KHADAR KEEYOW | TALLO WAALID | (OFFICIAL AUDIO)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 гру 2020
  • Copyright Protected By Y3A Films!
    Support Y3A to bring you the most epic music videos & entertaining in television network!
    Follow us on social media:
    / y3a_films
    vm.tiktok.com/ZM8778exp/
    / moade2020
    Need a ride to the Doctor's appointment?
    www.usacaretrans.com
    Fly Cheap
    www.isavetravels.com
    Download App:
    play.google.com/store/apps/de...
    Click here to support:
    www.gofundme.com/Y3AProductions
    Venmo: HAJI2020
    Cash App: HAJI2020

КОМЕНТАРІ • 108

  • @jbjokerboy9527
    @jbjokerboy9527 3 роки тому +54

    The one and only best fanan keyow inta ila tagerta Ismuujiya 🤗🤪

  • @Mooha526
    @Mooha526 3 роки тому +59

    Heesaha waxaa kamacaan quraanka kariimka

  • @walalka_wayn1913
    @walalka_wayn1913 3 роки тому +28

    Dadka jecel xamar inay nabadeedi kusoo noqoto wan jeclhy wlhi kal io laab♥️👉

  • @asiye717
    @asiye717 3 роки тому +27

    Hambalyo dhamaan intii Qalinjabisay Arbacadi
    Rer UNISO 👏👏👩‍🎓👨🏻‍🎓
    ANAKA 2022 I.A

  • @saacidxuseen6154
    @saacidxuseen6154 3 роки тому +32

    Intii heer jaaamacadeed wali ku jirta like igu maaamusa arday Ilamid baan ahay

  • @daadirmaxamed75
    @daadirmaxamed75 3 роки тому +12

    Inta sidi aniga abahood ku cidleyey dunidan😭😭 like isaara alaha u wada naxariisto abayasheen dhin tay intii uu unolyahayna alaha udhaafo

  • @muhsimdhoof7335
    @muhsimdhoof7335 3 роки тому +11

    Khadar ibraahim Keeyow fanan aan Tagero Hor wacan wll💚🙏

  • @dulqarnain6253
    @dulqarnain6253 3 роки тому +16

    Fist one Legendary keyow & Y3A keep going Wllhyga
    Love Dhac igu Siiyah❤🙏🏻

  • @Maanka-wb1py
    @Maanka-wb1py 3 роки тому +6

    Legend keyow ninka muqdisho nagu haaayo good job bro keep going
    Y 3 A best chanel tagero guud iyo mid garaba 🤚🤚🤚🤚

  • @yaxyeblack6062
    @yaxyeblack6062 3 роки тому +9

    Khadar ibraahim keeyoow legend the best songs in the world ❤❤👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AMIIR42
    @AMIIR42 3 роки тому +14

    Wow heestu daga iyo qalbiga madoobaya qur aankun wuudhaqaaha wllo
    Illaahy dare tise like uugture

  • @Mooha526
    @Mooha526 3 роки тому +22

    Inra jacel xapiip keena mohamed scw like

  • @fartuunhirsiofficials4041
    @fartuunhirsiofficials4041 3 роки тому +7

    Ismahaan abdifatax hambalyo walashay 🎓❤️

  • @updishakadebrilliantbowy7168
    @updishakadebrilliantbowy7168 3 роки тому +5

    Heestan waxeee kusooo aade aniga oo ka dhimanthy qalin jelinteeda🎓🎓🎓🎓💯 maaalmo tnx💯💯💯💯💯🙏Khadar keeyow

  • @smartsankavic1017
    @smartsankavic1017 3 роки тому +12

    Intee heer jamacad kujirto waxbrshada like igu sharfa kulamid ayan ahay

  • @cibaadulraxmaan7383
    @cibaadulraxmaan7383 3 роки тому +15

    Y3a another level

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 3 роки тому +7

    Walidkeena rabbow nooda 🤲

  • @zeinababdinor4886
    @zeinababdinor4886 3 роки тому +4

    Congratulation xabibti esmahan Abdifatah aabe mcn allaha ku xafdo❤️

  • @liibaanshidanehussein3671
    @liibaanshidanehussein3671 3 роки тому +3

    Maasha allah keep going

  • @nimcodahab6840
    @nimcodahab6840 3 роки тому +7

    Qadar fanan an Tagero keep going ♥️♥️♥️

  • @roodaabdirahmanchannel4210
    @roodaabdirahmanchannel4210 3 роки тому +2

    Ismahaan abyo macn hambalyo hambaly hambalyo aniga waalid ma heysto adiga allaah ku barakeeyo

