King Ck Oo Kudhagan heesta Yarta Malagu Haaya iyo.... ?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 гру 2018
  • King Ck Films & Vlogs
  • Комедії

КОМЕНТАРІ • 1,6 тис.

  • @abdallahahmad8128
    @abdallahahmad8128 5 років тому +812

    Adiga comment akhrinaayo waxa ku rajeyna dunida inaa farxad ku noolatid akhirona janatul firdos

  • @ahmedkhayrjecel7277
    @ahmedkhayrjecel7277 5 років тому +408

    *QOF WALBO OO ARKA QORAALKAAN ALLE FARXADA HAKU SIYAADSHO DHIBYANA ALLE HAKA DULQAADO AMIIN*

  • @nastehohassan2490
    @nastehohassan2490 5 років тому +141

    Hadaa qof xaqirto Waligaa meel ma gaareysid nabar Lee ahaanee taasaa beyn aheyn

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 років тому +2

      Nasteho Hassan walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

    • @mohaali798
      @mohaali798 5 років тому +1

      Nasteho Hassan _

    • @dahiryarefiidse3767
      @dahiryarefiidse3767 5 років тому

      Byo funku wuxuu fure uyahay umada dhaqankeeda iyo jiritaankeeda waana halbeega lagu cabiro baaxada afkeeda marka kufsi wadareed loogeysanayo uma dulqaadankarno ee nagama ahan inaan cid xaqiryno

  • @deeqqumana5340
    @deeqqumana5340 5 років тому +67

    Shanta somali melwalbo adjogtan cafimad iyo farxad alha iiden siyo😭😭

  • @shuayb8pack
    @shuayb8pack 5 років тому +353

    Dadoow malaydin haayaa adinka malaydin hayaa calooshu culays ma idinku haysaa 💪🏽😂😂kftn salamaa teamck

  • @mizz_mumtaz
    @mizz_mumtaz 5 років тому +131

    Wlheyga musliminta plz subscribe isaara ilahey darti

  • @qalbiurooninadaahir1143
    @qalbiurooninadaahir1143 5 років тому +26

    Inta Somalia ino qarax dmbo ka dhicin jecel like ha iisaaraan

  • @abaselmi8667
    @abaselmi8667 5 років тому +26

    Wan ka helay heesta inta ila dhageysatay liketa igu cimaamada

  • @sacdiyomaxamed3579
    @sacdiyomaxamed3579 5 років тому +138

    Plz zaxbta iso deceya Murad ayan leyahay 😢😢

  • @mohamedafgooye9951
    @mohamedafgooye9951 5 років тому +9

    First time plz #LIKE Tagero #ck hadii commentikeyga arak ty iso boqo SUBSCRIBE ISAAR TXN

  • @abdinaziryare476
    @abdinaziryare476 4 роки тому +7

    Hadaa reaction kan dawaneyso 2020 like

  • @mahdiyoungpubg7323
    @mahdiyoungpubg7323 5 років тому +13

    Ck Hadan Ku arko wanba iska qoslaa wlh😁😁😁😁😁😁😁😁sida reactionka ubixineysid so funny

  • @shakuuryare45
    @shakuuryare45 5 років тому +166

    WAR ALLE KA BAQEE LIKE DHAC ISKAAGA SIIYA BAL

  • @idilabdirashidcarabhawd7653
    @idilabdirashidcarabhawd7653 5 років тому +54

    Plzz like isaar ilmahan xafayada ka badalayey wuu iga dhacay intas soo ordayey Laga yaba inuu ku amuso haduu arko in lay like gareeyay 😢😢😢🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @Fodcade-Forever
    @Fodcade-Forever 5 років тому +12

    Yaabey yaabey flq flq team jecelkoda layaaßaY🤣one love🙏

  • @munasar90nuur7
    @munasar90nuur7 5 років тому +52

    Inta reer wabari ah like isaara fifa wabari

  • @mushtaqclahi9327
    @mushtaqclahi9327 5 років тому +38

    ck ani I'ma aragtid miya ❤️❤️❤️💯💯 love igu walbo

  • @amirtayyip923
    @amirtayyip923 5 років тому +106

    anaa ciyaal waapari azal ah reer anzloti baar ha idhafin ilaa dalfac armazi wadaa 😤😂😂
    hadad ilathy liketak

