Sheeko iyo Casho; Labiskaan Igu Raacimeysid caawa;Dhacdo yaab badan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 лип 2020
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Safiirka Islaamka dhagsii ► • Video

КОМЕНТАРІ • 80

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul 3 роки тому +8

    Nimanka ayaa u badan ineey gabdhaha fidnoobaan. Waayo gabadha nin wanaagsan iyo guur xaalal ayaay rabtaa lkn nimanaka ayaa badanaa qaaima. Marka gabdhaaw nin meel ha u raacina wuxuu doono ha ahaado. Hala kulmina idinkoo waalidkiin iyo walaalihiin aan ka ag dhaween.🙏

  • @umumucaadfatmamaxamedcali1572
    @umumucaadfatmamaxamedcali1572 3 роки тому +9

    Masha Allah wlhi qiso lagu wana qato aniga ahaan inkasto waligey nin aan iqabin casho uracin lkn sanoyin badan aan talefon sheko iyo shukansi aan dhaman sawaro leysku dir dir jirey balse alxewaligey sawar oo aqlaq xumo ama sawaro jismigey muqdo uma dirin lkn waxan kashalaya ila iyo hada waqtiga badan aan siin jirey wada hadalka mobelka sanoyin badan 3sano udhow wlhi in aan calaf isku leheyn hada ogan laha intas waqti masin laheyn ee midka hada Allah calafka igu darey ayaa iska sugi laha 3sano shukansi ku so dhumisey wax natijo kama helin lkn hada 3sano ley qawa alxamdulilah 2 cunug Allah igu rusqey iyo xajigeyga Allah ha ii xifdiyo gabdho shukansi sanoyin badan iyo shaka si casho ley ku rac raco mahan mid fcn oo mustaqbalka ku wanajimayo

    • @princessaymanmohamud8115
      @princessaymanmohamud8115 3 роки тому +2

      Masha ALLAH Rabbi haku barakeeyo hana ku xoojiyo qoyskaga wadna saxanthy abyo

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 3 роки тому +3

      Waligey casho uma raacin iyo meel gurigeena ka baxsan wana kala dheer nahay laba wadan oo aan isku dhaweyn ayan kala joognaa lkn inaa calfanayo rabi ayaa og 4 year iyo biloyin ayan wada soconaa Allah waxan ka baryaa in uu waqtiga aan ku bixiyey iga qasaarin ina so duceey walalayal Allah ha idin barakeyo abayo gurigada iyo awladada Allah ha ku xafido

  • @shaficimohammed4729
    @shaficimohammed4729 4 роки тому +3

    Good advice, mahadsanidiin aqiyareey.

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud8115 3 роки тому +4

    Masha ALLAH Rabbi ajar iyo xasanaad ha idinka siiyo sheikh iyo gabadha la fadhida ee an umaleynayo iney tahay xaskisa

  • @user-xt7mt6iq4d
    @user-xt7mt6iq4d 3 роки тому +3

    Mashaa alaah jasaakalaah qeyr sheekh

  • @zahramacalin6726
    @zahramacalin6726 3 роки тому +4

    Maashaa allah jazaakalaahu qeyran

  • @MJ-gg4je
    @MJ-gg4je 3 роки тому +6

    Waa daciifnimo in aad qof raali galintiisa kumashquusho, Naftaada ku kalsoonow, Naftaada kumashquul.

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 роки тому +5

    Mashallaah jazaakalahu qeer 💞💝💝

  • @hajimukhatarmasaajid6208
    @hajimukhatarmasaajid6208 3 роки тому +2

    Kheyr Alla hakusiyo.

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 3 роки тому +2

    90% gabdhaha badankood dhaqankooda nin aa ka danbeeyo lakiin naag solid ah lee nin isu qurxin. Waxa badanaa liisu qurxiyo dumar hadii la yahay waa rag marka qiimihiina ogaada gabdhood oo nin xun yaa liisku duleeyn. Jiroo waligiin jooga ❤❤❤😍😍

  • @safiousama1474
    @safiousama1474 2 роки тому

    Masha allah wllo mahadsanid

  • @Idaacada1
    @Idaacada1 3 роки тому +2

    Alle amarkiisa Ilaali haku ilaaliyo

  • @filsanabdullahiali7133
    @filsanabdullahiali7133 Рік тому

    Masha Allah.
    Gabadhan wa qof xigmad badan illahay haku dhowro

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 3 роки тому +2

    Asc maansha allaah maansha allaah. That is True

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 3 роки тому +4

    Wallahi horta welegeed dhalinyarada markay kulmayaan wey isla casheyn jireen weliba waqtigii hore dhaqanka gaalada maynaan dhex gelin in la isla so casheyana caadi bey aheyd ninka raga bixin jirey dhica deeqsinimadana raga muslimiinta specially raga soomaaliyeed gaaladu waxba ma quuraan laakiin is asturida wey fiicanahay

