DEG DEG: Sh.Shariif oo Cadaalada horgeyay Xasan Sheekh, Yaa lahaa Hubkii Caabudwaaq Lagu qabtay, XOG

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 вер 2024
  • Wararkii ugu dambeeyay - Wararka Maanta - War Deg Deg Ah:
    Siyaasadda Soomaaliya - Doorashooyinka - Puntland - Galmudug - Koofur Galbeed -
    Jubbaland - Hirshabelle. #Dhaankawararka
    Follow on FB: / dhaankawararka

КОМЕНТАРІ • 3

  • @sanweynegeele6520
    @sanweynegeele6520 Місяць тому +3

    Waabeentaa

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 Місяць тому

    Shiikh shariif iyo xisbiga himilo qaran waxaa laga rabay in uu ka codsado maamulka iyo madaxda dhaqanka ee caabudwaaq in hubka gacanta dowladda lagu soo celiyo. Taas ayaa wax ka tari karto in uu hubka gacanta khawaarijta galo.

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 Місяць тому

    Waxaa la yaab leh in hub intaa la Eg oy kaso dhex baxeyn Xuduudka galmudug oo in mudaa dagaallo Sokeeye ojoogtada ahaa ay kasoo ifbaxeyn--- degaano galmudug iyo qeyb ka mideh magaalada jihowareer badan oqabyaalad darteed dagaallo Sokeeye oboob iyo bililiqada kheyraadka dalkeena shirkadaha maafiyada caalamiga usoo dirsadeyn xasuuqa Shacabka reerahaas degan galmudug++Gaalkacyo odagaallo sokeeyo odamac dil dhac barokicintaas Shacabka somaaliyeed odhan inbadan oka mideh looga dhex Fureyn omicno ulaheynba Shacabka somaaliyeed odhan?? Ilaahey yaa umaqan oo Shacabkaan lagu jihowareeriyey qabyaala Aan Cidna wax uqabanin,-- ilaahow dadka iyo dalka soomaaliyeed odhan Noo badbaadiyo oshartoo dhanba Naga xifdi Aamiin Aamiin tuugtaas Maafiyada caalamkoo dhanba uso wada HESHIIYEYN shaqeeyaan duulaanka qaawan oy ku soo wada qaadeyn dadka somaaliyeed lagu leynta dhaca barokicintaas shacabka somaaliyeed odhanba kuligoodba meelay jooganba koofur iyo waqooyi galbeed iyo waqooyi bariba iyo bartama dalka soomaaliya oo hadda kuso Tuurey hub dagaallo qabiileysan hubeeyeyn tabobareyn dirsadeyn qaswedeyaasha gudaha Fawdada iyo qaska ka wadaan dhulka soomaaliyeed odhan Allow shababkeena ka badbaadi odib ugu celi cadowgaas duulaanka ah odhan