GABAR ASAL AHAAN FALASTIIN KASOO JEEDA OO TAARIIKHCUSUB DHIGTAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 чер 2024
  • WAA TUMA GABADHA REER FALASTIIN EE GILGISHAY SAXAAFADA CAALAMKA, HADAL-HAYNTA BADANA BARAHA BULSHADA KA DHALISAY ?? • GABAR ASAL AHAAN FALAS...
    Trump vs Biden Live: Presidential debate ends with no handshake.
    Debate recap: Biden turned in a mixed performance, Trump fired out falsehoods
    Democratic President Joe Biden delivered an uneven performance at Thursday's debate, while his Republican rival Donald Trump rattled off a series of attacks that included numerous falsehoods, as the two oldest presidential candidates ever clashed on stage ahead of the Nov. 5 election.
    www.reuters.com/world/america...
    Nasrallah says ‘no place’ in Israel would be safe in war, threatens to target Cyprus
    In televised speech, terror leader claims Hezbollah does not want total war but is prepared for it, will not halt fighting until permanent ceasefire is reached in Gaza SOURCE: www.timesofisrael.com/nasrall...
    SOURCE: • Prof. John Mearsheimer...
    Israelis displaced by Hezbollah attacks will return home ‘one way or another’, says Hagari
    Here’s more from Israeli military spokesman Daniel Hagari’s statement earlier, where he warned that Israel is on the “brink” of “wider escalation” amid “increasing aggression” from Hezbollah.
    Kamala Harris: 'Muslims in America have endured a disproportionate number of hate-fueled attacks'
    In a message for the Muslim holiday of Eid al-Adha, U.S. Vice President Kamala Harris said the country has "witnessed an uptick in anti-Palestinian, anti-Arab, antisemitic, and Islamophobic incidents" over the last eight months.
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
    Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
    With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
    U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
    HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
    UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
    The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
    However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 127

  • @khadarmuhamedchannel
    @khadarmuhamedchannel 2 дні тому +15

    Thanks ustaad cabdixafiid waa gabadh yar oo aad ucaqli badan qayidna ka buuxdo ustaad horay usoco soomaliyey barnaamijka aan fogayno siay caruurteenu waxbadan uga faaiidaan qadiyadoodana uhor mariyaan wadankoodana ujeclaadaan ❤

  • @user-lf7wy9nb3x
    @user-lf7wy9nb3x 2 дні тому +4

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله وليله حمد لله الله اكبر الله

  • @ismahanshrf5919
    @ismahanshrf5919 День тому +3

    Allaha Akbar Allaha Akbar Allaha Akbar ☝🏼 Alhambulillah ☝🏼 Muslim ☝🏼🕊️ Amiine Amiine Amiine Amiine 🤲🏼🌹🌹🇵🇸✌🏼✌🏼

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 2 дні тому +6

    M.allaah Allaha barakeeyo ❤❤❤

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 2 дні тому +3

    MashaAllah tabarakaAllah

  • @aminaabdi2192
    @aminaabdi2192 2 дні тому +2

    Masha Allah

  • @sariyamukhtar5468
    @sariyamukhtar5468 День тому +2

    Masha allah❤

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 2 дні тому +2

    Amazing maasha allah

  • @garaarwabari1208
    @garaarwabari1208 День тому +2

    Masha allaah waa geysiyad muslima waxaan alle uga baryaayaa guul tariikhiya aaamiiiiin yaarabi aan u duceeno taasan awoodnaa qofkii soomaali ah oo kunool dagmada aay joogto minfadlan u codee walashan muslimada ah anaga daljoogna aaan u duceeno walasheen mahad sanidiin