  • @user-yn9se5wx8c
    @user-yn9se5wx8c 3 роки тому +3

    ماشاء الله تبارك الله الله يحفظكم اخي الكريم وأختي الفاضلة

  • @umuzayd3804
    @umuzayd3804 3 роки тому +5

    Masha Allah

  • @dalkanuurisohiindeey8969
    @dalkanuurisohiindeey8969 3 роки тому +3

    Ani sheekadaa ma fiicna wiilasha waa ku baroobeenaaye maxaa waaye qof fiican hadow yahay woow waani lahaa adigane makaa waceen isaga aa u baahnaa in aad waanisid, ma ogidiin meeqo gabdho aa qalbigooda wanaagsan yahay oo hadane u baahan wiilaal ula dhaqma sida walaalohood

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 3 роки тому +2

    Manshaallaah

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 2 роки тому

    Maasha alaahu maanta xaaskada bartay alaha idin xafdiyo iskinawaara u uu darcaa iyo umi darcaa aan filaayo hadan qaldana Waa ascww

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 роки тому +4

    Keep going PLZ isoo boqo abayo

  • @abdikadirali6038
    @abdikadirali6038 3 роки тому +2

    Waa cashar wanaagsan

  • @bccjchch5949
    @bccjchch5949 3 роки тому +4

    mash Allah

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 3 роки тому +3

    Gadhuhu yey aaminin nimanka

  • @dewinner3554
    @dewinner3554 3 роки тому +4

    Marwalba ragga u sabab ah duurgalkooda sababta haduu midkasta ku adkeeyo sida ninkaasoo kale wey isbadali lahaayeen

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 3 роки тому +1

    Mashallsh

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 3 роки тому +2

    hhhh waa tijaabinay kulahaa
    Mahadsanidin

  • @dekiyahismail3532
    @dekiyahismail3532 3 роки тому +1

    Masha Allh

  • @nasteexonalkaaduunyada1346
    @nasteexonalkaaduunyada1346 3 роки тому +2

    MashaAllah

  • @fartuuncooking3050
    @fartuuncooking3050 3 роки тому +1

    Msha aallha

  • @ubhmu14
    @ubhmu14 3 роки тому +3

    Gabdhahu ayaga idabdaran

  • @bishaarobilan3257
    @bishaarobilan3257 3 роки тому +1

    Maan sha allah

  • @fartuuncooking3050
    @fartuuncooking3050 3 роки тому +1

    Wlhi waa cajibaa

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 3 роки тому +2

    Aniga wahan arka iney gawada dacad eheyd wilka na u dacad eheyn lakin ilahay wadadkan usdirey oo manta sas eykubadbadey

  • @ebyancadeyxaaji245
    @ebyancadeyxaaji245 3 роки тому +9

    gabadhaan iyadaaba u baahan in ay is asturto cududaheeda qaawan

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 3 роки тому +1

    Gawada wa gawar MashaAllaah ah ilahay hahafido

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 3 роки тому +3

    Anigu waxaan aaminsanahay in gabdhuhu naftooda ka ilaalinkaraan nimanka boobka mooyee

  • @nuuromaxamed6826
    @nuuromaxamed6826 3 роки тому +1

    Masha allaah

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 3 роки тому +2

    Yahuu.

  • @abdiazizdahir4040
    @abdiazizdahir4040 3 роки тому +1

    Sheikhan magaciisa magaranayo laakis waxaan arkay mudo hada laga jogo ugu yaraan 3 sano asago oo nin motor wada ku dhagan oo gabar somaliyeed sarantahay oo leh daji gabadha...meshu waa Eastleigh 1st av 7 strt.

  • @shadiyawabari33
    @shadiyawabari33 3 роки тому +6

    Nimanka Gabdhaha iyaga hooda oo been ku lugooya ila qaar Illahay unaxaristay moyaane . Gabdhahow is astora ragona gabdhaha rajo galinta beenta ah iyo hiyikicinta iska daaya

