Dood Kulul: Xildhibaan si Adag u difaacay Madaxweynaha & Buuq Ka Qarxay Baarlamaanka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 135

  • @cjibarmaxmed8953
    @cjibarmaxmed8953 2 місяці тому +4

    Waa.xasan .mwyne ah mr bahane weyn x.sheekh kanyar ma abgalba weliga xamar hawiye.jooga dawalad noqonmeysa

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 2 місяці тому +10

    Dowlada Dan-qaran iyo dal-xoreeye dadaalkoodii mira-dhal noqoy 🇸🇴💪❤🙏

  • @shuuriy
    @shuuriy Місяць тому

    Dalxoreeye guuleyso 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @bulshaalegacshe8427
    @bulshaalegacshe8427 Місяць тому

    Wax aan dawlad ahaanjir waa noocaa war xasan sh waa madaxweyne qaran reernimo haku difaacin

  • @abdikarinali294
    @abdikarinali294 2 місяці тому

    Asc nimanka baarlamaanka dhexe
    Kuligood maxasan sheeq miyeey difaac uyihiin

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin Місяць тому

    Faiso aaway gabadhi u fadhisay shacabka aan hadli karan alle ha xifdiyee .

  • @Shan-Shabeel
    @Shan-Shabeel 2 місяці тому +2

    Barlamaanka ninka mobile texting iyo qosolka marwalba ku jira meel kale hala fariisiyo.

  • @AxmedMaxamuud-k8b
    @AxmedMaxamuud-k8b 2 місяці тому

    Mar lamka halakakadira wllo faidamalha walahi

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 місяці тому +2

    BARAAWO BARAAWO BARAAWO XIL DHIBAANADII YIRI REYSAL WASAARE IYO MADAXWEYNE AYAA KENYA IGU XIREY WAA IN CADAALADA LA HOR KEENO MAHADSANID XILDHIBAANIMO ADIGOO KALAA LEH

  • @Diinteenasuuban
    @Diinteenasuuban 2 місяці тому

    Nagu Soo biir walal. Sharf kor kaaga ha ahatee. Muxaadarooyin qiimo badan aya Soo gudbina. Guulayso walal

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 2 місяці тому +1

    Xilidhimanadii difacaa dawlad iyo edayn beey u qabsameen allaa u maqan somali

  • @ahmedabdi5906
    @ahmedabdi5906 24 дні тому

    Qiila waqaala waa waa waxa xildhibaan kaa dhigay adigoo ciyaall ah Odayadii reerkana looga dhaartay

  • @abdihakimmohamed3196
    @abdihakimmohamed3196 2 місяці тому

    Xildhibaan Samsan waan taageraa. Walaahi isku degaan manihin mana aqaano. Lakiin waxbadan ayaan arkey iyadoo kahadleysa barlamaanka mid kuma raacsani in ay xasan sheekh difaacdo. Xasan sheekh waa tuug. Lakiin xildhibaano xalaal ah ama intooda badan ay kujirto wadaniyad xasan sheekh xiligan ma ahaadeen madaxweyne marhore ayey cod uqaadi lahaayeen. Xildhibaanadan Samsam rag badan oo halkan fadhiya ayey ka caqli badan tahay oo wali aaminsan qabiil.

  • @LaylajamacJamac
    @LaylajamacJamac 2 місяці тому

    Waa runtii madax waynah uu sheegayo xasan tuug ninka u doodasya ma caruuurti

  • @zakiosman4018
    @zakiosman4018 2 місяці тому

    baarlamaankii ugu wasaqsanaa somaliya somarray

  • @issemohamednor
    @issemohamednor 2 місяці тому

    Horta xildhibaan lama baari karo yaa keenay!