  • @esmahan143
    @esmahan143 3 роки тому +2

    Www talla waalid allow walidka no dhowr and hambalyo ismahan sami, wan ku faraxsanahy inaa isku mid ka nahy ardayda qalinjanesa 2020, 15 December is my congratulation day insha allah sidokle hambalyo dhamaan ardayda😘👩‍🎓👩‍🎓

  • @ayanomar1596
    @ayanomar1596 3 роки тому +2

    Ilahow i rumay ina dhameyo tacliinteyda shahadada gacanta ku dhigo yarab🤲🏽❤

  • @abdirahmanartan6544
    @abdirahmanartan6544 3 роки тому +3

    Another Level, Somali super star Khadar Keeyow.🤞
    •1klike ,ku sharfa fannaankeena soomaliyeed.🇸🇴❤
    •Congrats, finally you did it!🎓👩‍🎓
    Ismahan Abdifattah Rooble.❤🎓

  • @movi-channel
    @movi-channel 3 роки тому +4

    wow Masha allah 💔👍👍👍😳😱😯

  • @goldenbwoyaminditay955
    @goldenbwoyaminditay955 3 роки тому +3

    Another level khadar keyow MASHAALAH keep going 😛😛

  • @maxamedcaqil1028
    @maxamedcaqil1028 3 роки тому +4

    Dumaashi ismahaan ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @zakitarega8790
    @zakitarega8790 3 роки тому +2

    the one and only khadar y3a io khadar keyow ❤️

  • @mohaboos5362
    @mohaboos5362 3 роки тому +2

    Keep going my Pro y3A and khadar keeyow wax tax wanagasan baan idinku ogahay legends

  • @ayuupnapoli582
    @ayuupnapoli582 3 роки тому +2

    Tallo waalid
    Another level runtii❤

  • @rosomoa3174
    @rosomoa3174 3 роки тому +1

    Legend ✨😍😌

  • @luqmanbashiir2336
    @luqmanbashiir2336 3 роки тому +1

    this song is the advice every one study knowledge I liked this song and amazing singer and perfomance and development keep going y3a production and singer qadar keyoow full respect and success anad the one only singer of somaliya support ❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏❤❤😍😍

  • @hanadking5281
    @hanadking5281 3 роки тому +1

    Yes

  • @abdifatah8888
    @abdifatah8888 3 роки тому +1

    Legend keyow in the building

  • @xamsecadde2781
    @xamsecadde2781 3 роки тому +1

    another level my big boss khadar keyow💖

  • @hawomohamed8216
    @hawomohamed8216 3 роки тому +2

    Good dad Maasha Allah tacaal beautiful family

  • @khalidosman1014
    @khalidosman1014 3 роки тому +1

    Another level #khadarkeeyow fanaan tagay horaa loosooconayaaa pro waakuwataa Fanaanka 5ta soomaaliyeeed🔥✌