  • @salaad.maxamedomar6551
    @salaad.maxamedomar6551 3 роки тому +2

    Welcome

  • @aliofficial24444
    @aliofficial24444 3 роки тому +2

    Asc

  • @cadeyare2812
    @cadeyare2812 3 роки тому +2

    Asc maasha Allah waa sax lkn wiilasha way kala yihìin gabdhahana sidoo kale waa dooqa. Mida kale waxaa ku milan kuwa kale oo guur rabin oo cayaal suuqnimo usocda lkn iska dhigaayo inuu guursanayaayo waa kuwaa kuwa gabdhaha waaley. Ayagana waxaan usheegaa iney kudegdegin keliya ma ahan jeclaaw wiilka ama gabadhu waa iney aadaab leeyihiin. Waayo dhibaatooyin badan oo la xalin karin baad arkeysaa. Mar ka haloo kaco gabdhaheena iyo wiilasheena waa dad fiicfiican ee hala waaniyo hala tashkiiliyo way fiicnaan doonaan. Waxa naga maqan nasteexada caruurteena. Ee haloo nasteexeeyo

  • @najaaxcabdoo1838
    @najaaxcabdoo1838 4 роки тому +2

    ماشاء الله جزاك الله خيرا اخي

  • @fardowsa2236
    @fardowsa2236 3 роки тому +2

    Waasax gabdhoow noloshiina ilaaliya ilaaliya sharafkiin

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 3 роки тому +1

    He should give her advice.

  • @mariaahmed3460
    @mariaahmed3460 Рік тому +1

    Been maha allaha idin sharfo

  • @hawahussienhawahussien7318
    @hawahussienhawahussien7318 2 роки тому

    Warun

  • @mariammohammed7198
    @mariammohammed7198 3 роки тому +4

    Mash allah

  • @husseinabdi9532
    @husseinabdi9532 3 роки тому +1

    M

  • @hajimukhatarmasaajid6208
    @hajimukhatarmasaajid6208 3 роки тому +3

    Dhaqanka maha e sharcigu ma ogola.

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 2 роки тому

    War nagtaan astur shikhow

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 3 роки тому +1

    Wilka shekadisa umabogin

  • @ahmedyare9566
    @ahmedyare9566 3 роки тому +1

    M a

  • @user-cv2it3bg7g
    @user-cv2it3bg7g 2 роки тому

    Illhyow na satur aduuka io akhhiraba

  • @sahraabdulahi6371
    @sahraabdulahi6371 3 роки тому +1

    0W

  • @dalkanuurisohiindeey8969
    @dalkanuurisohiindeey8969 3 роки тому +1

    Wiilasha hala waaniyo, ninkasto asaa wax xin sameenaayo shiikh kasto lasoo taaganyahay gabar fiican aa la rabaa, ani waxaan qabaa nimanka hadee fiicnaadaan gabar kasto waxee isku dayee in ee fiicnaato

    • @waxmoor1979
      @waxmoor1979 3 роки тому

      Hade gabarta fiicnaato yawaye ninka xumanayo. Hadey gabdhaha diidaan xumanta wiilasha wey toosaayaan

  • @hajimukhatarmasaajid6208
    @hajimukhatarmasaajid6208 3 роки тому +2

    Jaceylku maha isqawin ee raga haedeyn.ciyalasuqu wakuracaya qawani balse dan kamalaha.marka habluhu ha is dhowran oo hais xijaban hadikale hadba cuneysa.

  • @deeqoxirsi4536
    @deeqoxirsi4536 3 роки тому +1

    Ma aha allha wiil aqlaaq iyo diin leh ayuu ahaa wiilkas ee badankoda maaha sidaas waaxay jecel yiinin in aay gabdhaha sharaftoda ku dhelan haday qaawantahay iyo hadikana Makala jecla

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 роки тому +5

    Fadlan ruqiyo office SUBSKREB like 👈🇸🇴🤝👈🇸🇴🤝🙋💞💝

  • @AbdulAhmed-gx2rh
    @AbdulAhmed-gx2rh 3 роки тому +1

    Walle aduun kalaan joognaa! Ninkaan cabaar aan sii joogno wax kalaan ka sugaynaa shar iyo shaydaanimo ayaa wajigiisa iiga muuqata.

  • @hodanc6255
    @hodanc6255 3 роки тому +1

    Kanel din loga hadlayo o qof dumara la so farisiyo wa khalad inte nin gal iyo Muslim dawanaysa qoftan dumara

  • @axlaamxasan1446
    @axlaamxasan1446 3 роки тому +1

    gabadhii waxaa laga yaabaa inay ilaahey caabudayso ee adiga is astur iskudays maha xijaab oogacantaada qaawantahay dado

    • @princessaymanmohamud8115
      @princessaymanmohamud8115 3 роки тому +1

      Haa wad saxanthy lkin diintu waa naseexo si tartiiba ugu sheeg gabdhu waa walasha ha ceebaysan wayo commentiga qof walba arki kara

  • @sahramahamed4462
    @sahramahamed4462 3 роки тому +2

    Masha Allah

  • @aliofficial24444
    @aliofficial24444 3 роки тому +2

    Masha Allah