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 місяці тому +3

    WAA WAAJIB IN SHARAFTA MADAXDA LA ILAALIYO WAAYO WAA ASTAANTA DADKA IYO DALKA

  • @AbdirizakHasan-g3y
    @AbdirizakHasan-g3y 2 місяці тому +1

    Waa xildhibaan yar oo sharaf leh oo daacad ah kuwa tuugada ah er xildhibaan ku sheeg yaalka waa in lagula xisaabtama beenta ay ka sheegayaan madaxweynaha iyo reysal wasaaraha

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 місяці тому +1

    ISKU JAWAABISA HA LA JOOJIYO CIYAAL WEERADANA HALAGA SAARO BAAR LAMAANKA

  • @mahamadsanyara6134
    @mahamadsanyara6134 2 місяці тому

    Hubka madaxwaynahaa leh waana tuug tuug dhalay madax waynaha iyo cidda ku kaalmaysay iyo kan baq baqlaynaya

  • @CabdisamedJamac-h2h
    @CabdisamedJamac-h2h 2 місяці тому

    Ma hanjabaad baa meesha taal

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 2 місяці тому

    Dadka doodayo waxa ay ku andacayan in ay Caddeyn itus iyo itaasi ah i ay keenaan haddii ay keeni waayaan waa in xabsiga la dhigo ???

  • @AyanleAbdulqadir
    @AyanleAbdulqadir 2 місяці тому

    Xildhiban zamzam iyo xildhibankii kle oo xasuusiyay malada in ee xun tahay keep going

  • @aliyare410
    @aliyare410 2 місяці тому

    Maashaallaah

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 2 місяці тому

    Waxani xildhibaano maaha waa ciyaal XAARKII XAAFADAHA TUURTUURIJIRTEY UFUUF

  • @amineta378
    @amineta378 2 місяці тому

    Unukaalah miyaa xildhibaanada maisagaa wakiil ka ha unukaale daalim

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 2 місяці тому +2

    Miyaad isbedeshay
    Tii qabyaalada ku
    Doodaysey miyaadan
    Ahayn slaan baan halkan
    Ujoogtaa baad lahay
    Cashuur baad qaadataa.
    Hadana waxba iyaga uma
    Qabatid

  • @mohamed-t3q3y
    @mohamed-t3q3y 2 місяці тому

    Waa dabodhifle u shaqeeya nin gaar ah

  • @oats2330
    @oats2330 2 місяці тому

    Mafia is mafia Somalian Parliament is fucking mafia😮😮😮😮

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 2 місяці тому +1

    IRIR IYO DIR KOONFUR ISKA DICIYAA DAAROOD. AYAAN LA ISKU DIRIN.

  • @abuubakarsdiiq
    @abuubakarsdiiq 2 місяці тому +1

    Xilibaanka udodaya madaxweynha.waxa uu donaya xil baa filaya.haloo sheego madxweynha😅

  • @saynabmoamiin3634
    @saynabmoamiin3634 2 місяці тому

    Hoyadaa hawasaan kuwaad udacwoonayso xalay ayaan wllshaa wasaayay

  • @seyruuqofficial6101
    @seyruuqofficial6101 2 місяці тому

    Walhi barlamaanka Somalia waxa Ka socda waa sida dhalinyar meel iskugu timid oo Iska dodayo fowdo dad waa weyn oo xil hayo Uma eko waana ayaan daro na haysato wan Ka xumahy walhi😡😡😡

  • @laylosiciid781
    @laylosiciid781 2 місяці тому +3

    Kkķkkkkk waa xasan oo halkaa taagan

    • @Xuseenaadan-nl7im
      @Xuseenaadan-nl7im 2 місяці тому

      😂😂😂😂maskiin sharciga xasan malahan Dalka ayaa lagu maamulaa Allaha Ku fahamsiiye qabyaalada waa midii kacaankii Dalka nooga burburiyey farmaajana waa leeyska qabtay

  • @abdiwaliyusufomaromar5746
    @abdiwaliyusufomaromar5746 2 місяці тому

    Xildhibaano ciidanka qarankana dhaleeceynaya waa lasoo diray waana dabadhilidyo AS iyo Itoobiya

  • @MohamedHusseinAhmed-n9l
    @MohamedHusseinAhmed-n9l 2 місяці тому

    Dakan Malaba tim oo dodesa Misa wa xildhaman miya

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin Місяць тому

    CBB waqti horaa lagu Soo daalay hadda mashaqeynayso in xassan suubsado CBB cusub oo xaqqa iska indha tira ama qabiil ha ahaato ama caloshi u shaqeyste ha ka ahaato .

  • @mohamedali3724
    @mohamedali3724 2 місяці тому +2

    Ilaahay sida khayrka le ha ina waafajiyo.

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin Місяць тому

    Food Dheere waashay dheh yaab !!!!!!!!! Nin is waalaba waabiyaa helo Alle hadda dulmi aad daboleyso Alle Kaa jaasee .