  • @Qadaro223
    @Qadaro223 2 дні тому +1

    Masha allah

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 2 дні тому +2

    Mashaa Allaah❤

  • @user-rl4po3nm1z
    @user-rl4po3nm1z 2 дні тому +2

    Masha alaah

  • @user-pk5uh5np7f
    @user-pk5uh5np7f День тому +1

    Thank you Abdihafid

  • @trikadan5325
    @trikadan5325 2 дні тому +1

    Maashaa Allah tabaaraka Allah

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 2 дні тому +2

    Asc Mashaallaah allaah ha barkeeyo gabdhaas yar amiin amiin ❤❤❤❤❤

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 2 дні тому +2

    Allaah haku guuleyo Aamiin

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 2 дні тому

    ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله اللهم بارك

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj 2 дні тому +1

    Jazakalaah khayran walaal

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 День тому

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين

  • @user-mt4dq6se3t
    @user-mt4dq6se3t День тому +1

    Masha allaah ,she is a brave child ❤🇪🇭

  • @cabdulqadirali
    @cabdulqadirali 2 дні тому +1

    Man sha alah

  • @user-pc9ob5bd2m
    @user-pc9ob5bd2m 2 дні тому +1

    Alaahu akbar mashaa alaah

  • @cabdulqadirali
    @cabdulqadirali 2 дні тому +1

    Man sha alah Man sha alah

  • @muhannedmohamoud638
    @muhannedmohamoud638 День тому

    Maashaa allah❤❤❤

  • @rahh4137
    @rahh4137 2 дні тому

    اللهم انصر اخواننا في غزة ❤ ❤❤

  • @yusufcabdilahi3815
    @yusufcabdilahi3815 День тому

    Alle ha dhawro gabadhaas yar & ehelkeeda iyo inta xaqa & wanaagga jecel, hammigeedana Alle ha ku guuleeyo oo ha ku anfaco xilkaasi, iyada iyo ummadda reer Falastiin. Dalkeeda oo xor ah & dawladnimo buuxda oo ay leeyihiin oo ay kaga soo kabtaan dhib oo dhan dhaqso Alle ha u tuso iyada iyo waalidiinteed oo nool.

  • @noorafarahvy9953
    @noorafarahvy9953 День тому

    Mashallah Jazkallah

  • @SaidAhmed-gg5pc
    @SaidAhmed-gg5pc 2 дні тому

    Masha alah

  • @mohamedmumin9720
    @mohamedmumin9720 2 дні тому +1

    Masha allah waa gabar aad u caqli badan falastiin waa guleysanee insha allah

  • @user-mt4dq6se3t
    @user-mt4dq6se3t День тому

    Qalbiga &jidhka ayaa I xanuunaya hadal ka ha asha I yar allaahu akbar,guul iinsha allaah 🇪🇭

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q День тому

    Masha Alaah

  • @AshaMuse-ng7xt
    @AshaMuse-ng7xt День тому

    MaashAllah Allaha xifdiyo

  • @mohamedsodalabshiir
    @mohamedsodalabshiir 2 дні тому

    Don't accept anything less than being smart, which means accept that everyone deserves the good you want to have.

  • @safiahussein8047
    @safiahussein8047 2 дні тому

    Mashallah

  • @muhannedmohamoud638
    @muhannedmohamoud638 День тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @user-oi7gn9rc8h
    @user-oi7gn9rc8h День тому

    ‏وإن تعدوا نعمة الله لا تحصوها❤

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 2 дні тому

    Masha Allah tabarakallah Subax lamida Jizakallahu qer Allaha ku barakeyo Yaa Rabi Cxafid waxan kala xarira wararkaga magalada xebta ee Mombasa kenya guuleyso weliga illahey idankiisa

  • @sahramohamed3655
    @sahramohamed3655 2 дні тому

    Maashaalaah

  • @manidamandeq6995
    @manidamandeq6995 2 дні тому

    Msha alaah

  • @sunari8818
    @sunari8818 День тому

    Mashaa allah gabadha yar ilaahey wuxuu siiyey aqli aad u fog ilaahey ha u barageeyo maskaxdeeda allow guusha sii rer falastin kuwa ka soo horjeedana waa israile allaha burburiyo iyaga iyo kuwa caawiyaba.

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 День тому

    Asc wr wbt Ustaad
    Abdihafid runti wan oyey
    Alle SWT ba Guusha haya
    Guleyna Bi’idnilaahi Baari
    Jzklh Jannatul firdowsal Acla Aamiin, mar horan rukumaney ,Brs tv
    Allaahuma Baarik
    Kaley iska arag 💐

  • @ahmedshimbir
    @ahmedshimbir 2 дні тому

    Allahu Akbar Takbir

  • @CherMed-nx4vt
    @CherMed-nx4vt 2 дні тому

    Very well said

  • @user-eu3fw8wn8w
    @user-eu3fw8wn8w День тому

    Maashallah illahay ha xiftiyo maanshalla

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 2 дні тому

    May you Live Long !!!!

  • @yusra2501
    @yusra2501 2 дні тому

    Maansha allaa❤

  • @badalabshir502
    @badalabshir502 2 дні тому

    Quraanku waa waxyi jala wa calaa Allaah

  • @sarah-sl2ky
    @sarah-sl2ky День тому

    Manshaalah ilahayow xafid

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 2 дні тому

    Bismillah masha allah tabarak illahow guusha uhibeey wllhi aadbaan ulaqiiroday illahow shacabka reer falastin seyjecelyiih uyeel illahow shacabka reer falastin badbaadi illahow dhibatada kaqaad illahow ugargaar illahow aamiin

  • @AbdullahiAhmed-ip8lp
    @AbdullahiAhmed-ip8lp 2 дні тому

    Mashallah horey usoco Allah idinkiis

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 2 дні тому

    Mashaallaah laa quwata ilaa bilaah

  • @sunari8818
    @sunari8818 День тому

    Allahayow Somaalida ka saar qabyaalada foosha xun oo bogooda burcad isu mari ummadaha adunka waxey ku tartamayaan iney horugac sameystaan anaguna waxaan ku mashqulnaa sidi aan khabyaalada,musuqmaasuqs,dilka,isdabamarinta,naceebka iyo wixii la mid ah Ilaahayow xaqa natus oo qulubtayada waxaa wanaagsan tus allahuma aamiin.