    • @daarutaqwa6235
      @daarutaqwa6235 5 років тому

      Subscribe iisaar wll

    • @mahamedcumargynmad3792
      @mahamedcumargynmad3792 5 років тому +2

      Like Isaar hdd abgal ani cml tahy

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 років тому

      Caamir Dayib walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

    • @somaliqueen1553
      @somaliqueen1553 5 років тому

      Xaafadeyda ahaa 😍😍😍

    • @amirtayyip923
      @amirtayyip923 5 років тому

      @gabarta Barcelona ku walan darizka lee ahy shaax igzoo.doon krtaa🤣🤣

  • @somupdates7882
    @somupdates7882 5 років тому +8

    War nio ile fanax ba ledahy wx fanax lo diyarzn ina aderow adan ku arky
    Ncala shydan ku yaale inta ila aragty 👍👍

  • @shashahleejecelmwahh5055
    @shashahleejecelmwahh5055 5 років тому +28

    Habar yarteey mama falaq falaq ba ladhaha wllhii ck Manchester dhan baa loo ga aqaanaa 😂😂😂😂......

    • @KingCkFilmsVlogs
      @KingCkFilmsVlogs  5 років тому +3

      😂😂😂👈

    • @shashahleejecelmwahh5055
      @shashahleejecelmwahh5055 5 років тому +1

      @@KingCkFilmsVlogs i swear bro .... Basically.. When aii mane magalkena daad padaan paa kugu so dhawenlehen fmilka. Lagu jecelyahay ck ❤❤

    • @faraxosman1369
      @faraxosman1369 5 років тому

      aboowe waa kugu faanaa wlh

    • @faraxosman1369
      @faraxosman1369 5 років тому

      ck noolaaw

  • @jabracali9183
    @jabracali9183 5 років тому +53

    team falaq falaq like ha ila dhafnina inta iskaa bulada eh

  • @geenyorersomaliland2027
    @geenyorersomaliland2027 5 років тому +33

    Yarta malagu haaya yareeey malagu hayaa adi malagu hayaa jacyl maku hayaa
    Hees iyo badh igadheh
    Codkaa kasii daran
    Top weeye😂😂😘❤💯💯👏👏👏👏👏👏👏

    • @moshaf2132
      @moshaf2132 5 років тому

      yarta adiga kugu haystaa ... ani ma igu haysataa.. jaceylkeena ku haystaaa....

    • @geenyorersomaliland2027
      @geenyorersomaliland2027 5 років тому

      @@moshaf2132 yarow malagu hayaa

    • @moshaf2132
      @moshaf2132 5 років тому

      @@geenyorersomaliland2027 ani waa la i haaya geenyo adi malagu haaya

    • @geenyorersomaliland2027
      @geenyorersomaliland2027 5 років тому

      @@moshaf2132 may ani laima haayo

    • @moshaf2132
      @moshaf2132 5 років тому

      @@geenyorersomaliland2027 yaabay yaabay mxn kaa yaabay adiga kula yaabay jacaylkaa yaabay..

  • @umalkhairmohamed9922
    @umalkhairmohamed9922 5 років тому +1

    Inta jecel diintaislaamka iyo nabi muxamed scw like ilaahay dartii igu dheh plz👍👍👍

  • @hismuslimqueen2694
    @hismuslimqueen2694 5 років тому +33

    Ma one and only youtuber Cumar krish ❤

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 років тому

      musLiM queeN walalka subscribe iisaara plz ganbaleelka taaabo

    • @maalinleofficial5687
      @maalinleofficial5687 5 років тому

      Ck aad baan kuu taageeraa keep goin bro

    • @haashimtube2221
      @haashimtube2221 5 років тому +1

      ok ck good speaker

    • @zavwaanqallo9426
      @zavwaanqallo9426 5 років тому

      Horta wanku salmay sulaa ayaan wataa walkway MaXad timaha udabata Miyaand hayn QoF muslina

  • @sihaamsimond1436
    @sihaamsimond1436 5 років тому +21

    bro ck adiga waxaa la yaabto aniga waa iga yaabiyaa ck hore u soco😘😘😘💋💋💋

  • @qadarprem4115
    @qadarprem4115 5 років тому +54

    I love you team falaq falaq inta igu racsan like

  • @farxiyoxasan8160
    @farxiyoxasan8160 5 років тому +2

    Masha Allah ck keep going brother adigana marhoran kucimamadey 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @wiizdeeyow5150
    @wiizdeeyow5150 5 років тому +2