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 2 місяці тому

    Ilmahan yar yaa wax soo siiyay. Koley jeebkiisu wax badan ma qadeh .dameer tayoo soo xiray iga dheh

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 2 місяці тому

    Dadkan aqligoda saan ya8ay ayaah Somali wax ka sugaysah.. waxuu is barbar dhigayah. Wadankiisa uu wax ka ahaa & midan laga aqoon. Somalia 🇸🇴 & Somali Allaha awooda badan ayaah u maqan..umadan koorta loo soo wada xiray.

    • @Xuseenaadan-nl7im
      @Xuseenaadan-nl7im 2 місяці тому

      Weey saxan yihiin kuwa farmaajo lacagaha kasoo qaatay ayeey Ka horyimaadeen😂

  • @fadma638
    @fadma638 2 місяці тому

    Baarlamaanka dad aqoonyahan ha la keeno ma aha fowdo iyo buuq in la wado maalinkastaba waa wada bilaa Akhlaaq oo aan laheyn muxtaram 😢

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 2 місяці тому +1

    DAROOD WUU TASHADAY. WAXAY DOONAYAA ISKU DIRKA IRIR SAMAALE IYO DIR WAQOOYI. WAAR HAWIYOW WAX FAHMA. HASAN

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 місяці тому

    XILDHIBAANIMADA HADA KEDIB HALOO DOORTO WIILASHA IYO GABDHAHA YARYAR EE WAX FAHMAA DHAMAAN INTAAN DHAGEYSANAYEY WAXAA UGU WANAAGSAN KUWA UGU DADA YER MAHADSANIDIIN DOQON IYO WAXMAGARAD WAA LAGA TAQALUSI DOONAA

  • @moabdika5623
    @moabdika5623 2 місяці тому

    Tan gobsan ah ilaa goormaa ayey xasan dhiiqo difaaceysaa

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 місяці тому

    Kkkk waleelee somaaliya waa u dhamaatay kuwaan oo lagu keenay qabiil reerbaaday aduunyooy 🎉🎉🎉🎉

  • @cumarcumar-q9l
    @cumarcumar-q9l 2 місяці тому +1

    Xildhibanow idinki Ayaa Isku mashqulay, Guryihina GURYAHA Deriska la ah, Shacab ayaa ku Baahan, Oo Xiligii CAGA Bararka Maraayo,
    Hoostiina Fiiriya idinka Ha Isku Maqnaaninee.
    Xildhibanow Xaal QAADO hadaan SAAN u Dhaqmaysaan.
    Allow Sahal Amuuraha.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 місяці тому +1

    Kkkkkk habartaa u sheeg waa run hubka waxaa soo geleliyay xasan gar guurte siilka hooyadaa u shee

    • @MohamedAli-rt2lw
      @MohamedAli-rt2lw 2 місяці тому

      Maxaa hooyadis u ceyne marka cawaan miya tahay

  • @noormohamud-it6ml
    @noormohamud-it6ml 2 місяці тому +1

    Hadduu asaga lahayn xitaa asaga xilka haayo

  • @CepteinHussein
    @CepteinHussein 2 місяці тому +2

    Tuuugadan yaa wadan qaado

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 2 місяці тому

    Xildhbanaanad Gobsan Caadi maaha

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 2 місяці тому

    Dhib ka ugu badan waxay tahay in xildh ay haystaan xorriyad mudlaq ah oo aysan jirin meel lagu xisaabiyo
    Hada ninkan madaxwaynaha ku yiri hubka asagaa soo tahriibiyey halla waydiiyo caddayn oo maxkamad hallooga yeero

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin Місяць тому

    Ceeb , waala hiilin jiray ee dhocilka aad mooday shaqada in uu u hayo madaxda oo Dan ugaara la taagan golahii umadda loogu adeegayo madax iska gadis .