  • @Burcad7
    @Burcad7 3 роки тому +1

    SomaLi Music 💯💖💖💖Y3A Keep gOinG Walal KeYOw

  • @cabdibaasidc.rashid1934
    @cabdibaasidc.rashid1934 3 роки тому +1

    Wllky Rumad khadar keyow keep going Ayan kuleyhy 💞🤙

  • @katiitkafilmsvlogs6197
    @katiitkafilmsvlogs6197 3 роки тому +3

    30 Seconds Oo kaliya Tala

  • @ibrahimahmedalishiine992
    @ibrahimahmedalishiine992 3 роки тому +1

    Congratulation MY SISTAR hormar wacan ku rajeyna

  • @dollerphotography8437
    @dollerphotography8437 3 роки тому +2

    DJ barkhad caawa anigaa ugu horeeya reer muqdisho is muujiya

  • @engmohaaliabdi2831
    @engmohaaliabdi2831 3 роки тому

    Masha allah waxkale fanan tagay keep going khadar ibrahim keyow

  • @abdulwalalo4460
    @abdulwalalo4460 3 роки тому +2

    Keep going 😊 my bro khewyo

  • @baydawiarmy8737
    @baydawiarmy8737 3 роки тому +1

    waw m. a anather one keeyow my big fan go for ward 👍

  • @cumarkumaandoyare497
    @cumarkumaandoyare497 3 роки тому +1

    Legand ,fanaan weyn aan tageero keep going

  • @hassandubow9712
    @hassandubow9712 3 роки тому

    Keep the fire burning guys my fv boy king keyow keep moving

  • @cabeycr6088
    @cabeycr6088 3 роки тому +1

    Keeyew lagen pro geep going

  • @Saabirofficialchannel
    @Saabirofficialchannel 3 роки тому +1

    Lagend khadar keeyow cod macan illhey kugu maneyztayy ko going ku le yahy team keyow like

  • @rakiaibrahim4331
    @rakiaibrahim4331 3 роки тому

    Sxb congratulations ismahan cadey😍

  • @dreamboyheikal2562
    @dreamboyheikal2562 3 роки тому +1

    Keeyow waxa tahay Ubad salax ah ♥️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fadxikaano6557
    @fadxikaano6557 3 роки тому +1

    Khadar keeyow

  • @horyaalchannel7301
    @horyaalchannel7301 3 роки тому +2

    keep going pro

  • @WorldAtlas878
    @WorldAtlas878 3 роки тому

    hestan music saran Iyo hesto qamar sugaani qadayo hesta amal laxanka I yo music is leh 🤷‍♂️🙆‍♂️ mustafa karama keep going

  • @ibraahimhasan9477
    @ibraahimhasan9477 3 роки тому +1

    Beste fanaan khadar keeyow laxamada waa isku ekadeen dad kale u dhiib

  • @sharmarkeabdi2374
    @sharmarkeabdi2374 3 роки тому

    Keep Going pro keyow

  • @yaaqowrasta7653
    @yaaqowrasta7653 3 роки тому +1

    Keeyow waa ku wata lipax 🥰🥰🙏🙏🙏

  • @fadxikaano6557
    @fadxikaano6557 3 роки тому

    Khadar ibrashin khadar keeyow

  • @mohamedabdalla7811
    @mohamedabdalla7811 3 роки тому +1

    FIRST ONE

  • @sayyesmarkocadeey3673
    @sayyesmarkocadeey3673 3 роки тому

    Masha allah my bro illaah haku xafido farxad ku Nolol mar walbo

  • @cabdisamedahmed4307
    @cabdisamedahmed4307 3 роки тому

    Legend of my capital keep goin waxan qofki 41 oo comment kabixiya likta isara

  • @moemahir3384
    @moemahir3384 3 роки тому +2

    First view Like ii saraa

  • @shumacaumada4312
    @shumacaumada4312 3 роки тому +1

    Mashaa allh guuleysta waligiin

  • @engmohaaliabdi2831
    @engmohaaliabdi2831 3 роки тому

    Wow

  • @dhoorechannel6400
    @dhoorechannel6400 3 роки тому

    Lagend❤🙏

  • @qiiroqeybshetube405
    @qiiroqeybshetube405 3 роки тому

    Wananka igu mucjisada badan fanka muqdisho khadar keeyow💯💯💯

  • @ismahanhussein4180
    @ismahanhussein4180 3 роки тому

    Wow m.a congratulations. Sami ismahaan

  • @qoraxjoogtoofficial1194
    @qoraxjoogtoofficial1194 3 роки тому

    Zxp y3a khadar lamparkiisa upaahnaa ee ii soo xariiq

  • @omudisule5989
    @omudisule5989 3 роки тому

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @monreal230
    @monreal230 3 роки тому

    Wll KeeyoW❤

  • @dreamboyheikal2562
    @dreamboyheikal2562 3 роки тому +3

    Abayasha kala macana oo kala wanagzana malinta jmcd dhameyey mesha uu farxada igala khebsan lahaa ayuu igu yiri ma adiga jmcd dhameyey maxad naftada ben ugu shega wlh waxan daremay niyad jab xanuun badan lkn waa walid mar waliba