    Woow wllka keep going nzp lahupo

  • @AmiinDaroogoOfficiall
    @AmiinDaroogoOfficiall 5 років тому +83

    Nio cunugii aha little sambab somali nimada miya kuso darte 😂😂

    • @DugsigaIQraonline
      @DugsigaIQraonline 5 років тому +1

      Gulled dhalasho somalinima ah ayan siina naa mal maha soo socda 🤣🤣

    • @libaaxaduurkajiifa9722
      @libaaxaduurkajiifa9722 5 років тому +1

      Simba pro firt wa inuu muslima af soomali gana barta

    • @nuurtomaxamed154
      @nuurtomaxamed154 5 років тому

      Wlhi ķkkk maanta dhan ck musooo hdlaaa leeeyahy ileeen ganbaleelka iska xirey runtiii yaaab

    • @anashusseinmohamed4326
      @anashusseinmohamed4326 5 років тому

      Gulled simba miya misa qof kale waye

    • @xilkazxeylacadde6608
      @xilkazxeylacadde6608 5 років тому

      Nacalaa ku yaalee sambb yaanaga qabta aniga ciilkiisa i haayo

  • @nasrinashaad7155
    @nasrinashaad7155 5 років тому +16

    haha haha haha haha haha haha haha haha king ck wlh xaadi matihid viva waberi waa dagmadeyda waa meesha aan ku dhashay wey cimaamantahay inta reer waberu ah like like like

  • @fahadmohamedhussein6009
    @fahadmohamedhussein6009 5 років тому

    The first watch your videos excellence guy

  • @Hazzrah
    @Hazzrah 5 років тому

    First time watching ur video
    U got a new subscriber🥰

  • @AdnnannAli
    @AdnnannAli 5 років тому +25

    Walalayal allah farxada hanoo zaaidiyo inta aan haysan allah ha siiyo😢😢😭😭

  • @youarethief8696
    @youarethief8696 5 років тому +12

    Sxp shot out ii saar madaama qofka koowaad king ck keep going pro

  • @basrabashiguuled1934
    @basrabashiguuled1934 5 років тому +3

    Ck ani and family love kugunahay ❤

  • @diomnleebong6712
    @diomnleebong6712 5 років тому +2

    king ck keep goin bro

  • @juweriaabdi2700
    @juweriaabdi2700 5 років тому +50

    45min 6.1kv waaaw slaama team ck dhamaantiin

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 років тому +1

      Juweria Abdi walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 років тому +1

      Juweria Abdi walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

  • @akhilaahmed1475
    @akhilaahmed1475 5 років тому +40

    War Like izaara maalin kaste zaaz lee dhahay wax izoo ma arko😥😣

  • @ayaanhassan3369
    @ayaanhassan3369 5 років тому

    Woooow 👌👌👌👌👌👌👌👍👍👌👌 great 👍 video I love it 🥰

  • @husseinmohamed8940
    @husseinmohamed8940 5 років тому +5

    🤣🤣🤣🤣
    the best CK reaction I have ever watched...xooog aa uqoslay cawa dariska xitaa waa qaxeen🤣🤣🤣🤣

  • @ayeshakiin3210
    @ayeshakiin3210 5 років тому +30

    team wabari kalamaharno fanankeenana cimamad ban sarany 😂😜

  • @DugsigaIQraonline
    @DugsigaIQraonline 5 років тому +3

    Today iam firts 👏 king cK gowForwad bro ❤

  • @shakitbrown5217
    @shakitbrown5217 5 років тому +2

    love from waaberi 🕊💕😂

  • @aliproduction9478
    @aliproduction9478 5 років тому +2

    keep going sxb sare

  • @hamzegaming655
    @hamzegaming655 5 років тому +6

    Waan sodhaqsaday pls love ❤️ king ck isar

  • @libaaxaduurkajiifa9722
    @libaaxaduurkajiifa9722 5 років тому +13

    Hhhh yarta malagu haya wlhi hesaha mar marka qaar waa loo baahan yahay inay fany ahadan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @farxiyamaxamuudbore7709
    @farxiyamaxamuudbore7709 5 років тому +3

    asc abowe sikey wa ku salamay walhi kafata kaga wa kahelaye hori usoco aya ku lee yahye