  • @maxamadaxmed5066
    @maxamadaxmed5066 2 місяці тому

    Madax wenaha kudifac bel wa beshada beshadu uyahay ok

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 2 місяці тому

    Inaali laah macsaradaan meesha taagan

  • @maryan953
    @maryan953 2 місяці тому

    War kuwan lacagta badan ah laga jar oo ciidanka ah la siiyo

  • @ashasangbe9449
    @ashasangbe9449 2 місяці тому

    Done trump aa meesha arakten laga shiishey ma Waxaa somaliyeey udaaheysin 2daan meesha kor fadhiya inaad kataqalusaan idinkoo qatarku ah saa uis ticmaashiin???bls

  • @saadaqsaadaq7738
    @saadaqsaadaq7738 2 місяці тому

    Balfiiriya tuugaan xildhibaan sheeganaayo tuug dameereey nin abkoowgiis dameer wadi jiray maxaa siyaasada keenay dameereey ilmahood

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 місяці тому

    Kan waa kooxda Dabadhaqa ah, waa tuugada habenki soo qarabto, waa kii lagu badalay Mahat Gawanle,Rw miyaa jiraa Dhuxulow ayaa sheegay

  • @JsheEhehej
    @JsheEhehej 2 місяці тому +1

    Hninkastoh.dorar.siyey.xasan.munafaq.waxuuh.uhanjabah.xildhibanadah.oo.iskah.dhigah.inuuh.isguh
    Xumuh.xildhibanadah
    Markah.cagah.joglen.waxabah
    Kukhadimeysidah.haskah.ridin
    Sharaftadah.eer.cagah.dhigoh.wiil
    Yahoo.botay.nayah

  • @farahhassan1299
    @farahhassan1299 2 місяці тому

    Illaahoow noo gargaar

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 2 місяці тому

    Caddeynteeda >>> waa hanjabaad mooryaannimo, sidaan miyaa lagu difaacayaa fashilka Xasan Sheikh.
    Waxaan rabaa sameynaa!
    Xildhibaannoow xaal qaado.
    Waxaan u jeedaa Shaqsiyaad u Baahan Seminare

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar8335 2 місяці тому

    Kan waa waalan yahay, celi xunuu duduble sheegta waxow sidaa u yeelaayo waa wasiir dowle

  • @MohamedAidid-j3o
    @MohamedAidid-j3o 2 місяці тому

    In badaan oo kamidaa waxaa ay yihiin iyo waxaa laga haadlayo garaan mayaan dad lacaag lagu keenay dhibkaas ayou leyahaay in badaan dacaayad meshan ujooga xasanadana khald ka fahmaay dad koodii ha looceliyo

  • @MohamedAidid-j3o
    @MohamedAidid-j3o 2 місяці тому

    Waa nasiib daroo in taa wax fahansana hadalka ayaay ka dhaxgalayan

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 2 місяці тому

    Xildhibaanada daacadda ahow noolaada runtana sheega

  • @mohamed-t3q3y
    @mohamed-t3q3y 2 місяці тому

    Waa sifa aaden madoobe doonayo ayuu ugu hadalaayo

  • @maxamadaxmed5066
    @maxamadaxmed5066 2 місяці тому

    Wa cadayistay gudomiyuhu ma hankaro xil mana qadikaro masuliyad daad iyo dal midna eda waxa leel xiildhimanada iyo kan udodaya madaxwenaha

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 2 місяці тому

    Waryada ma cabsi ayaah jirta ams waad qbyaladeysan tihiin. Hubkan.wuu cad yahay cida keentay oo wadatay, oo rabtay inay ku disho cid walba oo aragtidoda ka duwan.

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 2 місяці тому

    Gidigiin maran e madax Wayne muxuukayahay mauusan ogayn AAA dee waxkalana maoga ee meehsha banee dhaha

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 2 місяці тому

    Dawlada lalma xisabtami karo wixii qaldamay lama sheegi karo xildhibaan kalaa dafacaya kkkkkkkl

  • @kiinabdi680
    @kiinabdi680 2 місяці тому

    Sidad u hadlaysid waa kuwa laaluushka ay siiyeen Xasan musuq iyo Aden musuq oo dalka liqay

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 2 місяці тому +1

    Cunugaan watkaam waa loosoodhiiney

  • @barlinosmaan545
    @barlinosmaan545 2 місяці тому

    Nimanka dhan samsam baakawanagsan kawaran

  • @AxmedMaxamuud-k8b
    @AxmedMaxamuud-k8b 2 місяці тому

    Dzaa 1:02:56 1:02:57 ❤😂🎉😢😮😅

  • @CasirCali-t5w
    @CasirCali-t5w 2 місяці тому

    Waahadsantahay

  • @MaryamaHassan-go9xk
    @MaryamaHassan-go9xk 2 місяці тому

    Xilishibanado ma in ayiyagu isu jawabaan mashaqadooday miya hay iyaga isjawabaha.wa yayaqai