  • @user-xd6zm3of2j
    @user-xd6zm3of2j 2 дні тому

    Rabi haa guleeyo gabadha yar Insha-Allah

  • @MariA-jh2qr
    @MariA-jh2qr 2 дні тому

    Asc Cabdixafiid
    Waa muhiim in qofka hankiisu sareeyo sida gabadhaan oo kale way juhdi galisay inay Falatiin cod wax uguqabato ayadoon cidna kabaqayn waa arinkudayasho mudan masha Allaah ilaahay hakuguuleeyo

  • @XildhibaankaXaji
    @XildhibaankaXaji 2 дні тому

    ASC
    CABDIXAFIID Ilaaheey Maxuu Dad Cilmi Siiyay Gabadha IL allaha Ka Qabto, Waa Xildhibaanka Masha Allah, Gabartaan yar Jirkeeyga Waxaeey Ka Kicisay Jiriiryaco ilmo Ayaa Ku Soo Istaagtay 😂😂😂 Allah Xafido, Ku soco Barnaamishka, Subax Wanaagsan,
    MAHADSANID

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 2 дні тому

    Masha Alaah tabarakalaah dhiiga biyo maahin

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 2 дні тому

    Waxaa oohin ah in gabar 15jir ah meel fagaara ah ka qudbeyso saad adigu u sharaxdey waanu garnaqsaneynaaye edo ragoo dhan miyeysan halkaa nadhigin waxaad xasuusataa wakhtigii Rasuulka Salalaahu Caleyhi Wasalam in uu dagaal ka kacay haweeney nin yuhuudiya suuqa ku faduuliyey maanta gabadhaa idinka ragow baa meeshaa dhigey markey gaalo iyo yuhuud idinkala qoqobeen😭😭😭😭😭😭😭 anugu dumar ahaan waa noo oohin rag ahaana waa idiin baaba dalkeeniina waxba kamaqabataan dibadna daa hadalkeed😌😌😌😌😌😌😌.

  • @abdiwahidhassan2292
    @abdiwahidhassan2292 2 дні тому

    Masha allaaaaaah waa codkar allaha ufududeeyo xilka xilidhibaanimo

  • @SaidAhmed-gg5pc
    @SaidAhmed-gg5pc 2 дні тому

    Masha all h gul ban urogenital inshalah

  • @user-ew6vx4qy8r
    @user-ew6vx4qy8r 2 дні тому

    asc mashaallah allah ha brkeeyo hbo☝️🕋🕋☪️☪️🇵🇸🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤️❤️✌️✌️✌️🇸🇴🇸🇴❤️❤️

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 2 дні тому

    Insha allah way guulaysanysaa

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 2 дні тому

    Machaallah Allah yahfidak fil douniya wal akhiro alhamdoullillah binicmatal islam

  • @XaawoMohamed-m7f
    @XaawoMohamed-m7f 2 дні тому

    Masham llahi cabdi xaafid mohamuud Jamaica wa ku tageersanahay gesi gesi dhalay from ceelhur insha

  • @HappyCrow-vb7hn
    @HappyCrow-vb7hn День тому

    allaahu akbar allaah ha guuleeyo inantaa yar ee falastiiniyadda ah

  • @FardowsaAliVIDEOS
    @FardowsaAliVIDEOS 2 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @awilyusuf8199
    @awilyusuf8199 День тому

    Ilahay hakarameyo gabdhan iyo wariyah nosogudbiyayba iyo intii qbta fakarkan salimkaah

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 дні тому

    Allaah ha guuleeyo gabadhan wax badan ayey dadka reer falastiin iyo dadka muslimka ah ay taraysaa

  • @SafiyohuseenHuseen-oh9sq
    @SafiyohuseenHuseen-oh9sq 2 дні тому

    ☝❤😥💚

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 2 дні тому

    Allaha barakeyo gabadha yartaa

  • @bashiradan3394
    @bashiradan3394 2 дні тому

    Asc.mashallaha

  • @MohamedZiad-os9pr
    @MohamedZiad-os9pr День тому

    Asc magacaygu wa mad siyad ducal wa sax alaha barakeyo

  • @dekhaabdullahi3997
    @dekhaabdullahi3997 День тому

    Insha Allah wey gulesan

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m День тому

    illaahaay haguuleeyo shacabka falastiin insha allaah guul dagdaga ah baan alle uga baryayaa

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 День тому +1

    Ahafidow aanu duceyno in Allaha Gusha Siiyo,iyada inta Cadaladda u oleeyo.