  • @eismailsadi321
    @eismailsadi321 5 років тому

    love u king ck keep going no one can stop u

  • @mrhabiibi310
    @mrhabiibi310 5 років тому +5

    Fadlan king ck iam fast view Fadlan like isaar iam first fans keep going

  • @laylodiamond9052
    @laylodiamond9052 5 років тому +12

    Ck maanta isku timaannahay hhh istqfurullaah

  • @mohamedabdulkadirali8487
    @mohamedabdulkadirali8487 5 років тому +8

    Hhhhh ck adiga mlaha waxkala ahba waa iga qodlisaa runtii sxp keep goin bro😄😄😄😃

  • @miskimohamud9686
    @miskimohamud9686 5 років тому +8

    Big xushmad king Ck 👏👐❤💕💓💗

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 років тому

      Miski Mohamud walalka subscribe iisaara plz ganbaleelka taaabo

  • @fartuunali7107
    @fartuunali7107 5 років тому +5

    Hhhhhh walee fankii shactiro noqday hhhh🤗🤗
    Hore u soco kabe meeshaa ala aantaa ma nuureeso 👍

  • @abdulahiofficial777
    @abdulahiofficial777 5 років тому +11

    Shot out isamey mzl

  • @user-ghost44365
    @user-ghost44365 5 років тому

    Why would people hate on this guys video he is a whole comedian😭😭🙌🏾🙌🏾#KeepItUp💯💙

  • @aduunaayomaleh4316
    @aduunaayomaleh4316 5 років тому +7

    #Khadar Keeyow #Salmaan Khan u ekaayaa😲 #Salmaan khan'ka Somalia arintaada ku dhagid mlha 👌👌👌

  • @munashariif7854
    @munashariif7854 5 років тому +3

    Yam yam ley kulahaaa ck 😁😁😁 adigaab iga qosolsiisey wllhi keep going brother

  • @zamzamsaleban1935
    @zamzamsaleban1935 5 років тому +5

    Ck ciiyartu Cadi maha 👏👏👏👏👏 hore soco 👏

  • @quenashraawi4372
    @quenashraawi4372 5 років тому +2

    Ck reactinkisa jclhy qosol lewaye keep going

  • @abdiwaliosman4458
    @abdiwaliosman4458 5 років тому +2

    Team ck hadaan ahay pro Waad IGA gadan tahay kib going

  • @talisonaasir8038
    @talisonaasir8038 5 років тому +4

    wlhi waxan isdhahay CK waaba kasoo hadli doonaaa chenalkaada ilaansanaayey 👍👍👏👏 😂😂😂😃

  • @qaalilakiofficial5107
    @qaalilakiofficial5107 5 років тому +13

    kkk heesta cadi mahn codka mashaallh waad kabaxsthy ku sco wow keeyow fanan buuxa hormar wcn lilbaliil keep gonig boqorka romantic somalida

  • @xamdixamdixiis3054
    @xamdixamdixiis3054 5 років тому +2

    Ck taageeraa kuu ahay hore usoco wll

  • @a.risaaqa.qaadiromar7865
    @a.risaaqa.qaadiromar7865 5 років тому +1

    Wraa ck walaalow tintaa IGA gadan I liked atoorahena falaq falaq io atooraha soomaliba maadey keep going