  • @muqdishostudio7632
    @muqdishostudio7632 3 роки тому +2

    First view

  • @axmeddaahir3055
    @axmeddaahir3055 3 роки тому +1

    First

  • @ayuubatam8374
    @ayuubatam8374 3 роки тому +1

    frizt comenti✌

  • @FAAD21
    @FAAD21 2 роки тому +1

    Hambalyo

  • @ismahaansiman7153
    @ismahaansiman7153 3 роки тому

    🥰ismahaan

  • @xubintaciyaaraha4699
    @xubintaciyaaraha4699 3 роки тому

    keyow kuwadana lipx horay usoco

  • @majidcarab6073
    @majidcarab6073 3 роки тому +1

    ✊💥😜

  • @YakubIssack-bu6rv
    @YakubIssack-bu6rv 6 місяців тому

    ❤❤❤🎉😢 1:00

  • @wll_ahmed3851
    @wll_ahmed3851 3 роки тому +3

    Like ta hala igu qabto waa idinka soo horeeye walaalaheyga soomaliyeed 🙏🤲💦💙

  • @nuursiin1436
    @nuursiin1436 3 роки тому

    Heesaha laxamadoda isku ekaade sxp khadar dadkale udhiib laxanka

  • @mohamedmazka3863
    @mohamedmazka3863 3 роки тому +1

    Fanku waa cod hadaadan hayn codna gurigaga caanaha kucab

  • @dontstresscalljessdontstre8110
    @dontstresscalljessdontstre8110 3 роки тому

    I am confused is this his daughter?

  • @scarlmo3451
    @scarlmo3451 3 роки тому

    HI

  • @gacmadule
    @gacmadule 3 роки тому

    Keeyoow fans ismuujiya

    • @daahonle4583
      @daahonle4583 3 роки тому

      Alla jecliyaa inaan arkoo ruux kaqalnjabinayo magalada aan aad ujeclahay xamar

  • @abdibaremaxamad3087
    @abdibaremaxamad3087 3 роки тому

    Allow aabo unaxriiso

  • @shukrisaid7806
    @shukrisaid7806 3 роки тому

    Laxankii wey iskaga kaa adkaadeen

  • @KIIKOEDITS1
    @KIIKOEDITS1 3 роки тому +2

    Wll ilaahay ayaan kugu dhaarshe ha idhaafin adoon subscribe isaarin😢
    Ilaahay waalidkaa iyo adigaba janada haydin geeyo🤲🤲
    Aamiin aamiin aamiin❤❤

  • @mahzardjr5088
    @mahzardjr5088 3 роки тому

    KHADAR.IBRAHIM..KEYOW..SOMALIZ...CHRS..BROWN....

  • @cibaadulraxmaan7383
    @cibaadulraxmaan7383 3 роки тому +2

    Ilahay darti subescribe i sar

  • @maxamedmaxamedboss5161
    @maxamedmaxamedboss5161 3 роки тому

    Wlle ani waxaa fahmi waayay Chanelkan Magiciisu waxay Ii sheega Wllayal

  • @abagaweynofficial8295
    @abagaweynofficial8295 3 роки тому

    Y3A RODUCTION SAAN XAQ MA AHAN SXB TAGERANA WN KU AHAY COPYRIGHT STRIKES WAAD IGU HAYSAA 🙄😥IGA XAAD

  • @YAHYAOFFICIAL31
    @YAHYAOFFICIAL31 3 роки тому +1

    Qoof walbo oo Muslim ah videogan comment kabihindono wahan kacodsanayaa subscribe inuu isaaro plz plz plz

  • @mohamedabdi2033
    @mohamedabdi2033 3 роки тому

    Wwww🦻😍😍😍

  • @farxadfamilyoficiel9917
    @farxadfamilyoficiel9917 3 роки тому

    maalinka farxadaada ilaahay murugo kuma tuso hadaad soo qorto subscribe Ayan ku saray thanks you mahad sanidlike..

  • @milgomaalmusic
    @milgomaalmusic 3 роки тому

    Inta abwaninta somaaliyed
    Ijacel Igu sharfa subscribe adigo mahadsan

  • @Alex-he2fu
    @Alex-he2fu 3 роки тому

    Plz subscribers jag iigu siiya
    Somalay 🙏🙏🙏