  • @dalmarsalaad
    @dalmarsalaad 2 місяці тому

    Dad kaan yaa u maqan wardalkaan yaa u maqan walaahi aniga waxaan aduunka ugu necnahay itobiya balse kuwaan aya itoobiya ka xun

  • @maryan953
    @maryan953 2 місяці тому

    meesha ciyaal weero ma joogto mise

  • @xaliumoaxmed4290
    @xaliumoaxmed4290 2 місяці тому +1

    Madaxwaynuhu waa tuuug

    • @OoLl-i6c
      @OoLl-i6c 2 місяці тому

      Farmaajo ka waran? kkkkkkkkkkkkkkkkk muxuu ahaan? kkkkkkkkkkkkk

  • @canababdulle8601
    @canababdulle8601 2 місяці тому

    Meqa bused lagusiyay edo

  • @dhalanyaradamanta
    @dhalanyaradamanta 2 місяці тому

    Habakhleyso😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @SiiseArtan-bh3qw
    @SiiseArtan-bh3qw 2 місяці тому

    Qaadka kawan mw xasan uyimado

  • @MohamedAidid-j3o
    @MohamedAidid-j3o 2 місяці тому

    Dadkaan dad wanaag in loo sheego ma ahaa yaab

  • @Slyman_guy
    @Slyman_guy 2 місяці тому

    Warkan inteekayimid ninka udoodaye xasan iyoxamse maku aaqaramoogba

  • @mohamed-t3q3y
    @mohamed-t3q3y 2 місяці тому

    Aden modoobe ayaa sida caruurta idiin yidhaahdo

  • @MukhtarHassan-j1o
    @MukhtarHassan-j1o Місяць тому

    Ninka gadaal fadhiya wa in shaqada laga eryo wayo barlamakii wuxu ka dhigay maqayad wayo intaa phone ayu ku jedaa oo Wu iska qoslaa marna ku hadlaa

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 2 місяці тому

    Kkkkkkkkk malina mucaarad malina Siracusa somali Allah aa u maqan

  • @AxmedMaxamuud-k8b
    @AxmedMaxamuud-k8b 2 місяці тому

    Dz

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 2 місяці тому

    Wa ruunta goobsan

  • @koryaal2622
    @koryaal2622 2 місяці тому +1

    Kuwii danta loodiray iyaaga dagaalay oo isdaafeeyay dadow wada eega

  • @mamaaminayusuf727
    @mamaaminayusuf727 2 місяці тому

    Guur gurte isaga hubka dhakada ku qatay o sheegtay wa maar khaati ma doon e jooji diifaca qabiiLesan

  • @oats2330
    @oats2330 2 місяці тому

    Yaaya Somalia the house of representative it is 0.0 you guys go back home please

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 2 місяці тому

    Igu shubo iga dheh

  • @AbDaLLaBruNo-b9c
    @AbDaLLaBruNo-b9c 2 місяці тому

    Qofan waqle kadhalan sidan oma hadlikaro

  • @YUUSUFMuuse-h4f
    @YUUSUFMuuse-h4f 2 місяці тому

    Dhakheeeeeeeeeeeeeeeeeeeeey

  • @LuulMohamoud-i7c
    @LuulMohamoud-i7c 2 місяці тому

    Orod Isaaq u sheeg

  • @YUUSUFMuuse-h4f
    @YUUSUFMuuse-h4f 2 місяці тому

    siilkaaagaad ku timid

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe 2 місяці тому +3

    Dalkaan itoobiya ku wareejiye nacalaa aabihiin ku yaal wada tuugo iyo qabyaalad uu keenay hasan munaafaq..

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 2 місяці тому

      Nacaladu Adigey Kugu Noqone Aabahana Lama Caaynayo Waa Aa Somaliyed Xasan Munafaq Maaha Waa Madxwynaha Umada Soomaaliyeed Dalkaana Waa Xur Dadana Difacanay Aan Gumesiga Jeclen Itoobiyana Laguma Warejinayo

  • @CepteinHussein
    @CepteinHussein 2 місяці тому

    Komeeshan dhiig ayuu isku yeelaya 😂😂