  • @abdalakeynaan4294
    @abdalakeynaan4294 День тому

    Asc waa masha allaha masha allaha masha allaha gabdha haadii islamka ay waxa laga rabay in ay asturanaato hada ayay waxay ku dhaqmaysa dhaqaankii galada waxay gashan tahay dharkii raag waaya qawaan tahay awaay dhaqaankii islamkii

  • @ahmedmahamef7290
    @ahmedmahamef7290 День тому

    Dadaal oo kasii badi wll

  • @badryshikh9574
    @badryshikh9574 2 дні тому

    Guul soo ho yatay guulees o goor walba gacaliso yaa rabii guulee muslimiinta

  • @user-zs6lq7oc6s
    @user-zs6lq7oc6s 2 дні тому

    sax

  • @FardowsaAliVIDEOS
    @FardowsaAliVIDEOS 2 дні тому +1

    🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🏼🤲🏼🤲🏼❤️❤️😭😭😭😭😭

  • @user-iw4ri7ur8e
    @user-iw4ri7ur8e День тому

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @luulismailgarbie7553
    @luulismailgarbie7553 2 дні тому

    Allah ha u heliyo

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz 2 дні тому

    Abdi xafidaw walaal inanta yar ee hadalka culus kuhadashay waa fariin xanuun badan sacaddhan ayan walahi abdi xafiidaw ooyaya illahay guul ban ugabaryayna islamkii wuu gabay alle kama cabsanayne galay kabaqayn isaamkii falastiin uhiilin lah ala awoodle isha allah guusha falastiin way imanaysa huudna hoog baa udanbayn isha allah walaaladen an uducayno

  • @cabdulqadirali
    @cabdulqadirali 2 дні тому

    Cabdi xadiid aad ayan kuutageraa

  • @ahmedmahamef7290
    @ahmedmahamef7290 День тому

    Wll caqligii wuxuu u guuray caruurta iyo dadka da’ada yar yar gabadhannaana tusaale u ah

  • @user-ic1uz5yv3u
    @user-ic1uz5yv3u 2 дні тому

    Adiga ayaa kow. ka ah. Cfitaxow kuwa qabiilka iyo rer herbal oo kuna dhaqma

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 2 дні тому

    Markaas noo turjumaysid please ka dhaaf buun buuninta, sheeg waxy tidhi oo keliya

  • @johnosmaankhayrahmed1959
    @johnosmaankhayrahmed1959 2 дні тому

    Asc cabdi xaafid
    Madaxweynaha soomaaliya way ka fiican tahay oo waxaad wixii kaga hadlaayey norwey

  • @user-cf4mv5bv5x
    @user-cf4mv5bv5x 2 дні тому

    Maasha allaah,waa fartiin allaah wato oo dadbadan dhegahooda kudhacee waana allaah kufahansii tani.

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 2 дні тому

    Mash Allah
    The girl she tell The truth and Palestinian winner insh Allah

  • @macacade2646
    @macacade2646 2 дні тому

    Maamule. Brit somalia TV. Fikirkeenah ma dhaqan galisid wallow hadii kale bage kagi waka guureenah

    • @John-mu3vy
      @John-mu3vy 2 дні тому

      Walaalow aan ku fahmee dalab kaagu waa maxay adigoo mahadsan?

  • @umuayman6814
    @umuayman6814 2 дні тому

    Quranka ilhey been sheki mayo rer falastin guusha iyga u dambeyo inshalh

  • @user-rl4po3nm1z
    @user-rl4po3nm1z 2 дні тому

    Manee fadlan

  • @user-rt7df1lq1s
    @user-rt7df1lq1s День тому

    Cabdi xaafidow qofka sawirkaan iskale islaannimo kama muuqato

  • @ismailegge3430
    @ismailegge3430 День тому

    ilahow gabadhan falastiiniyada sii kursiga ay radineyso

  • @RamadanHilal-pg6zo
    @RamadanHilal-pg6zo 2 дні тому

    Subax lamid ah

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 2 дні тому

    Waanu uducaynynaa
    😭

  • @user-sg9ql6le8g
    @user-sg9ql6le8g 2 дні тому

    allow rer falastiin adiga ayanu amaano kaaga dhigney yaa rabi waxba kaama dah soona

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 дні тому

    M.weynaha somalia wuu ku gefay diinta islaamka isagoo gaalo iska dhisaya balse gabadhan yar waa garatay.guul

  • @bashiradan3394
    @bashiradan3394 2 дні тому

    Asata

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v 2 дні тому

    Alow sharfi gabadha yare alow guuley réer falestiin