Prof. Abdalla Mansuur Gudoomiyaha Akadeemiyo Goboleedka Afka Soomaaliga ayaa nooga warbixiyey

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • Gudoomiyaha Akadeemiyo Goboleedka Afka Soomaaliga Prof. Abdalla Mansuur ayaa nooga warbixiyey qaabka xarunta AGA ugu taagantahay horumarinta Af soomaaliga.

КОМЕНТАРІ • 4

  • @Shuhuura
    @Shuhuura 4 місяці тому

    Masha Allah prof Abdalla mansuur waa mahad santahay.

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 5 місяців тому

    Mahadsanid prof Abdlle, waxaa fiican in ardayda fasalka 1_9. In Ay qorikraan oo akhrin karaan afka Hooyo.

  • @zakariyeibrahiim-uf9hy
    @zakariyeibrahiim-uf9hy 5 місяців тому +1

    Sxb xarunta Mogadishu halee kaga taalaa ?
    Jawaab aan kaa su gaa. I.a

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 місяці тому

    Inaan cilmiga maadiga ah afkeena kubarano soomawanaagsana?