  • @darulcilmi8217
    @darulcilmi8217 5 років тому +5

    Wa marki igu horeysay aan noqday qofki ugu Horeye

  • @waaiskaxaaladuun5716
    @waaiskaxaaladuun5716 5 років тому +9

    waxeey aheed sheeka dheer oo markaan soo xusuusto IgA qosliso runtii
    Waxeey aheed Maalin khamiis ah markaasa anoo Shukaansi doon ah baan usoo dhacay dig Gabar shalay oo Arbaca ah maqribki la soo furay hhh habaar qabto markaasa wacay Waan sheekeesane Waana is wareeesanay Waxaan weydiye malagu qaba Mise garoob baa tahay waxeey tiri intaba ma ahi
    Waxan ku dhahay wax kale oo u dhaxeeyaba majiraan waxeey tiri Mx loogu yeera Qofka shalay lasoo furay hhh waaa naxay markii hore Waxaan ku iri anigoo indhaha tag taagaya deee Waa iska garoob
    Waxeey igu tiri waxeey doontaan ha noqotee ragba ma doonayo waxeey iiga sheekeesay taariikhdii eey soo martay iyo mala awaal sheeka ah ayadoo ii jishay filin Runtii aad beey ugu fiicneed matalaada hhh beerka Sac Kaa ruug
    waxeey iiwadaba sheekada anigane aan qiireesanahay beey hal mar ooysay iiiiiiii Hadalda eey ku cabaadeesat markeey ooyneesay Waxaa kamid ahaa Wllh Mohamed macfinaayo si xunoo iigalay yaab iyo amakaag Naxdi Anigii Waxaan galay Sasabaad
    Walaley Waxba Kaama halaabayaan mid kafiican baad heleesa asagaa Dhib kaaga dambeenaayo shukaansigii aan Usocday waxoo isku badalay qiiro iyo murugo balaayaa ku soo wici jirtay naag shalay lasoo furayeyey
    Anigoo yaaban oo Waxaa sameeyo garan la, baan is iri Gabadhaan dhibanaha ah haka tagin waxeey doontaba hakuugu qaadateeWaan dajiye qalbiga u qaboojiye niyadaa u dhisay waana kala tagnay teelka baan kala dansanay
    Waa tahay
    Maalintii xigtay beey isoo wacaday walaloow codsi baan wataa Ee ma ii fulinee beey tiri Haa baan ku dhahay hhhhh bal maan maya dhaho
    Waxeey tiri ninki baa naag kale wad wato Adne waxaad iska dhigtaa mid Aniga Iwato oo ka maseersii hhh Waan fakaray Waan xanaaqay Lkn Waan ka ogolaaday waxaan is dhahay Waa dhibane u gargaar inkastoo qald weeyn aan galay
    Ninki beey teelkiisa isiisay Waxaan udiray qoraal oo An ku dhahay gabadhaas Huda Ah Waad xumeeysa Lkn Aniga ilowsiinayo dhaawicii aad ugeeysatay Waad heesaan weysay Lkn Aniga madaxa korkiisa Guri uga dhisayo hhh ninki oo careesan baa isoo caaye Waxaan ku iri waxeey ahaataba qoftaas markeey cudada dhameesato baan sugayaa Ee ha igu calaan Calin block buu igaliye
    Weey isoo wacday waxeeyna iweydisay ayadoo dag dageeso mala hadashay waxan ku dhahay qoraal baan u diray waxey tiri Haye isheeg Mx u qortay hhh iisoo Sawir qoraalkaan u dirtay hhhh ok Waan u diray Weey faraxday waxeey dhahaday wax i IgA codso Maxa kuu sameeyaa hhhh Waxaan ku dhahay Walsheey oo kala tahay muhiimada Waa inaad faraxsan tahay kaliya waxeey tiri aad baan u faraxsanahay Ee mahadsid hhhhh maxa ka dambeeye hee ar naaagaaa
    Luuqa IgAla soo xiriir Waan daalaye hadii aad u baahan tahay qeybta ugu dambeeso Aniga kaaga sheekeen doonee waana sheeko xaqiiq ah

    • @ashwaaragsan5459
      @ashwaaragsan5459 5 років тому +1

      Hhhhhhhh waad iga qoslise lkn soo dhamaystir sheekada

    • @daarutaqwa6235
      @daarutaqwa6235 5 років тому

      Subscribe iisaar wll
      ua-cam.com/channels/g89FtcIhrhUBSlI18xXm3Q.html

    • @ashwaaragsan5459
      @ashwaaragsan5459 5 років тому

      saahin yare hyeh

    • @hanahappy7694
      @hanahappy7694 5 років тому +1

      Hhhhh shekda dhmeystir nh funny wye wlhi

  • @SMH325
    @SMH325 5 років тому

    Big bro wan kugu fana horo usoco 👍👍

  • @ubahmohamed7305
    @ubahmohamed7305 5 років тому

    wow i like your hairstyle

  • @mazkadj4449
    @mazkadj4449 5 років тому +9

    Wllka OO africa ku DhibaTezan Like ta Hala dhavin 😁

  • @jeyjeymohaa3081
    @jeyjeymohaa3081 5 років тому +13

    ck quality vedio❤️

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 років тому +1

      Jeyjey Mohaa walalka subscribe iisaara plz ganbaleelka taaabo

  • @umumaxamedbaari1977
    @umumaxamedbaari1977 5 років тому +1

    Masha allaah abtigey u eke waa fidiyogey igu horeye aad iga qosol siisay runti😀😃😃😃😃😃😃😃

