sheego jirta waaba inan yaro Dimen ah mansha sllah walashay insha allah illaha casawa jelaha ah baan kaga varyey in u kugubirsaqo awlaad deg dega o bariyin ah gabadh yar badtahay wan ku dicaynaya awlaad deg deg ahnin alle kusiiyo binadamka slle halaga hiiliyo insha allah tabarka raxman

  • @seinabjama4979
    @seinabjama4979 День тому +3

    Wakhti dheer ayay sheekadaan socotaa ee waa la heshiiyaa ee heshiiya

    • @sagalmedia24k
      @sagalmedia24k  День тому

      @@seinabjama4979 2016kii ila hada

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 День тому

      FADUMO DIIDAAN SIIDEEY DAADKII DHAAX GALEEY AYAA SHEEGEEY

  • @Isra-vm3cx
    @Isra-vm3cx 15 годин тому +1

    Asc abayo ilaho ku si uwaad qeer qaabo ❤❤❤❤❤❤

  • @hudaali8660
    @hudaali8660 23 години тому +1

    Walaaley doqonka dhasha ku faaneysa meyada sida beedka isku gurtey samir toban sano ayaa illahay u samrayey maantana waan haysta ubad ilahey baa lehe samir illaheyna isku xidh

  • @najmacaiapdi
    @najmacaiapdi День тому +3

    Shakiira hooyadeed may dhimatay

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 День тому +1

    NAAGIHIINA SHAYAADINTA AH ALLE KA BAQA OO RUUFYANIMADA JOOJIYA IYO DABKA AAD KA DHEX SHIDEYSAN GABDHAHAN HESHIISIIYA AMA KA DHEX BAXA

  • @GhaliHybe
    @GhaliHybe День тому +1

    Walal ilahay Ayaan idinku daariyey kala xishooda oo kalaroonada

  • @hodanelmi6876
    @hodanelmi6876 День тому +2

    Faadumo waa doqon haday ilmo hadaa jeceshay maxey uga tagtay waa habar waalan

  • @fariidommm-ry9yz
    @fariidommm-ry9yz День тому +2

    shakiira quruxey ha ujawabin doqontaas jaahilka ah ee qadarta rabi kugu caayeysa carurta ilahey baa bixiya goortuu doono qaarna waaba lagu imtixama oo caasi ayey noqdan ayada kuwedi aaway watas isteresku ku dhacaye carurtina ey dacweyen oo laga qaatay habartaas ayada dhiban oo maalinkasta baraha bulshada ka barorata weyka weyn thye iska cafi adigana wad yar thy ilmana wad dhali niyada yeyka dilin jahiladan

  • @marian5607
    @marian5607 День тому +4

    buraanburto iyadaa kaa weyn indhahaa macalina inay kaa weyn tahay rer social media arka 10 sano igu yaraan way kaa weyn tahay 😂😂😂

  • @marian5607
    @marian5607 День тому +3

    shaakira ilmo haddaad rabto ilaahay wuu ku siin karaa wllo xataa waad isku beeri kartaa aduunka casri baa la gaadhay markaa ha u fakarin inaadan ilmo heli karin🤔

    • @FatumaHassan-m7n
      @FatumaHassan-m7n День тому

      Waa iga qoslisay😂

    • @teemwashamsi1704
      @teemwashamsi1704 10 годин тому +1

      Isku beera xataa Illaah baa kuu qadado ha gafin. Illaahay ha siiyo tane Allah usoo celiyo

  • @MoDhaqane
    @MoDhaqane День тому

    Manaaleey kuwaaga uqubo ha uguran naa xishooda subxaanallaah

  • @GhaliHybe
    @GhaliHybe День тому +1

    Asc walal maad ilahay ka xishootid oo samirtid

  • @karinaali63
    @karinaali63 День тому +1

    Ilahay ha siyo caruur wanagasan

  • @itzManha125
    @itzManha125 День тому +3

    Shakiira waa maakiin hhhh

  • @Bintucabdi-c1c
    @Bintucabdi-c1c День тому +2

    Naagahani way waasheen bilaa xishood baad tihiin

    • @sagalmedia24k
      @sagalmedia24k  День тому

      @@Bintucabdi-c1c mid degan ladhaho aya isku dirtay FAADUMO iyo SHAKIRA

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 День тому

      My sister don’t worry about kids how many kids are dying Somali don’t lessen to her my Allah will bless you with good health. You are so beautiful.🫅💕

  • @shuali2740
    @shuali2740 День тому +1

    Ubad khyr qaba Allah’a kusiiyo walalo iska daa

  • @SuadIbrahim-v2p
    @SuadIbrahim-v2p День тому +1

    Subxanllah 🥹

  • @marian5607
    @marian5607 День тому +2

    Amaal nahaabad waxay rabtaa inay qolka live ku shidato qisada labadan dumar ah 😂😂😂😂
    24/7 dood dadeed hahaha
    2 qof dhexdooda ayaa quudkii ka galay

    • @sagalmedia24k
      @sagalmedia24k  День тому +1

      @@marian5607 😂😂😂 wabay shidatay bari ayaan idiin soo galin raba dhexdhexaadintoodi 😂😂😂

    • @marian5607
      @marian5607 День тому

      @sagalmedia24k
      lols wallee

  • @fadumosaed4430
    @fadumosaed4430 День тому +1

    Haku dayane ilahayba ubadka bixiya waxaba kuma hayso ilahaybakuhaya rabihakusiyo walalo

  • @fadumosaed4430
    @fadumosaed4430 День тому +1

    Asc iskacafi walalshay

  • @hanna-vl1ch
    @hanna-vl1ch День тому

    Shakira quruxe xagee kaala so xariira saliida aad iibiso ban rabaaye

  • @AbshiraMohamed-zg1tm
    @AbshiraMohamed-zg1tm День тому +1

    Allah ya nasinayo ubaad walashey admigaa aya iska sidhaas ah anbo sidhas aya laicaya marwalbo sory walashey wankula qabaa

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 День тому

    Shakiira dantaada raaco naagtan iska kaa caayaysa halkaa ka mar ha ku dayan naagtaase

  • @Isra-vm3cx
    @Isra-vm3cx 15 годин тому

    Mida ku galisey ma bijamo gasho e ku tiri 😂😂😂😂