  • @kingmohanjacelowchannel2425
    @kingmohanjacelowchannel2425 5 років тому

    Keep going ck
    Iyo khadar keeyow keep going

  • @sabrinasomalichallenge2697
    @sabrinasomalichallenge2697 5 років тому +8

    Ck heestan haal saac aya qoslayay 😂😂😂
    Ck we luv u 💕💕💕
    We are team ck💕💕

  • @kingaraashofficial2105
    @kingaraashofficial2105 5 років тому +4

    Ar Ck Fanankena Waaberi Usoo Baxay Cimaamada Waanku Dhuurnay

  • @sumeyabare5172
    @sumeyabare5172 5 років тому

    Really love you CK💗

  • @frienzkoteefahre4643
    @frienzkoteefahre4643 5 років тому +1

    HalYay UA-camr ck wn ku wadtaa liph keep going pro 🔥✊

  • @zakimuqdishawi
    @zakimuqdishawi 5 років тому +3

    Kkkkkk CK HEESTA WUU XIFDIYAY😂😂😂😂ANEH WAN XIFADAA MXA IGA GALAY SHEKHAYGAAA II BILOWDAY

  • @yvngshreezy678
    @yvngshreezy678 5 років тому +4

    Intii CK tsageerto like Haa ila dhaafiina

  • @mohamedamin-jn7lw
    @mohamedamin-jn7lw 5 років тому

    masha allah bro

  • @salmanabdy
    @salmanabdy 5 років тому

    Ck keep going pro

  • @bocoreey1029
    @bocoreey1029 4 роки тому +3

    Hal sano kadib my brother

  • @m.a.dprodaction9518
    @m.a.dprodaction9518 5 років тому +12

    Ck video oo aad soo sartay oo an iga qoslin maba arkin tagerahaga qaaaS Ka ah

  • @caalinfilms7814
    @caalinfilms7814 5 років тому

    King ck kEep going
    Wlhie kugu hystaa darta youtupe uzaa glaaa ck nlow proh😍😍

  • @suheramullii5717
    @suheramullii5717 5 років тому +6

    Ck tintiisa ma daban tahye mise aan modey 🤔🤔🤔😉

    • @muniir3654
      @muniir3654 5 років тому

      Hhh maluugu dabaa hee

  • @mukhtaribrahim4084
    @mukhtaribrahim4084 5 років тому +2

    Qofkii 4 aad ahay ee like ta hayla dhafina

  • @samiirwadani7707
    @samiirwadani7707 5 років тому

    Keep going dear bro💪

  • @akhiiomar1834
    @akhiiomar1834 5 років тому

    Keep going wll CK

  • @kingsaaqey3237
    @kingsaaqey3237 5 років тому +2

    Ck leder sumbab youtobe ma ugu gurna reaction galadada ka baxso dheh

  • @hanniehuda6546
    @hanniehuda6546 5 років тому +9

    Wll tinta aad dawatay waa maxay Naagaha ayaa dabtaan yaan ku canaananin oona ku dilin fur fur dhaqso😬🗣💪👈

  • @alidiamond1386
    @alidiamond1386 5 років тому

    Keep going
    Brother KaYga

  • @busurinuur2109
    @busurinuur2109 5 років тому

    Best youtuber
    Ba thy 🔥🎤

  • @sacdiyomaxamedmaxamed3750
    @sacdiyomaxamedmaxamed3750 5 років тому +3

    Ck -liitti-sambab-somali-miy-ku-dodarti-nee-waa-yabi-wll-

  • @shaafishow4795
    @shaafishow4795 5 років тому +18

    Inta muqdisho king ck kala socota subscribe igu sharfa waxan rabaa wadana muqdisho kaso canbaxy nan noqdo

  • @samatarlyrics
    @samatarlyrics 5 років тому +2

    Heees iga dheh king Ck

  • @husseinyaremarwan7769
    @husseinyaremarwan7769 5 років тому +2

    King Ck nin iga qosliyo hor usoco legend

  • @nimco_saciid
    @nimco_saciid 5 років тому +5

    king ck cimaamada ngu tuur hda nahy waaberiyow wanaagsanow aa nhy viva waaberi❤❤❤

  • @maqzuudcabdulahi7353
    @maqzuudcabdulahi7353 5 років тому +3

    Hhhhhhhh ck inabada caadi matihid horay u soco

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 років тому

      Maqzuud Cabdulahi walalka subscribe iisaara plz ganbaleelka taaabo

  • @aishacadey5069
    @aishacadey5069 5 років тому

    Keep going on Ck king m.Allah

  • @ayaanhassan3369
    @ayaanhassan3369 5 років тому

    Keep doing what you do my dhiigayga